Waxaan ku wareeray oo Qofba si iigu sheegtay, Labadan Magac CBB & MBB.
...
Waxaan ku wareeray oo Qofba si iigu sheegtay, Labadan Magac ee Baraha Bulshada ku badan waxa loola jeedo.
Fadlan haddii aad fahamtay ii soo qor Numbarka saxda ah.
FG:mid waliba hal Number, Tusale, CBB # 1-11 mid kaliaya iyo MBB #1-11 hal kaliaya.
CBB
1. Caayda Barfasoorka Beenta.
2. Ceyrta Bulshada Boobtay.
3. Cayayaanka Baraha Bulshada.
4. Curyaamiyihii Bangiga iyo Baalamaanka.
5. Culumada Baneeysatay Baadilka
6. Caasimadda Burburka iyo Balaayada
7. Ceynwareejintii Berberabort & Badda
8. Ceebta Baarlamaanki baraanburka
9. Carcarakii Booliska Bac ka sii.
10. Caasiyaasha Beelahoodii Beeciyay
11. Cunugii Baxardaar Baryayay
MBB
1. Madaxda Bidaarta beeratay.
2. Maafiyada Balad iyo Baadiyo.
3. Mooryaanta Baraha Bulshada.
4. Moqdishu Bisinka iyo Burdaha.
5 .Masaakiinta Barakaca iyo Bushka
6. Madaxdii Berri Banjartay.
7. Masaakiintii Banaabaxa Baajisay.
8. Maamulka Baladkiisii Beeciyay
9. Miisaanidda Beeyleh & Booto
10. Madaxda Badbaado Bulsho
11. Maafiyada Batroolkii Beecisay
Labadee sax ah ?.Mid waliba Hal.
Qore: Yahya Amir
Waxaan ku wareeray oo Qofba si iigu sheegtay, Labadan Magac CBB & MBB.
...