(mogtimes) Marco Asensio ayaa ka fikirayay inuu amaah uga tago Real Madrid kahor inta uusan Carlo Ancelotti u sheegin ciyaaryahanka khadka dhexe inuu la joogo hogaamiyaasha LaLiga. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Spain ayaa ka walaacsanaa in fursadaha kooxda koowaad ay koobnaan doonaan xilli ciyaareedkan…
Read More »