Mahdi Guuleed & Wakiilka QM oo ka wada hadlay hirgelinta doorashooyinka

0
Tuesday January 18, 2022 - 22:38:52 in Wararka by
  • Visits: 181
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mahdi Guuleed & Wakiilka QM oo ka wada hadlay hirgelinta doorashooyinka

    ,...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

,...

Ra’iisul wasaare kuxigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa Maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Amb, Jemis Swan.

labada mas’uul ayaa ka wada hadlay muhiimadda ay leedahay in dalka laga hirgeliyo doorasho waqtigeeda ku dhacda iyo in la taageero xilliga doorashada Soomaaliya ee socota.

Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Amb, Jemis Swan ayaa uga mahad celiyay Xukuumadda Soomaaliya sida ay uga go’an tahay dardar gelinta Arrimaha doorashooyinka.

Qaramada Midoobay ayaa waxaa ay ka mid tahay Hay’adaha taageera doorashada Soomaaliya, iyaga oo bixiya qeyb ka mid ah dhaqaalaha ku baxaya doorashada.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip