HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES ISNIIN 6-DA SEPTEMBAR 2021-KA1

0
Monday September 06, 2021 - 08:19:26 in Wararka by
  • Visits: 431
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES ISNIIN 6-DA SEPTEMBAR 2021-KA1

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Ra’iisal Wasaare Rooble oo la kulmay qoyska Ikraan Tahliil Faarax

Ra’iisal Wasaaraha Somaliya, Maxamed Xus een Rooble ayaa Shalay M/Muqdisho kula kul may qoyska Ikraan Tahliil Faarax, oo ay wehliya an Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Cabdullaahi iyo xubno ka tirsan ehelada Ikra an Tahliil.

R/Wasaaraha ayaa qoys ka Ikraan Tahliil la wadaagay dareenkiisa iyo sida uu uga xun ya hay dhibka ku dhacay ga badhaasi.

R/Wasaaraha ayaa mar kale u xaqiijiyay qoys ka Ikraan, sida ay uga go’an tahay inay helaan ca ddaalad, uuna qaadi doono tallaabooyinka laga ma maarmaanka ah, si arrintaasi loo xaqiijiyo.

R/Wasaare Rooble ayaa dhanka kale ku baaq ay in si degdeg ah loo sii daayo dadka aan waxba Shalaysan ee loo afduubay kiiska Ikraan.

R/Wasaare Rooble ayaa Habeen hore Taliya ha Hay’a dda NISA, Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ka dalbad ay in muddo 48 saac ah uu ku soo gud biyo warbi xin dhameystiran.

Taliyaha Nabad Sugida Fahad Yaasiin oo ka jawaabay Amarka Ra’iisul

 Wasaare Rooble

Taliyaha hay’adda Nabad-Sugida iyo Sirdoon ka Qaranka Fahad Yasin X/ Dahir ayaa Shalay la sheegey inuu kasoo jawaabey dalabkii R/Wasaa re Maxamed Xuseen Rooble oo shaley 48 saac u qabtey in warbixin dhameystiran looga keeno dil kii Ikraam Tahliil oo aheyd gabar dhallinyaro ah oo u shaqeyneysey hay’adda Nabad-Sugidda Qaranka.

Qoraal uu Fahad Yaasiin uu u diray R/wasaare Rooble oo VOA nuqul ka mid ah ay he shay VOA ayuu ku sheegay in uu doonayo in warbixinta uu dalbaday R/ Wasa are Rooble uu ka horjeediyo shir ay goobjoog ka yihiin Golaha Amniga Qaranka oo wada dhan.

Golahan waxaa xubno ka ah; Madaxweyna ha, R/Wasaaraha, Taliyayaasha Ciidamada, Was iirrada Amniga iyo Gaashaandhiga, iyo Madaxda Maamul-goboleedyada.

Fahad ayaa qoraalkiisa ku yiri "Anagoo fulinay na amarkaa ga, maankana ku hayna xasaasiyadda kiiska sarkaal Ikraan Taliil oo noqotay mid heer qaran,gudanayna waajibka na ga saaran amniga qaranka, fahansanna in dhacdadaan ay si toosa iyo si dadban u khuseyso xafiisyo iyo hay’ado kale duwan oo dowladda kawada tirsan, xaqna u leh inay ogaadaan xaqiiqda dhacdadaan iyo xogta ay xambaarsan tahay war bixitaan aad naga dalbatay, ayaan waxaan si sha raf leh kaaga cods anaynaa inaan warbixintaan ka horjeedino Gola ha Amniga Qaranka oo wada dhan, oo ay xubno ka yihiin hay’addaha iyo xafiis yada ay arrintan khuseyso.”

Fahad Yaasiin ayaa qoraalkiisa sii raaciyay oo yiri "Hay’adda Nabad-Sugida iyo Sirdoonka Qar anku waxay codsi rasmi ah u dirtay madaxweyna ha J/F/Soomaaliya inuu fursad noo siiyo qabso omidda shirka Golaha Amniga Qaranka, maada ma uu yahay guddoomiyaha Golaha Amniga Qa ranka, iyo Taliyaha Ciidamada Qalabbka Sida.”

Fahad ayaa sheegay inuu ku kalsoon yahay in macluumaadka la xiriira kiiska Ikraan Tahliil uu la adaago Golahan, halkaasina lagu gaaro go’aano.



Dadka Fallanqeeya siyaasadda Soomaaliya ayaa qaarkood sheegay in talaabadan Fahad uu qaaday ayaa u muuqata mid uu ku doonayo in go ’aanka laga gaarayo kiiska Ikraan aanu ku koo bnaan Ra’iisul-wasaare Rooble

XIGASHO;VOA

Ra’iisal Wasaare Kuxigeenka iyo Gudoomiye Xaashi oo heshiis wada gaaray

Ra’iisal Wasaare Kuxigeenka Dalka, Mahdi Ma xamed Guuleed (Khadar) iyo Gudoomiyaha Gol aha Aqalka Sare, Cabdi Xaashi C/hi ayaa Shalay M/ Muqdisho ku kala saxiixday heshiis lagu soo afjarayay khilaafka muddada dheer ka dhaxeey ay, ee ku qotomay arrimaha doorashooyinka ee dalka, gaar ahaan kuraasta Xildhibaanada Baarl amaanka ee Gobolada Waqooyi.

Heshiiskan oo garwadeen uu ka ahaa Gudoomiyaha Maxka madda Sare Dalka, Baashe Yu usuf Axmed ayay labada dhin ac ku heshiiyeen illaa afar qodob, oo ku aaddan wa xyaabihii markii hore ay isku diida naayeen.

R/Wasaare Kuxigeenka iyo Gudo omiye Xaashi oo heshiis wada ga aray Heshiiska laga gaaray 2da daraf ee u qabsameen Siyaasiyiinta Gobolada Waqooyi ayaa waxaa Warbaahinta u akhriyay Gudoomiyaha Maxkamadda Sare.

Qodobada ay ku heshiiyeen ayaa kala ah:-

In la soo afjaro khilaafkii labada dhinac u dhaxeey ay ee la xiriiray arrimaha doorashooyinka kuraas ta Xildhibaanada Labada Aqal ee Gobolada Wa qooyi

In la mideeyo Guddoonka iyo Xubnaha Guddi ga Maamulka Doorashooyinka ee Somaliland, iya doo garabka Gudoomiye Xaashi ay qaadanayaan Gudoomiye Kuxigeenka Guddiga iyo Madaxa Amniga & Logistikada

In la soo afjaro iskooxaysigii iyo abaabulkii u dhaxeeyay Siyaasiyiinta Gobolada Waqooyi, lo ona midoobo hirgelinta doorasho hufan, oo aan daahitaan lahayn.

In sida ugu dhakhso badan loo gudogalo hir gelinta doorashooyinka kuraasta 2da Aqal ee Xildhibaanada ka soo jeedo Gobolada Waqooyi.

Tallaabada lagu soo ajfaray khilaafkan ayaa ka dambeysay, ka dib markii Siyaasiyiinta Gobolada Waqooyi loo madaxbannaaneeyay in arrimahoo da ay si hoose u dhameystaan, iyadoo uu marka asi dhexdhexaadinayo Gudoomiyaha Maxkamad da Sare, oo qudhiisu ka soo jeedo Somaliland.


Midowga Musharixiinta oo soo dhaweeyay heshiiska Mahdi Guuleed & Cabdi Xaashi

Kadib markii Shalay ay heshiis la xiriira dhan ka doorashada M/Muqdisho ay ku gaareen R/ Wa saare kuxigeenka dalka Mahdi Maxamed Guu leed & Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xa ashi ayaa waxaa heshiiska ka ha dlay oo soo dhaweey ay Xubnaha Midowga Musharixiinta Madaxwey naha. Guddoomiyaha Midowga Mu sha rrixiinta ahna Madaxweynihii hore ee dalka Sh. Shariif Sh.Axmed ayaa soo dhaweeyey heshiiska ay gaareen siyaasiyiinta ka soo jeeda gobollada waqooyi oo ay kala hogg aaminayeen Guddoomi yaha Aqalka sare Md. Cabdi Xaashi iyo RW xigeenka Md.Mahdi Guleed.

Dhinaca kale R/Wasaarihii hore ee dalka Xasan Cali Kheyre ayaa soo dhaweeyay heshiis ka, waxaana uu sheegay inuu aad u bogaadinayo he shiiska ay gaareen siyaasiyiinta Gobollada Woqooyi ee ku aaddan in si mideysan loo wajaho Doora shooyinka dalka meelna la iska dhigo wax kasta oo abuuri kara qilaaf sii ragaadiya dorash ada. "Waxaa amaan mudan sida ay iyagoo ma daxbannaan xal uga gaareen mugdigii ka dhex jiray arrimaha doorashooyinka ee Gobollada Wo qooyi, waxaan si gaar ah ugu amaanayaa Gudd oomiyaha Aqalka Sare, R/wasaare ku xigeenka iyo Guddoomiyaha Maxkamadda Sare kaalinta ay ka qaateen xalka Shalay laga gaaray qilaafka do orasho ee ka dhex jiray siyaasiyiinta Gobollada Waqooyo ayuu yiri” Xasan Cali Kheyre.

Sidoo kale dadka soo dhaweeyay Heshiiska ayaa waxaa kamid ah Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur kana mid ah Midowga Musharixiin ta, wuxuuna u rajeeyay inay heshiiskaas dhaqan geliyaan.


Ra’iisul Wasaare Rooble oo xilka ka qaaday Fahad Yaasiin iyo Agaasime cusub oo uu magacaabay

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xu seen Rooble ayaa Xalay Saqdii dhexe shaqo joo jin ku sa meeyay Agaasimihii Hey’adda Nabads ugida Fa had Yaasiin, isagoo si Kumeel gaar ah u gu maga caabay xilka Sareeye Guud Bashiir Goobe.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Ra’iisul Was aaraha ayaa lagu sababeeyay xil ka qaadista Fa had Yaasiin madax adeeg iyo inuu siyaasada ku milmay.

Agaasimaha xilka laga qaaday ayaa la faray in muddo saddex maalmood gudahood uu xilka ku wareejiyo Agaasimaha cusub.

Sidoo kale waxaa la faray Xeer Ilaaliyaha Gu ud ee Ciidamada Qalabka sida inuu baaro kiiska Ikraan Tahliil, isla markaana Maxkamadda awoo dda leh iu horgeeyo.

        HOOS KA AKHRISO

.



Guddoomiye Cusub oo loo Magacaabay degmada Waaberi

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Filish ay aa Shalay waxaa uu sirasmi ah Guddoomiye ugu magacaabay degmada Waaberi, kadib markii bar tamihii Bushii Agoosto uu Shaqa joojin ku same eyay guddoomiyihii degmadaas.

Wareegto kasoo baxay Xafiiska Duqa Muqdi sho ayaa waxaa xilka Guddoomiyaha degmada Waaberi loogu magacaabay Sugaal Cali Ayaanle oo ah Wiil Dhalinyaro ah, wuxuuna bedelayaa Ja maal Cali Maxamed oo ahaa kusimaha Guddoo miyaha degmada Waaberi ahna guddoomiye ku xigeenka degmadaas.

Xogta la helay ayaa sheegeysa in Shaqsigaan loo Magacaabay Guddoomiyaha degmada Waa beri uu ahaa madixii suuq geynta ee shirkadii Hubaal Forex oo kamid eheyd shirkadihii loo hey stay dhaca lacago badan oo ay lahaayeen qaar kamid ah Shacabka degmooyinka gobolka Bana adir.

Guddoomiye Cumar Filish ayaa ugu baaqay Guddoomiyaha Cusub ee degmada Waaberi in uu si wanaagsan u guto waajibaadkiisa Shaqo ee loo igmaday

Degmada Waaberi ee G/Banaadir ayaa Afartii sano ee la soo dhaafay waxaay soo kar tay gud doomiyeyaal kala duwan, waxaana mid ka mid ah guddoomiyeyaashii soo maray uu ku geeriyood ay qarixii Xarunta Gobolka Banaadir ee lagu dilay Guddoomiyihii hore ee G/ Injineer Yariisow.


Al-Shabaab Oo Qarax La Eegtay Kolonyo Ay La Socdeen Ciidamo Ka Tirsan AMISOM

Kolonyo ay la socdeen Ciidamo ka tirsan ku wa Midowga Afrika ee AMISOM ayaa waxaa Shalay Qarax lagula eegtay deeg aanka Lambar 60 ee Gobolka Shabeellaha Hoose ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Qaraxa oo ahaa miino nooca dhulka lagu aaso ah ee laga hago meelaha fog-fog ayaa waxaa Cii damada AMISOM gaar ahaan kuwa Uganda la gula eegtay, xili ay socdaal ku marayeen deega anka Lambar60, waxaana kasoo baxaya faah faahino.

Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa lasoo weriyey inuu ka dhashay qaraxaas, waxaana goobta ku geeriyooday hal Askari oo ka mid ahaa Ciidanka Uganda, halka tirro kalena ay ku dhaawacmeen, kadibna Ciidamada halkaas isagan tageen.

Al-shabaab oo ka hadashay qaraxa ayaa she egtay in qaraxa ay la beegsadeen kolonyo ay la socdeen Ciidamada AMISOM ku dileen hal Ask ari oo Yugaandheys ah oo ahaa Darawalkii wad ay gaariga miinada haleeshay, halka kuwo ay dhaawacmeen. Si kastaba Kolonyo ay la socde en Ciidanka AMSIOM ayaa waxaa dhowr mar oo hore sidaan oo kale qaraxyo iyo weeraro ay Al-shabaab ugala eegteen deegaano iyo degmooyin ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose ee Maa mulka Koonfur Galbeed.

Ciidamada Booliska oo kala eryay dad ka Ban naanbaxayay kiiska Ikraan

 Tahliil

Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaliya ayaa waxaa ay rasaas ku kala eryeen dad ka banana ba xayay arrinta Ikraan Tahliil oo ka tirsaneyd Sar aakii sha Hay’adda NISA oo Na badsugida Sooma liya ay sheegeen inay dileen Al-Shabaab, balse Al-Shabaab ay iska fogeey een. Dadka ayaa ku Bannaanbaxayay Isgoyska KM4 ee M/Muqdisho, waxaana goobjoogayaal sheegeen in mar qura ay goobta tageen oo dad ka ay rasaas ku kala eryeen Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya. Waxaa sidoo kale muuqaalo lagu baabiyay Baraha Bulshada lagu arkay in Ciida mada ay dhu lka lu jiidayeen Wariye ka tirsan Ida acadda & Tv-ga Goobjoog kaas oo lagu Magac aabo Bashiir Maxamuud.

Dhacadadaan ayaa waxaa ay kusoo aadey saa xilli R/Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xus een Rooble uu Shalay la kulmay Qoyska Ikraan Tahliil oo ay kujirto hooyadeed, isla markaana uu u sheegay inay cadaalad heli doonto Gabadhoo da.

Guddiga Xalinka Khilaafaadka oo doortay Gudoomiye

Xubnaha guddiga xallinta khillaafaadka doora shooyinka ee heer federaal ayaa Shalay doortay guddoomiye cusub ka dib doorasho ka dhacday magaalada Muqdisho.

Kulanka waxaa soo xaadiray 18-xubnood, wa xaana xilka guddo omiyaha cusub ee guddiga xal linta khillaafaadka doora shooyinka loo door tay Xu seen Maxam ed Maxamuud oo helay 18-cod.

Guddiga Xalinka Khilaafaadka oo doortay Gu doomiye, Doorashadan ayaa timid, ka dib mar kii guddoomiyihii hore ee guddiga xallinta khillaaf aadka doorashooyinka Qaranka Alle ha u naxariis tee Cabdullaahi Abyan Nuur uu geeriyooday.


Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo Shir uga qeyb galay dalka Masar

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS Md. Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa ka qeybgalay furit aanka shir-weynaha Sha qada ee waddamada Ja amacadda Carabta oo Shalay ka furmay M/Qaa hira ee xarunta Dalka Masar.

Shirka ayaa muddada uu so cdo looga hadlayaa arrimaha Shaqada iyo Shaqaalaha,iyadoo diiradda la saarayo caqabadaha iyo horumarrada. Waxaa ka qeybgalaya dhamma an wasiirrada Shaqada ee waddamada Carabta.

Madaxweynaha Masar, Cabdel Fataax Al-Sisi oo hadal la xiriirray shirka hab muuqaal ah ku soo gudbiyay, wuxuu ku tilmaamay shir weynaha inuu muhiimad u leeyahay muwaadiniinta Jaamacad da Carabta, isagoo hoosta ka xariiqay iskaashiga waddamada inay wax u tiri karto dadaallada lagu dhimayo shaqo la’aan.

Axmed Abul Gheit,Xoghayaha Guud ee Jaam acadda Carabta, Wasiirka Shaqada Masar, Max amed Maxamuud Saafan iyo Agaasimaha Guud ee ururka Shaqaalaha Jaamacadda Carabta, Fay ez Ali Al-Mutairi oo furitaanka shirka hadlay ayaa si isku mid ah u sheegay shirka in laga doonayo in lagu gaaro xal wada jir ah oo lagu dhimayo ca qabadaha shaqo ee ka jira dalalka Carabta.

Docda kale, inta uu shirka socday wuxuu wasii rka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya, Md. Cabdiwahaab Ugaas Xuseen kulan doocee dyo la yeeshay xoghayaha guud ee Jaamacadda Carabta, Agaasimaha ururka Shaqaalaha Jaam acadda Carabta iyo wasiirrada dhiggiisa ah ee ururka Jaamacadda Carabta, kuwaas oo ay ka mid ahaayeen wasiirrada dalalka, Masar, Qatar, Sacuudiga, Iraaq , Kuweit, Suudaan,Jordan iyo Marooko,iyadoo laga wada-hadlay sidii loo xoojin lahaa xiriirka iyo iskaashiga wax wada qabsi, hor umarinta Shaqaalaha,barnaamijyada taageerraya shaqo abuurka,xirfadaha iyo maalgashiga.

Wasiirrada waddamada Qatar, Sacuud iga, Ciraaq iyo Kuweit ayaa casuumad rasmi ah u fidiy ay Wasiirka, si dalalka ay uga taageeraan Soom aaliya mashaariicda shaqo abuur, tababarrada, xi rfadaha muhiimka ah ee shaqada, taas wax ka ta ri karta amniga iyo dhaqaalaha Soomaaliya.

Gabagabadii, wuxuu Wasiirka Shaqada iyo Arr imaha Bulshada Soomaaliya oo sheegay mudda da uu socdo shirka inuu kullamo kale la qaadana yo qaar ka mid ah wasiirrada iyo ururrada shirka ka qeybgalaya, ururka Jaamacadda Carabta iyo dalalka Carbeed uga mahadceliyay taageerrada ay Dawladda iyo Bulshada Soomaaliyeed ku siina yaan dib u dhiska iyo horumarinta Dalka.


Midowga Yurub oo safiir cusub u magaco wday Soomaaliya

Dalalka Midowga Yurub ayaa waxaa Safiirkii hore ee Estonia ee UK Tiina Intelmann u soo ma gacaabeen in ay hoggaamiso saf aaradda Midowga Yurub ee Soo maaliya.

Safiirka Cusub ee Midowga Yur ub u fadhin do ona Soomaaliya eeTiinaIntelmann ayaa waxaa ay noqoneeysaa qofkii 3aad oo Esto nia u dhashay oo ho ggaamiya saf aaraddaha dibadda ee M/Yurub.

Tiina Intelmann ayaa waxaa ay bedeli doon taa safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Nicalos Ber lang oo muddo 3 sano ah Xafiiska joogay, kaas oo dhawaan M/Muqdisho loogu qabtay Xaflad sagootin ah.

Laga soo bilaabo 2014-2017, Intelmann wax ay ahayd hoggaamiyaha ergayga M/Yurub ee Lib eria waxayna ka shaqeyneysay Wasaaradda Arr imaha Dibadda ee Estonia ilaa 1991-kii.

Diblomaasiyiinta kale ee reer Estonia ee hog aaminaya Wakiillada M/Yurub waa Matti Maasik as, Safiirka M/Yurub ee Ukraine, iyo Riina Kionka oo loo magacaabay Danjiraha EU ee K/Afrika san nadka .

Dhawaan ayaa waxaa la filayaa inay M/ Muq disho soo gaarto Safiirka Cusub ee Midowga Yur ub u fadhin doonta Soomaaliya iyada oo Shaqa deeda ka billaabeysa Xarunta Safaaradda Mid owga Yurub ee Magaalada Muqdisho.


Weerar Khasaaro Dhaliyey Oo Lala Beegsa day Goobo Ku Yaalla Sacuudiga

Mas’uuliyiinta dalka Sacuudi Carabiya ayaa sheegay inay ka hortageen3 gantaal oo lala beeg saday magaalooyinka Najr an iyo Jazan oo dhaca koonfurta iyo gobolka bari ee hodanka ku ah Sali idda .

Isbahaysiga uu hoggaamiyo Sacuudigu ee dagaalka kula jira Xuutiyiinta Yemen ayaa ku eede eyay in kooxdaasi oo ay taageera an Iiraan ay ka dambeyeen gantaaladaasi oo ah nuuca Balistigga ah,hasa yeeshee ma jiraan cid sheegatay mas’uuliyadda weerarkaasi.

wakaaladda wararka ee Reuters ayaa sheeg tay in gantaal ku wajahnaa gobolka bari lagu qab tay magaalada Dammaam,isla markaana firirkisa uu geystay dhaawac soo gaaray laba caruur ah iyo burburka 14-guri,

Goor sii horreysay, isbahaysiga ayaa soo wari yay in ay ka-hortageen saddex diyaaradood oo la ga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa, kuna sii jeed ay Sacuudi Carabiya.

Dagaal markale dhexmaray Soomaalida & Canfarta

Dagaalka oo aad u cuslaa ayaa waxaa maga alada Garbo Ciise ee dowlad degaanka Soomaali da uu markale ku dhexmaray maleeshiyaadka Canfarta iyo kuwa Soomaalida ah.

Dagaalka ayaa waxaa uu ka dambeeyay kadib markii sida la sheegay maleeshiyaadka Canfarta ay weerar ku qaadeen Ciidaamda Somaalida oo ku sugnaa Duleedka Magaalada garbo ciise, wax aana dagaalka ka dhashay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah.

Inta la xaqiijiyay dagaalka Shalay ayaa waxaa ku geeriyooday Afar Ruux oo labada dhinac ah halka ay ku dhaawacmeen in ka badan, waxaana la sheegay in dagaalka Shalay ay ku awood ro onaayeen Ciidamada Soomaalida.

Wararka ayaa waxaa ay intaasi ku darayaan in 2da dhinac ay dalbadeen gurmadyo kala duw an, kuwaas oo soo gaaraya , waxaana dadka Shacabka ah ay billaabeen inay barakacaan.

Maamulka dowlad degaanka Soomaalida ay aa dhawaan sheegay in maleeshiyaadka Canfar ta ay weeraro joogto ah ku hayaan dadka Xoolo dhaqatada Shacabka ah, isla markaana ay difa aci doonaan.


Maamulka Jubbaland Oo Qeylo Dhaan Kasoo Saaray Abaar Ka Jirta Degaano

Wararka ka heleyno deegaano ka tirsan G/ Jub bada Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in halka as ay ka jiraan abaaro iyo biyo la’aan baahsan oo saameyn ku yeelatay dadka iyo duunyada.

Biyo la’anta ugu badan ayaa lagu soo warama yaa in ay ka jirto deegaannada kala ah Diif, Dhoo bley iyo deegaannada dhulka xeebta ah ee Jubba da Hoose, halkaasoo kunool yihiin qoysas farab adan oo wajahaya dhibaato darran.

Mid kamid ah dadka deegaanka Dhoobley oo la hadlay VOA-da ayaa u sheegay inay deegaan ka iyo tuulooyin kale oo hoostega ay ka jirto Biyo la’aan baahsan, isla markaana baahida ugu weyn ee hadda qabaan ay tahay biyo oo u baahan yihiin in lasoo gaarsiiyo.

Guddoomiyaha deegaanka Dhoobley ee Ma amulka Jubbaland Siyaad Maxamed Xasan ayaa tilmaamay in xaalad adeg oo dhinaca nolosha ay heysato boqolaal qoys oo dan yar oo u baahan gurmad deg deg, maadaama ay isugu darsame en abaar iyo biyo la’aan.

Sidoo kale Guddoomiye Siyaad ayaa Maamul ka Jubbaland iyo Hay’addaha Gargaarka ugu ba aqay inay gurmad lasoo gaaran shacabka dhibaa teysan, wuxuuna xusay in haddii dadka aan gur mad la gaarsiin ay nolosha sii adkaan doonto.

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha Jub nbaland Axmed Xuseen Baraki oo la hadlay VOA-da ayaa u sheegay in abaar darran ay ka jir to deegaano ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose, isla markaana Hay’addaha Gargaarka ay kala ha dleen sidii gurmad loo gaarsiin lahaa dadka dhib aateysan ee saameynta ku yeelatay abaarta iyo biyo la’aanta jirta.


Sababta ay ciidanka Itoobiya uga baxa yaan saldhigyo ay ku leeyihiin Gedo iyo Bay

War kasoo baxay Taliska AMISOM qeybta 3aad ee ka socda Ciidanka Itoob iya ayaa lagu sheegay in dhawa an ay ciidamadooda ka tirsan AMISOM ka bixi doonaan saldhi gyada ay kaga su gan yihiin degmooyinka Buur dhuubo oo ka tirsan Gobolka Gedo iyo Qansax dheere oo ka tirsan Gobolka Baay.

Qoraal loo diray Taliska Ciidanka xoogga dalka qeybta 60-aad, Wasaaradda Gaashaandhigga, D/G/yada Jubaland iyo K/aGlbeed ayaa lagu war geliyay saldhiggyada ay ciid anka ka socda Itoo biya ka baxayaan ee Sector 3.

Qoraalka AMISOM ayaa waxaa sidoo kale ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed loogu wargeli yay inay la wareegaan saldhigyada ciidanka ay ka baxayaan ee Buurdhuubo iyo Qansax Dheere ka hor 21 Bishan September.

Saldhigyada ay ciidamada Itoobiya ee ka tirsan AMISOM baneeynayaan ayaa waxaa ay muhiim u yihiin maamullada Koonfur Galbeed iyo Jubal and, waxaana la filayaa inay saldhigyadaas oo ku kala yaalla Buurdhuubo iho Qansaxdheere ay la wareegaan ciidamo ka tirsan kuwa xoogga dalka Soomaaliyeed.

Ciidanka ka Itoobiya ee ka baxaya M/Buurdhu ubo ayaa la gaynayaa magaaladda Garbahaaray, oo ka mid ah goobaha ay ka dhacayaan doora shada golaha shacabka ee Baarlamaanka Soo maaliya.

Dal Soomaaliya Xiriirka U Jartay Oo Afganbi Uu Ka Dhacay

Ugu yaraan inta la xaqiijiyay Laba qof ayaa ku dhaawacantay kadib markii ay rasaas fureen ciid amada dowladda kuwaas oo ku sugna afaafka hore ee Madaxtooyada Guinea.

Ciidamada militeriga ayaa xukunka ka tuuray madaxwe ynaha dalkaas Alpha Conde, ka dib Afg ambi ay kula waree gen talada dalka.

Afaafka hore ee qasriga mad axtooyada ayaa la gu arkayaa kolonyo gadiidka ciidamada Militeriga ah kuwaas oo hareeyay guriga madaxweyna ha.

Madaxweyne Alpha Conde, ayaa iminka gac anta ugu jira ciidamada Militeriga, sawira laga soo qaaday ayaana muujinaya madaxweynaha oo ay ku hareereysan yihiin ciidamo hubeysan.

Dowladda Soomaaliya ayaa horay xiriirka uu jar tay dalkaan kadib markii 2019-kii uu madaxw eynaha Somaliland booqasho ku tagay dalkaas.


Taalibaan oo xiriir diblomaasiyadeed ka raadineysa Mareykanka.

Taalibaan ayaa ku dhow inay ku dhawaaqdo dowlad uu yeesho waddanka Afghanistan, taas oo ay sheegeen inay raadin doonto xiriir dibloma asiyadeed oo wanaagsan, oo ay la yeelato Mar eykanka, iyo guud aha an caalamka, kaas oo ku salaysan "is –ixti raam”.

Sarkaal sare oo ka tir san Taalibaan oo la yiraa hdo Bilaal Karimi, xubi nna ka ah Guddiga Dhaq anka, ayaa VOA u shee gay inaan la cayimin wakhtiga lagu dhawaaqi doono dowladda Afghan ista,laakiin ay soo dhisi doonto "xilli dhow”.Caal amka ayaa Taalibaan in dhaha ku ha ya, kana sugaya ballaanqaadkoodii ahaa in ma amulka ay soo dhisi doonaan uu ma tali doono dhammaan qowmiyadaha Afghanistan, isla markaana ay xushmeynayaan xuquuqda aad anahaa, gaar ahaan haweenka – si ka duwan nid aamkoodii 20 sano kahor ka jiray Afghanistan.

Bilaal Karimi ayaa intaa ku daray inay soo dhisi doonaan dowlad dhexe oo xoog leh oo loo dhanyahay.

Wuxuu sheegay in Taalibaan ay ilaa hadda ay xiriir la leeyihiin dalal badan oo caalamka ah, isla markaana aysan filaneyn dhibaato ku timaa da xiriirka dalalkaas.

Dowladda Britain ayaa Jimcihii ku nuux-nuux satay inay Taalibaan kula xisaabtami doonto bal lanqaadyadii ay sameeyeen, Isla markaana ay hu bin doonaan ficillada soo raaca hadalladeeda, waxaana wasiirka arrimaha dibada Britain Domi nic Raab uu sheegay in Taalibaan aysan u aqoo nsaneyn dowlad, hase yeeshee ay muhiim u arka an inay xiriir toos ah la yeeshaan.

Mareykanka iyo deyn-bixiyeyaasha kale ee caalamiga ah ayaa joojiyay barnaamijyadii kaalm ada maaliyadeed ee Afghanistan, iyagoo ku xir aya dib u bilaabista iyo dabeecadda dowladda mustaqbalka ee Taalibaan.

Kaaliyaha dhaxal sugaha Ingiriiska oo xilka iska casilay kadib markii bilad la siiyay nin u dhashay

 Sucuudiga.

Gacan yarihii hore ee dhaxal sugaha Ingiri iska, Prince Charles, ayaa si kumeel gaar ah ug ga dagey jagadii madaxa, ee uu ka hayey hey’ adda The Prince Foundation, ka gadaal markii lagu eedeeyey

inuu ka caawiyey helitaanka bilad sharafeed nin u dhashey Sucuudiga, oo hey’addani dhaqaale badan uggu deeqa.

Michael Fawcett, ayaa kusoo biirey hey’addani ku shaqeysa tabarucaadka saddex sano ka hor. Warbixin uu qorey wargeys, ayaa ku eedeysay Michael inuu u qalqaaliyey ganacsade Mahfouz Marei Mubarak bin Mahfous, bilad sharafeed la guddoon siiyey sanadkii 2016-kii.

Mr Mahfouz, ayaa ku gacan seyrey inuu ku kacey anshax xumo, iyadoo ganacsadaha Sucuu diga lagu soo waramayo inuu uggu yaboohay lacag fara badan, mashaariic dano gaar ah ay uggu jiraan Prince Charles.

Hey’adda ayaa sheegtay in eedeytani ay u qa adaneyso arrin weyn, iyadoo hey’addu tilmaantey iney ku sameyneyso baaritaan dhab ah.

 Bangaladesh: Sida Maska Ugu Halista Badan Uu Usoo Rogaal Celiyay

Qeybo ka mid ah waqooy galbeed dalka Ban galadesh gaar ahaan deegaa nno dhaca buuraha Padma waxaa dhibaata ku haya mas halis ah oo la yira aahdo Russell's viper.

Maskan ayaa maalmihii ugu dambeeyay qaniinay dad badan xilli uu cabsi ku reebay halka as. Russell's Viper ayaa ah maska ugu halista badan Ban galadesh.

Dadka uu qaniinay maskan waxaa lagu arkay dhiig bax joogto ah, xinjirow ga dhiigga, nabarro dhanka isha ah, qeybo kamid ah jirkooda oo qallalay iyo kilyaha oo shaqadooda gabay.

Waxaa loo maleeyay in maskan uu ka ciribtirm ay Bagaladesh sanado ka hor balse waxaa jiray cad deymo muujinaya in 10 ilaa 12 sano uu soo ifbax ayay maskan.

Waxaa Bangaladesh ka socdaa baaritaano la xiri ira waxa maskan kusoo celiyay dalkaas.

Ahsan Mansoor oo bare ka ah qeybta xana anada xoolaha ee jaama dac adda Chittagong ay aa cilmi baaris ku sameeyay soo ifbixidda maska Russell's Viper ee Bangaladesh iyo halista uu ku hayo banii'aadanka.

Maskan noocan waxaa lagu arkay deegmo oyinka Rajshahi iyo Chapain awabganj.

Daraasadda waxaa lagu wareystay 20 qof oo uu qaniinay maska Russe ll's viper gudaha Bangaladesha intii u dhexeysay 2013 ilaa 2016, waxaana darasaadda lagu daabacay jornaal Asiatic Society ee kasoo baxa Bangala desh.

Waxaana la ogaaday in maskan uu ku nool yahay 16 kamid ah degmooyi nka Bangaladesh, sida ku xusan daraasadda maska wuxuu ku nool yahay waqooyiga iyo waqooy galbeed dalkaas.

Daraasadda waxay sidoo kale sheegtay in maskan uu ku nool yahay deg mooyinka Rajshahi iyo Chapainawabganj.

Khuburrada waxay ka cabsi qabaan in maskan halista ah lagu arki qeybo ka mid ah ad duunka kale.Sababaha uu maskan ugu soo batay Bangaladesh waxaa kamid ah dhulka beereedka badan ee ku baahayo halkaas, sida uu sheegay Farid Ahsan oo la hadlayay BBC qeybta la ha dasha Bangladesh.

"Jiirka badan iyo dhul beereedka ballaaran- wa ana cuntada ugu badan uu ku tiirsan yahay maskan"

MASKA COBRA

Maskan wuxuu ku nool yahay dhulka dhirta leh iyo beeraha halkaas oo ay halis ugu jiraan dadka beeraleyda ah in uu waxyeello beeraleyda.

Marka uu roobka da'o, wuxuu maskan kusoo galaa Bangaladesh isaga oo soo raaco webiyada Hindiy, sida laga soo xigtay Ahsan.

"Ilaa iyo hadda inta badan maskan wuxuu ku nool yahay dhulka buuraley da ah ee Padma halk aas oo ay ku yaallaan biyo fariisiin ah"

Wuxuu intaa ku daray in Shan kamid ah mas aska Russell lagu arkay waqooy galbeedka dalk aas sanadkii 2014, waxaana la sii daayay 2015.

Si kastaba, Profasoor Ahsan wuxuu rumeysan yahay in tiradaas masaska ah aysan ka qeyb aadan in maska noocan ah uu ku baaho Bangaladesh.

HALISTA MASKAN

Maskan wuxuu dhibaato ku hayo shacabka Hindiya in kasta oo kiisaska qaniinyadiisa aysan sidaa ugu badneyn Bangaladesh. Maadama maskan uu ku nool yahay dhul beereedka, beeraleyda waxay ku joogsan karaan maskan xilliyada habeenkii sidaas ayuu dagaal ka bilaa baya maska Russell's Viper marka uu dareemo in lasoo weeraray.

Durbadiinba, qofka marka uu qaniino maska wuu miir daboolmaya, saac ad kadib waxaa biyo gashanayaa qeybo kamid ah jirkiisa.

Haddii qofka uu wax dawo ah heli waayo wuxuu u horseeday xaalad caa fimaad oo halis ah sida dhiig kar ama Kilyaha oo shaqeyn waayo.

Sida laga soo xigtay Ha'yadda Caafimaadka Adduunka sanadkii 2016, ku dhawaad 5.4 Malyan oo qof ayuu sanadka kasta maska ku qaniinaa guud ahaan dunida halka hal Malyan oo qof sanad kasta uu dunida ku qaniino. XIGASHO:-BBC

DAGAALYAHANKII BAASKIILKA JABAN WAT AY EE HELAY GAARI CASRI AH

 IYO KAYD HUB AH

Degganaan aan caadi ahayn ayaa laga dare emayaa waddooyinka Kabul. Waxay u muuqataa in boqolkiiba 70 ay gawaarida magaalada hal mar ka baxeen.

Sidoo kale degan naan ay aa ka muuqa ta garoomada, balse shaqaalaha diyaarad da Qadar ayaa halkan yimid si ay uga howl galaan.

Sarkaal shirkaddaas ka tir san ayaa yiri "wax aan ka fekereynaa inaan dib u howlgelinno garo onka sida ugu dhaqsiyaha ba dan, maalmo yar gu dahood. Waxaan marka hore tijaabin doonnaa 2 duullimaad ka dibna waxaan billaabi doonnaa duullimaadyada gudaha iyo ku wa dibadda."Balse xaqiiqdii cidna is weydiin me yso muddada ay qaadan doonto in la dhiso dowl adda Afghanistan ka dhaqan gasha.

Wareysi uu weriye BBC-da ka tirsan la yeeshay xubin ka tirsan Taliban ayaa wuxuu ka sheekeeyay noloshiisa. Weriyaha ayaa leh: Waxay dhacday xilli aanu ka cunteyneynay hot eel, si deg deg ah xubin ka tirsan Taliban ayaa soo jiitay kursi bannaan oo horteenna yaallay wu una ku fadhiistay. Da'diisu waxay ahayd qiyaastii 25 sano.

Isagoo sii fadhiisanaya ayuu na weydiiyay, "Halkan raalli maku tihiin? Wax dhib ah malaha."

Aniga iyo saaxiibbadey waxaan ugu jaw aabnay, "Haa, wax walba way wa naagsan yihi in." Wuu sii watay hadalka, "Waxaan keliya halk an u nimid ina an kuu adeegno, dagaalkeennu wuu dhammaaday haddana nabad ayaa hir ga shay." Isagoo is kaaya baraya ayaa wuxu she egay inuu ka tirsanaa 'Cii damada Kumaandoos ka' kuwaas oo la sheegay inay ahaayeen koox adee gyada gaarka ah u qaabilsan Taliban. Wax aa la sheegay in ciidamadan ay joogaan meel wal ba oo dalkaasi ka tirsan ilaa garoonka isla marka ana la siiyay tababarka ugu wanaagsan.


Is Dhexgal Weji Ka Weji Ah Oo Markii Ugu Horreysay Lala Yeeshay Xubin Ka

 Tirsan Taliban

Waxaan caadi ahaan Taliban kula kulannaa hoteel amaba bannaanka ga roonka ama marka shaqo loo socdo magaalada dhexdeeda, balse waxay ah ayd markii ugu horreysay ee aan meel deggan si weji ka weji ah ula fadhi isanno.

Markii ninkaas Taliban ka tirsan uu naga wareystay xaalkeenna iyo halka aan ka nimid, waxa aan qabanno iyo wixii la mid ah., waxaan annaguna we ydiinnay su'aalo.

Halkee ayaad ka timid, muddo intee ah ayaad dagaal ku jirtay? Wuxuu kaga jawaabay "Waxaan ahay 25 jir waxaana Afghanistan joogay muddo 11 sano ah. Waxaan ku dhashay Pakistan halkaas ayaana dugsi Qur'aan ka dhigtay. "

Wuxuu intaas ku daray in ciidamada Afghanistan aysan dagaalka ka ma rneyn. "Aad ayay u dagaallameen. Balse waxay kaddib ina tuseen sawirro iyo muuqaallo ku saabsan askar isa soo dhiibeysa waxayna inoo sheegeen sida kaddib markii uu is soo dhiibay barasaabka, ay ciidamada Afghanistan ay iyagana isku dhiibeen.

'DAGAALKU WUU QABOBAY MARKA AY JOGSADEN DUQEYMAHA CIRKA EE MAREYKANKA'

Wuxuu intaas ku daray, "Qabsashadan aad arkeysaan si fudud kuma dhi cin. Aad ayaan ula dagaalannay ciidamada Afghanistan, balse markii du qeymaha cirka ee Mareykanka ay joogsadeen, way inoo fududaatay inaan dhulka ka dagaalanno."

Wuxuu sheegay in ISIS ay taageero ka heysteen Mareykanka. Wuxuu yiri, "Mareykanka wuu ina weerari jiray, balse isla aaggaas markii ay ISIS na gula dagaallamaan, ma uusan qarxin jirin."

Markii aan weydiiyay deegaannada uu ka dagaallami jiray isla markaana uu ku noolaa 13-kii sano ee la soo dhaafay, sida ay noloshu ku ahayd, ayaa wu xuu ninkaasi noo sheegay inuu ku noolaa Kabul iyo magaalooyin kale oo uu isku qarin jiray. "Gar gaaban ayaan lahaa. Mararka qaar waxaanu ku noo laan jirnay masjid dhexdiisa mararka qaarna madraso dhexdeea."

Ninkan ayaa degganaan jiray gobolka Logar. Wuxuu ii sheegay in si da ran loo dhaawacay shan jer isla markaana uu saddex jeer isku dayay inuu fuliyo weerarro is miidaamin ah oo uu ku qaado Ameerikaanka.

Dagaal yahankan Taliban ayaa sheegay inuu ku jiray liiska dadka ay do on dooneysay NDS (hay'addii hore ee sirdoonka Afghanistan) ee Logar. Ka dib qabsashadii Taliban ee Afghanistan, wuxuu sawirradiisa ku arkay xafiis ka NDS.

'Lacag kuma qaadanno dagaalka'

Wuxuu inoo sheegay inuu sameyn karo jaakadaha la isku qarxiyo, miino oyinka qof gaar ah lagu beegsado, miinooyinka gawaarida lala beegsado, wax walba. Intii uu nala hadlayay si joogto ah ayuu inoo tusayay muuqaallo telefoonkiisa ku jira.

Wuxuu intaas ku daray, "Lacag kuma qaadanno inaan dagaalanno. Waxa an ka shaqeyn jiray beer liin macaan ay ka baxdo lacagta aan helana jihaad ka ayaan ku bixin jiray."

Wuxuu sheegay inuu doonayay inuu aado Falastiin, xitaa haddii uu lug ku tegi karo. Wuxuu inoo sheegay in xitaa ay saacado lugeyn jireen haddii ay dhaawacmaan, isla markaana aysan sharooto ku heli jirin dhowr maalmood.

Wuxuu sheegay in Taliban ay hadda heleen hub cusub. "Waxaynu helnay hub aad u badan. Waxaynu helnay gawaari iyo taangiyo. Waxaa jira waxyaa bo aad u badan oo aadan qiyaasi karin." "Markii hore, haddii aan doonayo inaan weeraro bar koontarool, waxaan he ystay baaskiil duug ah iyo qori duug ah oo nooca C-Kalashnikov ah. Balse hadda waxaan heystaa gaari, telefoon. Balse nafteyda uma isticmaalo."

Waxaan weydiiyay inuu xaas lahaa iyo in kale. Wuxuu ku jawaabay, "Markii hore qoyska si qarsoodi ah ayaan ugu tegi jirnay, balse hadda xubnaha qoyska iyaga ayaa ii doonaya xaas." XIGASHO:BBC

 


 
UNOPS JOBS


Operations Senior Assoicate

Job categories Project Management, Programme Management

Vacancy code VA/2021/B5001/22407

Department/office NYSC, Peace and Security Cluster

Duty station Nairobi, Kenya

Contract type Local ICA Support

Contract level LICA-7

Duration

Ongoing contract (Open-ended, subject to organizational requirements,

availability of funds and satisfactory performance)

Application period 01-Sep-2021 to 15-Sep-2021

 

Applications to vacancies must be received before midnight Copenhagen time (CET) on the closing date of the announcement.

 

Background Information - PSC

 

Peace and Security Cluster

 

The UNOPS Peace and Security Cluster (PSC) is a principal service provider in the field of mine action with the United Nations Mine Action Service (UNMAS), UNDP, UNICEF, Governments of mine-affected countries and other mine action partners. It is led by the Director, who has overall authority and accountability for the performance PSC on behalf of its clients. TheDirector is responsible for administering and providing oversight of the day-to-day management of the Project Field offices, both according to the client requirements and in line with UNOPS rules and regulations.

UNMAS

 

United Nations Mine Action Service (UNMAS) is a division of the Office of Rule of Law and Security Institutions (OROLSI) in the Department of Peacekeeping Operations (DPKO). UNMAS is mandated by the United Nations General Assembly (RES/68/72) to ensure an effective, proactive and coordinated response to the problem posed by a wide range of explosive hazards. Legislative mandates also recognize UNMAS technical expertise in responding to threats posed by unsecured and unsafe conventional weapons and ammunition stockpiles. As an office within DPKO, UNMAS supports peacekeeping and special political missions in accordance with Security Council mandates.

UNMAS as a component of the United Nations Support Office in Somalia (UNSOS) provides explosive hazard management capacities, including mitigation, to AMISOM as part of a logistical support package. Non-lethal tactical advice and analysis are delivered by UNMAS technical advisors located in each AMISOM Sector Headquarters and at AMISOM Force Headquarters, who support AMISOM planning and operations. UNMAS support includes both enabling ("operate in spite of IEDs”) and response ("defeat the device”).As a component of the UN Mission in Somalia (UNSOM) UNMAS also supports the Federal Government of Somalia, including the Somali Police Force, Somali Explosive Management Authority and National Security Advisor.

Functional Responsibilities


Under the supervision of the Project Manager for Capacity Building (CB) in Human...

Competencies

.
Treats all individuals with respect; responds sensitively to differences and enc...

Education/Experience/Language requirements


Education: First level university degree (Bachelor’s of equivalen...

Contract type, level and duration


Contract type:Local Individual Contractor Agreement (LICA) Contract le...

Additional Considerations


Please note that the closing date is midnight Copenhagen time Applications ...

Background Information - UNOPS

.

UNOPS is an operational arm of the United Nations, supporting the successful imp..


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip