Madaxweynaha Soomaaliland oo gaaray Adis Ababa.

0
Tuesday January 18, 2022 - 21:00:46 in Wararka by
  • Visits: 165
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Soomaaliland oo gaaray Adis Ababa.

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Madaxweyna Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo wefdi uu hoggaaminayey oo saaka ka ambabaxay magaalada Hargeysa, ayaa gaaray caasimadda Addis Ababa ee dalka Ethiopia.

Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka caalamiga ah ee Bole international Airport kusoo dhaweeyey saraakiil sarsare oo ka socota dawladda Ethiopia, kuwaas oo ay kamid yihiin wasiirka maaliyadda dawladda Federal-ka Ethiopa, Axmed Shide iyo wasiirudawlaha arrimaha siyaasadda ee wasaaradda arrimaha dibadda Ethiopia, Mr. Redwan Hussein.

Muuse Biixi Cabdi iyo wefdigiisa oo marti-qaad rasmi ah ka helay ra’isal wasaaraha dalka Ethiopia, Mr. Abiy Ahmed.

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi iyo xubnaha weftiga ah ee uu hoggaaminayo, ayaa kulamo kala duwan la qaadan doona saraakiisha ugu sarraysa ee dawladda Ithiopia muddada ay ku sugan yihiin caasimadda Addis Ababa.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip