Qarax Ismiidaamin ah oo goordhaw ka dhacay magaalada Muqdisho

0
Saturday September 25, 2021 - 11:35:08 in Wararka by
  • Visits: 185
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qarax Ismiidaamin ah oo goordhaw ka dhacay magaalada Muqdisho

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...
  Waxaa Qarax tankiisu culus yahay dhaga shacabkana si weyn ugu arkagaxeen kaasoo inta badan laga maqlayey magaalada muqdisho iyo deegaanada u dhow dhow ayaa waxaa uu barqanmadii  saakay ka dhacay  isgosyka ceel gaabta  ka soo horjeedka Unpulutoorio ceelgaab ee  magaalada muqdisho  qaraxaan ayaa waxaa la sheegay inuu ahaa nooca gaadiid ka lagu soo rarao kaastoo siday agab qaraxyo ah .
wararka ayaa intaa raacinayaan in qaraxaasi uu geystay qasaaro isu jirto dhimasho dhaawac iyo burbr hantiyeed oo soo gaaray shacab iyo ciidamada ku sugnaa nwaaxiga isk gosyka  taasoo aheyd barkoontarool  laga ilaaliyo gaadiida gala madaxtooyada qaranka ayna samxaduusu badan tahay  .
      Qaraxa ka dib ayaa waxaa la maqlay rasaas farabadan oo la sheegay iney fureen ciidamada Booliiska Soomaaliya, hayeeshee wali lama oga khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay qaraxaan Ismiidaaminta ahaa. iyadoo Ciidamo ka tirsan Booliiska Soomaaliya ay xireen goobta uu qaraxu ka dhacay iyo agagaarkeeda, waxaana sidoo kale la arkayaa gaadiidka gurmadka deg dega ah oo goobta kusii qulqulaya si ay gurmad ugu sameeyaan dadka ku waxyeeloobay qaraxa goordhaw dhacay M.Muqdisho


wixii warar intaa dheer kala soco wararkeena dambe ee Mogtimes.com insha allaah 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip