Prof. Yaxye: Dagaalka Qaadka " Xarbul Qaat" Hadda, Ma Siyaasadaa la isku heeystaa, mise Qaat?

0
Monday August 09, 2021 - 15:45:14 in Wararka by
  • Visits: 763
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Prof. Yaxye: Dagaalka Qaadka " Xarbul Qaat" Hadda, Ma Siyaasadaa la isku heeystaa, mise Qaat?

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Hore waxaan uga Doodnay, Qaat lagu bedelanayo Kaluun. Saaxiibadeey waxa ey igu dhaliileen. intii Dayaardda Qaadka keento iyada oo faaruq ah ey noqon leheyd oo Dollar naga bixi lahaa, ma waxaad diidantahay in Qaadka aan kaluun ku bedelano oo Dollar noo baaqdo.

Waxaan ku iri: Hal Tan oo lagaa qaado, oo laguugu bedelo 10 Dayaarad oo qaad ah, dhinaca dhaqaalaha sax ma ahan, dhinaca kale joogto ma ahan Ganacsigaasu.
 
1. Maalintii ugu horeysay ee Showga Halka Tan la dhoofiyay kadib yaa ii sheegi karo Kaluun kale oo la dhoofiyay. waa Maalintii Madxdu ku yaacday igu Sawirtii Garoonka Dayaaradaha, Dib looma dhoofin, igu Sawir hal Maalin ah oo lagu horuumarinayo Dhaqaalaha Dalka, kuma arag Culuunta Dhaqaalaha .
 
Dadka Runta ha loo sheego.
 
2. Ma la dhihi karaa, Dagaalka Qaadka waxa uu gaaray heer sare, Qaadka Ethiopia Qaraabadeeydaa keento, mid kale maya, iyo Anigana Kan Kenyo Qaraabadeeydaa keeni jirtay waana in dib loo furo.
 
Dikareeto Fag, Mid kale Tug. Ma Siyaasadda la isku heeystaa mise Qaat?
Ar Dadka maa Run loo sheego.
 
Runta ka fiirso Vedio Clipka Hoose.
 
 
 
FG: Wixii khalad ah ka sax.wixii ka dhimanna ku dar.
 



Qore: Yahya Amir



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip