Wararka

Saddex kamid ah Xildhibaannada Aqalka Sare oo goordhow lagu doortay Garoowe

0 Visits: 161 | Wednesday August 11, 2021 - 19:37:54
Magaalada garoowe ee Caasimadda Puntland waxaa weli ka socota doorashada Xildhibaannada Aqalka Sare ku matalaya Maamulka Puntland, waxaana la doortay qaar kamid ah xildhibaannada halka kuwo kale ay harsan yihiin. Ilaa Saddex kursi oo kamid ah Xildhibaannada Aqalka Sare ayaa lagu doortay Magaalada Garoowe,…

Read More »

Baarlamaanka Puntland oo doortay 11 kursi ee Puntland ku matalaya Aqalka Sare

0 Visits: 156 | Wednesday August 11, 2021 - 19:31:35
Magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Puntland waxaa Maanta oo Arbaco ah ka dhacday doorashada Xildhibaannada Aqalka sare ee Puntland ku matalaya dowladda Federaalka, waxaana la dooray dhamaan 11 kursi ay Puntland ku leedahay Aqalka Sare. 22 Xubnood ayaa Madaxweynaha Puntland uu soo gudbiyay…

Read More »

Qarax ay dad ku dhinteen oo ka dhacay Shabeellaha Hoose

0 Visits: 151 | Wednesday August 11, 2021 - 19:28:18
Dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay qarax Miino oo Maanta barqadii ka dhacay wadada xiriirisa degaannada Golweyn iyo Ganow oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose. Qaraxa ayaa waxaa la sheegay in Aaga tuulada jeedeey oo u dhaxeysa Golweyn iyo Ganow uu ku qabsaday Mootada Saddexda lug leh ee Qudaarta…

Read More »

Diiwaangelinta Musharixiinta Aqalka Sare oo ka socota Dhuusamareeb

0 Visits: 154 | Wednesday August 11, 2021 - 19:27:36
Waxaa Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ka socota diiwaangelinta Musharixiinta lix kursi oo kamid ah Aqalka sare, kuwaas oo doorashadooda Maalinta Berito ah la qabanayo. Guddiga doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Galmudug ayaa Maanta Shahaadada musharaxnimo waxaa uu siiyay, musharixiinta…

Read More »

RW Rooble oo baaq u diray dowlad Goboleedyada

0 Visits: 161 | Wednesday August 11, 2021 - 19:23:23
..

Read More »

Madaxii xabsiyada ee Al-Shabaab oo u gacan galay DF

0 Visits: 142 | Wednesday August 11, 2021 - 19:20:30
Idiris Cabdullaahi Macalin oo loo garan ogyahay "Food Cade" ayaa waxa uu kasoo goostay kooxda Al-Shabaab, wuxuuna isku soo dhiibay ciidamada dowladda, sida uu shaaciyey Taliska ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed. Taliska Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan qeybta 60-aad ayaa magaalada…

Read More »

Kulan looga hadlayay Amniga doorashada oo lagu qabtay Beledweyne

0 Visits: 142 | Wednesday August 11, 2021 - 19:07:55
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali jeyte Cusmaan ayaa shir Gudoomiyay kulan loogu hadlayay arimaha amaanka magalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Kulanka ayaa waxa ka qeyb galay Saraakiisha Ciidamada Booliska Magaalada saraakiil ka socotay AMISOM, Booliska iyo mas,uuliyiinta maamulka ka tirsan…

Read More »

Sheekh Yuusuf Cali Caynte oo jawaab culus kasoo saaray liiskii kasoo baxay Qoor Qoor

0 Visits: 164 | Wednesday August 11, 2021 - 19:02:27
Dr. Sheekh Yuusuf Cali Caynte, oo kamid ahaa musharixiintii laga reebay liiska dadka u tartamayo xubnaha Aqalka Sare ee kasoo galayo maamulka Galmudug, ayaa ka hadlay go'aanka uu qaatay madaxweynaha Galmudug Axmed Qoor Qoor. Sheekh Yuusuf ayaa sheegay inuu buuxiyey dhammaan shuruudihii looga baahnaa…

Read More »

Farmaajo & Amiirka Qatar oo kulan khadka Telefoonka ah yeeshay

0 Visits: 140 | Wednesday August 11, 2021 - 19:00:43
Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Amiirka dalka Qatar ayaa waxaa la sheegay inay khadka telefoonka uga wada hadleen arrimo dhowr ah. Farmaajo iyo Amiirka Qatar ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal, Arrimaha gobalka iyo caalamka intaba. Dowladda…

Read More »

Bashir Abdi: from Somali refugee to Belgian Olympic bronze medallist

0 Visits: 603 | Tuesday August 10, 2021 - 21:57:54
....

Read More »

Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal oo war ka soo saaray qoondada Haweenka

0 Visits: 174 | Tuesday August 10, 2021 - 19:47:48
Guddiga Doorashooyinka heer Federaal ayaa war qoraal ah oo ay ka soo saareen qoondada haweenka ee mataaladda Siyaasadda, ku sheegay inay laga maarmaan tahay in la xaqiijiyo in haweenku matalaad dhab ah ay ku yeeshaan kuraasta labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maaddaama…

Read More »

Xog: Saciid Deni oo kursiga Jambeel Koombe u wareejiyey Majeerteen + Liiska beelaha

0 Visits: 175 | Tuesday August 10, 2021 - 19:45:03
Madaxweynaha Puntland Saciid Deni ayaa soo saaray liiska aqalka saree e BF u matali doona maamulkiisa, liiskan oo aaney kasoo dhex muuqan Sanatarro waa waaweyn, sida Cumar Cabdirashiid, Cabdirisaaq Jurille iyo Maxamuud Mashruuc. Waxaa kale oo xusid mudan in kursiga beesha Jambeel Koombe ku laheyd aqalka…

Read More »

Ciidamada Amisomoo dad shacab ku laayey Sh/Hoose

0 Visits: 177 | Tuesday August 10, 2021 - 19:30:42
...

Read More »

Abiy Ahmed oo shacabka ugu qeyliyey inay dagaal galaan xilli xaaladdu ku xun yahay

0 Visits: 191 | Tuesday August 10, 2021 - 19:29:44
Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa Maanta oo Talaado ku ah ugu baaqay qof kasta oo Itoobiyaan ah oo awoodo inuu ku biiro noocyada kala duwan ee ciidamada Itoobiya, sida kuwa gaarka ah iyo Maleeshiyaadka si ay qeyb uga noqdaan dagaalka lagula jiro ciidamada Tigrayga. Abiy ayaa xaaladdu kusii…

Read More »

Duqa Muqdisho oo la kulmay safiirka Qatar ee Soomaaliya

0 Visits: 175 | Tuesday August 10, 2021 - 19:27:24
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Dowlada Qatar u fadhiya Soomaaliya Xasan Xamza Assad. Kulankan ayaa loogaga hadlay sidii loo xoojin lahaa iskaashiga la xariira mashaariicda lagu horumarinaayo…

Read More »