HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES 1-SEPT 2021

0
Wednesday September 01, 2021 - 08:31:56 in Wararka by
  • Visits: 527
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES 1-SEPT 2021

    ....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

....

Farmaajo Oo Warqadaha Aqoonsiga Ka Gu ddoomay Danjireyaal Cusub

    Madaxweynaha muddo xileedkiisa dha mmaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo

ayaa munaasabad ku qabsoontay Madaxtooya da Qaranka waxaa uu ka ga guddoomay Waraaqaha Aqoonsiga danjirenimo sa fiirrada dalalka, Tansaniya Dr. John S. Simbachawene iyo Angoola Sianga Kivuila Samuel Abilio.

    Danjiraha Jamhuuriyadda Tansaaniya John S. Simbachawene ayaa Madaxweynaha la wad aagay farriin iyo salaan uu uga siday Madaxw eynaha dalkiisa Marwo Samia Hassan, taas oo ku aaddan xiriirka soojireenka ah ee ka dhex eeya Labada Dal.

    Madaxweynaha ayaa u rajeeyey Danjire Jo hn S. Simbachawene in uu ku guulaysto gud ashada waajibaadka loo igmaday iyo doorka uu ka qaadan karo xoojinta xiriirka walaaltinnimo ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Tansaaniya.

     Dhankiisa, Danjiraha cusub ee Jam huuriyadda Angoola Sianga Samuel Abilio ayaa soo bandhigay sida ay uga go’an tahay adayn ta xiriirka ka dhexeeya Soomaaliya iyo Dalkiisa, gaar ahaan dhinacyada iskaashiga dhaqaala ha, maalgashiga, diblomaasiyadda iyo isu-so codka. Isaga oo uga mahadceliyey shacabka iyo D/Soomaaliya soo dhoweynta diirr an.

    Md.Maxamed C/hi Farmaajo ayaa la wadaag ay Danjiraha cusub ee dalka Angoola sida ay uga go’an tahay DF/Soomaaliya xoojinta xiriirka ku saleysan iskaashiga, dan-wadaagga iyo saa xiibtinnimada ee ay la leedahay dalalka kale ee Qaaradda.

Rooble” Waa in dhaqso ah loo bilaabo waj iga labaad ee doorashada”

     Ra’iisul Wasaaraha XFS  Md.Maxamed Xus een Rooble oo la kulmay Guddiyada Doorashooyinka ee Heer Federaal, Heer Dowlad-gobol eed iyo Xallinta Khilaafaadka ayaa sharraxaad ka siiyay geeddi socodka doorashada, isagoo ku boorriyay in ay si dhow u wada shaqeeyaan, doorashadana u maamulaan si hufan.

     "Waxaan Shalay la kul may Guddiyada Doorasho oyinka Heer Federaal, Heer Dowlad-goboleed iyo Xal linta Khilaafaadka oo aan ka la hadlay arrimo khuseeya geeddi socodka, hirgelinta  iyo huf na anta doo rashada, habka soo xulista ergooyin ka, ka alinta dhaqanka iyo bulshada rayidka ah, wad ashaqeynta guddiyada dhexdooda, qoonda da haweenka, dhaqaalaha ku baxaya doorasha da iyo qodobbo kale oo doorashada khuseeya” ay uu yiri Rooble.

     "Waxaan ku ballannay in dhaqso oo bilaabo wajiga labaad ee doorashada oo ah doorasha da xildhibaannada Golaha Shacabka iyo in doo rashadu noqoto mid hufan oo ka maran qof jec leysi” ayuu hadalkiisa kusii daray Rooble.

     Ra’iisul Wasaaraha ayaa guddiyada uga wa rbix iyay dadaallada Xukuumadda ay ugu jirto dar dargelinta doorashooyinka, waxaana uu ku la dardaarmay inay hirgeliyaan habraacyada u degsan hannaanka doorashada.

Xaaji Muuse Suudi oo si aan horey loo arag loogu soo dhoweeyey JOWHAR

     Senator Xaaji Muuse Suudi Yalaxow ayaa Shalay si weyn loogu soo dhoweeyay maga alada Jowhar ee xarunta maamulka HirShab elle, halkaasi oo dhowaan la filayo inay ka dhac do doorashada Aqalka Sare.

Muuse Suudi ayaa si weyn loogu soo dhoweeyey Jow har, waxaana ka qeyb qaat ay Xildhibaanada Baarlam aanka HirShabelle, Wasi iro, Guddoomiyaha Gobol ka Shabellaha Dhexe, Maamulka degmada, qe  ybaha bulshada iyo barbaarta gaashaaman.

     Waxaa sidoo kale isugu soo baxay soo dhoweynta boqolaal shacab ah oo aad u qiire ysan, taasi oo muujineysa heerka ay gaarsiisan tahay taageerada ay Muuse Suudi u hayaan shacabka beeshiisa.

     Kursiga uu ku fadhiyo Senatar Muuse Suudi oo hadda loo tartami doono ayaa ah kan ugu culus siddeeda kursi ee la qorsheynayo in dha waan lagu tartamo, ayada oo la filayo in Guudl aawe uu dhowaan soo saaro liiska musharaxiin ta Aqalka Sare.

     Sida ay ogaatay Caasimada Online, mada xweynaha Maamulka HirShabeelle Cali Guudl aawe ayaa la filayaa inuu liiska musharaxiinta Aqalka Sare kusoo daro Senator Muuse Suudi Yalaxow, kadib markii uu iska caabiyey cadaadi syo xooggan, sida ay ogaatay Caasimada Online.

     Sida aan xogta ku helnay, madaxweyne Gu udlaawe ayaa ku gacan seeray dalab kaga yi mid Villa Somalia, oo ku aadana in liiska laga saaro Xaaji Muuse, oo ka mid ah siyaasiyiinta sida weyn uga soo horjeeda madaxweyne Fa rmaajo, islamarkaana ka mid ah hoggaamiy eyaashii hagayey ciidankii Badbaado Qaran ee soo galay Muqdisho.

     Xogta aan helnay ayaa sidoo kale sheegey sa in liiska lagu soo dari doono Senator Dr. Cus maan Maxamuud Dufle iyo Maxamed Amiin Sheekh Cusmaan, oo ka mid ah Senatorada beesha Mudulood.

Dowladda Soomaaliyeed oo albaabada isu gu laabtay xaruun dumarka loogu sameyn jiray qalliino is qurxin ah

      Dowladda Soomaaliya ayaa albaabada isu gu laabtay xarunta dadka jirkooda lagu qurxiyo oo dhawaan Muqdisho laga furay.

Tallaabada lagu xiray xaruntaan ayaa ka dam beysay kaddib

      markii ay sameysay qalliimo dadka jirkooda wax looga beddelayay, sida dumarka oo farruu ryaha loo durayay iyo qeybaha kale ee jirko oda.   Shaqooyinka ay xaruntaan qaban jirtay ay aa lagu tilmaamay in yihiin kuwa kasoo horj eeda shareecada islaamka, dhaqanka suuban, islamarkaana ay halis caafimaad keeni karaan qalliimada ay sameynayaan.

      Agaasimaha arimaha bulshada Xafiiska Ra’Iisulwasaaraha, ayaa sheegtay dowladdu in aysan raalli ka ahayn in dumarka Soomaali yeed lagu sameeyo qalliino aysan ogayn natiij adooda waxay noqon karto.

      Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay sharciga la tiigsandoonto dadka furay xarunta an, waxaana laamaha amniga lagu wargaliyay inay soo xiraan mulkilaha iskalahaa.

      Dhawaan ayay ahayd markii gabdho qalliin looga sameeyay farruuryaha ay kasoo muuqde en baraha bulshada, iyagoo ku faanaya in ay ku faraxsan yihiin isbedel lagu sameeyay qeyb kamida jirkooda.

     Dad badan oo Soomaaliyeed ayaa caro ka muujiyay arrintan, waana midda soo dedejisay in xaruntaan albaabada loo laabo.

Ammar Cusub Oo Lagu Rogay Dhamm aan Shaqaalaha Dowladda Somalia

      Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulsha da Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta ay aa soo saartay Amar cusub oo ku socda dha mmaan shaqaalaha Hay’addaha do wladda Federaalka, kaasi oo la xir iira Cudurka halista ah ee COVID-19.

    Agaasimaha guud ee Wasaaradda Shaqada Cabdullaahi Maxamed Cali oo Qoraal soo saa ray ayaa waxaa dhammaan Hay’addaha dowl adda lagu wargeliyey in shaqaalahooda ay qaa taan Tallaalka looga hortegayo Cudurka COVID-19.

    Guddiga Qaranka Shaqaalaha Rayidka ayaa waxaa la faray inay kala shaqeeyaan Wasaa radda Caafimaadka Xukuumadda xilgaarsiinta, sidii Tallaalka u qaadan lahaayeen shaqaalaha Hay’addaha dowladda.

     Qoraal uu soo saaray Agaasime Cab dullaahi Maxamed Cali ayaa waxaa lagu cadde eyay in heerkii saddexaad ee Cudurka halista ah ee COVID-19 uu kusii faafayo gudaha dalka Soomaaliya, isla markaana ay qasab ay tahay in shaqaalaha qaatan tallaalka Cudurka.

     Wasaaradda Caafimaadka ayaa si maalinla ah u shaacisa kiisas farabadan oo Cudurka COVID-19 ah oo laga diiwaan-geliyay gudaha Magaalada Muqdisho iyo Gobolada dalka, wax aana xusid mudan in dad farabadan ay Cudur ka u geeriyoodeen.

Hoos ka Akhiso Qoraalka kasoo saaray Was aaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada

Midowga Musharaxiinta iyo R/Wasaare ROOBLE oo hal qodob isku raacay

     Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaa liya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa Shalay markale kulan gaar ah la yeeshay xubnaha gol aha midowga musharixiinta, waxayna ka wada-hadleen arrimaha doorashooyinka iyo dardar-gelintooda.

     Kulanka oo ahaa mid xasaasi ah ayaa wax aa sii gaar ah diiradda loogu saaray in doora shada ay noqoto mid hufan, daah-furan, isla-markaaana waqtigeeda ku dhacda.

     Sidoo kale xukuumadda iyo musharixiinta mucaaradka ayaa isla gartay in si wada jir ah lo oga wada-shaqeeyo qabsoomida doorashooy inka billowday ee 2021-ka, sida uu shaaciyey afhayeenka xukuumadda federaalka Soomaali ya, Md.Maxamed Ibraahim (Macallimuu)

      "Ra’iisul Wasaaraha iyo Midowga Mushar raxiinta ayaa isla gartay in si wadajir ah looga wada shaqeeyo bilaabista wajiga labaad ee do orashada Golaha Shacabka ee BFS, si dhowna looga wada shaqeeyo arimaha u baahan kala cadeeynta,” ayuu yiri Macallimuu.

      Afhayeenka ayaa sidoo kale intaasi kusii daray in Rooble uu midowga musharixiinta la wadaagay talooyin ku aaddan turxaan bixinta iyo kala caddeynta qodobbada qaar ee ku xu san habraacii arrimaha doorashooyinka ee Gol aha Wadatashiga Qaranku soo saareen.

     Labada dhinac sidoo kale ku ballamay shirar kale, si ay usii socdaan wada-hadallada ku aad dan arrimaha doorashooyinka dalka oo haatan maraya meel wanaagsan.

    Rooble waxaa sidoo kale kulankan ku weh linayey xubno ka tirsan golihiisa wasiirada, sida wasiirka waxbarashada Soomaaliya, wasiir ku xigeenka warfaafiinta iyo mas’uuliyiin kale.

     Doorashooyinka Soomaaliya ayaa soo ma ray marxalado kala duwan, waxaana hadda qa bsoomay intooda badan doorashooyinka xubna ha Golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya.

Saraakiil ka tirsan dowladda oo tababar loogu soo xiray Turkiga

      Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xu ku umadda Soomaliya Xasan Xuseen Xaaji ay aa dalka Turkiga kaga qeyb galay Munaasabad Tababar loogu soo xirayay saraakiil ka qalin Ja bisay Akadeemiyadda Ciidanka ee Jaamacad da Difaaca Qaranka ee Dalka Turkiga oo ay ka mid yihiin Saraakiil ka tirsan Ciidanka xoogga dalka.

    Waxaa munaasabadda ka qeybgalay Mada xweynaha Dalka Turkiga  Recep Tayyip Erdoğ an iyo Xubno ka tirsan Xukuumadiisa, Sidoo ka le Waxaa bilado iyo Shahaadooyin la gudoon siiyay Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dal ka Soomaaliyeed iyo kan Turkiga.

    Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xu kuumadda Soomaliya Xasan Xuseen Xaaji ay aa dowladda Turkiga uga mahad celiyay tag eerada ay siiso ee la xiriira tababarida Ciidama da iyo siinta Hubka iyo Gaadiidka ay ku howlga llaan Ciidamada dowladda Soomaaliya.

    Dowladda Turkiga ayaa waxaa ay kamid ta hay dowladdaha taageerada Millateri siiya Soo maaliya, waxaana sanad walba ay tababar sii saa Ciidamo iyo Saraakiil, sidoo kalena ay dow ladda Soomaaliya siiso hub iyo Gaadiid ay ku howlgallayaan Ciidanka dowladda ee dagaalka kula jira Al-Shabaab.

Doorashada hoggaanka Sare ee Ururka Warbaahinta Soomaaliyeed ee SOMA oo Shalay la qabtay

     Waxaa Shalay oo Talaado ah lagu soo ge ba-gabeeyay Magaalada Muqdisho Shirweyna ha Dalladda Waarbaahinta Soomaaliyeed ee SOMA, kaas oo muddo Saddex Cisho ah ka so cday Magaalada Muqdisho.

    Shirka Golaha Guud ee SOMA oo ay Shalay xaadir ku ahaayeen Agaasimayaasha, & wakiil ada Idaacadaha ka tirsan SOMA, ee ka kala so cday Gobollada dalka ayaa waxaa  lagu door tay hoggaanka Saddexda Sano ee soo socota ee Dalladda Warbaahinta Soomaaliyees ee SOMA, kuwaas oo ay ku tartameen Xubno ka mid ah Dalladda.

     Xoghayaha Ururka Warbaahinta Soomaali yeed ee SOMA ayaa, iyada oo aysan cid la tar tamin waxaa Shalay loo doortay Maxamed Cu smaan Makaraan oo sidoo kale ah Agaasimaha Warbaahinta Hiiraanweyn ee ka howlgasha   Gobolka Hiiraan, waxaana uu bedelay Xogha yihii hore ee Ururka Maxamed Cabduwahaab Cabdullaahi.

     Doorashada Guddoomiyaha oo sidoo kale dhacday ayaa waxaa ku tartamay Hilaal Sheekh Aweys, Sharmaake Suuleey, Maxamu ud Cabdi Ibraahim & Axmed Caano Geel, wax aana Guddoomiyaha Dallada Warbaahinta Soo maaliyeed ee SOMA ku guuleystay Hilaal She ekh Aweys oo ah Agaasimaha Radio Warsan ee M/Baydhabo, kaas oo helay 17 Cod.

     Xilka Gudoomiye ku xigeenka ayaa waxaa u tartamay laba musharrax oo kala ah Axmed Cumar Saalixi, & Xasan Cabdiraxmaan, waxa ana ku guuleystay xilka gudoomiye ku xigeenka Saddexda sano ee soo socota Axmed Cumar Saalixi.

     Ugu dambeyn Xoghayihii hore ee Ururka Warbaahinta Soomaaliyeed ee SOMA Maxa med Cabduwahaab Cabdullaahi ayaa Xoghaya ha Cusub ee SOMA Maxamed Cusmaan Maka raan waxaa uu ku wareejiyay xilka, isaga oo sheegay inay la Shaqeyn doonaan.

Dil ka dhacay Muqdisho & faah faahin laga helayo

      Rag ku hubeysnaa bustoolado ayaa Habeen hore waxaa ay degmada Kaaraan ee Gobolkan Ba naadir ku dileen Askar ka tirsan Ciidanka dowl adda gaar ahaan Millateriga, kuwaas oo ku su gnaa qeybo kamid ah de gmadaas.

     Askarta la dilay oo laba ahaa ayaa waxaa Magacy adooda lagu kala sheegay Axmadeey Gadaf iyo Sakariye Cali Aadan, ku waas oo siweyn looga yaqaanay degmada Kaa raan, isla markaana muddo badan ka Shaqeey nayeen Gudaha degmada Kaaraan.

      Warar kale ee la helay ayaa waxaa ay shee gayaan in ragga dilka geystay oo Shabaab ah aa mid kamid ah ay goobta ku dileen askar kale oo ku sugnaa halka uu dilka ka dhacay, sida ay Risaala u sheegeen dad goobjoogayaal ah.

      Meydka labada Askari iyo Ninka la sheegay inuu ka tirsanaa Ururka Al-Sbabaab ayaa wax aa la geeyay Xarunta Hay’adda Dambi baarista ee CID-da ee Magaalada Muqdisho.

      Wararkii ugu dambeeyay ee aan ka hele yno degmada Kaaraan ayaa sheegaya in Ciid amada Booliska degmada ay wadaan howlgallo ay ku baadi goobayaan xubno kale oo ka tirs anaa Al-Shabaab, kuwaas oo baxsaday.

      Magaalada Muqdisho iyo Gobolada dalka ayaa waxaa mararka qaar ka dhaca dilalka loo geysto askarta kala duwan ee dowladda Soom aaliya, waxana inta badan mas’uuliyadda dila lka sheegta Ururka Al-Shabaab.

 Taliyeyaal loo Magacaabay Saldhigyada Booliska degmooyinka tirsan Galgaduud

      Taliye  kuxigeenka Ciidanka Booliiska Soo maaliyeed  Sareeye Guuto Cusmaan Cabdull aahi Maxamed (Kaniif) ayaa xilalkii ka qaaday taliyeyaasha Saldhigyada Booliska degmo oyinka Cabudwaaq iyo Xeraale ee Gobolka Ga lgaduud, isaga oo taliyeyaal Cusub u Magac aabay.

     Wareegto kasoo baxday Xafiiska Taliye  ku xigeenka Ciidanka Bool iiska Soomaaliyeed ay aa Taliyaha Saldhiga Booliska Cabudwaaq waxaa loogu Magacaabay Gaashaanle Sare Ax med Cabdikariim Maxamed halka taliyaha Sal dhiga Booliska Degmada Xeraale loo Magacaa bay Gaashaanle Qalbi Axmed Cali.

     Sidoo kale wareegtada ayaa waxaa la faray taliyaha qeybta Guud ee Booliska Galgaduud in uu howlgeliyo una dalbo xaquuqdooda Sara akiishaan la Magacaabay.

 Arrinta Coldoon: Wasiir iyo Sheekh isaga jawaabay munaasabad ka dhacday Hargeysa

Waxaa soo kordhaya dhawaaqyada codadka kala duwan ku darsanaya xadhigga Cabdimaal ik Muuse Coldoon oo dhowaan lagu xidhay Ja mhuuriyadda Iskeed Madaxbannaanida ugu dhawaaqday ee Somaliland.

    Cabdimaalik, ayaa la xidhay laba toddobaad ka hor mana ahan mar kii u horraysay ee xabsi ga la dhigo.

Dadka dhaliila ayaa ku eedeeya in uu badanaa soo bandhigo "dhaliilo iyo eedaymo aan cad dayn ku filan lahayn", badanaana uu ka hadlo "wax aan khusayn."

     Halka kuwo kale ee taageeraana ay u ar kaan "shakhsi xaq u dirir ah oo difaacaya diinta Islaamka iyo dhaqanka wanaagsan".

     Coldoon ayaa dhowaan barihiisa bulshada ku baahiya dad uu sheegay "in ay dhaqan xu mo ku faafinayaan gudaha Somaliland".

     Shiikh Cabdirisaaq Cabdillaahi oo ku magic dheer 'Jenaraal Jiir', ayaa ka mid ah dadka ka hadlay kiiska xadhiga Coldoon.

     Sheekh Jenaraal Jiir, oo ka safray Kenya, wuxuu ka mid yahay culimada maalmihii u dan beeyeyna booqashada ku joogay Somaliland, wuxuuna ka mid yahay Culimo ka kala timid me elo kala duwan oo caalamka ah, kuwaas oo ku lan diineed weyn kaga qayb gelayey magaa lada Hargeysa.

     Shiikh Cabdirisaq Jiir ayaa ka codsaday ma daxweyne Muuse Biixi in la cafiyo Cabdimaalik. "Waxaan ka codsanayanaa madaxweynaha Ila ahay dartii, in uu sii daayo ninkaa Ina Coldoon ah, diin buu qabsadaye," Ayuu madal ka yidhi Shiikha.

    Sheekh Cabdirisaaq ayaa hore uga mid ah aa culimo dhowr ah oo madaxtooyada Somali land kula kulmay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi

     Sheekha ayaa soo hadal qaara sababta dho wr goor culimada loogu eedeeyay in aysan ka hadlin arrinta Coldoon.

"Waa nala dhibay annagoo khayrkaa wadnay. Waxaa nagula maagay social media-ha. Waxa ana nala leeyahay 'maxay uga hadli waayeen ninkii Coldoon?'," ayuu yiri Sheekha.

     Sheekh Jiir oo sii watay jawaabta uu ka bixiy ay eedaha loo jeediyay wuxuu yiri: "Annagu ma lihin waa sax iyo waxaa, mana aannaan jeclays anin sidaa uu isu soo qotomiyey, dadkiina wa xay meel kasta ku soo qoreen 'waa la kulante en [Muuse Biixi] lacag iyo boorso ayuu idiin dhii bay'."

     Wuxuu intaa ku daray: "Ilaahay dartii baa na loogu yeedhay, annana ilaahay dartii baannu u qaabilnay."

     "Annaga oo ku hadlayna afkii culimada, in aad ina coldoon iyo wixii diinta loo xidhay, noo sii daysid ayaanu kaa codsanaynaa. Waa nala maagaye, oo maxaad uga hadli weydeen ayaa nalagu qabsadaye," ayuu sii raaciyey hadalki isa Shiikh Cabdirisaaq Jiir.       Isla madashaas waxaa joogay Wasiirka Dii nta iyo Awqaafta Somaliland, Sheekh Khaliil Ca bdullaahi Axmed, oo isna dhankiisa ka jawaa bay codsiga sheekh Cabdirisaaq jiir, wuxuuna sheegay in diinta ilaalinteeda uu madaxweynu hu u dhaartay, kiiskasina uu maxkamad ku jiro.

    "Madaxweynaha wuu balan qaaday in uu diinta Ilaahay ilaalinayo, laakiin qofka hadii uu qal damo yaan la xidhin dee meelna kuma taalo", ayuu yiri.

    "Xadhiga caqli celinta ayuu ka mid yahay. Im ika maxkamad baabu taagan yahay oo kiiskiisa wuxuu yaallaa maxkamadda, cadaalad baanu ka rajeynaynaa Insha Allah. Laakiin ma nalagu bahalo galinanayo wadaad baad xidheen," ay uu yidhi Wasiir Khaliil.

     Dhanka kale Wasiir Khaliil ayaa sheegay in aan diinta loogu soo gabbanin. "Haddi aynu na hay culimo iyo dawlad, illeen dad walaalo ah ay nu nahaye, in wixii xun dalkeenna aynu ka qabanno iskuma khilaafsanin, laakiin wixii uje eddo kale leh ee siyaasad leh, waxaannu leen nahay la is khiyaamayn maayo."

    "Diinta cid walba annagaa uga lexjeclo bad an, waxaanu idiin hubnaa in aannaan ogolayn oo dastuurkeennuna uu mamnuucay in wax dii nta Islaam ahayn aan lagu faafin,waana danbi."

     "(Anigoo ka jawaabaya) kelmaddii uu yidhi Shiikh cabdirisaaq, madaxweynuhu wuu balla nqaaday in la ilaaliyo diinta, laakiin yaan la xi dhin qofka khaldama diinta meelna kagama taa llo," ayuu sii raaciyey hadalkiisa Wasiir Khaliil.

     Coldoon ayaa la filayaa in maxkamad la soo taago, muddooyinka soo aaddan sida ay baa hiyeen warbaahinta gudaha ee magaalada Har geysa.

Golaha Wakiilada Somaliland oo Xeerar Cusub Ansixiyay

Magaalada Hargeysa waxaa Shalay oo Talaado ah kulan ku yeeshay Xildhibaannada Gol aha Wakiilada Somaliland, iyaga oo ansixiyay Xeeray ay u soo gudbiyeen 16 kamid ah Xubna ha Golaha Wakiilada.

Kulanka oo uu shir guddoominayay Gudd oomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa waxaa goobjoog ka ahaa 60 mudane, waxaana Golaha ay ansixiyeen xeerka shaqaalaha Daw lada iyo xeerka sahaminta Shidaalka.

Xeerarka cod gacan taag ah lagu ansixiyey ayaa waxa u codeeyey 58 xildhibaan, waxaa dii day 1 xildhibaan, sidoo kale waxaa ka aamusay 1 xildhibaan, sida uu ku dhawaaqay Guddoom iyaha Golaha Wakiilada Somaliland.

Xubnaha Golaha Wakiilada Somaliland ay aa maalmaha soo socda waxaa ay yeelan doo naan kulamo isdaba joog ah, waxaana horyaa lla xeerar dhowr ah, kuwaas oo maalmaha

Sucuudiga:-Weerar Khasaare Gaystay oo lagu qaaday garoonka diyaaradaha ee Abha.

Weerar loo adeegsaday diyaarad aan duuliye laheyn (drone) oo lagu qaaday garoonka diyaaradaha Abha ee dalka Sacuudiga ayaa lagu dhaawacay sideed qof, sida uu sheegay Isbaheysiga uu hoggaamiyo Sacuudiag ee Yemen kula dagaalamaya kooxda Xuutiyiinta.
Kadib weerarkii hore "diyaarad labaad oo isku dayeysay inay weerarto garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Abha ayaa dhexda laga qabtay lana soo riday,” ayaa lagu yiri war-saxafaadeed kasoo baxay isbaheysiga, oo uu sii daayey taleefishinka boqortooyada Al-Akhbariya.
"Sideed qof ayaa lagu dhaawacay weerarka, waxaana ay waxyeello kasoo gaartay diyaarad rayid ah, sida ay sheegayaan warbixino horudhac ah,” ayuu intaas ku daray war-saxaafadeedka.
Isbaheysiga ayaa sheegay in weerarka labaad ee lagu qaaday garoonka diyaaradaha "uu ka dhigan yahay dambi dagaal.”
Taleefishinka Al-Akhbariya ayaa intaas ku daray in firir uu ku dhacay dhabbaha ay diyaaradaha ku ordaan ee garoonka, islamarkaana muddo kooban la hakiyey duulimaadyada "si loo xaqiijiyo badqabka diyaaradaha imanaya iyo kuwa baxaya iyo sidoo kale shacabka.”
Mucaaradka Xuutiyiinta ayaan weli wax war ah kasoo saarin weerarka.
Sacuudi Carabiya ayaa faro-gelisay Yemen 2015-kii, ayada oo taageereysa dowladda caalamka uu aqoonsan yahay ee dalkaas, waxyar un kadib markii Xuutiyiinta ay qabsadeen caasimadda Yemen.
Xuutiyiinta oo xulufo la ah Iran ayaa marar badan weeraro ku qaaday magaalooyinka Sacuudiga ee ku dhow xuduudda Yemen, waxayna weeraradan sii xoojiyeen bishan August.
Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab oo isku soo dhiibay dowladda
Taliska Ciidamada dowladda Soomaaliya ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay soo ba ndhigeen Sarkaal ka tirsanaa Ururka Al-Shab aab, kaas oo ay sheegeen in uu isku soo dhiib ay Ciudanka xooga dalka Soomaaliyeed.
Cali Ibraahim oo mudo dheer Al-Shabaab u qaabilsanaa Caafimaadka Gobolka Galgaduud ayaa isku soo dhiibay Ciidamada Gorgor ee Ga lmudug ka howlgala kadib markii sida uu shee gay uu ku qanci waayay dhibaato uu sheegay inay Al-Shabaab ku heyaan shacabka Soomaaliyeed.
Cali Ibraahim oo ka yimid dhan ka degmada Ceelbuur ee Gob olka Galgaduud ayaa muddo ba dan ka yirsanaa Ufurka Al-Shab aab, isaga oo sidoo kale ka qe yb qaataan dagaalo ka dhacay Gobolka Galgaduud.
Taliska Ciidanka xoogga dalka Soomaaliye ed ayaa dhowr jeer waxaa ay aoo bandhigee Saraakiil ka tirsan Ururka Al-Shabaab, kuwaas
oo Ciidamada isku soo dhiibay.
 
Madaxweyne Mustafe cagjar "Waan ka wal bahaarsanahay run ahaan arrinta sicir bararka"
Madaxweynaha degaanka Soomaalida Mus tafe cagjar ayaa mar uu ka hadlayay shir loo qa btay qaybaha kala duwan ee haweenka maga alada Jigjiga ka hadlay arrinta sicir bararka oo ahayd mid muddooyinkii u dambaysay degaan ka saamayn wayn ku yeelatay.
Haddaba ugu horeyn Madaxweynaha ayaa xusay in sicir bararku uu keenay arrinta dalka ka jirta iyo colaadaha ka soconaya waqooyiga dalka, taasi oo sababtay inay daciifto lacagtii waddanku oo hoos u dhacdo, xalkuna ku jiro xa aladda dalka oo degta iyo waliba dhaqaalaha waddanka oo hagaaga, balse dawladdu intaa sii wadi doonto sidii loo xakamayn lahaa sicir bararka.
Waxa kale oo uu Mad axweyne Mustafe sheeg ay in hadda ka hor go'aan dawladdu u qaada tay in lasameeyo shirkad iyadu soo iibisa raa shinada, dollarkana ka qaadata bangiga, si sar rif ka uu unoqdo midka ban gigu bixinayo oo ay san maciishaduna qaali u no qon.
Geesta kale Madaxweynaha ayaa carabka ku dhuftay inuu aad uga walbahaarsan yahay arrinta sicir bararka, wuxuuna xusay in haddii dollarku istaagi waayo oo sicir bararku sii socdo ay jiri karto qaabab kale oo loo xalin karo mar kaa, waa siduu hadalka u dhigay Madaxw aynuhu.
Dhinaca kale Madaxweynuhu wuxuu soo ha dal qaaday arrin aan ka dhicin midda maciisha da iyo sicir bararka, oo ah kirada guryaha oo uu sheegay inay dawladdu ka fikirayso waxay ka yeeli lahayd kirada guryaha oo aad qaali u ah, iyadoo shirar lagali doonta qaybaha kala duwan ee bulshada degaanka, si xal loogu helo arrim ahan.
Magaalada Jigjiga ayay dadku aad uga ca banayaan kirada guryaha oo aad qaali u ah, iyadoo guryo badan oo kiradoodu qaali tahay ay dhinaca kale u dhamaystirnayn waxyaabihii kale ee nolosha aasaasiga u ahaa.
Hotellada laseexdo ee jiifka leh ayaa iyaguna soo raaca oo qiimo aad u sareeya lagu seex daa, waxayna arrimahani kusoo hagaagayaan xilli magaaladu ay la ciirciirayso dad badni, oo dadkii dal iyo dibadba aad ugu soo qulqulayaan magaalada, waxayna arrintani keentay in gur yihii kirada ahaa qiimahoodu qaali noqdo.
Mareykanka oo ku dhawaaqay inuu gabi ahaanba isaga baxay wadanka Afghanistan
Dowladda Mareykanka ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday iney soo afjartay joogitaankeedii Militari ee dalka Afghanistan, iyadoo diyaaradahii ugu dambeeyay ay ka duuleen ga roonka Afghanistan saqdii dhexe ee xiliga Kabul. Gen. Frank McKenzie, oo ah madaxa taliska dhexe ee dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqay iney soo gabagabeeyeen howl galkii Militari ee Mareykanka uu ku qaaday Af ghanistan 20, sano ka hor.
"Dhamaan xoogagii ajnabiga ahaa ee dalka qabsaday waxay daqiiqado ka hor ka baxeen dalka, madaxa diblomaasiyiinta Mareykanka ee Afghanistan, Ross Wilson ayaana ka mid ahaa dadkii ugu dambeeyay ee soo raacay duulim aadkii ugu dambeeyay ee C-17" ayuu yiri mid ka mid ah saraakiisha sar sare ee Taalibaan oo la hadlay Idaacadda VOA-da.
Howlgalka ka bixitaanka Mareykanka ee dal ka Afghanistan ayaa soo idlaaday ka hor waq tigii uu cayimay madaxweynaha Mareykanka Joe Biden oo ku beegneyd saqda dhexe ee ha beenka Talaadada ah.
Gen. McKenzie oo dusha kala socday soo bixitaanka Mareykanka ayaa sheegay in diyaar adaha Mareykanka iyo Isbaheysiga ay daad gureeyeen in 123,000 oo rayid ah isku celcelis ahaana ka dhigeysa in ka badan 7,500 oo rayid ah maalintiiba. XIGASHO:VOA
Kooxda Taalibaan oo ka hadashay Ciidam ada Mareykanka ee ka baxay Afgaanistaan
Kooxda Taalibaan ayaa dabbaaldegyo ka bil owday magaalada caasimadda ee Kabul iyaga oo rasaas cirka u ridaya, kaddib markii ay la wareegeen gacan ku heynta garoonka diyaar adaha Hamid Karzai, kaas oo ay ka baxeen ciid amadii ugu dambeeyay ee Mareykanka.
Ka bixitaanka ciidamada Mareykanka ee Ka bul ayaa soo afjartay 20 sano oo dagaal ah, ka as oo Taalibaan ka dhigay mid ka awood bad an sidii ay ahaayeen sanadkii 2001.
Muuqaallo ay siideysay Taalibaan ayaa muu jinayay ciidankeeda oo galaya garoonka diyaa rayaha kaddib markii diyaaraddii ugu dambee yay ee siday ciidamada Mareykanka ay ka duu shay daqiiqad kahor saqda dhexe ee xilliga Ka bul, taas oo calaamad u aheyd dhammaadkii bi xitaankii degdegta ahaa Washington iyo xulafadeeda NATO.
"Dhammaan xoogaggi shisheeyaha ahaa ee dalka qabsaday waxay daqiiqado kahor ka bax een dalka” ayuu VOA u sheeegayi sarkaal sare oo ka tirsan Taalibaan.
"Askarigii ugu dambeeyay ee Mareykan ah ayaa ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee Ka bul, dalkeennu wuxuu qaatay xornimo buuxda,” ayuu yiri afhayeenka Taliban Qari Yuusuf, sida laga soo xigtay TV-ga Al Jazeera.
Dagaalkii ugu dheeraa ee Mareykanka oo so cday 20 sano wuxuu galaaftay nolosha ku dhawaad 2,500 oo askar Mareykan ah iyo qiy aastii 240,000 oo reer Afgaanistaan ah, waxa ana ku baxay ilaa $ 2 tirilyan oo dollar.
Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Maraykan ka Antony Blinken ayaa sheegay in qiyaastii in ka yar 200 oo qof oo Mareykanka ah ay u su ur agali weysay inay raacaan duulimaadyadii ugu dambeeyay ee ka soo baxa Kabul.
Guusha Taliban: Muxuu Osama Bin Laden saaxiibkiis ka doonay Afghanistan?
Waxaa soo baxay muuqaal muujinaya soo laabashada mid ka mid ah dadkii aadka ugu dhowaa Osama Bin Laden, hoggaamiyihii Al-Qaacida ee ciidamada Mareykanka ay Pakistan ku dileen sanadkii 2011.
Waxaa la sheegay in qofka ka muuqda fiidiyow la baahiyay, oo aysan weli kooxaha ammaanka xaqiijin, uu yahay kaaliyihii amma anka ee Osama Bin Laden, Dhaqtar Amin al-Xaq.
Muuqaalka oo muujinaya Al-Xaq oo shirka hore ee gaariga rakaabka fadhiya, ayaa la shee gay in Isniintii lagu duubay Nangarhar. Waxaa sidoo kale la arkayay in Al-HXq uusan salaanta ka qaadin dadkii salaamayay.
Weriyaha Afghanistan u dhasha,y Bilal Sar wary, oo muuqaalkan soo wadaagay, ayaa she egay in Amin Al-Xaq uu aad ugu dhowaan Bin Laden.
Amin al-Xaq, oo ku jirya hoggaanka Al-Qa acida, ayaa ka qaxay Tora Bora, 20 sano ka hor, kaddib markii isbahaysigii uu Mareykanka horkacayay ay qabsadeen Afghanistan, taas oo dabasocotay weerarradii September 11 ee 2001.
Maxbuuskii hore ee xuddunta u ah dhismaha dowladda Islaamiga ah ee Afqaanistaan
Tora Bora, oo ah halkii uu Bin Laden isku qa rinayay waagaas, ayaa la qarxiyay ka dib qab sashadii Mareykanka iyo Xulafadiisa ee Afghanistan.
Kabul oo Mareykanka uu qabsaday bishii December 2001, Al-Qaacida ayaa isku ururisay Tora Bora iyo gobolka Waziristan ee Pakistan.
Xiriirka Taliban iyo Al-Qaacida ee lagu xusay warbixinta Qaramada Midoobay
Intii ay socdeen wada hadalladii Taliban iyo Mareykanka ee ka dhacay Dooxa, caasimadda Qatar, sanadkii hore, kuwaas oo Mareykanku uu ku oggolaaday in ay gebi ahaanba isaga ba xaan Afghanistan, waxaa Taliban loo sheegay in sida keliya ee ay ku aqoonsan karto beesha caalamka ay tahay inay gebi ahaanba ka go 'aan Al-Qaacida.
Warbixin ay dhowaan soo saareen Qara mada Midoobeey ayaa lagu sheegay in xiriir qa biil iyo mid guur oo dhow uu ka dhaxeeyo Tali ban iyo Al-Qaacida.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip