HALKAAN KA AKHRISO:- WARGEYSKA M. TIMES EE MAANTA OO AH TALAADO 30-KA NOV. 2021-KA

0
Tuesday November 30, 2021 - 08:53:10 in Wararka by
  • Visits: 505
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARGEYSKA M. TIMES EE MAANTA OO AH TALAADO 30-KA NOV. 2021-KA

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

FARMAAJO oo si weyn loogu soo dhowee yey Qatar + Ujeedka safarkiisa

Madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday Max amed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliso Mar wadiisa Saynab Macallin iyo wafdi uu hogga aminayo ayaa Xalay gaaray magaalada Dooxa ee dalka Qatar.

Farmaajo iyo Wafdigiisa ay aa waxaa halkaas ku soo dho weeyey masuuliyiin ay ka mid yihiin Xamad Al-kawari oo ah Wasiiru Dowle ka tirsan dowladda Qatar iyo Saf iirka Soomaaliya u jooga dalka Qatar Danjire Cabdirisaaq Faarax Cali Taano.

Farmaajo ayaa inta uu ku sugan yahay dalka Qatar waxaa uu kulan doceedyo la qaadan doo naa hoggaamiyeyaasha ka soo qeyb-galaya mu naasabadda furitaanka koobka kubadda cagta ee Carabta oo lagu marti qaaday Madaxweyne Farmaajo iyo madaxda kale ee dalalka Carabta, sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay Villa Som alia.

Qoraal kasoo baxay madaxtooyada ayaa lagu yiri "Madaxweynaha oo martiqaad ka helay Ami irka Dowladda Qatar Sheekh Tamiim Bin Xamad Al Thaani ayaa kala hadli doona xoojinta xiriirka labada dal iyo sidii Dowladaha Soomaaliya iyo Qatar isaga kaashan lahaayeen dhinacyada dhaqaalaha, horumarinta ciyaaraha iyo iskaa shiga maalgashiga.”

Sida ay sheegtay madaxtooyada, safarkan wa xa uu qaadan doonaa laba maalmood.

Booqashadan waxaa Madaxweynaha ku wheel inaya Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ay kamid yihiin Wasiirka Arrima ha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Md. Cabdisaciid Muuse Cali, Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Xamsa Siciid Xamsa iyo Guddoon ka Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed Md. Cabdiqani Saciid Carab.

Safarka Farmaajo ee Qatar ayaa imanaya xilli dalka ay ka taagan tahay xiisad siyaasadeed cul us oo ka dhalatay boobka doorashada kuraasta golaha shacabka oo lagu eedeeyey inuu qeyb ka yahay.

Qatar waa dalka ugu weyn ee taageera Far maajo, mana cadda haddii booqashada ay sidoo kale qeyb ka tahay arrimo siyaasadeed marka la ga reebo ujeedka ay shaacisay Villa Somalia.

R/wasaaraha XFS kulan la yeeshay Guddiya da Doorashada Heer Fedaraal, Heer D/G. & Xalinta Khilaafaadka

Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa gal inkii dambe ee Shalay shir kula qaatay aaladda fogaan aragga ee ZOOM-ka guddiyada doorashooyinka heer Fedaraal, heer dowlad goboleed iyo kan Xalinta Khilaafaadka.

Raysal wasaare Rooble ayaa faray guddiyada doora shooyinka iney dhowraan ilaalinta hufnaanta do orashada iyo wadashaqeynta dhexdooda ah, si doorashada ay u noqoto mid lagu kalsoonaan karo.

"Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal, Heer Dowlad-goboleed iyo Xallinta Khilaafaadku waxay leeyihiin waajibaad shaqo oo ay tahay in ay si hufan uga soo dhalaalaan. Waxa ugu weyn ee shacabka Soomaaliyeed ka sugayaan waa in ay si hufan oo caddaalad ah u maamulaan door ashada iyo xallinta murannada ka dhasha, si waafaqsan habraacyadii lagu heshiiyay oo cadde ynaya cid walba in kaalinteeda doorashada" ay uu yiri Raysal wasaare Rooble. Raysal wasaare Maxamed Xuseen Rooble ay aa sidoo kale faray guddiyada iney ka fogaadaan wax walba oo ke eni kara iney cid gaar ah u ee xdaan, islamarkaa na ay doorashada u maam ulaan si lagi kalsoon aan karo.

"Waxaan ku boorriyay in aysan cid gaar ah u eexan, qaadan kaalin aysan lahayn, xoojiyaan wadashaqeynta dhexdooda ah, isla markaana aqbalin faragelin sharciga baal marsan, si door ashada ay maamulayaan u noqoto mid hufan oo lagu kalsoonaan karo" ayuu yiri Raysal wasaare Rooble.

Kulankaan ayaa imaanaya xili saacadahii la soo dhaafay ay kordheen cabashooyinka laga muujinayo doorashooyinka Golaha Shacabka ee laga bilaabay deegaanada maamulada Koonfur Galbeed iyo Galmudug, islamarkaana ay Dorra ad kulan waqti dheer qaatay wada yeesheen Mid owga Musharaxiinta iyo Raysal wasaare Rooble, kaasoo looga hadlay walaaca Musharaxiinta ay ka muujiyeen doorashada Golaha Shacabka sida ay ku socoto.

Cabdiweli Gaas: Raysal wasaare Rooble waa inuu doorashada kusoo celiyaa wadad ii sax da ahayd, si uu berito dhigaal u sameysto

Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa sheegay in raysal wasaare Rooble uu qaadanayo masuuliy adda musuq maasuqa doorashada dalka ka soc ota, maadaama isaga doorashada gacanta loo galiyay.

Cabdiweli Gaas ayaa sheegay, raysal wasaa re Rooble mar haddii uusan musharrax ahayn in looga baahnaa inuu aad u ilaaliyo hufnaanta doo rashada, si uu berrito uga tago dhaxal lagu xas uusandoono.

"Anigu waxaan isleeyahay dhalliil weyn ayuu dadku usoo jeedinayaa raysal wasaaraha, waxa anse rajeynayaa mar haddii uu la kulmay musharraxiinta, inuu doora shada wadadeedii tooska ahayd ku soo celiyo,” ayuu yiri Cabdiweli Gaas.

Dhinaca kale, Cabdiweli Gaas ayaa ku dhalii lay midowga musharraxiinta in aanay lahayn mowqif hal dhinac loo raaco, isagoo sheegay, in labo xildhibaan oo labaduba si qaldan kusoo bax ay ay midna u hambalyeeyeen, mid kalena ay dii deen.

"Musharraxiinta waxaa la rabaa in timahooda dhan u wada xiirmo, oo wixii qalad ah ay diidaan, ama aqalka sare ha noqoto ama aqalka hoose, ama saaxiibkaa hakusoo baxo ama yuusan ku soo bixin. Wixi qaldan waa qaldan yihiin,” ayuu yiri Gaas.

Cabdiweli Gaas waxa uu sheegay inuu tag eersan yahay in midowga musharraxiintu ka horyimaadaan nidaamka qaldan ee doorashada, balse wuxuu ka digay in gacan ka hadal wax la gu xalliyo.

RW Rooble Oo Wasiir Ku Xigeen Cusub U Ma gacaabay Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta Iyo Daaqa

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble Wasaarad da Xannaanada Xoola ha, Dhirta iyo Daaqa u ma gacaabay Wasiir ku xi geen cusub.

Wareegto uu soo sa aray Ra’iisul Wasaar aha Xukuuma dda Federaalka Soo maa liya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayuu Jamaal Xasan Ismaaciil ugu magacaabay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Xannaa nada Xool aha, Dhirta iyo Daaqa ee XFS, isagoo u rajeeyay in uu mas’uuliyaddan Eebbe la garab galo.

Safiirka Soomaaliya ee Belgium oo warqad ihiisa aqoonsiga ka guddoomay Boqorka dalkaas

Safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Belgium, Yonis Yaasiin Xaashi (Ooga-Cadde) ayaa xilkiisa la wareegay kaddib markii uu warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Boqor ka dalka Belgium Boqor Philippe.

Sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay Wasa aradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Safiirka Soomaaliya u fadhiya Belgium, Benelux iyo Midowga Yurub, ay aa warqadaha aqoonsiga ka gu ddoomay Philippe Léopold Lou is Marie oo ah Boqorka dalka Belgium.

Boqorka Belgium-ka ayaa u hambalyeeyay sa fiirka cusub ee Soomaaliya, isagoo u rajeeyay in uu ku guuleysto howlaha loo igmaday ee ah xoojinta iyo soo nooleynta xiriirkii wanaagsanaa ee Brussels iyo Muqdisho.

Boqorka dalka Belgium ayaa Madaxweynaha iyo shacabka Soomaaliyeed u rajeeyay inay sii wadaan horumarka, kobaca iyo barwaaqada

Buurmadow oo amaanay Godane, kuna tilm aamay Al-Shabaab ‘dowlad’

Boqor Cismaan Abuu Maxamuud (Buurmadow) oo kamid ah waxgaradka kasoo jeeda gobollada waqooyi (Somaliland) ayaa markii u horeysay shaaciyey inuu xarakada uga tacsiyadeeyay geeridii Axmed Godane, hogaamiyihii hore ee Al-Shabaab.

Waxa uu sheegay in xiligaas ay ka cabsadeen Od ayaal dhaqameedkii lamidka ahaa inay ka hadlaan geerida Godane, balse asagu uu ka tacsiyadeeyay, maadama uu ahaa Nin ay tol yihiin oo reerka ka dhintay, sida uu hadalka u dhigay

"Waxaa dhacday Allah ha u naxariistee markii uu dhintay Axmed Cabdi Godane hogaamiyihii xara kada Al-Shabaab ayaa Salaadiinteeni u soo dhac day BBC-da. Nin walba in uu ka hadlo way ka cara reen, waan u tacsiyadeeyay,” ayuu yiri Boqor Buur madow oo ka hadlay munaasibad lagu soo dha weyn ayay.

"Waxaa idhi ninkaas isku caqiido ma aheyn oo isku meel uma aanu wada jeedin, laakiin nin tolka ah oo reerka ka dhintay ayuu ahaa. Isaga (Godane) iyo xarakadiisa, iyo reerka uu ka dhintayba qoys ayuu ka tirsanaa oo uu kasoo baxay waa ka tacs iyadeeyay.”

Sidoo kale waxa uu sheegay in marka laga yi maado dowladda federaalka ay gudaha Soomaaliya ka taliso dowlad kale oo uu ku sheegay xarakada Al-Shabaab, taasi oo uu madax kasoo noqday Go dane.

"Waxaa idhaahda labo dowladood ayaa meesha ka dhisan, dowladda Shabaabka Dir ayaa madax ka ah oo weliba laguma tartamo. Waxaa rabaa Dirku in ay isku soo dhawaadan.”

Boqor Buurmadow ayaa dhawaan soo gaaray caasimada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho oo si weyn loogu soo dhaweeyay, isaga oo markii da mbe usoo gudbay xarunta maamulka Koonfur Galb eed ee Baydhabo oo uu gaarsiiyay raali-gelin uu ka waday qaabkii foosha xuma ee loo musaafuriyay dadka kasoo jeeday maamulkaas.


Guddoomiye Cali Yare Oo Beelaha Somaliy eed Uga Digay Inay Usacabtumaan Boqor Buurmadow

Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir Cali Cabdi Wardheere ayaa si kulul uga hadlay Khudbad uu dhawaan jee diyay Boqor Cismaan Abuu Maxamuud (Burmadow) oo ku sugan M/Caasimadda ah ee Muqdisho.

Guddoomiye Cali Yare oo Qoraal soo dhigay bart iisa Facebook ayuu ku sheegay in hadalka kasoo yeeray Boqor Buurmadow ee uu uga hadlaayay dil kii hoggaamiyihii Al-shabaab ee Cabdi Godane uu yahay mid aan la dhageysan karin.Cali Yare ayaa uga digay Beela ha Soomaaliyeed in ay usacabtum aan Boqor Buu rmadow, sidoo kalena u jeediyay Beelaha in ay jooj iyaan xafladaha loo sameeynayo soo dhaweynta Boqor Cismaan.."Hadalkii uu ninka Buurmadoow la yiraahdo ku hadaaqay ma ahan mid inta la dhage ysto sidaas iyo si sahlan looga gudbi karo – mana jiro qof laga aqbali karo inuu ku jeesjeeso dhiigga dadka Soomaaliyeed iyo burburka hantidoodii uu Godane ku xasuuqay dalka iyo inuu si toos ah iyo si dadban labadaba u gacan siiyo Alshabaab” ayuu yiri Cali Yare.

Sidoo kale Guddoomiye Cali Yare ayaa intaas kusii daray "Waxaa nasiib darro weyn ah inuu Gara btaagnaa Wasiirka Waxbarashada Dalka Mudane Abdullahi Carab oo ah Wasiir Federaal oo aanu wax jawaab ah ka bixin gefkaas Qaranka iyo Umm ada loo geystay”

Wuxuu qoraalkiisa Cali Cabdi Wardheere kusoo gaba-gabeeyay: "Waxaan uga digayaa Beel aha Soomaaliyeed in ay usacabtumaan Barmadow iyo dadka la midka ah ee Alshabaab u aqoonsan "Dowlad” sida uu Barmadoow sheegay, sidoo kale waxaan u soojeedinayaa in ay joojiyaan xafladaha aan la garan karin caqliyadda ay ku saleeyeen qab ashadoodda inta lagala xisaabtamayo”

Si kastaba Boqor Cismaan Abuu Maxamuud (Bu urmadow) ayaa dhawaan soo gaaray Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho, isagoona soo dhaw eyn ballaaran loo sameeyay, isla markaana socdaal ku tegay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Wa kiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya

Kulanka Axmed Madoobe iyo Wakiilka Mi/ Afr ika ee Soomaaliya Madaxweynaha DG/ Jubbaland Axmed Moxamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtoo yada ee Magaaalada Kismaayo ku qaabilay Wakii lka Midowga Afrika ee Soomaaliya Danjire Franci sco Caetano Madeira, iyo masuuliyiin kale oo ka so cotay howglalka AMISOM oo Shalay gaaray hal kaas.

Kulankan ayaa lagaga wada hadlay howlgalada amni ee wadajirka ah iyo sidii la iskaga kaashan lahaa sugida amniga Doorashooyinka.

Waxaa kulankan Madax weynaha kala qeybgalay Wasiirka amniga Jubbland Janaraal Yuusuf Xuseen Cis maan dhuumaal iyo saraakii sha hay’adaha amniga.

Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Danjire Francisco Caetano Madeira ayaa waxaa sidoo kale la filayaa in uu kulan la qaatao Saraakiisha Cii damada AMISOM ee ku sugan Kismaayo, si uu ugala hadlo howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab

Dadaallo xilka loogu wareejinayo agaasim aha cusub ee PSF oo ka socda magaalada Boosaaso

M/Boosaaso ayaa kusoo laabatay xasilooni, ka dib markii 3 dii maalin ee lasoo dhaafay ay u muu qatay mid qarka u saarnayd inuu ka dhaco dagaal salka ku haya xilka ka qaadista agaasimaha hay’ adda PSF, Maxmuud Cismaan Diyaano.

HOL, ayaa ogsoon in ay socdaan dadaallo lagu soo afjarayo xiisadaha magaalada ka jira, w axaana xusid mudan in ciidanka PSF ay banneeyeen dhuf aysyo ay ka samaysten xaafado ka mid ah Bosaso.

Agaasimaha xilka laga qaaday ee Maxamuud Cu smaan Diyaano ayaa ku amray ciiddanka PSF in aa nay wax xabbad ah ridi karin, ayna si caadi ah u wa taan shaqooyinkii loo igmaday ee sugida amniga.

Warar aan helayno waxay sheegayaan inay so cdaan wada hadalo lagu doonayo in xilka lagu war eejiyo agaasimaha cusub ee uu madaxweyne Deni dhawaan usoo magacaabay hay’adda PSF.

Madaxweyne Deni ayaa maalintii Dorraad shee gay in uusan wax gorgortan ka gali doonin xil ka qaadista lagu sameeyo saraakiisha xilalka haya, isa goo sheegay xilku inuusan ahayb mid qabiil leeya hay.XIGASHO:HIIRAAN.COM

NISA Oo Sheegtay In Ay Gacanta Ku Dhig een Keydkii Ugu Weynaa Al-Shabaab Ee Muqdisho

Ciidamada ammaanka gaar ahaan Ciidanka Hub ay san ee Duufaan ee NISA ayaa sheegay inay gac anta ku dhigeen xubno ka tirsan Al-Shabaab iyo ke yd hub ah, kadib howgalqorsheysan oo ay ka fuliy een D/ Heliwaa ee Gobolkani Banaadir.

Ciidanka oo Howgalka si gaar ah uga fuliyay Xa afadda Suuqa xoolaha ee D/ Heliwaa ayaa sheegay inay gacanta kusoo dhigen 3 dagaalame oo ka tirs an Al-Shabaab, iyo Keyd hub ah, oo ay sheegeen inuu ahaa kii ugu weynaa ee Al-Shabaab.

Sawirro la faafiyay ayaa muujinaya Hubka nooc yadiisa kala duwan, oo ay ka mid yihiin hubka cul-culus, kaasi oo sida Saraakiishu ay sheegeen ku ke ydsanaa Xaafadda ay howgalka ka fuliyeen.

"Ciidamada ammaanka gaar ahaan Ciidanka Hu baysan ee Duufaan ee NISA ayaa howlgal bartilma ameedkiisu qorshaysnaa Habeen hore ka fuliyay Degmada Heliwaa ee Suuqa Xoolaha ayaa lagu soo qabtay saddex Horjooge oo Alshababaa ka tirs anaa. Halwgalkan qorshaysnaa ee ay fuliyeen Ciidanka NISA ayey ku soo qabteen Keydkii Hubka ee ugu weynaa ee Alshabaab, kaasoo oo ka koobn aa noocyada kala duwan ee hubka oo ay u adee gsanayeen dhibaataynta Shacabka Soomaaliyeed” ayaa lag yiri Qoraal ay soo soo saareen NISA.

Al-Shabaab oo shaacisay magaca iyo qabiil ka ninkii fuliyey qarixii jidka Cabdiqasim

Kooxda Al-Shabaab ayaa shan maalin, kadib shaacisay magaca iyo qabiilka is-miidaamiyihii ful iyey weerarkii Khamiistii lasoo

dhaafay ka dhacay wadada Cabdiqaasim ee magaalada Muqdisho, kaas oo geystay khasaare kala duwan.

Warbaahinta Al-Shabaab ayaa sii deysay ware ysi gaar ah oo laga qaaday ninkaasi, kahor inta uusan fulin weerarka, wuxuuna marka hore maga ciisa ku sheegay Cali Nuur Muumin, oo ku magac dheeraa Muxsin iyo Abuu Sudeys, sida uu ku she egay wareysiga laga qaaday.Sidoo kale wuxuu she egay inuu ka dhashay Beesha Mareexaan gaar aha an jufada Uur-Midig, isla-markaana uu ku dhashay Magaalada Beledxaawo, sanadkii 1986-dii.

Waxa kale oo uu intaasi ku daray in kooxda Al-Shabaab uu ku biiray sanadkii 2005-tii, isla-marka ana uu intiisa badan kasoo howl-galay gobolka Gedo oo uu dagaallo ka dhacay ka qeyb-galay, isa ga oo ka tirsanaa jabadaha, kadibna u wareegtay qeybta is-miidaaminta.

Gaba-gabadii wareysiga ayuu kula dardaarmay xoogaga Al-Shabaab, isaga oo ku booriyey inay sii laba jibaaraan dagaalkooda iyo howl-gallada ay ka wadaan gudaha Soomaaliya.

Al-Shabaab ayaa horay u sheegatay mas’uuli yadda weerarkii Cabdiqaasim oo ay shaacisay inay ku beegsatay saraakiil cadaan ah iyo tababarayaal milatari, sida ay hadalka u dhigtay.

Si kastaba, waxaa qaraxaasi ku dhintay ku dhow aad illaa toban qof, halka ay ku dhaawacmeen 17 kale oo dhamaan ahaa shacab, sida ay sheegtay dowlada Soomaaliya

Axmed Madoobe Oo Dalbaday In Gargaar Deg Deg Ah La Gaarsiiyo Dadka Ay Abaaur uhu Saameeyeen

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa Shalay shir gud oomiyay shir weyne lagaga hadlayay sidii xal waara loogu heli lahaa abaaraha soo noq noqday ee ka jira qeybo badan oo Jubaland kamid ah

Shirkan oo ay soo qaban qaab isay Wasaarada gargaarka iyo ma araynta masiibooyinka ee Jubal and isla markana lagu qabtay hab maqal iyo muuqaal ay ayaa waxaa ka qeybgalay Safaaradaha Dalal ka Netherlands, Sweden, Uk iyo wakiilada hay’ad aha gargaarka ee ka howlgal dalka.

Madaxweynaha ayaa sheegay in xaalada hada taagan loo baahan yahay gargaar deg deg ah oo wax lagaga qabto xaalada taagan iyadoo howlaha as ay ka shaqaynayso Wasaarada gargaarka iyo maaraynta masiibooyinka, Madaxweynahu wuxuu intaas ku daray in gargaarka iyo taakulada loo baahan yahay ay hada tahay wakhtigii ugu macquul sanaa ee la gaarsiin lahaa dadka tabaalaysan.

Waxaa Madaxweynahu uu intaas ku daray in laga wada shaqaynayo sidii loo abuuri lahaa xal waara oo lagaga gudbo musiibooyinka soo noq no qda sida abaaraha iyo fatahaadaha si taas loo helana loo bahan yahay in la dhiso kaabayaasha dhaqaalaha bulshada nugul.

Madaxweynahu waxaa kale oo uu sheegay in biyo xireenada wabiga Jubba iyo keydinta biyaha roobka ay muhiim u yihiin bulshada si ay dib ugu isticmaalaan xiliyada abaarahu ay jiraan.

Dad Ugu Geeriyooday Jasiirada Zanzibar Kadib Markii Ay Cuneen Hilib Qubo

Toddoba qof ayaa ku dhintay tobanaan kalena waxay ku jiraan cusbitaalka kadib markii ay cuneen hilib qubo oo sun ah gobolka Zanzibar ee ism aamulka Tanzania.

Madaxweynaha Zanzibar Hussein Mwinyi ayaa tacsi u diray qoysaska dadka dhintay, fariin uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka. Illaa 24 kale ayaa la dhigay cisbitaalka Pemba shilka ka dib.

Hilibka qubada ayaa ah cunto ay ku badan yihiin dadka deegaanka ee ku nool aga gaarka xeebaha badweynta Hindiya.

Waxaa la rumeysan yahay in kan gaarka ah ee la cunay uu ka yimid nooc sun ah.

Taliyaha bilayska Pemba Juma Sadi ayaa

mamnuucday cunista hilibka qubada dhacdada ka dib.


Saddex kamid ah kuraasta Golaha Shacab ka oo lagu doortay Magaalada Baydhabo

Guddiga doorashooyinka Heer dowlad Go boleed ee Koonfur Galbeed ayaa Shalay waxaa ay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Ba ay ku qabteen doorashada Saddex kamid ah kura asta Golaha Shacabka oo degaan doora shadoodu tahay degaannada dowlad Gobole edka Koonfur Galbeed.

Kursiga koowaad oo ah HOP#180 ayaa waxaa horay ugu fadhiyay Da ahir Cabdi Cabdulle Dr. Go oo ka tanaasulay , balse waxaa Shalay ku tar tamay Saadaad Maxamed Nuur Aliyow Wasiirkii ugu horreeyay ee Wasaatadda Waxbarashada KGS & Maxamed Axmed Maxamed, waxaana kursiga kusoo baxay Saadaad Maxamed Nuur Aliyow oo helay Codad dhan 87 Cod halka mu sharrixii la tartamayey ee Maxamed Axmed Max amed uu heley codad dhan 9 Cod, waxaana hal aabay 4 Cod.

Saadaad Maxamed Nuur Aliyow ayaa waxaa uu ka tirsan yahay Xisbiga Mucaaradka ah ee WADAJIR, wuxuuna yahay Xoghayaha Arrimaha Gudaha ee Xisbigaas, waxaana isaga oo goobta doorashada ka hadlay uu sheegay in si cadaalad ah ay u dhacday.

Kursiga labaad ee HOP#213 oo uu horay u gu fadhiyay Yacquub Cali Maxamed ayaa waxaa Shalay ku tartamay Aamina Maxamed Mursal oo ah la-taliyaha dhinaca Haweenka & xaquuqul ins aanka ee Madaxweynaha Koonfur Galbeed iyo Aamino Xuseen, waxaase kursiga kusoo baxday Aamina Maxamed Mursal oo heshay Codad dhan 79 Cod halka musharrixii la tartamayey ee Aamina Xuseen ay heshay codad dhan 12 cod, Waxaana halaabay 6 Cod.

Kursiga Saddexaad ee HOP154 ayaa waxaa ku guuleysatay Sareeda Maxamed Cabdala oo Afartii sano ee la soo dhaafay ku fadhisay, wax aana ay heshay Codad dhan 89-cod halka mu sharaxii la tartamaysay ee Fardowsa Ibraahim Cabdi ay heshay 8-cod, Waxaana halaabay 4-cod.

Shalay ayaa qorshuhu ahaa in la doorto ilaa Afar kursi, waxaana dib loo dhigay kursigii uu ka geeriyooday Alle u Naxariistee Maxamuud Max amed Bono ee HOP193, waxaana Maamul ka Ko onfur Galbeed uu ilaa iyo hadda qabtay door ashada 10 kamid ah kuraasta Golaha Shacabka.

Cali Gudlaawe oo Duubabka Dhaqanka Hir-Shabeelle kala hadlay Arrimaha doorasho oyinka

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa kulan kula qa atay qaar kamid ah duubabka dhaqanka Hirshab eelle.

Madaxweynaha iyo duubabka dhaqanka ay aa iska xog wareystay xaaladaha guud ee deeg aannada Hirshab eelle gaar ahaan Arri maha door ashooyin ka. Madaxw eynaha ayaa uga mahad celiy ay duu babka doorka muuqda ay ku lahaaye en dhismihii Hirshabeelle iyo doorkii muuqda ay ku lahaayeen dow lad dhiskii Soomaaliya.

Sidoo kale Madaxweyne Guudlaawe ayaa Od ayaasha Dhaqanka u sheegay inay door muuqda ku yeelan doonaan doorashada Golaha Shacab ka oo si daah furan uga qabsoomi doonta Hirsh abeelle.

Kenya oo soo bandhigtay Magaca Nin ku eedeysan weeraro ka dhacay dalkaas

Warbixin ay dhawaan soo saareen laamaha amaanka Kenya ayaa lagu sheegay in muwaadin Irani ah oo lagu magacaabo Mohammed Saeid Golabi uu ku lug lahaa falal argagixisanimo oo ka dhacay gudaha Kenya iyo wadamada dariska ah.

Golabi, oo la rumeysan yahay inuu si joogto ah u booqdo Kenya iyo gobolka, ayaa lagu soo war ramayaa inuu udub dhexaad u yahay qorshaya asha argagixsada ee lagu beegsanayo danaha maxalliga ah iyo kuwa Israel ee Kenya.

Ilo-wareedyo badan oo booliska ka tirsan ay aa Wargeyska Star u sheegay inay la socdeen dhaqdhaqaaqyada argagixisanimo ee Golabi iyo qaar ka mid ah saaxiibadiisa deegaanka, waxay na ku qanceen inuu jiro xiriir ka dhexeeya isaga iyo dhaqdhaqaaqyada argagixisada.

"Waan soo bandhignay isaga iyo xiriirkiisa waqti ka dib. Waxaan haynaa sabab nagu filan oo aan ku aamino inuu la shaqaynayey kooxah aas argagixisada ah,” ayuu yiri sarkaal sare oo ka tirsan Qaybta Booliska la-dagaalanka Argagixi sada.

Golabi ayaa looga shakisan yahay inuu ya hay sarkaal sirdoon oo Iran ah wuxuuna la shaq eeyaa koox Kenyan ah si ay u ururiyaan sirta ka dhanka ah xarumaha gaarka ah iyo kuwa dowlad da labadaba iyadoo la doonayo in la weeraro.

Ma jiro wax hadal ah oo ka soo baxay dowladda Iran.

Warbixinta amniga, oo uu qoray wargeyska The Star, ayaa soo bandhigeysa dib u soo lab ashada howlgallada ammaanka ee dalka Kenya ka dib markii dhawaan xabsiga Kamiti ugu sarree ya ay ka baxsadeen saddex ku eedeysan falal ar gagixisanimo, kuwaas oo kala Musharaf Abdal la, Joseph Juma Odhiambo iyo Mohamed Ali Abii kar. Saddexda qof ee baxsadka ah ayaa dib loo qabtay iyagoo ku sii jeeda Soomaaliya si ay dib ugu biiraan Ururka Al-Shabaab ee fadhigeedu ya hay Soomaaliya.

Dhawaan, madaxweyne Uhuru Kenyatta ay aa ugu baaqay hay’adaha ammaanka inay xooj iyaan ilaalinta iyo howlgallada kale ee lagu su ga yo ammaanka si dalka looga ilaaliyo khataraha di badda iyo gudaha.

Muuse Biixi "Waxaan Ku Garab Taagan ah ay Dowladda Itoobiya Dagaalka Ay Kula Jirto TPLF”

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi, ay aa lasoo tabiyay inuu taageero u muujiyay dow la dda Itoobiya ee dagaalka kula jirta xoogagga fal laagada ah ee TPLF, sida ay sheegtay Warbaahi nta Fa na ee ku hadashada afka do wladda.

Fana ayaa warkan bogge eda Facebook ku daabacday 28-kii bishan Nov. "Waxaan garab ta agannahay ololaha badbaad ada ah ee ay D/Itoobiya ka waddo waqooyiga dalkaas,”

Fana ayaa soo xigatay ha dalk aas oo ay sheegtay inuu yiri madaxweyne Biixi. Mada xweynaha Somalil and ayaa sida lagu soo warra may hadalkan ka sheegay kulan uu xafiiskiisa ku la yeeshay mada xweynaha DDS Md.Mustafe Maxamed Cagjar. 2da hoggaaiye ayaa sidoo kale ka wada hadlay sida loo ballaarin karo xiriir ka ganacsi iyo midka dhaqaale ee u dhaxeeya labada dhinac.

TPLF Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Hadalkii Kasoo Yeeray Muuse Biixi

Iyadoo Madaxweynaha Somaliland, Muuse Bii xi uu taageero u muujiyay dowladda Itoobiya ee dagaalka kula jirta xoogagga fallaagada ah ee TPLF, ayaa waxaa arrintaasi ka jawaabay Af-ha yeenka Tigreyga Gatachu Reda.

Afhayeenka tigreega ayaa sheegay in Ra’iisul Wasaaraha Itoobi ya Abiy Ahmed uu dhabar jebin uu ku sameeyay So maliland, taasi oo carrab ka ku dhiftay in aysan jirin sabab uu u taageero, waa sida uu hadalka u dhig aye. "Somaliland Ma Ilowsana dhabar jabintii Abiy ku samaynayay markuu farmaajo heshiiska la sa xeexday’’ ayuu yiri Afhayeen TPLF Gatachu Reda, mar uu ka jawaabyay war la faafiyay oo ku aaddana in Muuse Biixi uu taageero la garab tag an yahay Dowladda dhexe ee Itoobiya, sida lagu baahiyay Warbaahinta Fana ee ku hadashada afka dowladda Itoobiya.

Afhayeenka TPLF Gatachu Reda ayaa hadal kaa jeediyay, isaga oo la hadlaayay shabakadda Tigree News, ee baahisa wararka jabhadda dagaalka kula jirta Dowladda federaalka Itoobiya Tigreega.

Sidoo kale Afhayeenka ayaa inta ku daray in shacabka Somaliland aan la qaldi Karin sidoo kalena, Abiy Ahmed uu wado marin habaabin iyo sidii danihiisa uu uga fiirsan lahaa Gobolka, isa goo ku eedeyay iska horkeenid.

hadalka Afhayeenka Tigreega ayaa imaana ya, iyadoo Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi uu taageero u muujiyay dowladda Itoobiya ee dagaalka kula jirta xoogagga fallaagada ah ee TPLF.

"Waxaan garab taagan nahay ololaha badba adada ah ee ay dowladda Itoobiya ka waddo wa qooyiga dalkaas,” Fana ayaa soo xigatay hadal kaas oo ay sheegtay inuu yiri madaxweyne Biixi.

Madaxweynaha Somaliland ayaa sida lagu soo warramay hadalkan ka sheegay kulan uu xafiiski isa kula yeeshay madaxweynaha dowlad deega anka Soomaalida Mustafe Maxamed Cagjar

Heshiis Xasaasi Ah Oo Mareykanka Iyo Iran Uga Furmaya Vienna

Wadahadalo xasaasi ah oo Iran lala yeelan ayo si looga hortago burburka heshiiskii Nukl iye erka ayaa dib uga furmaya Vienna shan bil ood kadib. Saraakiisha ayaa ka wad ahadli doona suurtagalnim ada ku soo laabashada Mareyka nka ee heshiiskii 2015, kaasoo xaddidayay dhaq dhaqaaqa Nukliyeerka ee Iran taa beddel keeda laga qaadayo cunaqabat eyn ta.

Iran ayaa jebisay ball amihii muhiimka ahaa tan iyo markii uu xilligaas xilka ka dagay madaxweyne Donald Trump 2018 kaas oo dib u soo cel iyay cunaqabateyntii Mar eykanka.

Joe Biden wuxuu diyaar u yahay inuu kor u qa ado haddii Iran ay ka noqoto jebinta xeerarkaas. Laakiin Iran waxa ay doonaysaa in Maraykanku uu qaado talaabada ugu horreysa.

Dublamaasiyiinta reer galbeedka ayaa ka digay in wakhtigu ka dhamaanayo wada xaajoo dka xalkiisa, sababo ah horumarka la taaban ka ro ee Iran ay ka samaysay barnaamijkeeda taya ynta Yuraaniyaamka, taasi oo ah dariiqa suurt ogalka ah ee loo maro bamka Nukliyeerka.




 


 

UNOPS JOBS


 

Finance Senior Officer


Job categoriesFinance

Vacancy code VA/2021/B5001/22895

Level ICS-9

Department/officeNYSC, Peace and Security Cluster

Duty station Mogadishu, Somalia

Contract typeFixed Term

Contract levelP2

Duration One year initially, renewable subject to satisfactory performance and funding availability

Application period 26-Nov-2021 to 10-Dec-2021

 

Applications to vacancies must be received before midnight Copenhagen time (CET) on the closing date of the announcement.


Background Information - PSC


Peace and Security Cluster

 

The UNOPS Peace and Security Cluster (PSC) is a principal service provider in the field of mine action with the United Nations Mine Action Service (UNMAS), UNDP, UNICEF, Governments of mine-affected countries and other mine action partners. It is led by the Director, who has overall authority and accountability for the performance PSC on behalf of its clients. TheDirector is responsible for administering and providing oversight of the day-to-day management of the Project Field offices, both according to the client requirements and in line with UNOPS rules and regulations.

UNMAS

United Nations Mine Action Service (UNMAS) is a division of the Office of Rule of Law and Security Institutions (OROLSI) in the Department of Peacekeeping Operations (DPKO). UNMAS is mandated by the United Nations General Assembly (RES/68/72) to ensure an effective, proactive and coordinated response to the problem posed by a wide range of explosive hazards. Legislative mandates also recognize UNMAS technical expertise in responding to threats posed by unsecured and unsafe conventional weapons and ammunition stockpiles. As an office within DPKO, UNMAS supports peacekeeping and special political missions in accordance with Security Council mandates.

UNMAS as a component of the United Nations Support Office in Somalia (UNSOS) provides explosive hazard management capacities, including mitigation, to AMISOM as part of a logistical support package. Non-lethal tactical advice and analysis are delivered by UNMAS technical advisors located in each AMISOM Sector Headquarters and at AMISOM Force Headquarters, who support AMISOM planning and operations. UNMAS support includes both enabling ("operate in spite of IEDs”) and response ("defeat the device”).As a component of the UN Mission in Somalia (UNSOM) UNMAS also supports the Federal Government of Somalia, including the Somali Police Force, Somali Explosive Management Authority and National Security Advisor.

Functional Responsibilities


Under the direct supervision of the Budget Manager. The incumbent is responsible for the following duties and responsibilities

1. Ensures Implementation of operational strategies and procedures:

·Full compliance with UN/UNOPS rules, regulations, and policies of financial activities, financial recording/reporting system and follow-up on audit recommendations; implementation of effective internal controls, proper functioning of a client-oriented financial resources management system.

·Continuous analysis and monitoring of the financial situation of the Project to ensure accurate reporting are provided to management for decision making.

·Ensure full compliance with the requirements of the UNOPS Financial Rules and Regulations in all financial transactions, recording, reporting, etc.

·Implements key aspects of budget preparation and management towards the achievement of the following:

·Coordination of the preparation of the field operating budget; review of budget submissions, regular analysis and reporting on the budget approvals and the delivery situation; monitoring of expenditures against budget allotments and reporting on variances.

·Identification of administrative budgetary requirements; provision of guidance on guidelines for budget preparation.

·Review and update of guidelines, procedures in light of changing circumstances or for the purpose of complying, streamlining and/or strengthening of existing financial and budgetary procedures

·Review, analysis and revision of data with respect to the finalization of cost estimates and budget proposals, in terms of staff and non-staff requirements submitted by project managers; review of budget proposals for reasonableness, consistency with the organizational goals and priorities.

·Monitoring of budget implementation, expenditure levels against allotments and determination/recommendation of reallocation of funds when necessary

·Status of budgetary allocations monitored on an ongoing basis; networking with clients to strengthen budget management and take corrective actions when required. Provision of information to supervisors and other UNOPS colleagues at HQ on the results of the investigation when satisfactory answers are not obtained.

·Collaboration in the improvement of the UNOPS Project Budget formulation system, with the cooperation of the Information Technology, ensuring relevance of system at all times by updating and proposing change to facilitate financial management of project and enhance financial reporting.

·Review and appropriate recommendations with respect to the finalization of budgetperformance reports, analysing variances between approved budgets and actual expenditures.

2. Cash management: provides review, contributions and support towards the achievement of the following:

·Organization and oversight of cash management processes, including liquidity management, recommendation of imprest level, risk assessment, bank relationship management, timely accounting and reconciliation of all transactions, security for cash assets on site.

·Timely review of cash position for local accounts to ensure sufficient funds on hand for disbursements; identification and recording of receipts for income application.

·Establishment of efficient local banking arrangements and compliance with local financial and banking regulations

·Building of project capacity to effect payments using ERP/OneUNOPS and/or Imprest Accounts.

·Monitoring of the delivery and income of the Fund

·Discussion and communication with the project support colleagues on the savings or potential concerns that may require further review.

3. Accounts and payments: Ensures and is accountable for key elements of the following:

·Analysis and elaboration of proposals for the internal expenditures’ control system which ensures that vouchers processed are matched and completed, transactions are correctly recorded and posted in ERP; invoices; travel claims and other entitlements are duly processed.

·Quality control of the ledger accounts by performing ongoing review, analysis and reconciliation of accounts.Review discrepancies and initiate timely corrective actions. Control of the Accounts Receivables for UNOPS projects and follow up with HQ on cash availability.

·Ensuring preparation of financial records, statements and reports as required or approval of the work of subordinates; coordination response to internal and external audit queries;

·Ensuring proper receipt, management, safeguarding and disbursement of payments handled by the field; review, modification, initiation and implementation of internal control procedures in coordination with Headquarters;

·Proper control of the supporting documents for payments; preparation of all types of vouchers; Pay Cycle and payments execution;

·Preparation of timely financial reports for submission to the funding agency in accordance with UNOPS rules, and in line with the established procedures;

·Monitoring of financial exception reports for unusual activities, transactions and investigation of anomalies or unusual transactions;

·Ensuring proper maintenance of the Accounts Receivables for UNOPS projects and follow-up with partners on contributions, deposits creation in ERP and their application to AR pending items.

4. Knowledge building and knowledge sharing.

·Organize, facilitate and/or deliver training and learning initiatives for personnel on Finance related topics.

·Contribute to Financial management knowledge networks and communities of practice by providing collaborative synthesis of lessons learnt and dissemination of best practices in financial management.

·Collect feedback, ideas, and internal knowledge about processes and best practices and utilize productively.

5. Team Management

·Facilitate the engagement and provision of high quality results and services of the team supervised through effective performance management, coaching, and promotion of learning and development.

·Provide oversight, ensuring compliance by team members with existing policies and best practices

Competencies


Treats all individuals with respect; responds sensitively to differences and enc...

 

Education/Experience/Language requirements


a)Education

·An Advanced University Degree (Masters' Degree or equivalent) with two years of relevant work experience;OR

·A First Level University Degree (Bachelor’s Degree or equivalent) with four years of relevant work experienceis required.

b)Experience

·Relevant experience is defined as experiencein Accounting, Finance, FinancialAnalysis, Budget, Budget Analysis, Business Administration, Public Administration or Economics.

·Experience in preparation of financial statements, financial reports or budget reports is required;

·Computer Literacy is required.

c)Language

·Fluency in English (spoken, reading and written) is required

Contract type, level and duration


Contract type:Fixed-term Staff Contract Contract level:P2/ICS 9 ...

Additional Considerations


Please note that the closing date is midnight Copenhagen time Applications ...

Background Information - UNOPS


UNOPS is an operational arm of the United Nations, supporting the successful implementation of its partners’ peacebuilding, humanitarian and development projects around the world. Our mission is to help people build better lives and countries achieve sustainable development.

UNOPS areas of expertise cover infrastructure, procurement, project management, financial management and human resources.

Working with us

UNOPS offers short- and long-term work opportunities in diverse and challenging environments across the globe. We are looking for creative, results-focused professionals with skills in a range of disciplines.

Diversity

With over 4,000 UNOPS personnel and approximately 7,000 personnel recruited on behalf of UNOPS partners spread across 80 countries, our workforce represents a wide range of nationalities and cultures. We promote a balanced, diverse workforce — a strength that helps us better understand and address our partners’ needs, and continually strive to improve our gender balance through initiatives and policies that encourage recruitment of qualified female candidates.

Work life harmonization

UNOPS values its people and recognizes the importance of balancing professional and personal demands


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip