HALKAAN KA AKHRISO:- WARGEYSKA M. TIMES EE MAANTA OO AH ISNIIN 29-KA NOVEMBAR 2021-KA
RW Rooble Oo Ballan Qaad U Sameeyay M/ Musharixiinta, Ka dib Kulankii Shalay
Kulan ay Shalay isugu yimaadeen Ra’iisul Wasaaraha XFS iyo Xubnaha Midowga Musha raxiinta ayaa wax ay uga wada hadleen arimaha doorashooyinka dalka .
M/Musharaxiinta ayaa walaac weyn ka muuj iyay daahfurnaan la’aanta ka jirta doorashooyinka dalka ka soconaya iyo sida aaney raali uga noqon karin habka ay iminka wax u socdaan.
R/ Wasaaraha ayaa Madaxda Musharaxiinta uga warbixiyay dadaalkiisa joogtada ah ee la xariira xaqiijinta hufnaanta doorashada waxa uuna la wadaagay inuu faray Guddiyada doorashada in ay waajiboodkooda u gutaan si waafaqsan habr aacyadii lagu hishiiyay ee doorashooyinka.
R/Wasaaraha isaga oo tixgalinaya tabashooy inka la xiriira daahfurnaanta doorashooyinkaee ay muujiyeen Midowga Musharaxiinta ,dareenka shacabka Soomaaliyeed iyo Bulshada Caalamk a ayaa waxa uu ballan qaaday in G/Wadatashi ga Qaranka uu yeelan doono kulan ku saabsan sidii si wadajir ah looga shaqeyn lahaa in doora shooyinka dalku ay u dhacaan si hufan loona saxi lahaa qaladaadka jira.
R/Wasaaraha ayaa sheegay in Guddiyada Doorashooyinka heer D/Goboleed & heer Feder aal uu u qabanayo sidoo kale shir foogaan arag ah kaas oo lagaga hadlaayo daahfurnaata door ashada isaga oo caddeeyay in lala xisabtamaayo cid kasta oo ku xadgudubta hufnaanta doora shada.
D/F/Soomaaliya oo qorsh eynaysa inay doora shada ka soo wareejiso M/Beledweyne
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa qor sheynsaysa in doorashada laga soo wareejiyo M/ Beledweyne laguna qabto Caasimadda Muqdi sho gaar ahaan dugsiga tab abarka Booliska Soomaali yeed sida ay HOL ugu wa rameen ilo xog-ogaal ah oo ka tirsan Xafiisyada Sare ee dowladda.
Sida aan xogta ku helnay qorshahan kuma ko obna in doorashada laga soo wareejiyo M/ Beledweyne, waxaase qeyb ka ah in doorashada ka dhici lahayd gobolka Gedo iyadna loo soo war eejiyo Caasimadda Muqdisho
Hirshabeelle ayaa kuraasta G/Shacabka loo asteeyay in 25 kursi doorashadooda lagu qabto Beledweyne halka Jowhar 13 kursi lagu qabana yo oo isku geyn ah 38 Kursi. Gobolka Gedo, M/ Garbahaareey ayaa iyadna hore loogu asteeyay inay ka dhacdo doorashada 16 kursi oo ka mid ah kuraasta yaala dowlad goboleedka Jubaland.
Sida aan xogta ku helnay iskudaygan ay dowl addu damacsantahay inay doorashada uga soo wareejiso magaalada Beledweyne ayay sabab uga dhigayaan ineysan suurtagal aheyn in doora sho ka dhacdo M/Beledweyne iyagoo sheegay in loo diiday inuu tago Madaxweynaha Hirshabelle M/Beledweyne oo ay sheegeen inay mas’uuliyadi Isa ka mid tahay qabashada doorashada si la mid ah midii Aqalka Sare ee lagu soo gaba-gab eeyay M/Jowhar. Hase yeeshee doodan mid ka duwan waxaa qaba siyaasiyiin iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ka soo jeeda gobolka Hiiraan kuwaas oo ku adkeysanaya iney doorashadu ka dhacdo magaalada Beledweyne.
Xogta ayaa sidoo kale tibaaxeysa in xubno ka tirsan beesha caalamka kuwooda ka howlgala Muqdisho ay dowladu la wadaagtay ineysan suur tagal aheyn doorasho in ay ka dhacdo M/Beledw eyne haddii aanu madaxweynihii D/G/Hirshabelle tagi karin mid ka mid ah 2dii deegaan ee loo as teeyay inay ka dhacaan doorashooyinka. Balse sida ku cad heshiiskii 17-kii Sibteembar, 2020, & midkii 27 May, 2021 ayaa 2duba dhigaya in doo rashada xubnaha baarlamaanka Aqal ka Hoose ay ka dhacdo 2 deegaan oo ka mid ah D/Gbole ed kasta ee hore loogu astee yay.
Tan iyo markii madaxweyne loogu doortay Ca li Guudlaawe magaalada Jowhar oo hore madax weyne ku xigeen ugu ahaa maamulkaas 2dii ma daxweyne ee ka horeeyay oo ka soo jeeday G/ Hiiraan, ayaa kacdoon ka dhan ah Hirshabelle ka bilowday degaamo ka tirsan Hii raan oo uu hor kacayo Jeneraal Abuukar Xaaji Warsame Xuud kuwaas oo diidan hanaanka saa mi qeybsi ee D/ G/Hirshabelle ku dhisantahay, iyagoo ku dooda ya in G/Sh/dhexe isku darsaday caasimadii iyo xi lalka kale ee ugu sareeya D/G/Hirshabelle oo uu ku jiro midka madaxweynaha.
Qorshahan cusub ee wali socda ee Dowlad du damacsantahay inay degaan doorasho ku be desho wuxuu ku soo beegmayaa xilli ay taba shooyin farabadan ka soo baxayaan boob iyo ku shubasho la sheegay in loo geystay kuraasta qa ar lagu soo doortay DG/yedyada Galmudug & K/ Galbeed, kuwaas oo midowga musharixiinta ay sheegeen in hanaanka doorasho ee kuraastaas loo maray ay diidanyihiin, iyagoo ku goodiyey in ay ka ta shanayaan haddii aan wax laga qaban tabashooda.
Lama oga sida uu ku hirgali doono qorshahan cusub ee dowladda, iyadoo uun bartamihii bish an agabka codbixinta doorashada kuraasta Gol aha Shacabka la gaarsiiyay M/Beledweyne.
Xigasho:hiiraan.com
Xubno ka tirsan DFS & dowlad Goboleedy ada oo shir uga furmay Kismaayo
M/Kismaayo ee G/J/Hoose ayaa waxaa Shal ay ka furmay Shirka Waxbrashada Dalka, kasoo oo lagu gorfeyn doono Horumarinta Manhajka Waxbarasha da Iyo Hannaanka Imtixaa naad ka Dalka.
SHirka waxaa goobjoog ka ah Wasaaradaha Waxbarashada Federaalka, dhammaan Maamul Goboleedyada dalka iyo G/ Banaadir. Shirka oo socon doona muddo 3 Cisho ah ayaa waxaa Madaxda ay diirada ku saarayaan daadajinta Adeegyada Waxbarasha da iyo xoojinta taya-dhowrka Waxbarashada.
Shirkaan ayaa waxaa uu noqonayaa shirkii 2aad oo ay yeesheen Xubno ka socda Wasaara daha waxbarashada DFS & D/Goboleedyada, wa xanaa geba-gabadiisa laga soo saari doonaa Warmurtiyeed ku saabsan waxyaabihii ay ku he shiiyeen.
Midowga Musharaxiinta oo faahfaahiyay waxyaa bihii ay kala hadleen Rooble
Golaha Midowga Musharaxiinta xilka Madax weynaha Soomaaliya oo Shalay kulan la yeesh ay R/wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kala hadlay boobka ka taagan doo rashada xildhibaanada G/Sh/B/ S. oo bulshada Soomaaliyeed ay Cabasho xoog leh ka muujiyeen.
Afhayeenka Midowga Musharax iinta Daahir Maxamuud Geelle ayaa sheegay in ay go’aansa deen in R/wasaaraha Soomaaliya ay siiyaan fursad uu ku saxo khalaadaadkii baahsa naa ee ka dhacay doorashada Xildhibaanada G/Shacabka. Musharax Md.Daahir waxaa uu cad deeyay in M/Musharaxiinta aysan marnaba ku qa nci doonin wixii dhacay iyo dadkii loo diiday xaqii ay u laahaayeen in ay wax doortaan iyagana la doorto ilaa ay ka helayaan Caddaalad buuxda.
"Qof kasta oo dulmana ah waa inuu caddaala d helaa caddaaladdaasna waxay ku imaaneysaa in la saxo falaadkii iyo hannaankii qaawanaa ee boobka lagu sameeyay doorashooyinka, waxaan rabnaa inaa R/Wasaaraha fursad u siino inuu la kulmo G/Wadatashiga Qaran si wax loo saxo ”Ay uu yiri Dahir Maxamuud Gelle.
Waxaa uu sidoo kale sheegay in ay sii wadi doonaan kulamada ay la yeelanayaan qeybaha kala duwan ee bulshada si looga hadlo badbaa dinta dalka. R/wasaaraha Soomaaliya Md. Roob le ayaa dhankiisa Shalay Caddeeyay inuu qirsan yahay in boob loo geystay kuraas ka mid ah gola ha Shacabka.
Midowga Musharaxiinta ayaa ka dalbaday R/ Wasaare Rooble inuu joojiyo doorashada G/ Sha cabka oo ay ku tilmaameen in hannaanka loo ma rayo ay tahay mid boob ah, illaa haddana doora shooyinka dhacay aanay aheyn kuwo daah furn aa.
Markabkii Ugu Horreeyey Oo Shalay Kusoo Xirtey Dekedda Garacad
Waxaa oo Shalay Axad Aheyd Dekadda cus ub Garacad ee G/ Mudug ee Maamulka Puntland ku soo xirtay Markabkii ugu horeeyay oo sida Shixnad qalab ah, kaasi oo sida aan xogta ku helnay kasoo shareecday Dubai.
Markabkaan oo ah nooca xamuulka qaado ah ayaa si da Shixnad qalab ah oo isu gu jirta qalab loo gu tala-gal ay in lagu dhameystiro dhimaha Dekedda Garac ad iyo gaadiid nooca Soomaalida u taqaano Qoo qanta.
Dekadda ayaa waxaa ku sugan Wasiiro, Xil dhibaano iyo Mas’uuliyiin kala duwan oo ka so cda Maamulka Puntland, kuwaasi oo ka qeyb ga laya madasha xariga looga jarayo soo dejinta Shixnada uu sido Markabka Shalay kusoo xirtay dekadda cusub ee Garacad.
Sidoo kale Dekadda waxaa ayaa ku sugan Guddoomiyeyaal Degmo, Ganacsato, qurbojoog iyo xubno kale, waxaana Maamulka dekadda ay sheegeen in Markabka si wanaagsan ugu soo xir tay Dekadda, kaasi oo kasoo shareecday Dubai. Dekedda Garacad ee Gobolka Mudug ee Puntla nd oo uu dhismaheedu soo bilowday sanadkii 20 18-kii ayaa dhowaan la dhameystiray qeyb dhee g-saarka 1-aad ee ugu muhiimsan ay maraakiib tu soo galaan.
Dekedda Garacad ayaana noqonaysa Deke ddii labaad ee yeelato Puntland, waxaana Dhis maha Dekedda uu yahay mashruuca ugu weyn ee ka socda guud ahaan Soomaaliya, iyadoo dhaqaalaha ku baxay iska leh ganacsato Soom
aaliyeed oo u badan reer Puntland.
Afar kamid ah Golaha Shacabka oo Shalay lagu doortay Baydhabo
Shalay waxaa Magaalada Baydhabo ka dha cday doorashada Afar kamid ah kuraasta Golaha Suacabka oo uu kujiro kursiga HOP103 oo horay ugu fadhiyay guddoomiyihii hore ee Golaha Sha cabka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.
Kursiga koowaad ee HOP103 ayaa waxaa ku guuleystay Maxamed Cali Xasan oo ah Wasiirka howlaha Guud & Guryeynta Koonfur Galbeed oo helay Codad dhan 78 halka musharaxii la tartam ayey ee mukhtar Cali Ibraahim uu heley Codad 18 Cod, waxaana halaabay 4 Cod.
Kursigaan HOP-103 ayaa guddiga doorasho oyinka Heer Federaal ayaa ku dhawaaqeen inay hakiyeen doorashadiisa, balse Guddiga doora shooyinka Heer dowlad Goboleed ay sheegeen in uusan jirin wac dacwo ah oo ka timid sidaasina Shalay doorashadiisa ku qabteen, xilli Guddoom iyihii hore ee Golaha Shacabka Maxamed Cism aan Jawaari uu sheegay in loo diiday in uu u tar tamo.
Kursiga labaad ee Hop 189 ayaa waxaa ku ta rtamay Gudoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Sh.Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo kursiga an horay ugu fadhiyay & Xasan Cali Maxamed, balse waxaa kursiga ku guuleystay Gudoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Sheekh Aadan Max amed Nuur (Madoobe) oo helay 63 Cod Halka musharaxii la tartamayey ee Xasan Cali Maxam ed uu heley Codad dhan 11.
Kursiga 3aad ee Hop 042 oo ay horay ugu fa dhisay Hani Maxamed Aadan, balse meesha la ga saaray ayaa waxaa ku tartamay Cabdirisaaq Xaaji Cabdi (Midnimo) & Maxamed Cali Sheekh, waxaana kursiga ku guuleystay Cabdirisaaq Xa aji Cabdi (Midnimo) oo helay 80 Cod halka mu sharrixii la tartamayey ee Maxamed Cali Sheekh uu helay Codad dhan 15-cod
Kursigii ugu dambeeyay ee doorashada Sha lay ee HOP041 oo uu ku fadhiyay Idiris Cabdi Dhaqtar , laakin meesha laga saaray ayaa wax aa ku tartamay Nuura Mustaf Muqtaar & Muno Aasan Maxamed, waxaana kursiga ku guuleysat ay Nuura Mustaf Muqtaar oo heshay Codad dhan 83-cod halka musharaxii la tartamaysay Muno Aadan Maxamed ay heshay Codad dhan 15-cod, waxaana halaabay laba Cod.
Sidoo kale dhawaan ayaa waxaa la filayaa in M/ Baydhabo lagu qabto doorashada Afar kursi oo ka harsan 11 kursi oo guddiga doorashooyin ka heer Guddiga Doorashooyinka ay dhawaan sheegeen in doorashadooda la qabanayo.
Qaramada Midoobay Oo Maalmo Kadib War Kasoo Saartay Qaraxii Ka Dhacay Muqdisho
War qoraal ah oo uu soo saaray 26-kii Nofeem bar, Xoghayaha Guud ee Q/Midoobay, António Guterres, ayaa waxaa uu si adag u cam baareey ay weer arkii khamiistii aynu soo dhaafn ay ka dhacay M/M uqdisho. Xoghayaha Guud ee QM ayaa si adag u cambaareeyey weerarka, oo uu ku tilmaamay inuu ahaa mid argagixiso, kaa si gallaaftay no losha dad bad an, waxaana lala beeg saday kol onyada ka tirsan Q/Midoobay, oo mara yay ka soo horjeedka Dug siga Mucaasir ee magaalada Muqdisho, kaas oo dhaliyey waxyeello badan. Xog-hayaha Guud waxa uu tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska dadki geeriyooday waxa uuna caafimaad degdeg ah u rajaynayaa kuwo ku dha awacmay. Waxa uu ugu baaqay mas’uuliyiinta Soomaaliyeed in ay caddaalada hor keenaan ku wi ka dambeeyey weerarka.
Xog-hayaha Guud waxa uu intaa ku daray in uu taageero iyo garab-istaagga Qaramada Midooba y u muujinayaa Dowladda iyo Shacabka Soomaa liyeed dagaalka ay kula jiraanw waxa ay ugu yee raan Argagixisada. War-saxaafadeedkan waxaa 26-ki Nofeembar 2021 soo saaray Af-hayeenka Xog-hayaha Guud ee QM
Dowladda Somalia oo soo bandhigtay Xubno ka tirsan Al-Shabaab oo isku soo dhiibay
Ciidamada Booliska Soomaaliya ee ka ho wlgalla degmada Waajid ee Gobolka Bakool ay aa waxaa ay soo bandhigeen Saddex Xubnood oo ka tirsanaa Ururka Al-Shabaab, balse isku soo dhiibay Ciidamada iyo Maamulka degmad aasi Waajid.
3da Xubnood oo dhamaantood dhalinyaro ah ayaa lagu kala magacaabaa Ca bdirisaaq Ibraahim Isaaq, Xasan Maxamed Suuboow iyo Cabdullaa hi Ibraahim Goronyo, waxaana ay sheegeen in duruufo farabadan oo jira aawgood ay isaga soo baxeen Ururka Al-Sha baab oo ay ka tirsanaayeen.
Taliska Booliska degmada Waajid ayaa wax aa ay sheegeen in raggaan ay ka qeyb qaateen dagaalo ka kala dhacay, Awdheegle, Cumar Ba riir, laanta Buure iyo degaano ka tirsan Gobolka Bakool ee Maamulka Koonfur Galbeed.
Taliyaha Saldhiga Booliska degmada Waajid ee G/Bakool ayaa sheegay in dhalinyaradaan sa babaha ay uga soo baxeen Al-Shabaab ay tahay inay dhibaatooyin farabadan ku hayaan Shacab ka Soomaaliyeed, isla markaana ay soo dhawe eynayaan cid kasta oo kasoo tageeysa.
Waxaa uu hadalkiisa intaasi ku daray in rag aan ay Gobolo kale uga soo Shaqeeyeen Al-Sha baab, balse markii dambe Gobolka Bakool loo ke enay inay kordhiyaan Go’doonka ay Al-Shabaab ku hayaan degmooyinka Gobolkaas.
Bilihii la soo dhaafay ayaa waxaa ku kordhay degaannada Koonfur Galbeed Xubnaha ka tirsan Ururka Al-Shabaab ee isku soo dhiibaya Ciidama da DFS iyo kuwa Maamulka K/ Galbeed.
Askar Ka Tirsan Ciidanka Daraawiishta Puntl and Oo Ku Biiray Ciidamada PSF
Saraakiisha Ciidamada hay’adda PSF ayaa Shalay soo Bandhigay Ciidamo fara badan oo ka tirsan kuwa daraawiishta Puntland oo ay sheeg een inay ka goosteen dhinaca Maamulka Puntl and, waxaana Ciidankaas ay tiro ahaan gaaraya an 86 Askari.
Sarkaal u hadlay Ciidamada ku biiray hay’ad da PSF ayaa u sheegay inay kamid ahaayeen ku wa daraawiishta Puntland, isla markaana ay u soo wareegeen dhinaca PSF, wuxuuna sheegay Inay yihiin Askar tiro ahaan dhan Askari 86, kana soo baxay furimaha hore.
Waxaa uu Carabka ku dhuf tay Sarkaalka in la doonayay inay dagaal la gala an kuwa P SF oo ay isku difaac ugu jire en kooxaha kasoo horjeeda Puntland, isla mark aana arrintaas kasoo horjeedan, taasina ay keen tay inay iyaga ku biiraan.
Tallaabadan ayaa ku soo aadaya xilli saacado ka hor Duqa Magaalada Boosaaso uu sheegay in Ciidanka PSF ay laba Shalay kala noqdeen ga rab kamid ah ku biiray dhinaca Agaasimaha cus ub Amiin Cabdullaahi Xaaji Khayr halka garabkii kale weli la joogaan Agaasime Maxamuud Cisma an Diyaano.
Guddiga xallinta Khilaafaaadka oo hakiyay xildhibaaninimada loo doortay Yaasiin Farey.
Guddiga xallinta Khilaafaaadka Doorashada Dadban ayaa shaaciyay, iyaga oo fulinaya Hab raaca lagu dhisay Guddiga ee soo baxay I-dii Okt oober 2020 uu ku wargalinayo Gud diga Hirgal in ta Doorasho oyinka Heer Federal in dacwad laga ke enay Kursi Lumber HOP#067.
Kursigaan ayaa maalmihii la soo dhaafay, iy ada oo dood ka taagan tahay lagu doortay M/ Dhu usamareeb, waxaana ku soo bax ay Aga asimaha KMG ah ee Hay’adda NISA Ya asiin Ca bdullaahi Farey .
Qoraal ka soo baxay Guddiga xalinta khilaafa adka doorashooyinka ayaa lagu wargeliyay gu ddiga doorashooyinka Heer Federaal in la hakiyo natiijada ku dhawaaqista rasmiga ah ee Kursiga HOP#067 laga bilaabo 28/11/2021 ilaa inta go’ aan ay ka gaarayaan guddiga xalinta khilaafaadk a dacwadda laga soo gudbiyay kursiga.
Sidoo kale Guddigu waxaa ay sheegeen in baarintaanka cadaymaha, dhagaysiga dhinacya da ay khusayso dacwadu, iyo ga’aan ka gaarista dacwada ku dhamaystiri doonaan muddo todobo (7) maalmood gudahood ah oo ka bilaabanaysa 28/11/2021 Waxayna go’aanka ugu gudbin doo naa soo dacwoodayaasha iyo dhamaan dhinac yada ay Khuseyso muddo afar iyo labaatan saac adood (24) gudahood ah oo ka bilaabanaya mar ka go ‘aanka la gaaro.
Ugu dambayn, Guddiga ayaa ku wargaliyay Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka ee Heer
Federaal (GHDHF) iyo Guddiga Maamulka Door ashooyinka ee Galmudug in ay si dhaw
shaqeeyaan xubnaha Guddiga xalinta khilaa faadka ee dacwadan gacanta ku haya si loo helo xog dhameystirsan isla markaana dhawraan waqtiyada dhagaysiga dacwada ee lagu qeexay habraacyadii ka soo baxay.
Kursiga HOP#067 oo degaan doorashadiisu tahay Galmudug ayaa waxaa ka taagneyd muran xoogan kadib markii musharrixiin uu ka mid yahay Taliyihii hore ee NISA Janeraal Tuuryare ay sheegeen in laga hor istaagay inay u tartamaan.
Puntland oo Bangiga Adduunka ka codsatay in mashaariicda aan loo soo marsiin
DFS
Waxaa ku soo gabagaboobey xarunta Wasa arada Maaliyadda Puntland ee M/ Garoowe Shir u dhaxeeyay Madaxda Wasaaradda Maaliyadda iyo Bankiga Adduunka , kulanka ayaa ujeedkiisu ahaa sidii loo dul istaagi la haa waxqabadyadii masha ariicda hormarinta hanaan ka Maaliyadda, dib u hab eynta Maamulka Maali yada iyo Cashuuraha Bankiga Adduunku uu ka taageero Wasaaradda Maaliyadda Puntland.
Kulankan, oo socday muddo saddax bari ah aya a la isla eegay guulihii laga gaaray qorsha hawle edka iyo dardar galinta mashuurca PFM/DRM , guulihii/natiijadda la gaaray, sanadkii ugu danbe ey ey, tubtii loo maray iyo tallaabooyinkii la qaa day.
Hawl wadeenadda, ayaa soo ban-dhigay warbixino la xiriira waxqabadyadii la gaaray iyadoo la dul istaagay shaqooyinka la qabtay iyo hababka loo qabtay, waxaana laga sameeyay dood furan oo la isla fahmay.
Wasiirka Maaliyadda Puntland , Xasan Shire Cabdi, ayaa u mahad celiyay masuuliyiinta ka socda Bankiga Adduunka isagoo ku booriyay in ay sii kordhiyaan wada shaqeynta iyo iskaashiga ay la leeyihiin Puntland,.
Wasiirka, ayaa Madaxda Bank Adduunka ee Mashaaricda PFM/DRM kula dardaarmay in mashaariicda si toos ah loogu soo hagaajiyo Puntland, madaama ay fashilmeen mashaariicdi la soo marshay DF ee Soomaaliya
Askari ka tirsan ciidamada dowladda oo weer aray garoon kuna dilay dhowr cayaartooy
Wararka naga soo gaaraya G/Gedo ayaa sheegaya in Dorraad gelinkii dambe askari "ka tir san” ciidamada dowladda uu rasaas ku furay dad shacab ah oo xilligaas ku sugnaa garoon lagu ciyaar
ayay kubadda cagta oo ku yaalla gudaha degm ada Beled-xaawo, waxaana ka dhashay khasa are dhima sho leh.Askariga oo ku hubeysnaa qor ay Ak47 ah, isla-markaana ku soc day Mooto Baj aaj ayaa la sheegay inuu tegay ga roonka, xilli ay ka socotay ciyaar, kuna sugn aayeen dadweyn fara badan, wuxuuna kadib ooda uga qaaday rasaas, sida ay sheegeen dad goobjoogayaal ah.
Inta la xaqiijiyey waxaa dhacdadaasi ku dhi ntay ugu yaraan labo wiil oo ka mid ahaa dhal inyarada ciyaartoyda ee degmada Beled-xaawo, waxaana lagu kala magacaabi jiray, Zakariye Axmed Gaarane iyo Sharma’arke Cabdul, sida uu Aadan Cumar Barkhadle u sheegay VOA.
Barkhadle oo ka mid ah waxgaradka Magaal ada ayaa sheegay inuu si bareer ah askarigaasi rasaasta ugu furay ciyaartoyda iyo dadkii kale ee daawanayey ciyaarta xilligaasi socotay.
"Wuxuu ahaa nin orod ku yimid iyo qof dan-leh Bajaaj ku socday Bajaajta marka ay soo ista agtayna qoriga xabadda raacsaday naga leexi la yiri markii naga leexi la yiri meeshii uu ka leexin lahaa dadka qoriga ujeed kasta uu lahaaba rasa astii buu ooda uga qaaday labadaa wiil ayeyna haleeshay siyaabo halis ahna ayey ugu dhacd ay,” ayuu yiri Aadan.
Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in labada wiil ee geeriyootay ay ahaayeen dhalinyaro aad u firfircoon, isla-markaana si weyn looga yaqa anay deegaanka. "Labada wiil ee ka midka ahaa dhalinyarada ciyaartoyda ee degmada Beled-xaawo weliba kuwooda la oran karo waa ubaxii hadda soo kacaayey oo ugu yar yar laba nin oo maashaa allaah oo firfircoon-bey ahaayeen oo aad u wanaagsan, aad loo jecelyahay,” ayuu raaciyey.
Wararkii ugu dambeeyey ayaa haatan sheega ya in gacanta lagu soo dhigay askariga lagu eed eeyey inuu ka dambeeyey falkaasi, kaas oo isku dayey inuu baxsado, waxaana socda baaritaano dheeri ah oo ku aadan dhacdadaasi ay waxyeela da kasoo gaartay ciyaartoyda.
Si kastaba, lama oga sababta rasmiga ah ee uu askariga u beegsaday garoonka ay xilligaas ciyaarta ka socotay, mana jiro war rasmi ah oo ka soo baxay maamulka gobolka Gedo.
Muuqaallo sir ah oo muujiyey dalka hubka badan siinaya dowladda ABIY AHMED
lagu qaaday satellite-ka oo ay heshay Al-Jaz eera ayaa shaaca ka qaaday in dowladda Imaar aadka Carabta ay taageero militari oo baaxad leh siineyso dowladda Ethiopia ee dagaalka kula jirta mucaaradka Tigray-ga.
Baarayaasha hel ay sa wirrada ayaa isha ku hay ey muddo saldhigyo ciid amada cirka ah oo ku yaalla Imaaraadka Carabta iyo Ethiopia, waxay na heleen caddeymaha in ka badan 90 duulim aad oo isaga kala gooshay saldhigga Sweihan ee Abu Dhabi iyo kan Harar Meda ee koonfurta magaalada Addis Ababa, intii u dhaxeysay Sept ember iyo October 2021. Asalka duulimaadyada badankood ayaa la qariyey ama la geliyey diiw aanka duulimaadyo kale oo caadi ah oo aysan laheyn.
Daabulaadda hubka ayaa waxaa qandaraas ku qaatay laba shirkad oo gaar loo leeyahay oo mid laga leeyahay Spain, taasi oo sameysay 50 duulimaad iyo mid laga leeyahay Ukraine oo sa meysay 30, sida ay ogaatay Al-Jazeera.
Ma cadda haddii hubkan ay bixineyso dowla dda Imaaraadka Carabta iyo haddii ay tahay un marin hubka ay marinayaan dowlado kale.
Dhaxal-sugaha Abu Dhabi, oo ah hoggaamiyaha dadban ee Imaaraadka Carabta Mohamed Bin Zayed, ayaa iska dhiga inuu yahay nabadeeyaha iyo dhex-dhexaadiyaha Geeska Afrika. Hase yeeshee shaac ka qaadistan ayaa tilmaameysa in Imaaraadka uu taageero xooggan ku siinayo Ethiopia dagaalka ay kula jirto Tigray-ga.
Arrintan ayaa imaneysa ayada oo dowladda Abiy ay bilihii tegay jab xooggan kala kulantay Tigray-ga oo hadda kusii siqaya caasimadda Addis Ababa, una jira wax ka yar 200 km.
Mid ka mid ah muuqaallada ay heshay Al-Jaz eera oo laga qaaday saldhigga Ethiopia, ayaa muujinaya diyaarad u eg tan Shiinaha ay soo saaraan ee Drone-ka ah ee Wing Loong.
Dowladda Ethiopia ayaa kordhineysay dhow aanahan diyaardaha Drone-ka ee ay ka hesho Shiinaha iyo Turkey, si ay gacan sarreyn uga he sho Tigray-ga. Si kastaba, xannibaad la saaray warbahainta ayaa adkeysay in caddeymo loo helo illaa iminka.
Mareykanka oo soo farageliyay xiisadda u dhaxeysa M/Mulka Puntland &Ciidamada PSF
Waxaa weli M/Boosaaso ee Xarunta G/Bari ka taagan xiisadda u dhaxeeysa Saraakiisha Cii damada PSF-ta Puntland iyo Xukuumadda Puntl and, taas oo ka dhalatay xilka qaadistii Madaxw eyne Deni uu ku sameeyay Agaasimaha Ciidama da PSF Maxamuud Cismaan Diyaano. Ciidamada PSF &Saraakii sho oda ayaa soo baneeyay 7aad kii hore furumaha dagaalka ee duleedka Boosaaso, waxaana ay si cad u she egeen inaysan ka amar qaa dan Madaxweyn aha Maamulka Puntl and Saciid Cabdullaahi Deni. Warar soo baxay ayaa sheegaya in xiisa dda 2da dhinac uu soo farageliyau Mareykanka maadaama uu tababaray, sidoo kalena uu mu shaar siiyo, waxaana la filayaa in saraakiil sare oo ka tir san Taliska Ciidamada Maraykanka ee AFRI COM ay todobaadkan yimaadeen Caasim adda Puntland ee Magaalada Garoowe.
Saraakiisha ayaa waxaa ay marka hore kulan la qaadan doonaan Madaxweyne Deni oo ku sug an Garoowe, waxaana ay u sii gudbi doonaan M/Boosaaso, si ay ula kulmaan Saraakiisha Ciid amada PSF ugalana hadlaan in xaaladda la qa boojiyo si uusan dagaal uga dhicin Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari.
Wararka ayaa waxaa ay intaasi ku darayaan in Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni uu todobaadkaan tagayo Magaalada Bo os aaso si uu uga qeyb qaato dejinta xiisadda ka dhalatay xilka qaadistii uu ku sameeyay Agaasi maha Ciidamada PSF Maxamuud Cismaan Diyaano.
In kastoo xaaladda Magaalada Boosaaso ay degan tahay ayaa hadana waxaa ku wada sugan Ciidamada PSF,ta Puntland iyo kuwa Madax weyne Saciid C/hi Deni, iyada oo dadka qaar ay sheegayaan inay cabsi soo wajahday.
Muuse Biixi ma wuxuu taageeray dagaalka Abiye Axmed kula jiro Tigreyga?
Warbaahinta dowlada Itoobiya ee Ethiopian Broadcasting Corporation, ayaa baahisay in ma daxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, taa geeray dagaalka ay dowlada dhexe ee Itoobiya kula jirto TPLF.
Warbaahintan oo ka sheekaysay waxyaabihii ay ka wada hadleen madaxweyne Biixi iyo mad axweynaha Dowlad Deegaanka Somaalida, oo ay ugu mudnaayeen ganacsiga iyo amniga, ayaa dhinaca kale sheegtay in warar ay ka heleen dow lada deegaanku ay u sheegeen in Biixi taageeray howlgalka Abiye wado.
"Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa sidoo kale sheegay inuu taageersan yahay howlgalka sharci fulinta ah ee ay dowladda Itoobiya ka waddo woqooyiga dalkaas, sida ay sheegayaan xogo aanu ka helnay xafiiska isgaadhsiinta dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya" ayaa lagu yidhi warbixinta.
Xukuumada Somaliland iyo ta dowlada deegaanka midna si rasmi ah loogama maqal in wax ku saabsan dagaalka Itoobiya labada mad axweyne ka wada hadleen, isla markaana Somal iland ayaa iyadu sannadihii u danbeeyay ka gab satay dhamaanba dhaq dhaqaaqyada ay wade en madaxda geeska oo uu Abiye ugu horeeyo
UNOPS JOBS
Finance Senior Officer
Job categoriesFinance
Vacancy code VA/2021/B5001/22895
Level ICS-9
Department/officeNYSC, Peace and Security Cluster
Duty station Mogadishu, Somalia
Contract type Fixed Term
Contract levelP2
Duration One year initially, renewable subject to satisfactory performance and funding availability
Application period 26-Nov-2021 to 10-Dec-2021
Applications to vacancies must be received before midnight Copenhagen time (CET) on the closing date of the announcement.
Peace and Security Cluster
The UNOPS Peace and
Security Cluster (PSC) is a principal service provider in the field of mine
action with the United Nations Mine Action Service (UNMAS), UNDP, UNICEF,
Governments of mine-affected countries and other mine action partners. It
is led by the Director, who has overall authority and accountability for the
performance PSC on behalf of its clients. TheDirector is
responsible for administering and providing oversight of the day-to-day
management of the Project Field offices, both according to the client
requirements and in line with UNOPS rules and regulations.
UNMAS
United Nations Mine Action Service (UNMAS) is a division of the Office of Rule of Law and Security Institutions (OROLSI) in the Department of Peacekeeping Operations (DPKO). UNMAS is mandated by the United Nations General Assembly (RES/68/72) to ensure an effective, proactive and coordinated response to the problem posed by a wide range of explosive hazards. Legislative mandates also recognize UNMAS technical expertise in responding to threats posed by unsecured and unsafe conventional weapons and ammunition stockpiles. As an office within DPKO, UNMAS supports peacekeeping and special political missions in accordance with Security Council mandates.
UNMAS as a component of the United Nations Support Office in Somalia (UNSOS) provides explosive hazard management capacities, including mitigation, to AMISOM as part of a logistical support package. Non-lethal tactical advice and analysis are delivered by UNMAS technical advisors located in each AMISOM Sector Headquarters and at AMISOM Force Headquarters, who support AMISOM planning and operations. UNMAS support includes both enabling ("operate in spite of IEDs”) and response ("defeat the device”).As a component of the UN Mission in Somalia (UNSOM) UNMAS also supports the Federal Government of Somalia, including the Somali Police Force, Somali Explosive Management Authority and National Security Advisor.
Under the direct supervision of the Budget Manager. The incumbent is
responsible for the following duties and responsibilities
1. Ensures Implementation of
operational strategies and procedures:
·Full compliance with UN/UNOPS rules, regulations, and policies of financial activities, financial recording/reporting system and follow-up on audit recommendations; implementation of effective internal controls, proper functioning of a client-oriented financial resources management system.
·Continuous analysis and monitoring of the financial situation of the Project to ensure accurate reporting are provided to management for decision making.
·Ensure full compliance with the requirements of the UNOPS Financial Rules and Regulations in all financial transactions, recording, reporting, etc.
·Implements key aspects of budget preparation and management towards the achievement of the following:
·Coordination of the preparation of the field operating budget; review of budget submissions, regular analysis and reporting on the budget approvals and the delivery situation; monitoring of expenditures against budget allotments and reporting on variances.
·Identification of administrative budgetary requirements; provision of guidance on guidelines for budget preparation.
·Review and update of guidelines, procedures in light of changing circumstances or for the purpose of complying, streamlining and/or strengthening of existing financial and budgetary procedures
·Review, analysis and revision of data with respect to the finalization of cost estimates and budget proposals, in terms of staff and non-staff requirements submitted by project managers; review of budget proposals for reasonableness, consistency with the organizational goals and priorities.
·Monitoring of budget implementation, expenditure levels against allotments and determination/recommendation of reallocation of funds when necessary
·Status of budgetary allocations monitored on an ongoing basis; networking with clients to strengthen budget management and take corrective actions when required. Provision of information to supervisors and other UNOPS colleagues at HQ on the results of the investigation when satisfactory answers are not obtained.
·Collaboration in the improvement of the UNOPS Project Budget formulation system, with the cooperation of the Information Technology, ensuring relevance of system at all times by updating and proposing change to facilitate financial management of project and enhance financial reporting.
·Review and appropriate recommendations with respect to the finalization of budgetperformance reports, analysing variances between approved budgets and actual expenditures.
2. Cash management: provides
review, contributions and support towards the achievement of the following:
·Organization and oversight of cash management processes, including liquidity management, recommendation of imprest level, risk assessment, bank relationship management, timely accounting and reconciliation of all transactions, security for cash assets on site.
·Timely review of cash position for local accounts to ensure sufficient funds on hand for disbursements; identification and recording of receipts for income application.
·Establishment of efficient local banking arrangements and compliance with local financial and banking regulations
·Building of project capacity to effect payments using ERP/OneUNOPS and/or Imprest Accounts.
·Monitoring of the delivery and income of the Fund
·Discussion and communication with the project support colleagues on the savings or potential concerns that may require further review.
3. Accounts and payments:
Ensures and is accountable for key elements of the following:
·Analysis and elaboration of proposals for the internal expenditures’ control system which ensures that vouchers processed are matched and completed, transactions are correctly recorded and posted in ERP; invoices; travel claims and other entitlements are duly processed.
·Quality control of the ledger accounts by performing ongoing review, analysis and reconciliation of accounts.Review discrepancies and initiate timely corrective actions. Control of the Accounts Receivables for UNOPS projects and follow up with HQ on cash availability.
·Ensuring preparation of financial records, statements and reports as required or approval of the work of subordinates; coordination response to internal and external audit queries;
·Ensuring proper receipt, management, safeguarding and disbursement of payments handled by the field; review, modification, initiation and implementation of internal control procedures in coordination with Headquarters;
·Proper control of the supporting documents for payments; preparation of all types of vouchers; Pay Cycle and payments execution;
·Preparation of timely financial reports for submission to the funding agency in accordance with UNOPS rules, and in line with the established procedures;
·Monitoring of financial exception reports for unusual activities, transactions and investigation of anomalies or unusual transactions;
·Ensuring proper maintenance of the Accounts Receivables for UNOPS projects and follow-up with partners on contributions, deposits creation in ERP and their application to AR pending items.
4. Knowledge building and
knowledge sharing.
·Organize, facilitate and/or deliver training and learning initiatives for personnel on Finance related topics.
·Contribute to Financial management knowledge networks and communities of practice by providing collaborative synthesis of lessons learnt and dissemination of best practices in financial management.
·Collect feedback, ideas, and internal knowledge about processes and best practices and utilize productively.
5. Team Management
·Facilitate the engagement and provision of high quality results and services of the team supervised through effective performance management, coaching, and promotion of learning and development.
·Provide oversight, ensuring compliance by team members with existing policies and best practices
Treats all individuals with
respect; responds sensitively to differences and enc...
Education/Experience/Language requirements
a)Education
·An Advanced University Degree (Masters' Degree or equivalent) with two years of relevant work experience;OR
·A First Level University Degree (Bachelor’s Degree or equivalent) with four years of relevant work experienceis required.
b)Experience
·Relevant experience is defined as experiencein Accounting, Finance, FinancialAnalysis, Budget, Budget Analysis, Business Administration, Public Administration or Economics.
·Experience in preparation of financial statements, financial reports or budget reports is required;
·Computer Literacy is required.
c)Language
·Fluency in English (spoken, reading and written) is required
Contract type, level and duration
Contract type:Fixed-term Staff Contract Contract level:P2/ICS
9 ...
Please note that the closing date is midnight Copenhagen time
Applications ...
Background Information - UNOPS
UNOPS is an operational arm of
the United Nations, supporting the successful implementation of its partners’
peacebuilding, humanitarian and development projects around the world. Our
mission is to help people build better lives and countries achieve sustainable
development.
UNOPS areas of expertise cover infrastructure, procurement, project management, financial management and human resources.
Working with us
UNOPS offers short- and long-term work opportunities in diverse and challenging environments across the globe. We are looking for creative, results-focused professionals with skills in a range of disciplines.
Diversity
With over 4,000 UNOPS personnel and approximately 7,000 personnel recruited on behalf of UNOPS partners spread across 80 countries, our workforce represents a wide range of nationalities and cultures. We promote a balanced, diverse workforce — a strength that helps us better understand and address our partners’ needs, and continually strive to improve our gender balance through initiatives and policies that encourage recruitment of qualified female candidates.
Work life harmonization
UNOPS values its people and recognizes the importance of balancing professional and personal demands.
HALKAAN KA AKHRISO:- WARGEYSKA M. TIMES EE MAANTA OO AH ISNIIN 29-KA NOVEMBAR 2021-KA
..