Dawlada Canada oo Degenaasho Siisay Qoys Somaliyeed oo Sucuudigu u Diiday Ciqaamadahooda
ugu yaran 11-carruur soomaaliyeed oo agoon ah, muddo dheerna deggenaa dalka Sucuudiga, balse sharcigii loo diiday, ayaa deggenaansho ka helay dalka Canada, waxana ay markii ugu horraysay waxbarasho ka bilaabeen Dugsi ku yaalla magaalada Winnipeg ee dalka Canada.
Qoyskan ayaa 14-kii bishan January laga keenay dalka Sucuudiga oo ay
ku noolaayeen, kadib markii uu u dacwooday walaalkood oo si qaxootinimo
ah ku galay dalka Canada. Waxaana ka qeyb qaatay in caruurtan dalkaasi
Canada la keeno hay’adaha Hospitality House Refugee Ministry iyo
Rupert’s Land oo taageero ka helaysa shacabka Canada ee dhaqaalaha ugu
deeqay kharashka ku baxay safarkooda. Caruurtan aabahood ayaa ka shaqeyn
jiray

0 

Dawlada Canada oo Degenaasho Siisay Qoys Somaliyeed oo Sucuudigu u Diiday Ciqaamadahooda
ugu yaran 11-carruur soomaaliyeed oo agoon ah, muddo dheerna deggenaa dalka Sucuudiga, balse sharcigii loo diiday, ayaa deggenaansho ka helay dalka Canada, waxana ay markii ugu horraysay waxbarasho ka bilaabeen Dugsi ku yaalla magaalada Winnipeg ee d