Wararka

Madaxweynaha Falastiin oo hanjabaad u jeediyay Israa'iil

0 Visits: 187 | Wednesday May 19, 2021 - 20:51:08
Mahmoud Cabaas, madaxweynaha Falastiin, ayaa ku eedeeyay Israa'iil in ay " argagixiso iyo dambiyo dagaal" ka wado Gaza. Hadal telefishanka laga sii daayay ayuu Cabaas ku sheegay in Falastiiniyiintu "ka waaban doonin inay baacsadaan kuwa dambiyada noocaas ah ka gala ayna la tagi doonan…

Read More »

Turkey oo jawaab ka bixisay eedaha mucaaradka ee la xiriira Haramcad iyo Gorgor

0 Visits: 188 | Wednesday May 19, 2021 - 20:48:37
Dowladda Turkiga ayaa si lama filaan ah uga jawaabtay eedeyn ay Midowga Musharaxiinta u jeediyeen xukuumaddooda, taasi oo ay kaga cabanayeen howl-galada guracan ee loo adeegsado ciidamada ay u tobabaraan dowladda federaalka ee Haramcad iyo Gorgor. Wasaaradda arrimaha dibedda ee Turkiga oo ka jawaabeysa…

Read More »

Japan Iyo UNICEF Oo Iska Kaashanaya Taagerida Qeybinta Tallaalka COVID-19 Ee Somalia

0 Visits: 172 | Wednesday May 19, 2021 - 20:47:31
Dowladda Japan oo lacag soo marineysa iskaashiga wada-shaqeynta ah ee ay la leedahay UNICEF, ayaa ku deeqdey ku dhowaad $900,000 oo ah deeq degdeg ah oo lagu sii wanaajinayo maareynta qaboojiyeyaasha tallaalka COVID-19 ee Soomaaliya. Maaliyaddan ayaa gacan ka geysaneysa soo iibinta qalabka qaboojinta…

Read More »

Ururka Xisbullaah oo sheegay in aysan ka qeyb galeen dagaalka Qaza

0 Visits: 201 | Wednesday May 19, 2021 - 20:46:02
Weerarada dhimashada badan ee Israel ay ka waddo Gaza ayaa indhaha caalamka kusii jeediyey xuduudda Lubnaan ayaga oo filaya jawaab ka timaada ururka Xizbullah. Hase yeeshee dadka wax indha indheeeya ayaa ku doodaya in ururka ay taageerto Iran ay u badan tahay inaysan qaadan halis ay dagaal buuxa ku…

Read More »

Guddiga baarista Carruurtii lagu dilay Baydhabo oo War soo saaray

0 Visits: 180 | Wednesday May 19, 2021 - 20:44:53
Gudigii Baariista dhacdadii Caruurtii walaalaha ahaa ee lagu diley magalada baydhabo ee uu Magacaabay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan maxamed Lafta-gareen ayaa Geba-gebadii Galka Baarista ku wareejiyey Xafiiska Xeer ilaalinta Guud ee Koonfur Galbeed. Malaaq Xasan Cali…

Read More »

Hirshabeelle oo ka hadashay khasaaraha dagaalkii Jowhar ka dhacay

0 Visits: 178 | Wednesday May 19, 2021 - 20:42:50
Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay dagaal maanta ka dhacay magaalada Jowhar ee xarunta Hirshabeelle. Guddoomiyaha Gobolka Shabeellada Dhexe, Axmed Meyre Makaraan, ayaa sheegay in maanta gelinkii hore ay kooxo maleeshiyaad ahi ay soo weerareen ciidamada maamulka Hirshabeelle oo…

Read More »

Garsoore Laga Afduubtay Maxkamad Gudaheeda Iyo Xog Laga Helay

0 Visits: 185 | Wednesday May 19, 2021 - 20:41:30
Garsoore u dhashay dalka Nigeria ayaa Talaadadii lagu dhex afduubtey gudaha maxkamad ku taalla gobolka waqooyi ee Katsina. Garsoorahan oo katirsanaa Maxkamadda Shareecada, kaasoo lagu magacaabo Alhaji Husaini Sama'ila, ayaa la sheegay in la afduubtay glaabtii Talaadada, kadib markii ay xoog kusoo…

Read More »

Sarkaal ka tirsan madaxtooyada Hirshabeelle oo ku dhintay iska hor-imaad ka dhacay Jowhar

0 Visits: 175 | Wednesday May 19, 2021 - 20:39:45
Khasaare dhimasho iyo dhaawacleh, ayaa laga soo weriyay iska hor-imaad kooban oo saaka ka dhacay magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabeelle. Iska hor-imaadka ayaa dhexmaray ciidamada dowlad goboleedka Hirshabeelle iyo kooxda la baxday Macawisleeyda oo doonayay in ay maxaabiis kala baxaan…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES 19-MAY 2021

0 Visits: 292 | Wednesday May 19, 2021 - 08:00:55
.

Read More »

Farmaajo;"Doorashooyinka dadban ma aha kuwo u wanaagsan Soomaaliya,"

1 Visits: 1670 | Tuesday May 18, 2021 - 22:00:09
...

Read More »

Puntland oo Amar ka soo saartay Boorarka & Magacyada lagu Qoro luuqadaha Qalaad

0 Visits: 209 | Tuesday May 18, 2021 - 21:01:32
Wasaaradda Warfaafinta Dowlad Goboleedka Puntland ayaa amar ku bixisay in dhammaan Qoraallada Boorarka iyo Magac-bixinta eek u qoran Afafka Qalaad loo beddelo Af-Soomaali. Qoraal kasoo baxay xafiiska Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta Puntland, Maxamed Ciise Cismaan, ayaa lagu amray qof kasta…

Read More »

Khasaaro Ka Dhashay Gantaallo Ku Dhacay Koonfurta Israa'iil

0 Visits: 244 | Tuesday May 18, 2021 - 21:00:19
Toban qof ayaa ku dhaawacantay gantaal ku dhacay gobolka Eshkol ee koonfurta Israa'iil, sida laga soo xigtay adeegga gawaarida gurmadka deg deg ah ee Magen David Adom ambulance. Wargeyska Haaretz ayaa sheegay in 50 gantaal ay dagaalyahanada Falastiin ku rideen dhinaca Israa'iil halka mid kamid…

Read More »

Xuska 30 sano guuradii kasoo wareegtay gooni isu taagga Somaliland.

0 Visits: 183 | Tuesday May 18, 2021 - 20:59:10
Maanta waxay ku beegantahay 30-guuradii kasoo wareegtay maalintii ay Jamhuuriyadda Iskeed Madax banaanida ugu dhawaaqday ee Somaliland ay shaacisay in ay ka go'day Soomaaliya inteeda kale. Waxaa maanta lagu wadaa in xaflado lagu xusayo 18-ka May lagu qabto Somaliland iyadoo madaxda ay ka jeedin…

Read More »

Guddoomiye Filish oo dhagax dhigay dib u dhis lagu sameeynayo Buundooyin

0 Visits: 184 | Tuesday May 18, 2021 - 20:57:59
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamed Maxamuud (Cumar Filish) ayaa maanta dhagax dhigay dib u dhis lagu sameenayo Buundooyinka ku yaala Degmooyinka Waaberi iyo Xamar Jajab ee Gobolka Banaadir. Dhagax dhigaan oo ay iska kaashanayaan Maamulka Gobolka Banaadir iyo Bangiga…

Read More »

Tallaalka Covid-19 oo lagu baaqay in isbadel lagu sameeyo

0 Visits: 172 | Tuesday May 18, 2021 - 20:52:43
Hay'adda caalamiga ah ee Laanqeyrta Cas (ICRC), ayaa ugu baaqday dowladaha hodanka ah iyo warshadaha dawooyinka, in ay isbeddel weyn ku sameeyaan itiraatiijayaddooda ku aaddan soo saarista iyo keenista tallaalka Covid-19. Madaxa ICRC ee ka shaqeeya Covid, Esperanza Martinez, ayaa sheegay in boqolkiiba…

Read More »

Faahfaahin Qarax ka dhacay Gaalkacyo

0 Visits: 152 | Tuesday May 18, 2021 - 20:51:45
Qarax ayaa goor dhow ka dhacay Magaalada Gaalkacyo gaar ahaan meel u dhow Hoteelka Embassy ee Galmudug ka dib markii kooxo hubeysan ay isku soo xireen waxyaabaha qarxa. Ciidanka Booliska ayaa xaqiijiyay in ay dileen Saddex qof oo isku soo xiray waxybaaha qarxa oo doonayay in ay isku qarxiyaan magaalada…

Read More »

Guddoomiyihii gobolka Wajeer oo xilka laga qaaday

0 Visits: 158 | Tuesday May 18, 2021 - 20:50:12
Aqalka Sanetka dalka Kenya ayaa xil ka xayuubin ku sameeyay barasaabkii ismaamulka Wajeer Maxamed Cabdi Maxamuud. Dood dheer oo aqalka Sanet-ka ka yeeshay warbixin ay u soo gudbiyeen guddi gaar ah oo baaritaankiisa loo xilsaaray ayaa waxaa ugu dambeyntii loo qaaday codeyn. 25 Sanatar ayaa u codeysay…

Read More »

Ra'iisul Wasaare Rooble Iyo Beesha Caalamka Oo Maanta Kulan Yeeshay

0 Visits: 155 | Tuesday May 18, 2021 - 20:48:47
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta xafiiskiisa kula kulmay qaar ka mid ah Wakiillada Beesha Caalamka. Kulanka dhexmaray Ra'iisul Wasaare Rooble iyo Beesha Caalamka ayaa waxaa looga ka wada hadlay khilaafka ka taagan qabsoomida…

Read More »