Dagaal xooggan oo saakay ka jira Guriceel

0
Saturday October 23, 2021 - 07:10:21 in Wararka by
  • Visits: 137
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dagaal xooggan oo saakay ka jira Guriceel

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Wararka inga soo gaaraya magaalda guri ceel ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in subaxnimadii hore ee saakay uu ka dhacay .

 Dagaal kaa ayaa wararku sheegayaan inuu yahay mid culus  oo u dhaxeeya ciidanka dowladda iyo kuwa maamulka Galmudug oo isku dhinac ah iyo xoogaga hubeysan Ahlusunna ayaa ka bilowday magaalada Guriceel gobolka Galgaduud.

Ciidanka dowladda Soomaaliya ayaaWararku sheegayaan in ay  dhowr jiho ka soo weeraray Magaalada.

 

 iyadoo laba dhinac ee dagaalammaya  ay Hub culus sku adeegsanayaan ,

 hore ayaa waxaa  magaalada uga barakacay inta badan dadkii ku noolaa iyadoo haatan ay tahay mid ciidamada kalaiya inta badan ay ku sugn yihiin 

War deg deg ah: Xudaydi, Boqorkii Cuudka oo u dhintay Coronavirus - BBC News Somali


 wixii warar ah ee ku soo.kordha kala socda insha aallh Webkenna:- www.mogtimes.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip