DEG DEG: Ra'isulwasaare Rooble oo xil u magacaabay Bashiir Goobe

0
Saturday October 23, 2021 - 14:37:29 in Wararka by
  • Visits: 147
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG: Ra'isulwasaare Rooble oo xil u magacaabay Bashiir Goobe

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xil u magacabay Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe).

Wareegto kasoo baxday xafiiska Rooble ayaa Bashiir Goobe loogu magacaabay Wasiiru Dowladaha Wasaaradda Howlaha Guud iyo dib u dhiska.

Magacaabista uu sameeyey Rooble ayaa waxay qeyb ka aheyd heshiiskii ay dhawaan gaareyn isaga iyo madaxweynaha Soomaaliya ee waqtiga ka dhacay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo kaasoo lagu soo afjaray khilaafkii muddada u dhaxeeyey ee ka dhashay kiiska Ikraan Tahliil Faarax.

      Ra’isulwasaare Rooble ayaa horey Bashiir Goobbe ugu magacaabay taliyaha kumeel gaarka ah ee Hey’adda NISA, waxaana arrintaas si weyn uga hor yimid madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo isna xilkaas u magacaabay Yaasiin Farey

Halkaan hoose ka akhriso wareegtada kasoo baxday xafiiska Ra’isulwasaaaraha

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa wareegto uu soo saaray maanta oo ay taarrikhdu tahay 23//10/2021 ugu magacaabay Bashiir Maxamed Jaamac (Goobbe) Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Howlaha Guud iyo dib u dhiska, isagoo u rajeeyay in uu xilkiisa Eebbe u fududeeyo.

DEG DEG: Ra’isulwasaare Rooble oo xil u magacaabay Bashiir Goobe




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip