Wararka

Sheekh Shariif: Maanta waa maalin ku weyn dalkeena, waxaana ballan-qaadayaa…

0 Visits: 139 | Sunday June 20, 2021 - 18:48:45
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo sidoo kale ah guddoomiyaha Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa war kasoo saaray dastuurkii u horeeyay ee Soomaaliya ay yeelato, kaasi oo ku asteysnaa muddo 60 sanno ka hor maanta oo kale. Sheekh Shariif ayaa maanta oo ku suntan maalintii…

Read More »

Somalia's national football team in Doha for FIFA Arab Cup 2021

1 Visits: 1432 | Saturday June 19, 2021 - 22:50:32
..

Read More »

R/W Rooble oo shaaciyey liisaska dhammaan guddiyada doorashada dalka

0 Visits: 232 | Saturday June 19, 2021 - 19:41:54
...

Read More »

Booliska Kenya oo toogtay laba Ruux oo dhac u geystay Haweeney Soomaali ah

0 Visits: 229 | Saturday June 19, 2021 - 19:37:40
Ciidamo ka tirsan booliska dalka Kenya ayaa ku guuleystay inay toogtan laba Nin oo la sheegay inay ahaayeen Burcad dhac ka geysanayay wadada Muhoho ee deegaanka Lang'ata ee magaalada Nairobi. Labada Nin ayaa xilliga la toognayay Waaxda dambi baarista dalka kenya ee DCI-da ay sheegeen inay Mobile…

Read More »

40,000-kun oo arday oo maanta Imtixaan u fadhiistay degaanada Somaliland

0 Visits: 209 | Saturday June 19, 2021 - 19:35:41
Imtixaanka Shihaadiga Dugsiyadda Sare ee Somaliland ayaa maanta si rasmi ah uga bilowday degaanada maamulka Somaliland sida ay shaacisay Wasaaradda Waxbarashada maamulka Somaliland. Ku dhawaad 40,000-kun oo arday ayaa maanta si rasmi ah ugu fadhiistay imtixaanka shahaadiga ah ee fasarada afraad dugsiga…

Read More »

AL-SHABAAB oo mar kale weerar ka fulisay Biyo Cadde

0 Visits: 217 | Saturday June 19, 2021 - 19:24:07
Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar ay markale dagaalyahanada Al-Shabaab ay ku qaadeen deegaanka Biyo Cadde oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe, halkaas oo ay fariisin ku leeyihiin ciidamada Xoogga dalka. Weerarkan oo loo adeegsaday madaafiic ayaa xalay saq-dhexe ka dhacay halkaasi,…

Read More »

Maxaa ka soo kordhay kiiska dacwada loo heysto Cabdi Maxamuud Cumar?

0 Visits: 229 | Saturday June 19, 2021 - 19:23:23
Xeer ilaalinta guud ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa war cusub kasoo saartay dacwadda ka dhanka ah madaxweyinihii hore ee dowad deegaankaasi, kaas oo haatan ku jiro xabsi ku taallka magaalada Addis Ababa. Xafiiska xeer ilaalinta ayaa qoraalkan ku sheegay in haatan la soo gaba-gabeeyey dhammaan…

Read More »

Farmaajo oo war kasoo saaray dib u doorashada Guterres

0 Visits: 198 | Saturday June 19, 2021 - 19:18:57
Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhammaaday, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) ayaa ka hadlay dib doorashada Antonio Guterres oo markale loo dhaariyey xilka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay. Ugu horreyn madaxweyne Farmaajo ayaa dhambaal hambalyo ah u diray Antonio Guterres oo markale…

Read More »

Cabdiraxmaan Cabdishakuur: "Taageerayaasha Farmaajo ayaa weli ku jira guddiga doorashada"

0 Visits: 212 | Saturday June 19, 2021 - 19:18:12
Guddoomiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa eedeyn u jeediyay guddiga doorashada Soomaaliya, oo uu sheegay inay weli ku jiraan xubno taageerayaal u ah dowladda federaalka. Wuxuu sheegay in guddiga laga saaray Xaawo Aadan Yare Culusow oo sida uu sheegay lagu eedeyey in ay Farmaajo…

Read More »

Guddoomiyaha Mandheera oo sheegay inay kordheen weerrarada Al-Shabaab

0 Visits: 257 | Saturday June 19, 2021 - 19:15:45
Guddoomiyaha Magaalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi Bari Cali Ibraahim Rooba ayaa sheegay in dhibaato dhanka amniga ah ay Al-Shabaab ku hayaan degaannada hoostaga magaalada Mandheera. Guddoomiyaha oo Boqolaal Ruux kula hadlayay magaalada mandheera waxaa uu sheegay in Al-Shabaab ay had iyo jeer ay weeraro…

Read More »

Xisbiga WADANI oo Xukuumadda ku eedeyay inay faregelin ku heyso doorashooyinka Magaalooyinka

0 Visits: 189 | Saturday June 19, 2021 - 19:14:07
Xoghayaha Guud ee xisbiga Mucaaradka WADANI ee Soomaaliland Khadar Xuseen Cabdi, ayaa sheegay in xukuumaddu faro-gelin ku hayso Doorashada Maayirada Magaalooyinka Burco, Laascaanood iyo Oodweyne . Xoghayaha oo Shir jaraa'id Warbaahinta u qabtay ayaa sheegay in Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Somaliland…

Read More »

Galmudug oo soo bandhigtay Sahan Caafimaad oo la sameeyay

0 Visits: 194 | Saturday June 19, 2021 - 19:11:53
Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa daahfuray munaasabad lagu soo bandhigayay warbixin ku saabsan sahanka caafimaadka iyo macluumaadka dadka Galmudug. Munaasabadda ayaa waxaa siwadajir ah u soo Agaasimay Wasaaradaha Caafimaadka iyo Qorsheynta ee Maamulka Galmudug iyo Xafiiska…

Read More »

SOOMALAIYA oo tagaeertay lana safatay AZERBAIJAN

0 Visits: 189 | Saturday June 19, 2021 - 19:09:36
Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadsa xukuumadda federaalka ah ee Soomalaiya, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa dalka Turkiga kulan gaar ah kula qaatay dhigiisa dalka Azerbaijan Jeyhun Bayramov. Labaa mas'uul ayaa ka wada-hadlay arrimo ku aadan xoojinta xiriirka diblumaasiyadeed ee Soomaaliya…

Read More »

Booliska Magaalada Addis Ababa oo dhoolatus sameeyay

0 Visits: 218 | Saturday June 19, 2021 - 19:07:55
Booliska magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya oo soo bandhigay labiskooda cusub laba maalmood ka hor doorashada dalkaasi ka dhaceysa Isniinta. Ra'iisawasaare Abiy Axmed ayaa ku adkeysanaya inay tahay doorashadii ugu wanaagsanayd ee dalkaasi ka dhacda. Waxay dhaceysaa xilli colaad iyo macluul ay…

Read More »