Wararka

Wararkii ugu dambeeyey ee xaaladda caafimaad ee Prof. Jawaari

0 Visits: 151 | Sunday November 14, 2021 - 09:40:48
...

Read More »

GALMUDUG oo gacanta ku dhigtay markab ku sugnaa xeebta HOBYO

0 Visits: 141 | Sunday November 14, 2021 - 09:10:37
...

Read More »

Fiqi: Yaa noo fasira cadaaladda AMISOM la marsiiyey ee NISA kari weysay?

0 Visits: 154 | Saturday November 13, 2021 - 19:40:19
Wasiirkii hore ee amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi oo war ka soo saaray xukunka dilka iyo xabsiga isugu jira ee lagu riday askarta AMISOM ee dishay dadkii shacabka ahaa ee lagu laayey deegaanka Golweyn ee gobolka Shabeellada Hoose, ayaa su'aal ka keenay cadaaladda la marsiiyey AMISOM ee la marsiin…

Read More »

Musharax Madaxweyne Daahir Geelle oo bogaadiyay dhameystirka xildhibaanada Aqalka Sare

0 Visits: 135 | Saturday November 13, 2021 - 19:39:38
Gudoomiyaha Xisbiga Dan Qaran musharrax madaxweyne Dahir Mohamud Gelle ayaa u hambalyeeyey xildhibaanada maanta la doortay. "Waxaan u hambalyaynayaa mudane Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid iyo mudane Cabdi Cusmaan Xareed oo maanta loo doortay in Dowlad Gobaleedka Galmudug ay afarta sano ee socota ku…

Read More »

Maxay tahay tallaabada ay ciidamada Mareykanka qaadi doonaan haddii ay kooxda TPLF soo gasho Addi Ababa?

0 Visits: 150 | Saturday November 13, 2021 - 19:20:17
Ciidamada Mareykanka ee fadhigoodu yahay dalka Jabuuti ayaa sheegay inay diyaar u yihiin inay ka qeyb qaataan sidii loo xalin lahaa qalalaasaha ka taagan dalka Itoobiya. Saraakiisha hogaamineysa ciidamada ayaa carabka ku dhuftay in tan iyo November sanadkii hore ay aad u kacsaneyd xaaladda gobalka taasna…

Read More »

Sarkaal ka tirsanaa Shabaab oo isku dhiibay ciidanka dowladda

0 Visits: 129 | Saturday November 13, 2021 - 19:17:45
Gudoomiyaha degmada Qoryooley ee gobolka Shabeellaha Hoose Sayid Cali Ibraahim ayaa xaqiijiyay in sarkaal ka tirsanaa ururka Al-Shabaab uu isku soo dhiibay ciidanka dowladda Soomaaliya ee ku sugan gobolka Shabeellaha hoose ka dib markii ay la yeesheen wadahal. Shaqsiga isasoo dhiibay ayaa shabaab ugu…

Read More »

Doorashada labo kursi oo maanta ka dhacaysa Dhuusamareeb

0 Visits: 143 | Saturday November 13, 2021 - 19:16:31
Magaalada Dhusamareeb ee Caasimada maamulka Galmudug ayaa lagu waddaa in maanta lagu qabto doorashada labo kursi oo ka mid ah Aqalka Sare, kuwaasoo dhawaan uu shaaciyay liiskooda Madaxweynaha maamulka Galmudug. Xildhibaanada baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa dooran doona Musharaxiinta labada Kursi…

Read More »

Dad Soomaali ku jirtay xabsi ku yaala Libiya oo la sii daayay

0 Visits: 134 | Saturday November 13, 2021 - 19:13:17
Saraakiisha ammaanka Dalka Libiya ee xarun lagu haayay dad Muhaajiriin Soomaali ah ay ku jirto ayaa sheegay in xaruntaasi laga sii dayay 57 qof oo magangalyo doon. Dadkaan ayaa bishii hore ee October lagu soo qabtay Howlgal ay Laamaha ammaanka Libiya ay ku bartilmaamaysanayeen dadka soogalootiga sharci…

Read More »

Dowladda Soomaaliya oo faahfaahisay xukunkii lagu riday Askarta AMISOM

0 Visits: 134 | Saturday November 13, 2021 - 18:49:30
Dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahisay xukun maalintii shalay aheyd lagu riday Askar ka tirsanaa ciidanka AMISOM oo lagu helay in ay dad shacab ah ku dileen gobolka Shabeellaha Hoose. Wasiirka cadaaladda ee xukuumadda Soomaaliya C/qaadir Maxamed Jaamac oo shir jaraa'id ku qabtay muqdisho ayaa ka…

Read More »

Cabdiqeybdiid oo Mar kale Senator loo doortay

0 Visits: 135 | Saturday November 13, 2021 - 18:48:07
Doorashada laboxildhibaan oo ka tirsan Aqalka Sare ayaa ka socota magaalada Dhuusamareeb ee caasimada maamulka Galmudug. Xildhibaanada Baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug ayaa cod gacan taag ah ugu codeeyay Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid, waxaana u codaysay 83 Xildhibaan. Tilaabadaan ayaa timid ka…

Read More »

Senatartkii ugu dambeeyay Aqalka Sare oo la doortay

0 Visits: 135 | Saturday November 13, 2021 - 18:46:21
Cabdi Cusmaan Xareed ayaa ku guuleystay kursiga Senatornimo ee Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ka dib markii uu tanaasulay musharaxii la tartamaayay. Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ayaa cod gacan taag ah oo wada ogol ah ugu codeeyay Cabdi Cusmaan Xareed. Xildhibaanada…

Read More »

Guddiga doorashooyinka oo maamulada u kala diray agabkii lagu codeyn lahaa

0 Visits: 156 | Saturday November 13, 2021 - 18:42:27
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF), ayaa agabkii Doorashada Gollaha Shacabka ukala diray Dowlad Goboleedyada Galmudug, Koonfur galbeed iyo Jubaland. Iyadoo oo maalmaha Soo socda la filaayo in ay ka bilaaban doonto Doorashooyinka Gollaha Shacabka. Diyaarado ayaa maanta ka daabulay…

Read More »

GALMUDUG oo gacanta ku dhigtay rag dilal geystay

0 Visits: 131 | Saturday November 13, 2021 - 18:41:37
Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howl-gallo qorsheysan oo ciidamada dowladda federaalka iyo kuwa maamulka Glamudug ay ka sameeyeen qeybo ka mid ah gobolka Mudug ee bartamaha Soomaaliya. Howl-gallada qaatay maalmo badan ayaa waxaa lagu soo qabtay illaa 7 ruux oo lagu eedeynayo dilal dhowaan…

Read More »

Wararkii u dambeeyey ee xaaladda cakiran ee Sudan

0 Visits: 168 | Saturday November 13, 2021 - 18:37:46
Dhammaan buundooyinka caasimadda Suudaan ee Khartoum, ayaa maanta oo sabti ah ​​la xiray ka hor mudaaharaadyada la qorsheeyay inay dalkaasi ka dhacaan. Inqilaabkii militariga ee bishii hore ee uu hogaaminayay General Abdel Fattah al-Burhan ayaa dhaliyay dibadbaxyo xiriir ah oo sababay in waddooyinkamagaalada…

Read More »

Dhacdo murugo leh oo laga dhaxlay dagaalkii Guriceel

0 Visits: 163 | Saturday November 13, 2021 - 18:35:22
Inta la xaqiijiyay 3 Carruur oo isku qoys ah ayaa dhimatay halka dhaawac uu soo gaaray 5 kale oo ay kamid tahay Hooyada Reerka kaddib markii uu ku qarxay Qori nuuca loo yaqaan Saban (RPG) oo loo badaniyo in Degmada Guriceel looga dhex tagay maalmihii dagaallada ka socdeen. Caruurta ayaa la sheegay in…

Read More »

Antony Blinken oo billaabaya safar qorshihiisa ay qeyb ka tahay xaaladda Soomaaliya

0 Visits: 129 | Saturday November 13, 2021 - 18:32:19
Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka, Antony Blinken, ayaa booqan doona Kenya, Nigeria iyo Senegal inta u dhaxaysa 15-ka ilaa 20-ka November, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay safaaradda Maraykanka ee Abuja. Safaaradda ayaa tibaaxdey in booqashadu si qoto dheer ay hoosta ka xariiqi doonto ballaadhinta…

Read More »

Galmudug oo doorashada Aqalka Sare dhameystirtay – Yaa soo baxay?

0 Visits: 186 | Saturday November 13, 2021 - 13:48:48
...

Read More »