Laba kursi kala dooro.=Faallo=
..
1. Kursi kulul.
a) Haddii Kursiga sidaan aad ku doonto ( F.S:1aad)
b) waxaad ku fadhiisanee isga oo sidaan ah ( F.S: 2aad)
c) Aakhirana Sidaan si ka daran ayuu noqon karaa( F.S: 3aad)
2. Kursi Qabow.
a) Haddii Kursiga sidaan laguugu siiyo, oo aan Damac kale ku galin waa sidaan.( F.S: 4aad)
b) waxaad ku fadhiisanee isaga oo sidaan ah. ( F.S: 5aad)
c) Aakhirana waxaad ku fadhiisanee isaga oo sidaan ka fiican.( F.S: 6aad)
Kursideed Rabi leheyd ?
Qore: Yahya Amir
Laba kursi kala dooro.=Faallo=
..