Wararka

Jubbaland oo Hay'adda FAO kala hadashay Arrimaha abaaraha

0 Visits: 141 | Monday November 08, 2021 - 19:30:30
Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne kuxigeenka dowlada Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa kulan la qaatay madax katirsan ururka Qaramada Midoobay u qaabilsan cunnada iyo beeraha ee FAO. Intii uu kulanka socday ayaa warbixin laga dhageyatay Wasiirka wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Jubbaland Mudane…

Read More »

Xukuumadda oo digniin kasoo saartay Arrimo ka socda Hoteelada Xeebta liido

0 Visits: 122 | Monday November 08, 2021 - 19:29:55
Wasiirka Wasaaradda Diinta & Awqaafta Xukuumadda xilgaarsiints Cumar Cali Rooble ayaa sheegay in Hoteelada kuyaal Xeebta liido ee degmada Cabdul Casiis ay ka socdaan waxyaabo aan dhaqan ahaan wanaagsaney oo aan indhaha laga qarsan karin. Wasiirka oo Warbaahinta kula hadlay Muqdisho waxaa uu sheegay…

Read More »

DF oo soo saartay amar ka dhan ah lacag uu qaado maamulka gobolka Banaadir

0 Visits: 162 | Monday November 08, 2021 - 19:27:47
Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee xukuumadda xil-gaarsiinta ayaa soo saartay go'aamo lagu baabi'inayo lacago uu gobolka Banaadir ka qaado ardayda, iskuulada iyo adeegyada asaasiga ah ee waxbarashada gobolka War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda ayaa lagu sheegay inay soo…

Read More »

Dowladda Somalia oo ka qeyb galeysa Shir looga hadlayo Shidaalka Afrika

0 Visits: 104 | Monday November 08, 2021 - 19:27:11
Magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabka waxaa maanta ka furmay shirka Africa Oil Week 2021, kaas oo sanadkaan ay marti gelisay dowladda Imaaraadka. Mas'uuliyiin ka socota dowladda federaalka Soomaaliya ayaa gaaray Dubai si ay uga qeyb galaan shirkaas. Wafdi uu hoggaaminayo Agaasimaha Guud ee…

Read More »

Midowga Afrika oo Wafdi u soo diray Muqdisho kadib ceyrintii Simon Mulongo

0 Visits: 117 | Monday November 08, 2021 - 19:25:41
Magaalada Muqdisho waxaa Galabta soo gaarayWafdi ka socda Golaha Ammaanka iyo Nabadda Midowga Afrika (AU-PSC), kuwaas oo siweyn loogu soo dhaweeyay. Wafdiga oo uu hoggaaminayo Safiirka Masar u fadhiya dalka Itoobiya ahna wakiilka joogtada ah ee Midowga Afrika Danjire Dr. Maxamed Cumar Gad,.waxaana Garoonka…

Read More »

DF oo si rasmi ah u shaacisay arrimihii sababta u ahaa inay ceyriso Simon Mulongo

0 Visits: 106 | Monday November 08, 2021 - 19:24:31
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay arrimihii loo ceyriyay danjire Simon Mulongo, oo ah ku-xigeenka ergeyga gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya. Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa sheegay in Mulongo lagu helay inuu isku dayay inuu is hortaago…

Read More »

Axmed Madoobe oo Safiirka Denmark kala hadlay Arrimaha Abaaraha & doorashooyinka November 8, 2021

0 Visits: 118 | Monday November 08, 2021 - 19:11:29
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa Magaalada Nairobi ee dalka Kenya kulan kula qaatay Safiirka Denmark ee Soomaaliya iyo Kenya Danjire Ole Thonke. Kulanka ayaa lagaga hadlay abaaraha ka jira qeybo kamid ah Jubbaland kuwaas oo saamayn ku yeeshay nolosha dadka iyo xoolaha…

Read More »

Saciid Deni oo is-bedel weyn ku sameeyey hoggaanka ciidamada maamulkiisa

0 Visits: 113 | Monday November 08, 2021 - 19:09:04
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray wareegtooyin uu ku bedelay qaar ka mid hoggaanka ciidamada maamulkaas, waxaana dikreetooyinkaan lagu xusay in madaxweynuhu uu tallaabooyinkaan uga go'leeyahay baahiyaha loo qabo dar-dar gelinta amniga. Madaxweyne Deni…

Read More »

Baafin: Musharixiintii iyo Saamileeydii Siyaasadda.=Faallo=

0 Visits: 1113 | Monday November 08, 2021 - 10:45:04
Waxaa la Baafinayaa Musharixiintii iyo Saamileeydii Siyaasadda. Waxaa la waayay Meel ey Jaan iyo Cirib dhigeen, kadib markii Musharixiintii, laga waayay doorkii ey ku lahaayeen, Xiriirka Beesha Caalamka, Siyaasadda Gudaha, iyo Xiriirka Dadweynaha. Markii ugu War dambeysay waxa ey joogeen "Hotel…

Read More »

Wararkii ugu dambeeyey qarax ka dhacay xero ku taalla GEDO + khasaaraha

0 Visits: 123 | Monday November 08, 2021 - 10:31:51
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay degmada Baardheere oo ka tirsan gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya, kaas oo geystay khasaare kala duwan. Qaraxa oo ahaa miino ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu ka dhex-dhacay xerada ADC oo ku taalla…

Read More »

Ciidanka dowladda oo howlgal ka bilaabay Muqdisho kadib amarkii Xijaar

0 Visits: 122 | Monday November 08, 2021 - 08:59:37
Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa iyaga oo fulinaya Amarkii kasoo baxay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee la xiriiray amniga waxaa ay howlgal ka sameeyeen meelo kamid ah Magaalada amuqdisho. Ciidamada ayaa howlgallo gaar ah ka sameeynayay waddooyinka dhexmara degmooyinka Gobolka Banaadir,…

Read More »

DFS oo QM kala hadashay cunaqabateynta hubka ee saaran Somalia

0 Visits: 158 | Monday November 08, 2021 - 08:55:05
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa ku qaabilay Muqdisho Kaaliyaha Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Afrika dhanka Waaxyaha Arrimaha Siyaasadda, Nabad-dhisidda iyo Howlgallada Nabadda (DPPA-DPO), Marwo Martha Ama Akyaa Pobee.…

Read More »

Hoggaamiyaha Taalibaan Oo Soo Saaray Amar Ka Dhan Ah Koox Daba-Dhilifyo Ah

0 Visits: 127 | Sunday November 07, 2021 - 21:55:31
,,,

Read More »