HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES 2-AUGSTO 2021

0
Monday August 02, 2021 - 08:09:34 in Wararka by
  • Visits: 462
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES 2-AUGSTO 2021

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo ka digey in la qabto doorasho hal dhinac ah

   Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Fe deraalka Soomaaliya Cabdi Xaashi C/hi ayaa mar kale ka digey in guddiga doorashada xildhibaanada gobolada waqooyi ay qabtaan doorasho hal dhinac ah.

    Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ka hadl ayay kulan ay isugu yimaa deen garabka uu hoggaamiyo siy aasiyiinta ka soo jee da Somalila nd ayaa ka digay in haddii qolo ay doora sho qabato inay iyagana doorasho qabanayaan.

   "Haddii ay dhacdo warka suuqa ku jira ee ah cidi Inay doorasho sameyso waa idinka kuwa doorasha da xaqa u leh ee soo saaranaya xubnahooda Baarla maan u diyaar garooba in aad doorasho sameysata an”ayuu yiri Cabdi Xaashi.

    Cabdi Xaashi ayaa kulankan ka sheegay in ga rabka R/Wasaare ku-xigeenka Mahdi Guuleed ay doonayaan inay qabtaan doorasho u gaar ah iyada oo xal laga gaarin khilaafka ka dhex jira Guddiga.

     Khilaafka ka dhex jira guddiga doorashada Soma liland ayaa sii xoogeysanaya inkastoo R/Wasaare Rooble uu sheegay in xal laga gaarayo khilaafka u dhexeya siyaasiyiinta ka soo jeeda Gobolada Waqoo yi ee dalka.

RW Rooble Oo Mar Kale La Kulmay Guddoomiye Cabdi Xaashi Iyo Mahdi Guuleed

      Ra’iisul Wasaaraha XF Md.Maxamed Xuseen Ro oble, ayaa Shalay mar kale la kulmay Guddoomiya ha Aqalka  Sare ee Baarlama anka FS Cabdi Xaashi C/hi iyo R/ Wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxa med Guuleed.

RW Roobe ayaa horay waxaa uu ka sugayay Gudd oomiye Cabdi Xaashi & R/Was aare ku-xigeenka dal ka Mahdi Maxamed Guuleed xal ay heshiis ku yihiin labadoodu oo ku aaddan khil aafka doorashada gud doonka Guddiga Doorashada Gobollada Woqooyi.

     Ugu dambeyntii kulanka ka dib Guddoomiye Cabdi Xaashi i ayaa R/Wasaaraha ka codsaday in la siiyo muddo hal maalin ah, codsigaas oo uu RWas aaruhu ka aqbalay.

Maxaa ka jira in dowladda ay Musharax iinta qaar kood u diiday warqadda CID-da?

     Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed, Gen eral Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) oo sidoo kale ah guddoomiyaha guddiga amniga doorashooyinka ay aa markii u horeeyay shaaciyey inaysan jirin Mushar ax la siiyey warqada CID-da ee dembi la’aan taaliye

 

Xijaar oo u waramayey warbaahinta dowladda ayaa sidoo kale waxa uu beeniyay inay jira an Musharaxi in Mucaarid ah oo loo diiday in la siiyo waraaqda dembi la’aanta, xili ay soo baxeen warar sheegaya arrintaas.

      "Cid aan siinay waraaq (dembi la’aanta ee CID-da) horta ha lasoo helo, taasi waxay ku tuseysa ina ysan jirin cid la siiyey, cid loo diideyna aysan jirin. CID-da wey tageen dad badan oo musharaxiin ah oo raba inay tartamaan,” ayuu yiri Taliye Xijaar. "Anaga waxa aanu ku shaqeyna nidaam dowli ah, Siyaasiyi in ma nihin, waxaanu rabnaa wax walba oo qabaney no sida lagu heshiiyey inay ogyihiin Golaha Wada-ta shiga Qaranka oo gacanta ku hayaan.”

   Ugu dambeyntiina waxa uu carabka ku adkeeyay in muwaadin kasta oo Soomaaliyeed uu xaq u leey ahay inuu helo waraaqda dembi la’aanta ee CID-da, haddii uusan dalka dembi ka gelin, sida uu hadalka u dhigay.

     Hadalka Taliyaha ayaa imanaya xili ay maalmihii dambe soo baxayeen warar sheegayey in Musharax iinta ka tirsan kuwa mucaaridka laga hor-istaagay inay helaan warqada dembi la’aanta ee CID-da.

Bangiga Adduunka Oo Ansixiyey Malaa yiin Doll ar Oo Loo Qoondeeyey Somalia

     Hadal-qoraal oo ka soo baxay Bangiga Addunka ayaa lagu ansixiyey lacag wadarteedu dhan tahay 100 million oo Dollar oo lagu taageeraayo sidii loo ha gaajin lahaa Adeegyada Daryeelka Caafimaadka ee Somalia.

      Mashruuca lagu hagaajinayo Adeegyadaasi wax aa lagu maalgelinayaa 75 million oo ay ballanqaday Hay’adda Kaalmaynta Horumarinta ee IDA, halka ay 25 million oo Dollar ka imaan doonto Xarunta  Maa lgelinta Caalamiga ee Haweenka, Carruurta iyo Dhal linyarada ee GFF.

Dhinaca kale, Madax-Gobaleedka Ba ngiga Adduunka u joogta Somalia, Kristina Svensson oo Qoraal soo saa rtay ayey ku sheegtay in Mashruuc aasi sare u qaadi doono Adeegyada Caafimaadka, Nafaqaynta iyo hagaajinta  Adeeyada Caafimaadka iyo Tayayntooda ee inta badan Deegaanadda ay Baahida ka jirto, oo ay ku jiraan Goballadda Bay, Bakool, Hiiraan iyo Sh/Dhexe.

Dowladda FS oo faafaahin ka bixisay duqeyntii Shalay Al-Shabaab lala beegs aday.

      Dowladda Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ka soo saartay duqeyn Shalay lala beegsaday Kooxda Argagixisada Al-shabaab,ciidamada Danab, SNA kuwa saaxibada Soomsaliya ayaa mar labaad  duq eeyay Shalay abaarahii 10:22 barqanimo inta u dha xeysa magaalooyinka Bacaadweyn, Cammaara iyo Wasil nawaaxigooda ee Maamul-G/Galmudug.

     Iyada oo duqeyntan lagu xoojinayey howlgalka Ciidanka Danab ay ka fulinayeen aaggaas, ayaysan wax dhib ah ka soo gaarin shacabka ku dhaqan dee gaanka. Tan ayaa ka dhigan dharbaaxo xoogan oo lagu wiiqayo awoodda Alshabaab, si meesha looga saaro falalkooda gurracan ee ay la eegtaan dadka Soomaaliyeed.

      Duqeytaan ayaa lagu burburiyey dhufeysyada Al-shabaab ka sameysteen jiidda hore iyo difaacya dooda afka hore si ay ugu fududaato Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Danab iyo SNA inay gal aan xarumaha Alshabaab.

   Howgaladaan ayaa looga gol leeyahay in lagu yar eeyo dhaqdhaqaaqa Al-shabaab ku dhibaateyn kara an Bulshada Soomaaliyeed. Qaar ka mid ah kuwii u dagaalamayey Al-shaba ab oo aad u badan ayaa ka soo goos anaya kooxdan argagaxisada ah, ma adaama ay Alshabaab la kulmayaan jab is daba-joog ah ayay xubnaha Alshabaab isu soo dhiibayaan Ciidanka Xoogga Dalka iyo Kumaandoos ka Danab, iyada oo lagu soo dhaweeyo si sharfan iyo gacmo furan.

    Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa sida gaarka ah u tababaran ee Danab ayaa si geesinimo leh uga da gaalamaya Deegaannada Maamul G/Galmudug wax ayna u garabsanaa yaan hawlgalkooda duqeymaha iyaga oo difaaca ya shacabka Soomaaliyeed ee hal kaa ku dhaqan.”

Heshiis ku kacaya $7.4 Million oo ay kala saxiix deen laba wasaaradood

     Madaxweynaha D/G/ Puntland Siciid C/hi Deni, ayaa Shalay goobjoog ka ahaa heshiis dayactir ah waddooyinka Puntland lagu sameynayo, kaas oo ku kacaya $7.4 Million, waxaana la sheegay in lacagt aas ay bixinayso Puntland . Heshiiska ayaa waxaa kala saxiixday Wasaaradda Maaliyadda oo bixinayso Lacagta iyo Wasaaradda Howlaha Guud iyo Gadiid ka oo fulinaysa, waxaana u kala saxiixay labada Wa siir ee Wasaaradahaasi Mudane Xasan Shire Cabdi iyo Mudane Axmed Bashiir Muuse iyadoo sidoo kale uu kulanka ka qeybgalay Wasiirka Qorsheynta Md.Cabdiqafaar Xaange.

     Waddooyinka la dayactirayo ayaa kala ah:

Juurile- Boosaaso,Qardho – Ga roowe, Garoowe- Brita dheer, Garoowe-Falarya ale.

Qorshaha horumarinta kaabayasha dhaqaalaha wuxuu qeyb ka yahay siyaasada tayeynta iyo horum arinta Puntland, waxaana kharashka ku baxaya dha mmaan dayactirka wadooyinka oo dhan $7.4 Million bixinaysa Dowlad goboleedka Puntland .

Hussein Sheikh Mohamud ayaa cadeey ay sabab ta looga reebay tartanka Aqal ka Sare

     Xuseen Sheekh Maxamuud oo kamid ahaa Xil dhibaannada Aqalka Sare ee Afartii sano ee la soo dhaafay ayaa Dorraad laga reebay Musharixiinta Aqal ka Sare oo uu soo gudbiyay Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed laftagareen.

    Hayeeshee Xuseen Sh. Maxam uud ayaa Shalay wa xaa uu faah faahiy ay sababa ha keenay in laga reebo u tar ta mid sanadkaan kamid noq oshada Xildhibaannada Aqal ka Sare.

     Qoraal uu soo dhigay bart iisa Facebook ayuu ku sheegay in ka aragti duwana ansha Madaxda joogta Villa Soom aaliya darted loo ga reebay, balse weli uu u adeegi doono Shacabkii sa Hoos Ka Akhriso Qoraal Dheer oo uu Shalay soo dhigay bartiisa Facebook.

Bismillaahi,

      Marka 1aad mahad oo dhan Alle ayay u sugnaa tey,marka xigtana waxaan u mahad celinayaa dham maan shacabka Soomaaliyeed meel walba oo ay du nida ka joogaan taageerada iyo dhiirigelinta ay ila ga rab istaagnaayeen.Si gaar ah waxaan ugu mahad ce linaa shacabka K/Galbeed oo aan ku matalayay Aqal ka sare muddo xileedkii la soo dhaafay. Insha Allah waxaa la gaari doonaa waqti rabitaankiinu shaqeeyo kuna doorataan matalayaashiina siyaasadda.

      Muddadii aan u soo adeegayay shacabka Soom aalIyeed gaar ahaan kuwa K/Galbeed waxaan ku da daaley wixii karaankeyga ah inaan si daacad nimo ku jirto ugu adeego, una doodo xuquuqaha siyaasa deed iyo kuwo bulsho, anigoo ka tirsanaa Guddiga la socodka iyo hirgelinta dastuurka ee labada Aqal. Dadaal weyna aan ka gaystay howshaas wali qabya da ah.

      Intaas ka dib, waxaan aaminsanahay Qadarta Rabbi iyo in Alle SWT uu bixiyo Mulkiga doonistiisa na wax lagu helo waxna lagu waayo, haddii ay ins aanka oo dhan wax kula doonaana ay ku xiran tahay un doonista Alle. Qalinka waxaa haysta mas’uul siya asi ah oo heshiis siyaasadeed fursad loogu siiyey in uu kala doorto gaar ahaan kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka 11aad. Cabbirka fikirka madaxbanna an ee dhaqanka ii ahaa muddo xileedkii la soo dhaa fay, ayaan aaminsanahay inay sabab u ahayd in la iga reebo tartanka Aqalka Sare ee xilligan.   Insha All ah waxaan balanqaadayaa in waayidda xilkii xildhib aanimo ee BFS aaney saameyn ku yeel an doonin mabaadii’deyda ku dhisan in daacad loo gu adeego shacabka Soomaaliyeed anoo xil ha aya iyo anigoon hayninba. Waxaan uga mahad cel ina yaa shacabkii iyo masuuliyiintii aad u jeclaa inaan mar kale tartamo, waxaanna ugu baaqayaa inay is Dejiyaan

.  Mahadsanidiin,Hussein Sheikh Mohamud


Guddiga doorashooyinka Galmudug oo dalab xa saasi ah u diray Axmed Qoor Qoor

     Guddiga doorashada heer dowlad goboleedka ee Galmudug ayaa ka hadlay qabashada doorashooyin ka dalka ee 2021, gaar ahaan kuraasta Golaha Aqal ka Sare ee taalla magaalada Dhuus amareeb ee caasimada gobolka Galga duud.

    Ugu horreyn guddiga ayaa codsi la xiriira qabashada doorashada Aqalka Sare u diray madaxweyne Axmed Cab di Kaariye (Qoor Qoor), si loo soo xulo kuraasta ay dowlad goboleedka Galmudug ku leedahay Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.

    Guddiga doorashada Galmudug ayaa si gaar ah uga codsaday madaxweyne Qoor Qoor inuu soo gu dbiyo liiska xubnaha musharraxiinta, si loo guda-galo qabashada doorashada.

        "Waxaan halkan kuugu soo gudbineynaa codsi Md. madaxweyne inaad soo gudbiso liiska magicya da xubnaha musharraxiinta (Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federalka Soom aaliya),” ayaa lagu yiri warqadda ka soo baxday guddiga doorashada Galmudug.

     Sidoo kale guddiga ayaa xasuusiyey madaxwey naha in haatan lagu guda jiro waqtigii doorashada, loona baahan yahay in si rasmi ah loo guda-galo doorashooyinka dalka.

      "Mudane madaxweyne, iyada oo lagu guda jiro waqtigii doorashada, mas’uuliyadna tahay in aan gudano howsha qaran ayaa kuugu soo dirnay codsig an,” ayuu lagu sii yiri qoraalka.

     Dalabkan ayaa kusoo aadayo, iyada oo ay Jubbal and billowday qabashada doorashada Aqalka Sare, sidoo kalena Koonfur Galbeed ay shaacisay liiska musharraxiinta Aqalka Sare.

     Si kastaba maamullada harsan ayaa waxaa looga fadhiyaa inay dadajiyaan doorashada, gaar ahaan tan xildhibaanada labada Gole, si loo dhaqan-geliyo heshiiskii doorashada.

Somaliland oo ka hadashay dil ka dha cay laas-Caanood amarna bixisay

      Guddoomiyaha Gobolka Sool ee Somaliland Ca bdiqani Maxamuud Jiidhe ayaa si kulul uga hadlay dil Magaalada laas-caa nood ay Kooxo hubeysan u gu geysteen Guddoomiyihii Guddiga doorashooyinka Somaliland ee Gobolka Sool Maxamed Shire Aadan (Laba-gole).Qoraal kooban oo kasoo baxay xafiiska Guddoomiyaha Gobolka Sool ee Somaliland Cabdiq ani Maxamuud Jiidhe ayaa marka hore loogu tacsiy adeeyay ehelada iyo asxabtii uu ka geeriyooday Maxamed Shire Aadan (Laba-gole).

      " Waxaan tacsi tiiraanyo leh ka dirayaa, Rabbi ha u naxariisto’e geerida ku timid Maxamed Shire Aadan (Laba-gole) guddoomiyihii Kom mishinka Door ashooyinka Qaranka ee Gobolka Sool oo gacan ka xaqdarani ay dishay., Qoy ski isa, Asxaabtiisa, shac abka Gobolka, Kommi shin ka Door ashooyin ka heer Gobol & heer Qaran iyo Qaranka Somaliland ayaan dhammaanto od aan uga tacsiyadaynayaa ayaa lagu yiri” Qraalka Guddoomi yaha. Sidoo kale Guddoom iyaha Gobol ka Sool ee Somaliland Cab diqani Maxa muud Jiidhe ayaa faray farayaa laamaha ammaanka  inay ba ari taan & heeggan u gala n sidii loo heli caddaalla dana loo hor gayn lahaa dadkii ka dambeeyay dilka as.

     M/laas-caanood ee G/Sool oo ay gacanta ku hay aan Ciidamada Somaliland ayaa waxaa dhowr jeer ka dhacay dilal loo geystay, mas’uuliyiin ka tirsan ma amulka, Saraakiil Ciidan iyo Odayaal, dilalkaas oo qaarkood la sheegay inay ahaayeen aanooyin qabiil oo kajira degaano hoostaga Magaalada laas-caano od ee Xarunta Gobolka Sool.

Galmudug oo sheegtay in howlgal lagu qabtay Saraakiil & Xubno ka tirsan Al-Shabaab

       Ciidamada dowladda iyo kuwa Daraawiishta do wlad Goboleedka Galmudug ayaa howlgal ka dhan ah Ururka Al-Shabaab waxaa ay weli ka wadaan deg ano ku yaal Koonfurta Gobolka Mudug.

Saraakiil ka tirsan Ciidamada Galmudug ayaa waxaa ay sheegeen in howlgalkii Shalay ee duleedka deg aanka Qaycad ay ku qabteen Sarkaal Al-Shabaab u qabilsanaa miinooyinka, isaga oo doonayay in uu miino ku aaso wadada.

     Sidoo kale waxaa ay sheegeen in Shalay howlgal ka dhacay Saldhiga Al-Shabaab ee la duqeeyay ay ku qabteen laba Xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab, kuwaas oo doonayay inay baxsadaan.

Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya deg aannada u dhaxeeya magaalooyinka Bacadweyne iyo Camaara oay Ciidanka dowladda & kuwa Galm udug howlgal halkaasi ka wadaan, isla markaana mararka qaar la maqlayo rasaas dhaceysa.

Maxaa shaki geliyey dhab ahaanshaha Musha raxnimada Madaxweyne ee Kheyre?

      Ku dhowaad sanad kadib markii uu qoraal yar oo uu twitter-ka soo dhigay ku sheegay inuu yahay musharax madaxweyne, ayaa waxaa weli dadka xog-ogaalka u ah siyaasadda Soomaaliya ay
shaki gelinayaan dhab ahaansh aha musharaxnim ada Xasan Cali Kheyre. Kheyre naftiisa ayaa tallaabooyinka siyaasadeed ee uu qaadayo, ama ba uusan qaadan, ay kaga sii daray aan shakiga laga qabo inuu yahay musharax dhab ah, oo ay ka go’an tahay inuu kurs iga kala wareego madaxweyne Farmaajo.     Siyaasiyiinta badan iyo falanqee yeyaal Soomaali iyo ajaanibba leh ayaa shakiga ka dhanka ah dhab ahaanshaha hanka Ra’iisul Wasaarihii hore sabab uga dhigaya dhowr arrimood oo ay ka mid yihiin:

Kheyre ma dhisin xisbi siyaasad eed: Dhammaan mu sharaxiinta mi isaanka culus ee u taagan xilka mad axweyne waxay dhisteen xisbiyo siyaasadeed, oo ay hoggaamiyaan. Xasan Sheekh wuxuu madax u yahay UPD, Shariif wuxuu maamulaa Himilo Qaran, Cadbiraxmaan Cabdishakuur wuxuu dhisay Wadajir, Cabdikariin Guuleed wuxuu guddoomiyaa Sahan Party, halka Cabdulqaadir Cosoble uu madax ka ya hay Ileys.

      Inkasta oo laga yaabo in xisbi aan lagu galin doo rashada, haddana xisbiga waa madal kulmisa mush araxiinta iyo xubnaha taageersan. Sidaas darteed, musharax kasta wuxuu leeyahay xubno taageersan oo la yaqaan oo ku jira xisbigiisa. Illaa hadda ma na qaan hal siyaasi ama xildhibaan oo ku aragti ah Xasan Cali Kheyre.

     Xiriirka Villa Somalia: Ka sokow in shaki la gelin ayo musharaxnimadiisa, Xasan Cali Kheyre waxaa weli lagu xantaa inuu ku xiran yahay Villa Somalia, oo uu weli saaxiib qarsoon la yahay Farmaajo iyo Fa had Yaasiin. Dadka ra’yigan qaba ayaa sheegaya ku lamo qarsoodi ah oo dhinacyada dhex-maray, inkas ta oo aan la xaqiijin karin.

    Xitaa qaarkood ayaa gaarsiinaya inuu yahay wak iil loo soo diray inuu ka dhex-shaqeeyo mucaaradka. Waxaa shakiga sii kordhinaya, in ilaa markii uu xilka ka tegay uusan Xasan Cali Kheyre si toos ah u mag acaabin Farmaajo iyo Fahad, oo uusan marnaba u dhaliilin si shaacsan, xilli ay jirto qaladaad badan oo musharaxiinta kale ay ku eedeeyeen ayaga oo aan la gabban.      Sidii uu xilka uga degay: In 7 daqiiqo gudahood xil ka looga tuuro waxay muujisay in miisaanka siy aasadeed ee Xasan Kheyre uu aad u hooseeyo, sab abtoo ah haddii Kheyre awood siya asadeed ku dhex lahaan lahaa dalka, gaar ahanna baarlamanka, ma dhacdeen in 7 daqiiqo xilka looga tuuro.

      Dadka siyaasadda fallanqeeya ayaa sidoo kale qaba in arrintan ay meesha ka saarayso rajadiisa ah in la doorto maadaama la filayo in ay dib u soo laabt aan xildhibaanandii riday ugu yaraan 70% kamid ah, ayaga oo is-weydiinaya sida xildhibaano ku riday 7 daqiiqo gudahood ay madaxweyne ugu dooran doon aan.

    Muddadii uu xilka Ra’iisul Wasaaraha hayay, sax iibada siyaasadda ee kaliya ee uu lahaa waxa ay ah aayeen siyaasiyiinta ugu dhow madaxweyne Farmaa jo, taas oo sababtay in aysan jirin koox siyaasadeed oo iibisa aragtidiisa islamarkaana la fududeysa caqabadaha siyaasadda.Siyaasi aan la aamini karin: Xasan Cali Khayre markii ugu horreysay waxa uu saaxada siyaasadda kusoo galay isaga oo kamid ahaa kooxdii Xasan Sheekh Maxamuud. Kheyre ay aa ugu dhowaa madaxweyne Xasan Sheekh, ilaa heer uu gaaray inuu galo kooxdii olalahiisa madaxtin imada ka shaqeyneysay 2016.

    Xilligaas, Kheyre wuxuu isaga oo ka tirsan koox da Xasan Sheekh, haddana si hoose ula shaqeynay ey Farmaajo, waxaana la rumeysan yahay in mid ka mid ah sababaha looga adkaaday Xasan Sheekh ay tahay in xogtiisa oo idil uu hayey Farmaajo.

      Marka xigtay, isaga oo fulinaya qorshaha Farma ajo ayuu markii uu noqday ra’iisul wasaare dagaal ku qaaday madaxda maamul goboleedyada dalka oo istooda badan meesha ka saaray, halka madaxdii maa mulladaas la geeyay ay fahansan yihiin in ays an aamini karin, xilligaasna uu fuliyay qorshe uu Far maajo lahaa.
      Aaminaad la’aantan ayaa ka fogeyneysa Xasan Kheyre saaxiibo badan oo uu heli lahaa, taasi oo shakiga laga qabo musharaxnimadiisa sii kordhisay.

Wax ay ahaataba, waxaa dhab ahaanshaha iyo awoodda siyaasadeed ee Kheyre ay kala cadda an doonaan marka laga gaaro doorashada.
Xigasho:caasimadda.net

Golaha Ammaanka Ee Q/Midoobay Oo Kulan Ka Yeelan Doona Xaaladda Somalia

       Iyadoo ay Madaxtinimada bishan ee Golaha Am maanka ee QM la wareegtay Hindiya ayaa waxa uu Goluhu yeelan doonaan Kulamo ba dan oo ku dhac aya Nidaamka Muuq aalka ee Video-conference (VTC) iyo Kulan Dood ah oo furan.
Golaha Ammaanka ee QM waxaa la filayaa inay Ku lan bilaha kaga hadlaan Xaalladaha Siyaasadda iyo Samafalka Aadminimada, Hubka Kiimikada ee loo adeegsaday dagaalka ka socda dalka Syria, Cu sbooneysiinta Ciiddanka Nabad-ilaalinta QM ka jo oga dalka Lubnaan, Xiisadaha ka aloosan Yemen iyo Falastiin.       15-ka xubnood ee Golaha Ammaanka ee QM wa xay bishan August Kulan Khaas ah ka yeelan doona an Arrimaha Somalia, iyagoo diirada saaraya Ajenda yaasha kala ah Dib-u-cusbooneysiinta Xilli-hawleed ka Ciiddanka Nabad-ilaalinta ee AMISOM iyo Hawl galka Xafiiska QM ee Taageeradda Somalia ee (UNSOM).
      Bishii March 13-dii ee sanadkan, waxay Golaha Ammaanka ee QM ansixiyeen Qaraar Tirsigiisu ahaa 2568 (2021), iyadoo Hawlgalka AMISOM loo same yey xilli-kordhin ku ekaan doonta bisha December 31-da ee sanadkan 2021-ka.
      Kulanka Golaha Ammaanka ee QM bishan ka ye elan doonaan Arrimaha Somalia waxaa lagu dhegey san doonaa Warbixin ay QM iyo La-hawl-galayaasha Caalamiga ka diyaarinayaan Arrimaha Hawlgalka AMISOM.
    Dhinaca kale, Jadwal-hawleedka Kulamada Gola ha Ammaanka ee QM ee bishan August waxaa ka mid ah Kulan Heer Sare oo looga doodayo Ammaan ka Baddaha, iyadoo uu Ra’isul-Wasaaraha dalka Hindiya, Narendra Modi guddoomin doono Shirkaasi.

      Sidoo kale, Hindiya waxay qorshaynaysaa Kulan Heer Wasiir oo Furan, kaasi oo looga doodayo Tekn oolajiyada iyo Nabad-ilaalinta, iyadoo uu Wasiirkoo da Arrimaha Dibedda, Subrahmanyam Jaishanka Shir-guddoomin doona Kulankaasi.
      Goluhu waxay sii wadi doonaan inay la socdaan Dhacdooyinkii u dambeeyey ee Xaalladda Gobalka Tigrayga ee Ethiopia iyo Arrimaha dalalka Haiti iyo Myanmar.


MAXAAD KA TAQAANAA JENERAL CEYDIID OO GEERIYOODAY 25 SANO KAHOR SHALAY OO KALE?

    Waxaa Shalay 25 sano laga joogaa markii uu dhi ntay Allaha u naxaristee janaraal Maxamed Faarax Ceydiid oo ka mid ah hogaamiye-kooxeedyadii Soo maaliya door weynna ku lahaa ololihii xukunka looga tuuray madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxa med Siyaad Maanta. Wuxuu ku dhin tay magaalada Muqdisho 1-dii Agoosto sanadkii 1996.

Kumuu ahaa Ceydiid
Janaraal Maxamed Faarax Cey diid waxaa uu bishii December ee sanaddii 1934 ku dhashay magaalada Gaalkacyo.
Janaraal Ceydiid waxaa uu wax ku soo bartay dalka Taliyaaniga iyo Ruushka.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip