HALKAAN KA AKHRISO WARGEYSKA M. TIMES EE MAANTA OO KHAMIIS 6-DA JAN. 2022-KA

0
Thursday January 06, 2022 - 08:52:53 in Wararka by
  • Visits: 397
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WARGEYSKA M. TIMES EE MAANTA OO KHAMIIS 6-DA JAN. 2022-KA

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Xukuumadda oo war kasoo saartay shirkii Shalay ee Golaha Wadatashiga Qaran

Waxaa weli ka socda M/Muqdisho shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee u dhexeeyo R a’Iisul wasaaraha, madax goboleedyada dal ka iyo duqa magaalada Muqdisho, kaasi oo ga lay maalintii 3aad oo xiriir ah.Afhayeenka XFS Max amed Ibraahim Macalim u ayaa Shalay ka war bix iyay Shirka Golaha Wada tashiga Qa ran, asaga oo sheegay in madaxda ay Shalay la kulmeen qeybo kamid ah bulsha da rayidka ah iyo haweenka.

"Shirka labo qeyb ayuu ahaa gelinkii hore waxay madaxda Golaha Wadatashiga Qaran kulan la qaateen ururada bulshada rayidka oo ay ka dhageysteen talooyin la xiriira gaabis ka jira doorashooyinka iyo sida lagu sixi karo, ma r kii ay kulamadaas dhameysteen waxa uu gol aha u ballan-qaaday inay tixgelin doonaan soo jeedintooda,” ayuu yiri.

Sidoo kale waxa uu sheegay in madaxda G/W/Qaranka ay ka wada-ha dleen arrimaha amniga, doorashooyinka, oo si aad ah oo qoto dheer looga hadlay hufnaantee da iyo jad waladeynteeda.

"Madaxda markay dhageysteen qeybihii ka la duwanaa ee bulshada, tallooyinkii ay soo ar uuriyeen ayey si saraaxad leh u gorfeynayaan. Waxaana shirka ka muuqday is afgarad.”

Waxa uu intaas kusii daray in maalmaha soo socda lasoo gabagabeyn doono shirka, as aga oo Golaha uu mudeyn doono waqtiga la dhameynayo doorashooyinka dalka oo dhowr jeer uu dib u dhac ku yimid.

Madaxda G/W/Qaranka ayaa intii uu soc day shirkooda waxay kulamo kala duwan la qa ateen qeybaha kala duwan ee bulshada, Bee sha caalamka iyo Midowga Musharaxiinta, wa xayna dhamaantood u gudb iyeen tallooyin ku aadan doorashada iyo hufn aanteeda, kuwaasi oo qaarkood sida muuqata laga gaaray is-afga rad.

Si kastaba, shirka u dhexeeyo ra’iisul wasa araha, madaxda maamul goboleedyada iyo go bolka Banaadir ayaa ku soo aaday xilli xasaasi ah oo aad loogu baahna, islamarkaana ay taa gan tahay xiisad u dhexeyso madaxweynihii hore Farmaajo iyo ra’iisul wasaare Roooble.

Wararkii ugu dambeeyay baarista afgambi gii 27-ka Dec & guddiga oo Shalay talaabo qaaday

Guddigii uu dhawaan R/Wasaare Maxamed Xuseen Roble u magacaabay inay baaris dhab ah ku sameeyan ciddii ku lug ta la heyd af-gambigii fashilm ay ee 27-kii Dec.2021 ayaa Shalay la kulmay Taliyaha ila alada Madaxtooyada.

Sida ay sheegtay in ay ogaatay Caasim ada Online Guddiga ayaa waxay Taliyaha ilaa lada Madaxtooyada, Korneyl Xasan Dhicis su’ aalo ka weydiiyen baaritaankooda la xiriira af gambigii lagu qaaday hay’ad aha dastuuriga ee dalka. Sidoo kale waxay guddiga su’aalo weydiiyen saraakiil kale oo ka tirsan Guutada 77-aad ee ilaalada Madaxtooyada.Kulanka wareysiga ah ee la xiriiray baaristii loo xil saar ay guddiga ayaa waxa uu Shalay ka dhac ay xarunta Wasaaradda warfaafinta, sida ay sheegtay inay ogaatay Caasimada Online.

Guddiga ayaa labadii maalmood ee la soo dha afay waday su’aalo weydiin iyo xog uruurin ku aadan dhacdadii 27 December ka dhacday gu daha Madaxtooyada, taasi oo la fahamsan ya hay in uu ka dambeeyay madaxweynihii hore Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

Guddiga baarista afgambigii fashilmay aya a waxa uu R/Wasaaraha uu magicaabay 1-dii bishaan, ayada oo magacaabisto od u cu skad ay go’aan ay si wada-jir ah u gaareen gol aha wasiirada Soomaaliya.

R.Wasaaraha ayaa hore u faray xubnaha guddigaan inay baaristooda ku soo gaba-gabe eyaan muddo todobaad ah, taasi oo ka bilaa baneysa maalintii la magacaabay oo ay kasoo wareegtay afar maalmood.

Guddoomiyihii is-casilay ee guddiga do orashada Puntland oo shaaciyey arri mo qarsanaa

Guddoomiyihii guddiga doorashada Puntl and, Guuleed Saalax Barre oo dhawaan iska casilay xilkaas ayaa Shalay shaaciyey in doo rashada qof iyo cod ee Puntland ay ku gadaa man yihiin caqabado hor leh. Waxa uu sheeg ay in dhaqaal ihii loo qoondeeyay guddiga uu maamulka iska diiday, ayada oo illaa hadda aan la dhaar in golaha deegaanka cusub ee ma amulkaas uu ku tij aabiyay doorashada qof iyo cod ee qaar kamid ah degaanada maamulkas

"Labadaas sano iyo barkaas qeylo ayaa ku jirnay waa daalnay. Suurta-gal maaha dadkii la doortay ee xeerka iyo nidaamka qorayaan in waqti go’an lagu fariisiyo illaa Shalay ay ban naanka wareegayaan, sidee umadda uga gadi karaa qeybtii kale ayaa la galayaa,” ayuu yiri.

Guddoomiyaha ayaa sidoo kale sheegay in madaxweyne Deni isku fahmi waayeen qaab ka loo maareynayo doorashooyinka, isaga oo ka gaabsaday in uu si faah-faahsan uga hadlo qoddobada ay isku qabteen madaxweynaha.

"Siddee suurta-gal u tahay in aan sii wadno barnaamijka (doorashada) ayada oo hay’adihii cadaalada aysan jirin. Maal-gelinta barnaamij ka oo intaas ka qeylinaynay in la yiraahdo gud diyo orda dhaqaale raadsada oo aan la’nahay wixii dhaqaale noogu jiray miisaaniyada.”

Waxa uu intaas kusii daray in maamulka Pu ntland ee uu hogaamiyo Saciid Deni uusan ha gran maamulka guddiga ee ayaga ka dambe eyay, maadama sababaha ay isku casileen gu ddoomiyihii iyo ku-xigeenkiisa ay ahaayeen ca qabado iyo cago jiid uga yimid madaxda maa mulka.

Puntland ayaa hore ugu faantay doorasha da qof iyo cod oo si hordhac ah uga qabsoom tay deegaano kamid ah maamulkeeda, hadda na waxaa soo baxaya sida hogaanka sare uga gaabiyay in uu si rasmi ah u taabo-geliyo doo rashadaas, ayada oo madaxdii u sareysay gud diga doorashada ay baneeyen jagooyinkii, ka dib markii uu waxba la wadi waayay m/mulka.

Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya oo ha mbalyeysay Sanad guurad Aas-aaskii waka aladda wararka Qaranka Sooma aliyeed ee SONNA Safaaradda Shiinaha ee Jamhuuriyadda Feder aalka Soomaaliya ayaa hambalyo ku aaddan sannad guurada 58-aad ee ka soo wareegtay markii la Aas-Aasay Wakaaladda Wararka Qar anka Soomaaliyeed u dirtay Maamulka & howl –wadeennada Wakaaladda.Qoraal ay safaara du soo dhigtay barteeda twitter-ka ayay saf aaraddu ku sheegtay inay sii wadi doonto fudu daynta isdhaafsiga warbaahinta si ay u helaan adeeg wanaagsan oo u dhexeeya labada shacab ee saaxiibada ah Wakaa ladda Wararka Soomaal iyeed ee SONNA oo ku soo sha qeeysay marxalado kala duwan ayaa Shalay u dabbaaldageyso sanadguurada 58-aad ee ka soo wareegtay Aas-aaskeedi.

HAY’ADA DUULISTA OO SARE U QAADEYSA ADEEGGA HAWADA SARE

Warar aan ka helnay Hay’adda duulista ray idka ah ee Soomaliyeed (Somali Civil Aviation Authority) ayaa sheegaya in maamulka hay’ad da ay isku dayayaan sare u qaadida adeegga hawada sare (Airspace Upgrade From Class G to A).

Isku dayga sare uqaadida adeegga hawa da sare ayaa ku soo aaday, iyadoo ay hay’ad aha caalamiga eh ee In ternational Civil Avia tion Authority (ICAO) iyo In ternational AirTransport As sociation (IATA) ay ka muu jiyeen walaac dhanka bad qabka duulimaadka hawada sare (Safety Conc erns) taasoo ay ka dhalatey digniin ah in gabi ahaanba la faray hay’adda duulimaadka rayid ka ah ee Soomaaliyeed iney sida ugu dhaqsiy aha badan ku joojiyaan ayna qaataan tallooy inka loo soo jeedinayo, maadaama ay arrin ta ni tahay caqabad dhanka duulimaadka hawad a sare ku ah.

Warbixin dheer oo ay soo saartey ICAO oo ah hay’adda Qaramada Midoobey u qaabilsan arimaha duulimaadka caalamiga 16-kii bishii Dec.2021 ayay ku boorisey madaxda maamul ka sare ee Somali Civil Aviation Autho rity in is ku dayga sare u qaadida ay ka dhalan doonto walaac weyn oo dhanka badqabka ah, taasoo ah in gabi ahaanba la xiri doono ma ritaanka hawada sare ee Soomaaliya.

Warbixintaas dheer kadib, hay’adda IATA ayaa 23 December 2021 sidoo kale u sheegt ey Hay’adda Duulista Soomaaliya inay dib u dhigaan qorshahan isla markaana ay gabi aha anba ka saaraan documents ka qaldan ee la gu faafiyey (NOTAM A0123/21).

Waxaa hore u jirey qorshe sanadkii 2017 shir ka dhacay magaalada Mumbai ee dalka In dia lagu qorsheeyay in hawada sare ee Soo maaliya lagu wareejiyo dawlado kale ama shir kado gaar ah, hase yeeshee ay fashilmeen.

Arrintan ayaa keeneysa in qorshihi hore ee fa shilmey dib loo soo cusbooneysiiyo, iyadoo la gu sababeynayo sare u qaadida adeegga ha wada sare, isla markaana ay ka dhalan doonto in ICAO dib ula wareegto maamulka hawada Soomaaliya , taasoo hore looga soo celiyey 28 December 2017.

January 2022 oo ku beegan maalinta berri ayaa la filayaa in uu dhaco Shir aalada fogaan araga ah oo ay soo qaban qaabisey hay’ada ha duulimaadka caalamiga ee u qaabilsan Q/M oo loo soo gaabiyo ICAO iyo IATA taasoo lagu martiqaadey ICAO RegionalOffices,ICAO headquarter (Montreal, Canada), Air Navigat ion Bureau, iyo Airlines-ka. Waxay shirkan la yeelanayaan Maamulka sare ee Somali Civil Aviation Authority (SCAA) si ay ugu sharaxaan sababaha dhaliyey iney hay’adda, iyadoo aysan u diyaarsaneyn ay dedejiyaan qorshah an (airspace upgrade ka). Waxaa la filayaa 6 January 2022 wixii ka dambeeya in ICAO ay go’aan ka qaadan doonto gabi ahaanba ma amulka hawada Soomaaliya.

Xigasho:jowhar.com

Xukuumadda Soomaaliya oo beenisay warar sheegayay in Hawada Soomaaliya lagu wareejiyay shirkad gaar ah

Iyadoo saacadahii la soo dhaafay ee Shalay baraha Buslahada ku wada xariirto la gu faafiyay warar sheegayay in maamulka Ha wada dalka lagu wareejinayo shirkad gaar loo leeyahay ayaa waxaa arintaasi si wadajir ah u beeniyey Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Haw ada Soomaaliya Duraan Axmed Faarax iyo Ma areeyaha Hay’adda Duulista Rayidka Somma aliyeed Axmed Macalin Xasan.

Wasiirka Wasaarada Gaadiidka iyo Duuli sta XFS Duraan Axmed Faarax ayaa dhanki isa beeniyay warka lagu faafiyay baraha Bul shada ee saacadahii lasoo dhaafay la isla dhe xmaraayay oo uu tilmamay kuwa been-abura

"Waxaan Bulshada Soomaaliyeed u caday nayaa inaysan waxba ka jirin in Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawadda XFS ay Ma amulka hawadda ku wareejisay Shirkad gaar loo leeyahay. D/Soomaaliya ayaa Maamusha hawadda, waana been abuur wararka lagu fa afiyay baraha bulshada ee la xariira wareejinta mamulka hawada dalka" ayuu yiri Md. Durraan

Dhinaca kale Maareeyaha Hay'adda Duulis ta Hawada Soomaaliya Axmed Macallin Xasan isna dhankiisa waxba kama jiraan ku sheegay in maamulka hawadda dalka lagu wareejiyay Shirkad gaar loo leeyahay taas oo fadhigeedu yahay Maraykanka, islamarkaana uu sheegay in shirkadaasi aysanba ka shaqeynin arrimaha hawada.

Si kastaba ha ahaatee warkaan sida wadajir ka ah uga soo baxay wasiirka W/G/ & Duulista Hawada Soomaaliya iyo Maareyaha Hay'adda Duulista Hawada Soomaaliya ayaa sidoo kale lagu sheegay in Dowladda Soomaaliya ay gac anta ku hayso maamulka Hawada dalka oo ay sheegeen iney qeyb ka tahay horumarada ay dowladda Soomaaliya ku talaabsatay.

Sheekh Cali Dheere oo si yaab leh uga had lay khilaafka Farmaajo iyo Rooble

Afhayeenka kooxda Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Cali Dhe ere) oo iska soo duubay cod ma qal ah oo socanaya 25 daq iiqo ay aa ka hadlay khilaafka madaxda dowlad da federaalka Soomaaliya,

isagoo khilaafkaan ku tilmaamay mid banana ka soo dhigay daacad darrada madaxda Soom aalida.

Codkaan oo ay Baahisay war ba ainta tab acsan kooxda Al-Shabaab ayuu sid oo kale Cali Dheere ku sheegay in hab-dhaq anka ma daxda Soomaaliya iyo khilaafkaan uu daaha ka rogayo "xuShalay uu leeyahay nid aamka ku dhisan dimuqraadiyadda.”

Afhayeenka Al-Shabaab ayaa intii uu hadl ayey waxuu tusaale u soo qaatay dagaaladii ka dhacay magaalada Boosaaso ee dhex-ma ray ciidamada Puntland iyo da gaalkii Guriceel ku dhex-maray Galmudug iyo Ahlu-Sunna, wa xuuna isku dhacyadaan ku til maamay kuwo ka dhashay "daacad darrada iyo maamul-xum ada dowladda ka jirta Soo maaliya,” sida uu hadalki isa u dhigay.

"Soomaali oo dhan waxay indhaheeda ku arkeysaa sida shisheeyuhu isugu diray madax da u fadhisa madaxtooyada, taasi waxay kaloo muujineysaa liidnaanta nidaamka dimuquraadi yadda,” ayuu yiri Cali Dheere.

Waxa uu sheegay in shisheeyuhu uusan waxaba u reeban Soomaaliya, isagoo madax da Soomaalida ku tilmaamay kuwo u kala cara ra xarunta Xalane, iyagoo u kala dacwoonaya safiirrada reer Galbeedka.

Dhanka kale Afhayeenka Al-Shabaab Cali Dheere ayaa ka hadlay abaarta daran ee ka jirta Soomaaliya, isagoo sheegay in hogaanka sare ee Al-Shabaab uu magacaabay guddi qa abilsan gurmadka abaaraha, kaas oo ka koo ban 7-xubnood.

Maxay tahay sababta guddoomiyaha xisbi ga Wadan looga yeeray dambi baarista?

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Wadani ee Somaliland, Xirsi Cali Xaaji ayaa Shalay lo oga yeeray xarunta dambi baarista CID ee Har geysa, isaga oo marka uu tegay su’aallo dheer aad ah lagu weydiiyey halkaasi

Xiris Cali ayaa waxaa la socday marka uu tegayey xarunta dambi baarista musharraxa madaxweyna ha ee xisbiga Cabdiraxm aan Cirro iyo xildibaan Ba rkhad Baatuun.

Wararka ayaa sheegaya in guddoomiyaha su’aallo laga weydiiyey shirkii jaraa’id ee uu dhowaan qabtay, kaas oo uu ku eedeyey mad axweyne Muuse Biixi Cabdi.

Sida ay ogaatay Caasimada Online arrinta u gu weyn ee Xirsi Cali Xaaji loo heesto ayaa ah hadalkii uu sheegay ee ahaa in Muuse Biixi uu heesto baasaboorka dalka Jabuuti.

Illaa iyo hadda saraakiisha Somaliland iyo xukuumaddaba kama hadlin arrintan iyo eede ymaha loo jeedinayo guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Wadani.

Dhinaca kale mas’uuliyiinta xisbiga oo ka hadlay dhacdadan ayaa eedeyn culus u jeedi yey xukuumadda, waxayna sheegeen inay wa do caburin ka dhan siyaasiyiinta kasoo horjedo

Arrintan ayaa sidoo kale dhalisay hadal heyn, waxaana sidoo kale magaalada Hargeysa is ugu soo baxay qaar ka mid ah taageerayaa sha xisbiga Wadani ee ka dhisan Somaliland.

Si kastaba, Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa bi shii Novembar ee sanadkii dhammaaday ee 2021-kii loo doortay guddoomiyaha xisbiga Wa ddani oo uu loolan kala dhexeeyo xisbiga Kul miye.

Puntland oo xirxirtay Wadayaasha Gawa ar ida Takaasida & Booliska oo faah faahiyay

Ciidamo ka tirsan Booliska Dowlad Gob ole edka Puntland ayaa Shalay waxaa ay Mag aalada Boosaaso ku xir xireen Qaar kamid ah wadayaasha takaasida, ka dib markii lagu eedeeyay in ay warar abeen-abuur ah faafinayeen, si looga Bara kaco magaalada.

Darawalada la xiray ayaa gaaraya ilaa Saddex, kuwaas oo lagu eede eyay inay hormuud u ahaayeen khalqal gelinta dhanka Amniga ee Bulshada Magaalada Boos aaso si ay dadka u barakacaan kadibna lacag uga sameeyaanTaliyaha Qaybta Booliiska Go bolka Bari G/sare, Cabdulqaadir Jaamac Dirir oo Shir jaraa’id Warbaahinya ugu qabtay Boo saaso ayaa u digay dad uu sheegay inay ku howlan yihiin wararka been-abuurka ah ee la gu qalqal gelinayo Amniga Boosaaso laguna barakicinayo Shacabka.

Wuxuu sicad u sheegay in qaar ka.id ah da dka taksiilayaasha ah ay dadka barakicina yaan si ay lacag u helaan, wuxuuna ugu baaq ay inay arrintaasi ka waantoobaan, isaga oo Ciidamada Amniga faray inay xaqiijiyaan dha maan Amniga Mahaalada Boosaaso.

Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa Bishii december ee sanadkii la soo dhaafay ee 2022 waxaa ka dhacay dagaal u dhaxeeyay kuwa Maamulka Puntland iyo kuwa Hay’adda PSF, kaas oo saameyntii uu reebay weli ka taagan tahay Boosaaso.

Golaha Wadatashiga oo kulan la yeeshay Wakiilo ka socda Bulshada Rayidka

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo uu guddoominayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuuma dda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ay aa weli waxaa uu ka socdaa Xarunta teendha da Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho, kaas oo looga hadlayo arrimaha dokrashooyinka.

Golaha ayaa Shalay kulan la yeeshay wakiillo ka socda Bulshada Rayidka ah iyo haweenka Soomaaliyeed oo ay ka wada hadleen dar dargelinta howlaha doorashooyinka, iyagoo ka dhageystay talooyinkooda ku aaddan hufnaan ta doorashada iyo xaqi ijinta qoondada haween ka ee Golaha Shacabka.

R/Wasaare Rooble ay aa u sheegay Urura da Bu lshada rayidka in Xuk uumadda ay diyaar u ta hay in dalka ka qabato doorashooyin daahf uran oo lagu kalsoonaan karo.

Wararka la helayo ayaa sheegaya in Gola ha wadatashiga Qaran ay Shalay dood adag ka yeelanayaan arrimo ku saabsan caqabada ha heysta doorashooyinka, isla markaana Gel inka dambe ee Shalay shirka la soo geba-ga beyn doono.

Dowladda Somalia Iyo Finland Oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Lab ada Dal

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Is kaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda xilga arsiinta Cabdisaciid Muuse Cali ayaa khadka telefoonka wada hadal kula yeeshay dhiggiisa ar rimaha Dibadda ee dalka Finland Pekka Haav isto.

Labada Wasiir ee Arrimaha Dibadda dalalka Soomaaliya iyo Finland ayaa waxaa ay uga hadleen kulan kooda Arrimo ay ka mid yihiin xoojinta xiriirka iyo iskaashiga dheef-wadaagga ah ee ka dhexeeya Labada Dal.

Wasiir Cabdisaciid Muuse Cali ayaa uga ma hadceliyay dhiggiisa Finland Pekka Haavisto taa geerada ay u fidiyaan dowladda Federaalka Soo maaliya, waxaana labada dhinac ay isla garteen dardar-gelinta xoojinta xiriirka labada dowla ddood.

Finland ayaa kamid ah dowladdaha taageera da siiya dowladda Federaalka Soomaaliya, wa xaana kamid yihiin Saaxiibada Beesha Caalam ka, iyadoona Finland ay ku nool yihiin Soomaali farabadan oo halkaas degan.


Cosoble oo fariin u diray Rooble, ka hor qorshaha lagu wajahayo Beled weyne

Madaxweynihii hore ee dowlad goboleedka HirShabelle, Cali Cabdullahi Cosoble oo war cusub soo saaray ayaa ka hadlay xaaladda ka csanaanta ah ee haatan ka jirta magaalada Be ledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ee barta maha dalka.

Cali Cosoble ayaa marka ho re ka digay qorshaha socda ee ku aadan in Beledweyne laga wareejiyo doorashada Golaha Shacabka oo ay haatan ka taagan tahay dood xoogan.

Sidoo kale wuxuu farriin toos ah ra’iisul was aare Maxamed Xuseen Rooble oo uu ugu baa qay in uusan uga sii darin xaaladda taagan, ga ar ahaan tabashada reer Hiiraan.

"Raiisulwasare yaan lagugu indha sarcaadi nin beenta iyo dulmiga lala wareegayo. Hadda ad oggolaato in B/weyne laga wareejiyo doora shada ogow waxaad Hiiraan ka gashay godob taariikhda geli doonta,” ayii ku yiri qoraal uu soo dhigay Facebookiisa Cali Cosoble.

Waxa kale oo uu intaasi kusii daray "Mas’ uuliyiinta Hirshabeelle iyo saraakiishii ka mid aheyd ciidamadii la magac baxay Badbaado Qaran ee isugu tagay magaalada B/weyne we xey leeyihiin hal ujeeddo in doorashada laga wareejiyo B/weyne oo la geeyo Jowhar. Si ay ugu suurto gashana wexey abaabulayaan rab shado ay ku kicinayaan shacabka magaalada,

Madaxweynihii hore ee HirShabelle ayaa si doo kale soo hadal qaaday dooda socota ee ah in doorashada lagu soo koobo hal deegaan doorasho, isaga oo ka horyimid qodobkaasi.

"Dib u socod dooni meyno. Hal degaan doo rashana dooni meyno,” ayuu markale qoraalka ku yiri Cali Cosoble.

Hadalkan ayaa ku soo aadayo, iyada oo ha atan ay kasii dartay xiisadda ka taagan degma da Beledweyne, waxaana sidoo kale gudaha

M/Muqdsho ka socda shir looga hadlayo xaaladaha taagan iyo doorashada, kaas oo la filayo in laga soo saaro go’aano xasaasi ah.

Soomaali dil iyo dhaawac loogu geystay Koonfur Afrika

Kooxo Burcad Koonfur Afrikaan ah ayaa gudaha dalkaas waxaa ay ku dileen muwaadi niin Soomaaliyeed oo lagu kala Magacaabi ji ray Cabdi Jimcaale Cali

Dable & Cusmaan Aadan Ax med, halka ay dhaawaceen muw aadin kale oo lagu Magacaabo Axmed C/llaahi Cali.

Kooxaha Burcadda ah ayaa Cabdi Jimcaale Cali Dable ugu tevay Goobtiisa Ganacsi oo ku taalla Deegaanka Soweto oo dhaca duleedka Magaalada Johannesburg, halka Cusmaan Aadan Axmed ay ku dileen Dukaankiisa oo ku yaalla Tuulada Pienaar ee hoostagta Magaal ada Ehlanzeni oo ka tirsan Gobolka Mpuma langa, sida uu sheegay Maxamed Yuusuf oo ka mid ah Soomaalida kunool Goibta uu weer arka ka dhacay.

"Xilligii Dukaanka la xirayey ayey 3 Nin oo Hubaysan yimaadeen, Dukaanka fura ayey dhaheen Axmed oo ahaa yarkii xiraayey alba abka, markii uu isku dayey inuu ka cararana Madaxa ayey xabad uga dhufteen waana dha awac culus oo Koomo ayuu ku jiraa, Markii ay gudaha usii galena

walaalkeen Cabdi oo gadaal joogay ayey ras aas ku fureen ALLAHA u Naxariistee isla goob ta ayuuna ku nafwaayey” ayuu yiri Maxamed.

Ciidamo katirsan Booliska Koonfur Afrika ayaa tegay halka uu weerarka ka dhacay, iyaga oo sameeyay howlgal aan wax natiijo ah kasoo bi xin maadaama ay baxsadeen Burcaddii dhib aatada geeysatay.

Dalka Koonfir Afrika ayaa waxaa caado ka noqday falalka isugu jira dilalka , Dhaawac iyo Dhac loo gaysto Ajaanibta ay Soomaalida ka mid tahay, waxaana weerarkaan uu noqday midkii ugu horreeyay ee Soomaali lagu dhibaa teeyo Sanadkan 2021.

Farmaajo iyo rooble: laba nin oo dagaashan ma isku wareeji karaan amniga dalka?

Mid kamid ah doodaha ugu culus ee ma almahaan miiska saaran waa in Ra’isul wasaare Maxamed Xuseen Roo ble lagu wareejiyo Amni ga Dalka. Sida uu dhiga yo qodobka 90-aad xar afkiisa B ee Dastuurka Soomaaliya, madaxweynuhu waa taliyaha guud ee ciidanka qalabka sida.

11 bilood ayaa laga joogaa markii muddo xil eedkiisa sharciga ah uu dhammaaday Farmaajo, wuxuuna mudadaas dalka wajahay xiisado kala duwan.

Inkastoo uusan jirin qodob dastuuri ah oo she egaya cidda lagu wareejinayo amniga haddii madaxweynaha waqtiga ka dhammaado, had dana waxaa jirta soo jeedin xoogeeda ka imaan eysa xubno kamid ah midowga musharixiinta mucaaradka iyo hoggaamiyaha Puntland Saciid Cabdulaahi Deni, kuwaas oo Rooble ku cadaa dinaya inuu dalbado in amniga dalka lagu wareejiyo.

Farmaajo iyo Rooble hadda waa isku dhac san yihiin, dhawaan Ra’isul wasaaruhu wuxuu ku amray ciidanka inay isaga ka amar qaataan, soo jeedintaas iyo qodobka 90-aad xarafkiisa B ee dastuurka Soomaaliya, isma waafaqi karaan.

Labada Nin hadda xaalkooda waa kacsan yahay, haddaba dooda dhinacyada qaar ee ah Farmaa jo amniga haku wareejiyo Rooble waxaa ka hor imaaneysa dooda ah laba Nin oo darirsan am niga ma isku wareejin karaan?

Sidee Farmaaj loogu qanci karaa nin aad dagaashan tihiin amniga ku wareeji? Haddii aad adiga isaga aamini weyso, sidee isagu kugu aam inayaa? iyo dood kale oo maangal ah ayaa ku hor gudban codsiga sheegaya in Farmaajo amn iga ku wareejiyo Rooble.

Inkastoo Farmaajo dhowr jeer qaaday tall aabooyin Militari oo si weyn u dhaawacay dow ladnimada Soomaaliya iyo shakhsiyadiisa, had dana waxaa muuqata in qodobka amni wareejin tu uu wax walba ka culus yahay.

Labada Nin ee Farmaajo iyo Rooble labadaba ciidamo ayaa hadda ugu jira gudaha xarumahoo da, wax aaminaad ah oo dhexdooda ah ma jira an hadda, laba Nin oo sidaas ah amni iskuma wareejin karaan ee gacan sedexaad mala heli karaa ayey dad badan is waydiinayaan?.

AMISOM ayaa joogta Soomaaliya taasoo illaa sanadkii 2007 waardiye xooggan ka aheyd dowladnimada Soomaaliya, haddii ay dhinacy adu is aamini waayaan AMISOM waxay noqon kartaa dooq furan ayey talooyinka qaar sheegay aan, laakiin dhanka kooxda Farmaajo uma bad na inay aqbalayaan inay ka tanaasulaan amar siinta ciidanka.

Sharci yaqaanada qaar waxay leeyihiin markii madaxweynaha la doorto waxaa ugu horeeya ee lagu wareejiyo waa amniga Dalka, sidaas dar teed Farmaajo waxa ugu horeeyo ee uu ku wa reejin doono qofka badalayo waa amniga, wuxu una ku qasban yahay inuu sugo illaa dhamma adka doorashada.

Muqdisho hadda waxaa ka socda shir u dha xeeya Shanta maamul goboleed, Gobolka Bana adir iyo ra’isulwasaaraha, Rooble waxaa lagu ca daadinayaa inuu qodobka amniga ka dhigo mid ka mid ah ajandayaasha kulanka, laakiin waxaa la fahamsan yahay inaysan maamulada qaar diy a ar u aheyn in arrintaas laga dhigo ajande qus eeya golaha.

Kal hore Farmaajo wuxuu amniga doorasha da ku wareejiyey ra’isuwlasaaraha, laakiin ma wa reejin amniga Dalka, Rooble waxaa u banaan in uu dhiso ciidan si gaar ah u suga amniga doora shada oo uu ka dhex sameysto ciidamada uuna u magacaabo taliye maadaama uu isaga madax yahay amniga doorashooyinka,

Wadamada reer Galbeedka ee cadaadiska badan saaraya maamulada iyo mira dhalka shir ka wada-tashiga Qaran waxay xoojinayaan inaan wax badan la gelin qodobka kala wareega am niga, maadaama uu kaas noqon karo qodob ad ag oo dib usii dhiga kara guud ahaan dorashada.

Mucaaradka qaar waxay leeyihiin dalkaan do orasho kama dhici karto inta uu Farmaajo heysto hoggaanka ciidanka, lamana yaqaano sida la isku waafajin karo dooda mucaaradka iyo qodo bada sharciga ah ee ku hor gudban cidda amm aanka Dalka mas’uulka ka ah illaa laga doorto madaxweyne cusub.

Wariye Cabdisalan Germany oo lagu xidhay magaalada Hargaysa

Wariye Cabdisalaan Axmed Cawad (Cabdi salaan Germany), oo kamid ah wariyayaasha ka howlgala magaalada Hargaysa, ayaa

la sheegay in ciidanka booliisku ay gurigooda kala baxeen.

Wariyaha ayaa la la’yahay meel lagu xi dhay, waxaana la sheega yaa in qoyskoodu ay ka ba adi goobayaan saldhigyada booliiska ee Hargaysa, sida uu xildhibaan Maxamed Ab iib sheegay, isagoo sharci darro ku tilmaamay in eedaysanaha meel qar soon lagu xidho.

"Waa sharci darro in maalin walba layidhaa qofbaa la waayay meesha lagu xidhay, waa waajib saaraan hay'adaha ammaanka inay ehelka iyo asxaabta u sheegaan halka lagu xi dhay iyo sababta loo xidhay wariye Cabdisal aan Germany, xubno ka mid ah qoyskiisa ay aa ilaa Shalay baadi-doon ugu jiray goobta la gu xidhay " ayuu yidhi Xil: Abiib.

Lama oga sababta rasmiga ah ee loo xidhay Germany, lakin mid kamid ah qoraaladii uu bogiisa ku baahiyay labadii maalmood ee u danbeeyay ayuu naxariis Alle ugaga dalbay madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadii Sooma alida Maxamed Siyaad Barre, taasi oo loo mal aynayo in ay sababtay xadhigiisa hada.

Wariyaha ayaa hore si wayn uga soo horj eestay xadhiga Cabdimaalik Muuse Coldoon, isagoo bogiisa Facebook kusoo gudbin jiray qoraalo uu ku difaacayo Coldoon. Sidookale, Garmanay ayaa kamid ahaa dadka aadka uga soo horjeeda xukunka madaxweyne Biixi.

Ciidanka Xoogga Oo Soo Bandhigay Dagaa lame Ay Sheegeen In Uu Ka Tirsanaa Al-Shabaab

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ga ar ahaan Qeybta 60aad ee ku sugan Deeg anka Goofgaduud Buurey ee Gobolka Baay ay aa soo bandhigay Abshir Cabdiraxman Cabdi oo sida ay sheegen ka tirsanaa dagaala may aasha Al-Shab aab.

Sida ay sheegeen Abshir wuxuu Al-Sha baab ku jirey mudo kudhow labo sano, wuxuuna u qaabilsanaa dhanka Xisbiyada , isagoona isku soo dhiibay Ciidanka Qeybta 60aad ee ku sugan Deegan ka Goofgaduud Buurey ee Gobolka Baay

Ciidanka Dowladda ayaa hoaray tiro dhowr jeer ah usoo bandhigay dagaalayaal ay shee geen in ay ka tirsanaayeen Al-Shabaab, kuw aasi oo ay qayb ka ahaayeen xubno sar sare.

Madaxweynaha Somaliland oo markale ma gacaabay masuuliyiin uu hore u maga caabay

Madaxweynaha Somaliland Md.Muuse Biixi Cabdi, ayaa markale dib u magacaabay 14 ma suul oo uu muddo 3 bilood iyo badh ka hor ah magacaabay, kadib markii shirguddoonka go laha wakiiladu uu sheegay inay muddo dha aftay wakhtigii goluhu ansixin lahaa, dibna ugu celiyeen madaxweynaha.

Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Somal iland Saleebaan Yuusuf Cali Koore, oo war aysi siiyay VOA Somali, ayaa sheegay in mad axweynuhu uu dib u magacaabis ku sameeyay masuuliyiinta lasoo celiyay oo wasiiro ku jir aan, isla markaana uu golaha dib ugu gudbiyay.

"Arrintaasi waa dastuuri oo dal ku qaab ayuu ku wada shaqeeyaa, dastuurka ayaana jidaynaya qaab ka ay ku wada shaqeeyaan, umana aragno wa xwayn madaama oo wax ka yar 10 cisho mu ddo dhaaf ku yimid, isla markiiba madaxweyn uhu wuu aqbalay waraaqdii ka timid golaha wa kiilada dib ayuuna u magacaabay sida dastuur ku jidaynayo" ayuu yidhi wasiir Koore.

Wasiirka ayaa shirguddoonka wakiilada ku dhaliilay in aanu aqbalin muddo dhaafka xeer ka furista ururada siyaasada oo la sheegay in uu madaxweynaha agtiisa ku muddo dhaafay, isla markaana uu soo celiyay masuuliyiinta mu ddo dhaaftay, "Waxa arrinta la yaabka lihi ta hay in shirguddoonku tii horena aanu aqbalin tana uu aqbalay".

Wasiir Koore ayaa ku taliyay in loo baahan yahay in ay wada shaqayn fiican yeeshan xu kuumada iyo golaha wakiilada, oo meesha la ga saaro xafiiltanka si shaqadu u qurux bad naato.

Ma saxan yahay qorshaha laga dam acsan ya hay nisa ee garoonka aadan cadde?

Wasiirka Amniga Soomaaliya Cabdullaahi Ma xamed Nuur ayaa dhowaan ka dalbaday hay’ adda NISA inay garoonka Muqdisho kala baxdo ciidanka ka joogo. Cabdullaahi Maxamed Nuur, ayaa markii da mbe sheegay in amarkaas uusan khuseynin cii danka hay’adda nabad sugidda ka tirsan ee ila aliya baraha koontaroolka ee laga galo gar oonka, balse uu taabanayo kaliya dhar cadka.

NISA ayaa xafiis ku leh garoonka gudihiisa, kaasoo ujeeddadiisu ay markii ugu horreysay ahayd in loo adeegsado howlaha amniga ee ay halkaas ka waddo hay’addu.Hase yeeshee, ee deyn ay jeediyaan dadka qaar ayaa sheegeysa in saameynta NISA ee garoonka ay noqotay mid ka tallowsan howlaha amniga, taasi oo la shee gay inay sabab u noqotay go’aankii uu wasiirka Amniga, Cabdullaahi Maxamed Nuur ugu amray taliyaha NISA, Yaasiin Cabdullaahi Fareey, inuu ciidamada NISA gebi ahaanba ka saaro gar oonka.

Haddaba sax ma tahay in NISA laga wareejiyo amniga garoonka?

Xuseen Macallin Maxam uud, oo ah la-taliyihii ho re ee dhinaca amniga u qaabilsanaa madaxwey ne Farmaajo, ayaa war eysi uu siiyey BBC-da u sheegay in aysan khas ab ahayn joogitaanka NISA ee garoonka, amnigiisana ay tahay shaq ada booliska balse xafiiskooda uu ahaan karo mid ku yaalla meesha oo qaabilsan shaqooyinkii u cayinnaa sirdoonka.

"NISA xafiis way ku leeyihiin garoonka, xitaa haddii ay xilka wareejiyaan xafiis ku lahaanshuhu waa wax meesha ku jiri kara. Waa sax in bo oliska oo shaqada ku jira ay iyaguna kaabe u ah aadaan oo ay ka caawiyaan wixii xog ah oo ay hayaan,” ayuu yiri.

Xuseen ayaa sheegay xilli horeba uu qorshu hu ahaa sidii ciidanka booliska loogu wareejin lahaa amniga garoonka.

"Mar walba in laga maarmo ayay ahayd. Xilligii aan anigu shaqeynayay waxaan u arkayay sab abta ay weli u joogeen inay ahayd go’aan ku xir naa madaxda NISA oo diidayay inay gacantooda ka bixiyaan awood ay heysteen.”

Waxa uu carrabka ku dhuftay waxyaabaha u gu muhiimsan ee keeni kara in NISA ay aad u daneyso gacan ku heynta maamulka garoonka Aadan Cabdulle.

"Garoonkan waa meesha ugu xasaasisan ee dalku uu leeyahay. Waxa uu xarun u yahay safa aradihii ajaanibta oo dhan, waxa uu xarun u yah ay saldhigga AMISOM, waa meesha dalka laga soo galo oo diyaaradaha ugu waaweyn ee caal amiga ah ay imaadaan.

"Waa meel doorashooyinkii lagu qabanayo oo ilaa madaxweyneyaasha lagu doorto, waa meel dadka siyaasadda is-diiddan kala aaminsan ay ka dhoofaan kana soo dagaan, oo la rabo in lagu caburiyo ama lagu fududeysto.

"Waa meel haddii aad yeelato awood aan xad lahayn aad soo degsan karto waxa aad rab to, haddey noqon lahayd waxyaabo sharci darro ah ama lacagaha doorashooyinka iyo wax wal ba,” ayuu yiri Xuseen Macallin Maxamuud.

Xigasho:-caasimadda.net

Puntland oo bilaawday baaritaanka Nin Oxygen loo diiday u geeriyooday

Kadib markii Baraha Bulshada lagu faafiyay in mid kamid ah Injineerada Shirkadda Nuwaco uu u geeriyooday Oxygen loo diiday in lagu xiro xilli lagu dabiibayey isbitaalka guud ee Garowe ayaa waxaa warkaasi ka jawaabtay Wasaaradda Caafi maadka Puntland.

Qoraal kooban oo kasoo baxay Wasaaradda Caafimaadka Puntland ayaa waxaa lagu yiri”

Qoraalka Hoos ku xusan haddii sida ay u qoran tahay ay jirto wasaar adda caafimaadka Da wlada Puntland waxay si degdeg uga hawlg ali doontaa baaritaan keeda waxayna usaari doontaa guddi heerkiisu sareeyo oo xog dhamaystiran ka keena, warbixinta iyo baaritaanka guddigu sameeyayna waxay la wadaagi doontaa bulshada Puntland waxayna ugudbin doontaa laamaha ku shaqada leh.

Marna wasaaradda caafimaadka ma aqbali doonto in muwaadin xaalad caafimaad uyimid mid kamid ah xarumaha Dawliga ah in si dayac ah ama masuuliyad daro ah uu ugu dhinto ama uwaayo adeega uu ubaahnaa.

Injineerka ku geeriyooday Isbitaalka M/ Gar oowe ayaa la sheegay in uu qabay Cudurka CO VID-19, waxaana Amiir Saquuni oo kamid ah Wa riyeyaasha ka howlgalla Magaalada Garoowe uu sheegay in lagu xujeeyay Injineerka in uu bixiyo lacag dhan $40 Dollar, balse qoyskiisa xilligaas aysan heyn, sidaasina loogu diiday Oxgygen-ka.

Galmudug Oo Ka Hadashay Dagaal Khasaaro Dhaliyey Oo Ka Dhacay Dhuusamareeb

Guddoomiyaha M/Dhuusamareeb ahna Duqa Caasimadda Cabdiraxmaan Cali Geeda-qorow ayaa ka hadlay Is –rasaa-seyn Dorraad dhexma rtay Ciidamo ka tirsan Booliska Maamulka Galm udug iyo kuwa Kummaandooska Gor-gor ee dowladda Federaalka…

Guddoomiye Geeda-qorow ayaa sheegay in Is rasaa-seyntii dhexmartay Ciidamada ay ka bil aabatay muran kooban oo soo kala dhex galay Askari ka tirsan Ciidanka Booliska iyo mid kale oo kamid ah Ciidanka Gor-gor, xili howlgal ay wadeen Ciidanka Booliska.

Guddoomiyaha Dhuusamareeb oo la hadlay warbaahinta ayaa u xaqiijiyay in rasaasta ay is dhaafsadeen labada dhinac uu ka dhashay kha saaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac, wuxuuna sheegay inay ku dhimatay hal gabar oo shacab ah, halka laba Askari oo ka tirsan Ciidanka dag aalamay ay dhaawacmeen, sidoo kalena burbur uu gaaray gaadiid.

Wuxuu intaas kusii daray Guddoomiye Cabdir axmaan Geeda-qorow in shaqaaqada dhacday xal laga gaaray, isla markaana Ciidanka dagaala may la isku keenay oo la heshiisiiyay, isagoo xus ay in Guddiga loo saaray qaabka uu falka u dhacay.

Ugu dambeyn Guddoomiyaha tilmaamay inay ka xun yihiin wixii dhacay, waxaana uu sheegay in ammaanka Caasimadda Galmudug uu yahay mid wanaagsan, isla markaana beeniyay warar laga faafiyey dagaalkii dhacay oo uu xusay in aysan cidna ku barakicin.


Koox mucaarad ah oo qabsatay mar kab militari oo ay leeyihiin Imaaraadka

Kooxda Xuuityiinta ee dalka Yemen ayaa sha aca ka qaaday inay qabsadeen markab militari oo ay leeyihiin Imaaraadka Carabta, kaasi oo Is baheysiga Sacuudiga uu hoggaamiyo ay shee geen inuu siday sahay caafimaad.

Xuutiyiinta ayaa sii daayey sawirro ay sheeg een inay muujinayaan markabka iyo agab saaran oo ay ka mid yihiin baabuur militari iyo hub tiro badan.

Markaba, oo lagu magacaabo Rwabee, ayaa sida ay sheegeen lagu Badda Cas ee Yemen.

Isbaheysiga Sacuudiga uu hoggaamiyo ayaa tall aabadan ku qeexay burcad badeednimo, waxay na ku hanjabeen inay xoog dib ugu soo qabsan doonaan.

"Markaba Rwabee wuxuu kasoo laabtay Jasi iradda Soqadra, oo uu u tegay howlgal lagu dhis ayo isbitaal, wuxuuna ku socday magaalada Jiz an ee Sacuudi Carabiya,” ayaa lagu yiri bayaan ka kasoo baxaya Xulufada.

"Maleeshiyada waa inay deg deg usii daaya an markabka, ama Xulufada waxay qaadi doona an dhammaan tallaabooyinka lagama ma arma anka ah, si ay ula tacaalaan xadgudubkan, oo ay ku jirto adeegsiga awood,” waxaa sidaas yiri afh ayeenka xulufada, Turki al-Malki.

Hase yeeshee, Xuutiyiinta ayaa ka digay inuu jiri doono cawaaqib xooggaan, haddii la beegsado markabka.

Dhacdadan ayaa timid ayada oo toddobaadya dii tegay uu aad u xoogeystay dagaalka Yemen, halkaas oo Sacuudiga ay si xooggan u duqeynay aan dhulka ay haystaan Xuutiyiinta, halka mucaa radkan ku xiran Iran ay ayagana sare u qaadeen weerarada loo adeegsado diyaaradaha Drone-ka ee ay ka fulinayaan boqortooyada Imaaraadka Carabya ayaan weli ka hadal markabka laga qab saday.

Sarkaal Mareykan ah oo ku sugan gobolka ay aa sheegay in markabkan uu yahay kii ugu horre eyey ee ay qabsadaan Xuutiyiinta tan iyo daba-yaaqadii 2019.

Qeybo Kamid Ah Xerada Qaxootiga Dhagax leey Oo Ay Soo Food Saartey Koronto La’aan Qeybo kamid ah xerada qaxootiga ee Dhagax leey, oo katirsan xeryaha Dhadhaab ee ku

Yaalla waqooyi bari Kenya, ayaa waxaa soo food saarey dhawr maalmood oo koronto la’aana.

Koronto la‘aantani ayaa timid, kadib markii sida la sheegay ay timid cillad sababtey in xaafado badan oo kamid ah xeradaasi laga damiyo korontada, si aaney u gaysan dhibaato.

Dhawaan ayey aheyd markii uu gubtay suuqa xeradaasi, iyadoo la sheegay in dabkaasi uu geystay khasaare xooggan, uuna ka dhashey dabkaasi korontada.

Dahabo Qoolle Cabdi, waxey kamid tahay waxgaradka Xerada Dhagax leey, iyadoo tilmaantey in dhibaato ka dhalaneyso koronto la’aanta, balse ay ka halis badan tahay hanna ankii hore ee ay korontada ku heli jireen.

Xiliga Uu Is-Casilayo Ergayga Mareykan ka Ee Geeska Africa Oo La Shaac iyay

Ergeyga gaarka ah ee Maraykanka u qaabilsan Geeska Afrika Jeffrey Feltman ayaa bishan xilka ka tagaya kadib muddo 9 bilood ah oo uu xilkaasi hayay, waxaana xilkaas la wareegaya David Satterfield oo ah safiirka Maraykanka u fadhiya Turkiga, sida ay qortay wadaaladda wararka Reuters Arbacadii.

Feltman, oo ah diblomaasi ruug-caddaa ah ayaa xilka la wareegay bishii April, waxana uu si degdeg ah ula kulmay laba xasarood oo waaweyn oo kala ahaa dagaal sokeeye ee ka socda Itoobiya oo u dhexeeya ciidamada daacadda u ah Jabhadda Xoraynta Shacabka Tigray (TPLF) iyo ciidanka Ra’iisal-wasaare Abiy Axmed iyo sidoo kale afgambi militari oo ka dhacay dalka Suudaan bishii Oktoobar.

Warka shaqo ka tagistiisa oo aan horay loo sheegin ayaa soo baxay ka hor inta uusan Khamiista aadin dalka Itoobiya, si uu ula kulmo madaxda sare ee dowladda, waxaana safarkiisu ku saabsan yahay wadahadallo nabadeed oo qeyb ka ah dadaalladii ugu dambeeyay ee Wa shington ay ku doonayso in lagu soo afjaro col aadda.

Feltman, oo 62 jir ah, ayaa sheegay in "dareen kiisa xilkasnimo” uu siinayo inuu ka fariisto shaqada diblomaasiyadeed, isla markaana uu noqdo howlgab, ka dib in ka badan 25 sano oo uu ah aa diblumaasi Maraykan ah oo ka shaqeeyay Q/Midoobay, Bariga Dhexe iyo Waqo oyiga Afrika.

Wasaaradda arrimaha dibadda ayaa diiday inay ka hadasho shaqo ka tagista Feltman.

Satterfield, oo ah ruug-caddaa ka tirsan Arri maha Dibadda Maraykanka oo leh in ka badan afa rtan sano oo waayo-aragnimo ah, ayaa soo maray jago adag oo ah safiirka Maraykanka ee Turkiga, halkaas oo uu isku hayay xiriirka laba geesoodka ahaa ee u dhexeeya labada dal ee xulafada NATO.

Ka hor Ankara, waxa uu ka soo shaqeeyay Sa udi Arabia, Lebanon, Tunisia iyo Syria, iyo dalal kale, wuxuuna laba jeer ka soo noqday dublam aasigii ugu sareeyay ee Maraykanka ee Wasaar adda Arrimaha Dibedda ee Bariga Dhexe oo uu ku sime ahaa.

Bannaanbaxa looga soo horjeerdo Dowlad da Kazakhstan oo xoogeystay

Dowladda Kazakhstan ayaa goysay khadkii internate-ka ee dalkaasi, iyadoo ay socdaan dib adbaxyo ballaaran oo looga soo horjeedo dowl adda, kaasi oo ka dhashay kororka qiimaha shid aalka.

Dibadbaxayaal diidan dowladda oo ku suga naa magaalada ugu weyn ee Almaty, ayaa Arba cadii xoog ku galay xafiiska duqa magaalada.

Qayb ka mid ah dhismaha ayaa u muuqatay mid gubanaysa. Mudaaharaadyo ayaa sidoo kale ka dhacay dhowr magaalo oo kale, iyadoo ciid amada ammaanka ay isticmaaleen sunta dadka ka ilmeysiisa iyo bambooyinka gacanta laga tu uro. Madaxweynaha ayaa bannaabaxayaasha ugu baaqay in ay rabshada joojiyaan, isaga oo tilmaamay in uu tillaaabo adag ka bixin doono cabashadooda

Booliska Faransiiska Oo Ay Isku Dhaceen Tahriibeyaal Ku Sugnaa Calais

Booliiska Faransiiska ayaa teendhooy in kooda ka eryay muhaajiriin aan caadi ahayn, wax ayna u isticmaaleen sunta dadka ka ilmeysiisa intii uu socday howlgal ay ka sameeyeen dule edka magaalada waqooyiga ku taalla ee Calais. Sida laga soo xigtay sawirro ay soo dhi geen kormeerayaasha xuquuqul insaanka barah oodaTwitter-ka, waxay sidoo kale la wareegeen Ciidanku ku dhawaad ​​30 teendho iyo shan coo shado ah oo ku yaalay xerada muhaajiriinta aan caadiga ahayn. Dhinaca kale Ugu yaraan 15 as kari oo Booliis ah ayaa todobaadkii

hore ku dhaawacmay dagaal saacad qaatay oo ay la galeen muhaajiriin ku sugnaa Calais. Qaar ka mid ah tahriibayaasha ayaa ku dhaawac may dagaalka,sida ay sheegtay wakaaladda war arka Faransiiska ee France Bleu

Nin Lagu Eedeeyay Inuu Bahdil Ku Wad Ay Gabdho Muslimiin Ah Oo Xabsiga La Dhigay

Booliiska dalka India ayaa xiray wiil 21 jir ah oo lala xiriirinayo barnaamij ku shaqeeyo taleefo onnada casriga ahi oo lagu faafiyay sawirrada in ka badan 100 gabdhood oo Muslimiin ah oo la sheegay in ay ” yihiin iib”.

Wiilkani ayaa ah arday jaamacad ka dhigta culuunta injineernimada, kaasi oo ka soo jeeda koonfurta magaalada Bangalore balse wali lama shaacin magaciisa rasmiga ahi.

Ilaa iyo haatan ma cadda dambiyada lagu soo oogay balse booliska ayaa BBC-da u sheegay in wiilkani lala xiriirinayo barnaamijkaasi lagu faafiy ay sawirrada gabdhaha Muslimiinta ahi ee la sheegay in la iibinayo ay yihiin xaraash.

Arrintani ayaa noqoneysa isku daygii labaad ee lagu dhibaataynayo dumarka Muslimiinta ahi ee dalkaasi India oo sawirrado oda lagu faafiyay intarneedka iyada oo la sheegaya in la xaraashayo.

Bishii Luuliyo ee sanadkii te gay, app iyo website lagu magacaabo "Sulli Dea ls” ayaa abuuray cinwaannada in ka badan 80 gabdhood oo Muslimiin ah – iyaga oo la isticmaa layo sawiro la soo galiyay intarneedka isla mark aana la beecinayo- waxayna la sheegay in ay yih iin

kuwo lagu xaraashayo qiimo aad u jaban


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip