Sports News

Shan Waxyaabood Oo Cajiib Ah Oo Aan Ka Baranay Codeynta Abaalmarinta FIFA Ballon d'Or Ee Xiddiga Sannadka Adduunka.

0 Visits: 738 | Tuesday January 12, 2016 - 10:05:41
Lionel Messi ayaa hantay abaalmarintiisii shanaad ee FIFA Ballon d'Or. Ma aheyn war lama filaan ku ah cidna, xiddiga Barcelona ayaa abaalmarintaan ka qaaday Cristiano Ronaldo iyo Neymar isagoo loo caleemo saaray xiddiga ugu fiican caalamka.

Read More »

War Deg-deg ah; Messi oo ku guuleystey abaalmarinta sanadka ee Ballon d'Or

0 Visits: 681 | Tuesday January 12, 2016 - 00:19:51
Janaayo 11 (Jowhar)—Ciyaaryahanka Messi oo u ciyaara kooxda Barcelona ee ka dhisan dalka Spain ayaa ku guuleystay markii 5aad abaalmarinta sanadka ee laacibka ugu wanaagsan caalmaka Baloon d'Or.

Read More »

Ka Hor Kulanka Champion-ka Jérôme Boateng Oo Walaac Ka Muujiyay Weeraryahanka Juventus Ee Mandzukic.

0 Visits: 653 | Monday January 11, 2016 - 11:34:51
Daafaca Bayern Munich ee Jérôme Boateng ayaa ka hadlay kulanka wareegga 16-ka Champion-ka ee ay la ciyaarayaan kooxda Juventus Bogga Internet-ka Bayern Munich ayuu laacibaan ka yiri " waxaan wajaheynaa koox adag oo kuu diideysa nasiino".

Read More »

Suuqa : Qiimaha Chelsea Ku Doonayaan Carlos Bacca Oo La Helay

0 Visits: 702 | Monday January 11, 2016 - 11:33:36
Warbixno ay qorayaan saxaafadda Ingiriiska ayaa weeraryahanka Milan la xariirinaya kooxda Chelsea oo ay tilmaamayaan in uu bishaan u soo wareegayo Metro ayaa sheegeysa in Chelsea diyaar la yihin 30 milyan oo gini waana qiimaha Milan ku dooneyso in ay ku iibiyaanCarlos Bacca haddiiba ay dhacdo in ay…

Read More »

Klopp Oo Digniin ka Siiyay Guardiola Kubada Cagta England & In Dadka Jarmalka Ay U Maleeyeen In Liverpool Gaartay Finalka Capital One Kadib Guushii Stoke City

0 Visits: 675 | Monday January 11, 2016 - 11:32:20
Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa uga sii digay Pep Guardiola ineysan qabsan wixii ku dhacay kuna wargeliyay inuu u baahan yahay 35-ciyaariyahan si uu ula qabsado jadwalka mashquulka badan ee England.

Read More »

Xidigii Hore Inter Milan Kerlon: "Balotelli Wuxuu Imaan Jiray Tababarka Ka Hor Qof Walba Balse Kabaheena Ayuu Ku K***din Jiray"

0 Visits: 745 | Monday January 11, 2016 - 11:29:59
Xidigii hore kooxda Inter Milan Kerlon ayaa amaaan kala duldhacay xidiga musiibada ku noqday mustaqbalkiisa ee Mario Balotelli, balse wuxuu daaha ka qaaday sheeko qosol leh iyo dhaqan xumada xidigaan reer Talyaani.

Read More »

Tony Adams Oo Doortay Kooxdiisa Riyada Ee Arsenal & Xulka England, Ma Xidig Manchester Ah Ayaa Kaso Muuqday?

0 Visits: 623 | Monday January 11, 2016 - 11:28:31
Halyeeygii hore xulka England iyo kooxda Arsenal Tony Adams ayaa soo doortay kooxdiisa riyada ee ku dhisan xulka England iyo Gunners waxaana kasoo muuqday ciyaartoy aad qaali ugu ah kooxda ka dhisan waqooyiga London.

Read More »

Laacib.net Oo Toos U Tabin Doonta & Wax Walba Oo Aad Uga Baahan Tahay Inaad Ka Ogaato Xafladda Ballon d'Or Ee Caawa

0 Visits: 1546 | Monday January 11, 2016 - 11:26:52
Xaflada ugu weyn kubada cagta ayaa caawa ka dhici doonta magaalada Zurich oo ah guriga hay'adda ugu sareysa kubada cagta ee FIFA waxaana lagu bixin doonaa abaalmarinta Ballon d'Or Ee Rag iyo Dumar sidoo kalana abaalmarino kale ayaa la bixin doonaa.

Read More »

Guus Hiddink Oo Ka Hadlay Xaalada Dhaawaca Eden Hazard Iyo Namanje Matic, Miyey Ciyaari Karaan Kulamada West Brom & Everton?

0 Visits: 677 | Monday January 11, 2016 - 11:24:39
Tababaraha kumeel gaarka ah ee kooxda Chelsea Guus Hiddink ayaa war naxdin leh u sheegay Jamaahiirta Blues kadib markii uu ka hadlay xaalada dhaawaca ee ciyaartoyda kooxda ka hor kulanka West Brom ee Arbacada.

Read More »

Arsenal Oo Maanta Ku Dhawaaqeysa Saxiixeeda Ugu Horeeya Bisha January, Waase Kuma Xidigaas?

0 Visits: 653 | Monday January 11, 2016 - 11:23:17
Tababare Arsene Wenger ayaa shirkiisii jaraa'id ee jimcadii ku sheegay iney rajeynayan dhameystirka saxiixoodii ugu horeeyay bishaan January laba ama sadex maalmood gudahood.

Read More »

Paul Pogba Oo Ka Mid Noqday Kooxda Sanadka Ee FIFA 2015 (FIFPro World XI) Sida Ay Ogaatay Goal.com

0 Visits: 648 | Monday January 11, 2016 - 11:21:38
Xidiga Juventus Paul Pogba ayaa ka mid noqday 11-ka xidig ee noqday kooxda ugu fiican sanadka 2015 ee lagu magaceeyay (FIFPro World XI) sida ay xaqiijineyso Goal.com. Waa markii ugu horeysay oo uu xidigaan reer France kasoo muuqanayo kooxda sanadka FIFA wuxuuna cod ka helay ciyaartoyda ku xamaalata…

Read More »

Paul Scholes Oo Jeexjeexay Van Gaal Iyo Man United "Xataa Van Gaal Ayaa Ku Caajisay Meesha, Yaa Garanaya Halka Ay Ka Ciyaaraan Mata, Herrera, Fellaini Iyo Martial ? Xataa Van Gaal Ma Garanayo"

0 Visits: 698 | Sunday January 10, 2016 - 11:46:39
Halyeeyga kooxda Manchester United ee Paul Scholes ayaa jeexjeexay kooxdiis hore kadib makrii ay xalay ku dhibtoodeen iney kulankii FA Cup guul lagu raaxeysto ka gaaraan kooxda heerka hoose ee Sheffield United.

Read More »

Xanta Suuqa: Barcelona Oo Lacago Qaali Ah Ku Dooneysa Xidiga Arsenal U Ciyaara Iyo Waliba Daafaca Dhexe Ee Everton John Stones

0 Visits: 753 | Sunday January 10, 2016 - 11:37:53
Sida ay qoreysa Sunday People kooxda difaacaneysa horyaalka La Liga ee dalka Spain ee Barcelona ayaa £50 milyan oo pound ku dooneysa xidiga khadka dhexe ee kooxda Arsenal iyo xulka Wales ee Aaron Ramsey iyagoona isku diyaarinaya iney dalab ka gudbiyaan xidigaan xagaaga soo socda.

Read More »

Suuqa Kale Iibsiga: Manchester City Oo Kula Dagaalami Doonta PSG, Man United Iyo Real Madrid Saxiixa Eden Hazard Hadiiba Uu ka Tagayo Chelsea

0 Visits: 735 | Sunday January 10, 2016 - 11:35:20
Kooxda hantida ka qaniga ah ee Manchester City ayaa diyaar u ah iney dhigooda murqo weynta dhaalaha ee Man United, Paris Saint-Germain iyo Real Madridsoo xerogalinta xidiga£80ka milyan oo pound lagu qiimeeyo ee Chelsea kubada u sameeya ee Eden Hazard.

Read More »

War Cusub: Liverpool Oo Diyaar U Ah Iney Meesha Ka Saarto Weeraryahanka Dhaawaca Dishooday Ee Daniel Sturridge

0 Visits: 721 | Sunday January 10, 2016 - 11:31:16
Daniel Sturridge ayeey danta ku kaliftay inuu u dagaalamo mustaqbalkiisa kooxda Liverpool kadib markii uu dhaawac hareeyay waayihiisii ciyaareed ee kooxda waxayna keentay Klopp uu ka quusto weeraryahanka ree England.

Read More »

Tababare Zidane oo guushii u horeeyay kula bilowday Kooxda Real Madrid

0 Visits: 730 | Sunday January 10, 2016 - 10:02:09
Tababaraha cusub ee Real Madrid Zinedine Zidane ayaa xalay gaaray guushii u horeysay, kadib markii Isniintii la soo dhaafay uu qabtay xilka Tababarenimo, iyadoo Real Madrid ay 5-0 uga badisay kooxda Deportivo La Coruna.

Read More »

Ciyaaryahan Aubameyang oo ku guuleystay abaal marinta Laacibka Afrika

0 Visits: 725 | Friday January 08, 2016 - 18:16:49
Pierre-Emerick Aubameyang oo u dhashay dalka Gabon, una ciyaara Kooxda Borussia Dortmund ee dalka Jarmalka ayaa ku guuleystay abaal marinta Laacibka Afrika ee sanad kasta la bixiyo.

Read More »

Adnan Januzaj Oo Ku Laabanaya Man United Ka Dib Markii Borussia Dortmund Ay Kansashay Qandaraaskiisii Amaahda Ahaa.

0 Visits: 722 | Thursday January 07, 2016 - 11:00:52
Adnan Januzajayaa ku soo laabanaya Manchester United ka dib markii Borussia Dortmund ay ogolaatay inay kansalaan heshiiskiisii amaahda ee halka xilli ciyaareed,. 20 jirkaan ayaa Dortmund amaah ahaan ugu biiray bishii August laakiin waxa uu kaliya saftay 12 kulan isagoo ciyaaray kaliya 160 daqiiqo oo…

Read More »

Barcelona Oo Hal Lug La Gashay Wareega 8da Copa Del Rey Ka Dib Markii Ay 4-1 Ku Qaarjiyeen Espanyol Oo 9 Ciyaaryahan Ku Dhameysatay Ciyaarta. Leo Messi Oo Afarta Goolba Ku Lug Lahaa.

0 Visits: 863 | Thursday January 07, 2016 - 10:58:46
Kooxda Barcelona ayaa talaabo weyn u qaaday wareega 8da ee Copa del Rey ka dib markii ay 4-1 ku qaarjiyeen kooxda deriskooda ah ee Espanyol lugta hore ee wareega 16ka, iyadoo Espanyol ay 20kii daqiiqo ee ugu danbeysay ciyaarta ay ku ciyaarayeen sagaal ciyaaryahan madaama labo ciyaaryahan kaarka casaanka…

Read More »

Everton Oo Gurigeeda Ku Garaacday Manchester City Lugta Hore Ee Semi-finalka Capital One Cup.

0 Visits: 854 | Thursday January 07, 2016 - 10:56:01
Kooxda Everton ayaa guul weyn ku gaartay garoonkooda Goodison Park ka dib markii ay 2-1 ugu awood sheegteen kooxda Manchester City lugta hore ee semi-finalka Capital One Cup, iyadoo Lukaku uu goolka guusha u saxiixay ka hor inta uusan dhaawac ku bixin.

Read More »