Fannaan Khadar Keeyow Oo Maanta Dib u Helay Xorriyaddiisa

0
Tuesday January 21, 2020 - 19:38:56 in Wararka by
  • Visits: 288
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fannaan Khadar Keeyow Oo Maanta Dib u Helay Xorriyaddiisa

    Wararka soo baxaya ayaa sheegaya in dalka Itoobiya xabsi ku yaalla halkaas Maanta laga sii daayay Fannaan Khadar Keeyow oo maalmihii la soo dhaafay halkaas ku xirnaa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka soo baxaya ayaa sheegaya in dalka Itoobiya xabsi ku yaalla halkaas Maanta laga sii daayay Fannaan Khadar Keeyow oo maalmihii la soo dhaafay halkaas ku xirnaa.

     Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaadeen in Khadar Keeyow xorriyaddiisii dib uu u helay,

  iyadoo ay isla markaana sii deyntiisa uu qeyb weyn  ku lahaa Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya.

      Xildhibaan Cabduqaadir Carabow iyo safaaradda Soomaaliyeed ee dalka Itoobiya   ayaa gacan  wayn ka geysteen sii daynta fannaanka oo maalmihii la soo dhaafay ku xirnaa Xabsi ku yaalla Itoobiya.

      Fannaan Khadar Keeyow ayaa waxaa bishii December ee sannadkii tegay ee 2019kii  waxaa laga qabtay gudaha Garoonka diyaaradaha Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya xili uu ka yimid deegaannada maamulka Soomaaliland.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip