Family problem Solved : Arrintii Qoyska waa la Xaliyay.

1
Monday June 14, 2021 - 13:19:59 in Wararka by
  • Visits: 1244
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Family problem Solved : Arrintii Qoyska waa la Xaliyay.

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Casha dheer ayaa Duqeeda oo Gudoomiye Degmo ahaa ku tiri:

1.War hurdada ka kac oo Salaadda tuko.
 
2.War Dadkii Xaafadda oo kugu Banaanbaxayo ayaa iridda taagan ee la hadal.
 
3.War Foolaa i heeyso ee Isbitaalka i geey.
 
Odaygii oo ku wareersan Jawaabta, ayaa Wiilkiisu ku yiri: Aabe ha is daalin ee Sadaxdaba "Guddi ha loo magaacbo iska dheh”.
 
Aabihii ayaa ku yiri: Wiilkeeygoow, Caqligaan waa kaan Caruurta kaaga xushay ee Cilmigaan yaa ku baray ?. Wiilkii ayaa yiri: Aabe soow ma arag Israeli oo Guddi Wasiiradeeda iyo Janaraladeeda ah u magacaawday arrinta Gaza ee Reer Falastiin.
Odaygii ayaa yiri: Wiilkeeygoow Arrin kale ayaa i heeysato ee "Maanta ma Jimcaa mise waa Arbaco” ?. wiilkii ayaa yiri: Aabe iyadana "Guddi u saar” ee inteey Jawaab aan jirin u jamceerihaayaan, ka seexo.
 
Family problem Solved. Arrintii Qoyska waa la xaliyay.
 
Ar Ununkaa yaabnay.
 
Labadaan Warqadood ma saxaa mise Madxdaa waa lagu been Abuurtay:
1. Yaa Qoraya, yaase loo qoray? ( F.S:1aad)
2.Yaa laga dacwoona, yaase loo dacwoonaa? ( F.S: 2aad)
3. Saddaxda Maamul Gobaleedna Siraa ku duugan, yaanw, yaanw. yaanw, ee yaa sameeystay, yaase loo sameyastay? ( F.S: 3aad)
Ar ununkaa yaabnay.
 
Qore: Yahya Amir


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip