HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES 3-AUGSTO 2021

0
Tuesday August 03, 2021 - 08:53:43 in Wararka by
  • Visits: 484
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES 3-AUGSTO 2021

    ..,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..,

RW Rooble oo kulan deg deg ah isugu yeer ay Gudiga doorashooyinka G/lada Waqooyi

    Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda So omaliya Maxamed Xuseen rooble ayaa waxa la sheeg ay inuu soo geba gab eeyay wadat ashiyadii uu la lahaa Gud doomiyah Aqalka sare iyo RW ku-xige enk dalka ee xal u helista doorashada hog gaanka guddiga doorashada goboll ada Woqooyi.

    Qoraal kasoo baxay Xafiiska R/Wasaaraha ayaa waxaa kulan deg deg ah la isugu yeeray xubnaha Gudiga doorashooyinka Gobolada Wa qooyi ee loo yaqaan ( Somaliland) , kaas oo xa fiiska R/W/raha ka dhacaya 11:00 Barqanimo.

       Bilihii la soo dhaafay ayaa waxaa jiray khil aafka salka ku haayo dhanka doorashada, ka asoo u dha xeeya Siyaasiyiinta Gobolada Waq ooyi oo ay kala hoggaaminayaan Guddoomiya ha Aqalka Sare Cab di Xaashi iyo Ra’iisul Was aare kuxigeen Mahdi Guuleed.

Magacyada Senatorada la doortay maanta iyo beelaha ay kasoo jeedaan (Aqriso)

   Waxaa maanta magaalada Baydhabo ee xar unta kmg ah ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed la gu doortay 5 Senator oo ka mid aha Xubnaha Aqal ka Sare ka imaanaya maamulkaas,kuwaasi oo hore ugu soo baxay liis uu soo sa aray mad axweyne Lafta-gareen.

 Doorashada maanta oo ah eyd middii labaad ee doora shada Aqalka Sare, ayaa waxaa kusoo baxay 5 Se nator, halka ay ku tartamayeen 10-xubnood, ayada oo qaar kamid ah soo bixis tooda hore loo ogaa.

    Kursiga 1-aad ayaa waxaa ku tartamay mu sharr axiinta kala ah Zamzam Ibraahim Cali iyo Shariifo Xa ji Cismaan, waxayna guusha kursig aas raacday Za mzam Ibraahim Cali oo heshay 81 cod, halka SharI ifo ay heshay 4 cod oo keli ah. Zamzam ayaa kaso jeeda beesha Jiido.

      Kursiga 2-aad ayaa asagna waxaa ku tarta may Ayaan Aadan Cabdullaahi iyo Farxiyo Nu ur Aadan, waxaana doorashada codadka ugu badan kasoo hoysay Ayaan Aadan oo heshay 79 cod, halka ay Farxiyo heshay 8 cod oo ke liya, waxaana sidaas ku raacday guusha kursi gaas Ayaan Aadan Cabdull aahi. Ayaan kasoo jeeda beesha Hariin.

     Kursiga 3-aad ayaa waxaa ku tartamay Aad an Cabdinaasir Maxamed iyo Maxamed Xasan Aadan, waxaana 80 cod ku guuleystay Aadan Cabdinaasir, halka Maxamed uu helay 6 cod.

      Aadan Cabdinaasir Maxamed oo ah Wasiiru-do wlaha arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u he shii sinta xukuumadda xilgaarsiinta ee Ra’iisal wasaare Rooble ayaa hore loo sii ogaa soo bix istiisa, wuxuu beddelayaa Senator Xuseen Sh. Maxamuud oo kurs igan ku fadhiyey afartii sano ee lasoo dhoofay, kana tirsan xisbiga UPD ee madaxweyne Xasan Sheekh. Aadan ayaa ka soo jeeda beesha Hadamo.     Kursi ga 4-aad ayaa sidoo kale waxaa ku tart amay Max amuud Maxamed Cabdinuur (Gara bey) iyo Nuur Ba abul Cadow, waxaana kursiga an ku guuleystay Max amuud Garabey oo helay 76 cod, halak uu Nuur Baabul uu helay 9 cod. Maxamuud ayaa kasoo jee da beesha Geelad le. Kursiga 5-aad oo ah midka u dambeeyay ee maanta lagu doortay Baydhabo ayaa waxaa ku tartamay Xuseen Maxamed Daahir iyo Xasan Maxamed Nuur, waxayna guusha ku raacday Xuseen Maxamed Daahir oo helay 71 cod, halka uu Xasan helay 7 cod oo keliya. Xuseen ayaa kasoo je eda beesha Boqole Hore. Doora shada maanta oo aheyd mid indhaha lagu hay ey ayaa waxaa inta ba dan ku soo baxay xubno ore loo sii ogaa soo bixisto oda, kuwaasi oo la la xiriirinayo madaxweynaha M/ulka K/Galbeed.

Xasan Shiikh oo ka hadlay doorashadii ka dhacday Baydhabo.

  Madaxweynihii hore Soomaaliya Xasan Sh. Max amuud ayaa ku amaanay dhammaan dad ka kasoo jeeda Koofur Galbeed inay muujiyeen ka go’naanshaha qaadashada kaalin tooda

    kaga aaddan hirgelinta doorash oo yinka dalka.  Md.Xasan Shiikh ayaa si gaar hambalyo u gu diray Senatarrada maanta ku soo baxay doo rashadii ka dhacday M/Baydhabo ee G/ Baay.

    Doorashada xubnaha Aqalka Sare ayaa si habs ami leh kaga socota M/Baydhabo iyadoo la doortay Afar xubnood oo labo ka mid ah ay dumar yihiin

Gudoomiye Cabdi Xaashi oo kasoo horjees tay dalab uga yimid Ra’isulwasaare Rooble

      Cabdi Xaashi Cabdullaahi Guddoomiyaha Aqal ka Sare, ayaa war uu soo saaray kaga soo horjeest ay dalab shalay uga yimida R/wasaara ha xukuumad da xil-gaarsiinta Maxamed Xuse en Rooble oo ah in uula wareego gacan ku hay nta doorashada kura asta gobolada Waqooyi.

    Guddoomiyaha Aqalka Sare ayaa sheegay in aa yo ka tashiga masiirkoodu uu gaar u yah ay dadka ka soo jeeda gobolada waqooyi ee So maliland, isa goo ku baaqay in xal loo helo khila afka ka dhex jira guddiga doorashada ee gobol ada Waqooyi.

Qoraalka kasoo baxay Gudoomiye Cabdi Xaashi oo ka koobnaa labo bog ayaa si toos ah ugu socday Ra’ iisal wasaare Rooble, madaxda dowlad gobolee dyada iyo gobolka Banaadir.

Gen Biixi oo shaaciyay in la soo gabagabee yay dagaalkii ka socday gobolka Mudug

      Taliyaha ciidanka dhulka XDS Gen. Max amed Tahliil Biixi oo isagoo uu garab taagan ya hay wasiirka amniga Galmudug shir jaraa’id ku qabtay duleedka deegaanka Qeycad ee G/Mu dug ayaa ku dhawaaqay in la soo afjaray dagaalkii aagga as ka socday ee lagula jiray maleeshiyada Al-Shabaab, wuxuuna sidoo kale sheegay inuusan jirin aag dagaal oo ka sokeeya Xara-dheere.    Gen.Biixi aya a tilmaamay in dagaalka uu soo socday muddo bil ah,islamarkaana argagix isada meelo badan oo ka tirsan G/Mu dug looga saaray, kuwaas oo ha dda firxadkoo da uu gaar ay de gmada Xarardheere.

     Ciidamada Xoogga dalka ayaa dagaalkii u gu da mbeeyay ee maanta ku qabsaday Qoryo ka badan 20, qalab isgaarsiinta, raashin, dhar kii dumarka ee argagixisadu isku qarin jireen, godadkii ay ku gab ban jireen, iyagoo soo ban dhigay meydadka argagix isada ay ka carare en. Ciidamada dowlada iyo kuwa DGG/Mu dug oo iskaashanaya ayaa 7yaadii la soo dhaaf ay waxa ay howlgallo ka wadeen deegaano ka mid ah G/Mudug waxaana howlgalkaasi dhina ca cir ka ka taageerayay diyaaradaha dagaalka

ee D/Maraykanka.Xigasho:Jowhar.Com

Guddiga Doorashooyinka Heer D/Goboleed Ee Puntland Oo Farriin U Diray Madaxweyne Deni

     Guddiga Maamulka doorashooyinka heer do wlad goboleed ee Puntland ayaa Madaxweyna ha Ma amulkaasi Saciid C/hi Dani ka codsaday in uu soo gudbiyo liiska xubnaha mu sharaxiinta aqalka sare

Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay ho wlgallada ka socda Gobolka Mudug

     Madaxweynaha D/G/ almudug Axmed Cabdi Kar iye( Qoorqoor) ayaa ugu hambalyeeyay gu ulaha ay Ciidamada huwanta ah ka soo hoyeen howlgalada ka socda deegaanno ka tirsan G/ Mudug.

   Qoraal kasoo baxay Xafiiska Madaxwe ynaha Galmudug ay aa waxaa lagu she egay in ciid amada dowladda iyo kuwa Galmudug ay waajib tahay inay sii wad aan howlg allada ila inta degaannada G/Mudug laga saar ayo Al-Shabaab.

Guddoomiyihii Hore Ee Barlamaanka Tuni sia Oo Mar Kale Laga Helay Covid 19

     Guddoomiyihii Barlamaanka dalkaasi ee xi lka laga qaaday, Rashiid Januuji ayaa dib loogu celiyey Isbitaalka, kadib, markii hal maalin ka hor laga soo saaray Isbitaalka.

      Rashiid Januuji oo Hoggaam iye ka ah Dhaqdhaqaaqa Islaami ga ee Al nahda waxaa haatan lagu daawe yna yaa Isbitaalka Milliteri ee magaalada    Tuunis, sida uu sheegay Xoghayaha Warfaafinta ee Barlamaanka dalkaasi, Wasiim Qad irow.    Xaalladiisa Caafimaad ayaa ka sii dartay, iy adoo muddo hal Isbuuc ah laga daaweynayey Infekshinka Coronavirus oo horey looga helay bishii la soo dhaafay ee July 13-di

Senator Ilyaas oo jawaab ka soo saaray tallaa badii looga reebay liiska Aqalka Sare

     Senator Ilyaas Cali Xasan oo ka tirsan Aqal ka Sa re ee baarlamanka Soomaaliya ayaa jaw aab rasmi ah kazoo  saaray go’aankii uu madaxweynaha Koon fur Galbeed Cabdicasiis Laf ta-gareen uga reebay li iska musharaxiinta Aqal ka Sare ee beesha Eelaay.

     Kursiga Ilyaas ayaa waxaa loo sharxay inay ku ta rtamaan laba gabdhood oo kala ah; Ayaan Aadan C/hi iyo Farxiyo Nuur Aadan oo labadaba kasoo jee da beesha Hariin ee madaxweyne Lafta-gareen.

Hoos ka aqriso qoraalka Senator Ilyaas.

Waxay ii aheyd Sharaf in aan ugu adeegey heerka u gu sareyso ee aan awoodey guud ah aan Shacabka Soomaaliyeed, gaar aha an reer K/Galbeed, kuwaas oo 4sano ka hor kursiga Se nator-nimo aan kumatal aayey iigu doortey 91 cod, oo ahaa cod kii ugu badan ee qof Senator Soomaal iyeed ah lagu doortey.

     Intii aan haayey xilla waxaan aaminsanah ay in aan waxba ka hagran dalka iyo dadkii aan matalaa yey, waxaana si xorriyad kujirto aan co dkeyga ugu difaacaayey wixii aan u arko kolba danta Qaranka iyo Deegaankii aan mtalaayey in ay kujirto, laakiin shaki kuma jiro in ay arint aasi dhibeysey kuwa dul miga u saaxiibka ahaa,   kuwaasoo marwalba danto oda gaarka ah ka ho rmariya wax kasta una arka cadow cidii iyaga aan ku aragti ama mowqif aheyn.

      Sida lawada ogsoonyahay Soomaaliya wax ay wax kuqeybsataa Qabiil iyo Deegaan, anigu na kur siga sidaasbaa shaley la iigu doortey ina an soo galo liiska musharaxiinta Aqalka Sare u tartantey, hase ahaatee qof waliba waa uu ka dheragsanyahay maanta sida ay wax u dha ceen. Waxaan u mahadn aqaayaa guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan dadka re er Koonfur Galbeed oo sidii weyn eyd ay uga fal celiyeen wixii uu sameeyey Maamulka Koonfur Galbeed.

      Ugu dambeyntii waxaan umadda Soomaal iyeed iyo reer Koonfur Galbeed-ba u ballan qa adaayaa in aan utaagnaan doono difaacidda Dimuqraadiyadda, Qaranimada iyo Horumarka Soomaaliya.

Yey yihiin Ayaan iyo Zamzam? – Wax ka ogow ta ariikhda labada gabar ee la doortay

      M/Baydhabo ee xarunta kmg ma amul G/K/Galb eed ayaa maanta lagu doortay2 kursi oo kamid ah 5 Kursi oo maamulkaas ku leeyahay Aqalka Sare.    Kursiga 1-aad ayaa waxaa ku guuleysatay Zamzam Ibrahim Cali, halka Kursiga 2-aad aya duna ku guu leysatay Ayaan Aadan C/ ahi, waxayna uga guuleystaan kur aastaas labo musharax oo du mar ah.

  Haddaba, Wax ka ogow 2da Senator ee maanta la doortay Ayaan Aadan C/hi – Ayaan ayaa waxay ku dhalatay degmada Lu uq Ga naane ee G/Gedo 1991-dii, sida ay ka hor sheegtay baarlamaanka K/Galbeed.

    Waxbarashadeedii Jaamacada ka horeysay wax ay ku qaadatay M/Baydhabo ee xarunta KMG ee Ma amulka K/Galbeed, halka Jaamac ad Bangladesh ay uga soo baxday Computer Engineering.

   Waxay muddo la shaqeynaysay hay’addo ma xali ah, waxaana la filayaa inay noqoto qofka ugu da’da yar ee Aqalka Sare ee Baarlamaan ka 11-aad   Ayaan ayaa waxay ku soo baxday codad gaaraya 79 cod, waxayna ka guuleystay musharax kale oo haween ah oo kula tartamey say kursigaas.

     Kursiga ay ku guuleysatay Ayaan ayaa wax ay tahay sumadiisu UH2, waxaana iska leh Beesha Mirifle, Eelaay.

     Zamzam Ibraahim Cali – Zamzam ayaa wax ay hore u aheyd Senator ka tirsan Aqalka Sare ee baar lamaanka 10-aad, waxayna Guddoomi ye ka aheyd Guddiga Garsoorka, Arrimaha Diin ta & Awqaafta, Xuquuqul Insaanka, Haweenka Iyo Caruurta.

     Sidoo kale waxay aheyd guddoomiye ku-xig een ka ururka haweenka ee baarlamaanka, wax ayna si weyn ugu ololeysa una taageerta dadka baahiyaha gaarka leh iyo caruurta.     Waxay ku soo baxday co dad dhan 81 cod, kaasi oo ay kaga guuleysatay mu sharax kale oo haween ah oo kula tartameysay kur sigaas.   Zamzam ayaa maanta markale difaacatay kursigeeda oo sumadiisa tahay UH24, waxa ana is ka leh beesha Digil, Jiiddo.

Maareeye oo sheegay in Kulankii RW Rooble, Cabdi Xaashi & Mahdi guuleed lagu kala tegay

     Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta kana mid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka ee waq tigooda dhamaaday kuna matala G/Wa qooyi ee Ma xamed Cabdi Xayir Maa re eye ayaa she egay in wax natiijo ah aan lagu gaarin kul amadii R/Wr/e Ro oble, Mahdi Guuleed & G/Aqalka sa re Cabdi Xaashi. Wa siir ho re Maareeye oo qoraal soo dhigay bart iisa Facebook aya ku eedeeyay R/Wasaareroo ble in halkii la ga rabay inuu dhexdhexaadiyo 2-da garab uu la yi mid in uu doonayo in lagu war eejiyo talada iyo maa mulka Doorashada 57 kursi oo ay lee yihiin dir Waqooyi.

Hoos Ka Akhriso Qoraalka Wasiir hore Maxamed Cabdi Xayir Maareeye.

   Waxaan u sheegayaa Salaadiinta, waxgarad ka, Musharaxiinta kuraasta Dir Waqooyi, Bulsh ada reer Somaliland ee Soomaaliya iyo Gu ud ahaan Shacab Soomaaliyeed in kulamadii ay lahaayeen Gudoom iye Cabdi Xaashi, R/Wa sa are Rooble iyo R/Was aare kuxigeen Mahdi guu leed ee uu sheegay Afhay eenka Xafiiska R/ Wa saaruhu inay soo dhamaade en inaan wax is-afgarasho ah lagu gaadhin.

      R/wasaare Rooble halkii laga sug ayey in uu isu jiidjiido oo dhexdhexaa diyo labada ga rab wuxuu la yimid in uu doonayo in lagu ware ejiyo talada iyo ma amulka Doorashada 57 kursi ee ay lee yihiin Dir Wa qooyi, taasoo Gudoomi ye Cabdi Xaashi u sheegay R/Wasaaraha in aan la wareejin karin Masiir umma deed ee loo ga baahan yahay RW inuu keeno xal dhexdhe xaad ah oo 2da dhinac ku qanci karaan.

Maamulka G/Hiiraan & Taliska Militariga gob olka oo si kulul u eedeeyay AMISOM.

      G/maamulka G/Hiiraan Cali Jeyte Cismaan & Tal iyaha guutada 5-aad qeybta 27-aad ee cii danka Xo ogga dalka Maxamuud Xasan Ibraa him Baakaay ay aa si wadajir ah dhaliilo adag u gu jeediyay ciidam ada AMISOM ee ku sugan G/ Hiiraan. G/ye Cali Jey te ayaa sheegay in ci idamada AMI SOM ee ku sugan G/Hiiraan aay si cad uga diiden iney kala qeyb qaat aan ciidama da dowladda Soomaali ya how lg alada ay kula dagaala mayaan Al-shabaab. "W axaan leeyahay shaqada cii damada AMISOM dib haloo eego sababto ah ma qa btaan shaqad ooda, waxay aheyd iney la dagaala man Al-sha baab,aniga waxan ahay gud domiyahii gobolka waxan xaq ulaha iney iilaaliyaan, anagoo da gaal u baxnayna way naga hareen 3 bilood ayaan ku qalqalineynay iney na la galaan howlgalada Shab aab aan kula dagaal ameyno aniga iyo madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle oo aan waliba ugu tagnay xarum ahooda wayna naga diideen" ayuu yiri guddo omiye Jeyte.

    Taliyaha ciidanka Militariga gobolka Hiiraan ee gu utada 5-aad qeybta 27-aad Maxamuud Xasan Ibraah im Baakaay ayaa sidoo kale dha nkiisa ku eedeeyay in ciidamada AMISOM ay san wax  shaqo ah ka qab an gobolka Hiiraan 4-tii sano ee lasoo dhaafay.

"Taangiga ciidanka AMISOM 4 sano ka hor me eshii la dhigay ayuu wali ku baakiman yahay wax shaqo ah oo lagu qabtay majirto mudada uu dalka madaxweynaha ka yahay Maxamed C/hi Farmaajo, maba u maleysid iney yihiin ciid an nabad ilaalin u joogo dalka" ayuu yiri Taliye Baakaay. Eedeyntan ku lul ee kasoo yeertay M/ G/Hiira an iyo taliska ciidan ka ayaa imaaneysa xili mud o 7aad ah ciidamo uu hoggaaminayay guddoo miye Cali Jeyte ay howgalo lagula da gaalama yo Al-shabaab ka wadeen inta u dha xeeysay magaalooyinka B/weyne iyo Maxaas, kuw aas oo dib ugu soo laabtay Baledweyne

Qoor Qoor oo damacsan inuu siyaasiyiin miisaan culus ka reebo liiska AQALKA SARE

    Sida ay Caasimada Online u sheegeen ilo-ware edyo lagu kalsoon yahay, madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa wajahaya culeys siyaasadeed aad u ballaaran oo ku aadan xulashadiisa mu sharaxiinta 8-da kursi ee Aqalka Sare ee laga soo dooranayo Galmudug.

Xogta aan helnay ayaa sheege ysa in Madaxweynaha maamul ka Galmudug uu ka fikirayo sidii uu liiska dadka Aqalka Sare u tartamaya uga reebi lahaa saddex Senator oo kala ah, Senator Abshir Bukhaari, oo ah guddo omiye ku-xigeenka Aqalka Sare, Senator Cabdi Axmed Dhux ulow Dhagdheer, iyo Yuusuf Geel le Ugaas.      3dan Senator ayaa ka mid ah xubnaha sida aadka ah u muca aradsan madaxweynaha waqt Igu ka dhamma aday Maxamed Cabdullahi Far maajo.

      Sidoo kale, wararka aan helnay ayaa shee gaya in madaxweyne Qoor Qoor ay suurtagal tahay in uusan ku soo darin Senator Cabdi X asan Cawaale Qeybdiid iyo Samsam Daahir, ta asi oo ka dhigi kar ta inay kuraastooda waayaan shan ka mid ah side edda Senator ee laga soo doorto Galmudug.

    Xogta aan helnay ayaa sidoo kale tilmaam aysa in ay suurtagal tahay in uusan ku soo dar in Mad axweynihii hore ee Galmudug Axmed Du caale Gee lle Xaaf, oo loolan adag ugu jira inuu kursiga ka bed delo Cabdi Xasan Cawaale Qey bdiid.

   Xaaf ayaa horey uga digay dagaal ka dhaca Galm udug, haddii Qoor Qoor uusan u caddaal ad falin xubnaha loolanka ugu wada jira kura asta baar lamaan.

   Ma sahlano go’aan ka gaarista doorashada Aqal ka Sare ee Galmudug, waxaana jira durba culeysyo badan oo soo baxaya. Guddiga doora shada SEIT ee maamulka Galmudug ayaa Axa ddii Qoor Qoor ka dalbaday in uu soo gudbiyo liiska musharaxiinta Aqalka Sare.    Qoor Qoor ayaa la rumeysan yahay inuu cad aadis kala kulmayo Villa Somalia, oo done ysa inuu meesha ka saaro xubnaha caanka ah ee Hawiye ee aan taageersaneyn Farmaajo

.Xigasho:-caasimadda.net

Somaliland : Xildhibaan mucaarad ah oo ku biir ay isbahaysiga xisbiga Kulmiye & garabka UCID

     Xildhihaan Cabdikariin Meecaad oo xisbiga Wadd ani uga soo baxay gobolka Sanaag oo ho rey uga tir sana isbahaysiga xisbiyada mucaa radka Somaliland ee Waddani iyo UCID, ayaa ku biiray isbahaysiga ka soo hor jeeda ee xisb iga Kulmiye iyo garabka UCID.

      Xildhibaan meecaad ayaa kasoo muuqday bara ha bulshada isaga oo la sawiran xubnaha xisbiga Kulmiye iyo garabka xisbiga UCID ay u sharaxeen doorashada shirgudoonka golaha wakiilada Somali land, oo uu ugu horeeyo Pro: Yaasiin X. Maxamuud Xiir (Faratoon) Loolanka iyo kala jiidashada xildhibaa nnada labada dhin ac, ayaa wali sii soconaysa, xili saacado uun ka hadheen doorashada shirgudoonka golaha wa kiilada Somaliland, waxaana jira xildhiba an ka tirsan mucaaradka oo sheegay in 6 xildhibaan oo muxaafad ahi kusoo bireen isbahaysiga muc aa radka, walow aan la xaqiijin karin sheegasha diisa.

        Doorashada shirgudoonka golaha wakiilada Somaliland ayaa Salaasada bari  ka qabsoomi doonta xarunta golaha wakiilada ee caasimada Somaliland ee Hargaysa.


Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Oo U Fariis atay Dacwada Askari Ku Eedeysan Dil

      Maxkamada ciiidamada qalabka sida ee qa ybta Galmudug ayaa maanta u fadhiisatay gar-maqalka dacwad ciqaabeed dil ah oo uu ku eed eeysnaa dable Booliis Max amed Baryare Daahir oo ka tirsan ciidanka booliiska deg mada Matabaan kuna eedee ysan dil Matabaan loogu geystay 30/4/2021 ma rxuum lagu magacaabi jiray ex dable Booliis sh armaake Cilmi Maxamuud.Daah furka fadhiga maxkamada ayuu gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Galmudug G/le Dhexe C/hi Abuukar Xasan waydiiyey eedeys anaha jawaabtiisa la xiriirta eeda Xafiiska xeer ilaalinta maxkamada Ciidamada.

     Eedeysane dable Booliis Maxamed Baryare Daahir oo ka jawaabayay waydiinta gudoonka maxkamada ayaa sharaxey sida gacantiisa ugu baxey marxuumka geeriyoodey.

Xeer ilaaliaha maxakamada Ciidamada Qalab ka sida ee qaybta Galmudug G/sare C/hi Maxa med Muuse Keyse ayaa isna maxkamada ka hor aqriyay eedeeymaha loo heysto dable Bool iis Maxamed Baryare Daahir, isagoo dalbadey  in la mariyo ciqaab u dhiganta dambiga lagu soo eedeeyay.

     Abuukaate Xalane oo dhankiisa duray hab ka dacwad oogista xafiiska xeer ilaalinta ayaa maxkamada ka dalbadey in iyadoo la tixgalin ayo qiraalka eedeeysanaha iyo qaabka uu u dhacay dilka uu geystay loo fududeeyo ciqa abta.

    Gunaanadka garmaqalka ayaa gudoomiyaha maxamada ciidamada qalabka sida ee qeybta Galmudug G/dhaxe Cabdulaahi Abuukar Xasan oo xiray fadhigan maxkamada, isagoo ku dhaw aaqey go’aanka gungaarka dacwada

Xisbiga Waddani oo baaq kasoo saaray doo rashada shirgudoonka wakiilada Soma liland

       Guddoomiyaha kmg ah ee xisbiga Wadd ani Cabdiqaadir X. Ismaaciil Jirde, ayaa ku baa qay inaan dhibaato laga dhex abuurin, xildhiba annada golaha wakiilada Somal iland ee cusub iyo musharixiinta u taagan doorashada shirgudoon ka.Jirde ayaa sheegay in dhama an 82 xildhibaan ee u soo baxay golaha wakiila da ay isku mid yihiin oo mid kasta oo kamid ahi uu noqon karo shir gudoon ama afhayeenka wa kiilada isla markaa na 2da musharax ee tar tam ayaa Cabdirisaaq Khaliif iyo Faratoon, ay yihiin 2 nin oo isku mida

   "Yaan cunfi laga dhigin, 2duba waa 2 nin oo mudo kara, oo xilkaa qaban kara, midna ceeb gaar ah oo loo hayaa majirto, anuu waxan qa baa 82 kuba inay xilka qaban karaan madama oo ay soo mareen dhamaan jaran jarooyinkii oo caafimaad koodi la baadhay, oo danbi la'aan to odi la baadhay, 2dan nina way ugu sii mudanyi hiin" ayuu yidhi Jirde.

    Jirde ayaa sidookale ku baaqay in maadaa ma oo doorasho la'amaanay ay Somaliland ka dhacday aan buuq iyo khilaaf laga danbaysiin oo layska ilaaliyo wixi sawir xun ka bixinaya do orashadii dhacday.

    "2005 buuq ayay inaga gashay lakin odayaa shii guurtida ayaa soo dhex galay oo xaliyay, doorasho wanaagsan ayaa inoo dhacday, hal kani waa gaba gabadii, waa halkay ku dhamaa naysay,inay maanta inaga xumaato maaha,dad aan ehel u ahayn ayaa ka hadlay oo labada nin ba maagay" ayuu yidhi.

     Xisbiyada mucaaradka iyo muxaafadka Som aliland ayaa loolan adag ugu jira sidi midba mid ka kale ugaga guulaysan lahaa shirgudoonka golaha wakiilada Somaliland, iyadoo kalfadhiga 1aad ee golaha wakiilada cusub qabsoomi do ono maalinta bari ah.

Dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya oo go' aano kasoo saartay sicir bararka maalmahan ka jiray degaanka

Dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa go 'aano kasoo saartay sicir bararka maal mahan ka ji ray degaanka, sidaan lawada socon ay maalmihii aynu soo dhaafnay waxaa degaan ka Soomaalida ka jiray sicir bar dhanka macii shada ah, taas oo shay walba uu gaadhay qii mo aysan cidna u dhaw



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip