DEG DEG: Qarax Khasaaro Gaystay Oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

0
Tuesday January 18, 2022 - 18:54:37 in Wararka by
  • Visits: 162
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG: Qarax Khasaaro Gaystay Oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Qarax xooggan oo jugtiisa si weyn looga maqlayey Degmooyinka Muqdisho ayaa ka dhacay degmada Wadajir ee Gobolkani Banaadir, waxaana kasoo baxaya warar dheeraad ah oo ku aaddan Qarax.

    Qaraxa oo ahaa ismiidamin ayaa wararku waxaa ay sheegayaan in uu ka dhacay meelu dhaw xerada ciidanka Nacnaca ee degmada Wadajir ee G.Bnaadir       

     qaraxa ayaa wararku sheegayaan inuu Qof isku soo xiray waxyaabaha qaraxa  uu isku Miidaamieyey  Maqaaxi laga shaaho ee ku taallla agagaarka xerada ciidmada ee Nacnaca .

 qaraxaa ayaa , waxaa la sheegayaa inuu ka dhashay khasaaro soo gaaray dadkii goobta ku sugnaa, oo ay ku jiraan Askar sida la sheegay iyo dadkii maqayada  ka ag dhawaa

 wixii war ah ee ku soo  kodha kala soco wararkeenna danbe insha allaa. www.mogtimes,com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip