Qarax Mar kale ka Dhacay Isla Caawa Magaalada Muqdisho.
...
Wararka qaar ayaa sheegaya in Qaraxaasi ahaanooca lagu dhajiska oo lagu dhejiey gaari qarxay iyadoo la sheegay in gaarigaasi ay leedahay shirkad gaar loo leeyahay sida wararku inagu soo gaareen . Hase yeeshee Lamma oga illaa iyo haatan khasaaraha ka dhashay Qaraxasi oo Caawa ka dhacay Nawaaxiga Tabakaayo Madoow Degmada dharkenyleey ee Magaalada Muqdisho.
Waa Qaraxii labaad oo ka dhacayaisla Magaalada Muqdisho
Ma jiro weli wax war ah oo ka soo baxay Heydaha Amniga Dalka .

Qaraxaan ayaa ahaa mid xooggan kaasoo isagana caawa uu ka dhacay agagaarka xaafada Tabakaaya Madow ee Degmada Dharkeenkeyee Magaalada Muqdisho.
Goob-joogayaal ayaa saxaafadda gudaha qaar ka mid ah u sheegeen in uu ahaa qaxaasi mid gaari ku xernaa iyadoo gaariga oo maraya waddada uu ku Qaraxay .
Wararka qaar ayaa sheegaya in Qaraxaasi ahaanooca lagu dhajiska oo lagu dhejiey gaari qarxay iyadoo la sheegay in gaarigaasi ay leedahay shirkad gaar loo leeyahay sida wararku inagu soo gaareen . Hase yeeshee Lamma oga illaa iyo haatan khasaaraha ka dhashay Qaraxasi oo Caawa ka dhacay Nawaaxiga Tabakaayo Madoow Degmada dharkenyleey ee Magaalada Muqdisho.
Waa Qaraxii labaad oo ka dhacayaisla Magaalada Muqdisho
Ma jiro weli wax war ah oo ka soo baxay Heydaha Amniga Dalka .
wixii warar intaa dheer kala soco wararkeena dambe insha allaah..WWW.mogtimes.com