Lammaane kamid noqday Golaha Wasiirada ee xukuumadda Madaxwayne Mustafe cagjar

0
Saturday October 23, 2021 - 12:39:02 in Wararka by
  • Visits: 139
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Lammaane kamid noqday Golaha Wasiirada ee xukuumadda Madaxwayne Mustafe cagjar

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..
Waxaa kasoo dhex muuqday dawladda uu soo dhisay Madaxwayne Mustafe cagjar, lammaane markii hore ku midoobay nolosha, haddana isugu yimid siyaasaddii degaanka.Lammaanahan oo lagu kala magacaabo Warsan Cawil iyo Abokor Daakir ayaa loo kala magacaabay Wasiir iyo ku xigeen laba xafiis, iyadoo Warsan laga dhigay Wasiirka Wasaaradda Macdanta degaanka Soomaalida, halka saygeedana oo ah Abokor Daakir loo magacaabay Wasiir ku xigeenka Xafiiska Waraabka iyo dooxooyinka ee Dowlad Degaanka Soomaalida.


Arrintan ayaa ah mid dhif iyo naadir ah in lammaane markii hore ku midoobay nolosha iyo guri, haddana ay isugu yimaaddaan siyaasaddii degaanka, waxayna arrintani noqotay mid dadku aad u hadal hayaan.


Hoos ka aqriso Liiskawasiir ku xigeennada xafiisyada dowlad degaanka Soomaalida ee la magacaabay:-



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip