Sports News

AC Milan Oo Guuldaro Xanuun Badan Dhabarka U Saartay Kooxda ay Sida Wayn u Xifiltamaan Ee Inter Milan, Wiilsha Mihajlovic Oo Guul Dahabi Ah Ka Gaadhay Kulanka Derby della Madonnina Iyo Inter Milan Oo Waji Gabax La Soo Kulantay

0 Visits: 656 | Monday February 01, 2016 - 12:17:45
Kooxda AC Milan ayaa guul wayn garoonkeeda kaga gaadhay kooxda ay sida wayn u xifiltamaan ee Inter Milan, waxayna Milan guushan dahabiga ah ay ku gaadhay 3:0 iyada oo ay goolashan ukala dhaliyeen Alex Rodrigo Dias da Costa,Carlos Arturo Bacca iyoM'Baye Babacar Niang halkaMauro Emanuel Icardi uu…

Read More »

Eden Hazard Oo Ugu Danbayn Ka Baxay Abaartii Gool La'aanta Ahayd Ee Xili Ciyaareedkan Ku Habsatay Isaga Oo Muddo Sideed Bilood Ah Kadib Dhaliyay Goolkiisii Ugu Horeeyay

0 Visits: 643 | Monday February 01, 2016 - 12:12:30
Xidiga xulka qaranka Beligium iyo kooxda Chelsea ee Eden Hazard ayaa ugu danbayn ka baxay abaar gool la'aanta ahayd oo uu ku soo jiray muddo dheer isaga oo aan shabaqa soo taaban ilaa iyo dhamaadkii xili ciyaareedkii hore, wuxuuna gool rekoodhe ah ka dhaliyay kulankii ay Chelsea ku soo xasuuqday…

Read More »

Toos: Halkaan Si Toos Ah Ugala Soco Dhaqdhaqaaqyada Maalinta Ugu Danbeysa Ee Suuqa Kale Iibsiga Qaboobaha Oo Maanta

0 Visits: 792 | Monday February 01, 2016 - 12:09:56
Maalin wanaagsan dhamaan aqristeyaasheena sharafta leh meel kastoo ad joogtaan iyo si waliba oo aad ula socotaan shabakda ciyaaraha Laacib.net, waxaa maanta oo isniin ah oo ay taariikhdu ku beegan tahay 1 bisha Fabruary soo xirmaya suuqa kale iibsiga xiliga qaboobaha sanada 2016.

Read More »

Cristiano Ronaldo Oo Weerar Dadban Ku Qaaday Macalinkiisii Hore Ee Rafa Benitez "Zizou Wuxuu Na Ilowsiiyay Maskaxdii Guracneyd"

0 Visits: 670 | Monday February 01, 2016 - 12:07:26
Cristiano Ronalado ayaa amaan ugu qubeeyay macalinka cusub ee kooxdiisa Real Madrid kadib markii ay xalay kooxda caasimada ka dhisan ee Los Blancos halkeeda kasii waday dib u soo nooleynta rajadeeda horyaalka La Liga, 6-0 *na ay ku garaaceen kooxda Espanyol oo aan wax caawinaad ah helin sidoo kalena…

Read More »

AC Milan oo guul muhiim ah ka gaartay mataanteeda Inter Milan

0 Visits: 668 | Monday February 01, 2016 - 08:13:37
Kooxda AC Milan ayaa guul ay muddo raadineysay ka heshay kooxda ay ilma adeerta yihiin ee Inter Milan kadib marki ay 3-0 kaga badisay ciyaarti darbiga aheyd ee xalay ku dhex martay magaalada Milano.

Read More »

Daawo: Goolkii Quruxda Badnaa Ee Rooney Ee Kulankii Xalay, Blind Iyo Mata-na Waa Ku Jiraan.

0 Visits: 656 | Saturday January 30, 2016 - 14:06:38
Manchester United ayaa iska xaadirisay wareegga 16ka kooxood ee FA Cupka dib markii ay 3-1 uga takhaluseen kooxda heerka hoose ee Derby County waxaana ay goolasha uga mahadcelinayaan kabtankooda Wayne Rooney, Daley Blind iyo Juan Mata.

Read More »

Hordhac: Aston Villa v Man City – Sky Blues Oo Ku Talo Jirta Inay Sii Nooleyso Rajadeeda Afarta Koob Ee Xilli Ciyaareedkan.

0 Visits: 599 | Saturday January 30, 2016 - 14:05:00
Kulanka: Aston Villa v Man City Garoonka: Villa Park Waqtiga: 6pm Saacada Geeska Afrika

Read More »

Hordhac: Arsenal v Burnley – Gunners Oo Wadada U Saaran Hanashada Koobka FA Cup Markii Seddexaad Oo Isku Xigta.

0 Visits: 668 | Saturday January 30, 2016 - 14:03:39
Kulanka:Arsenal v Burnley Garoonka: Emirates Stadium Waqtiga: 6pm Saacada Geeska Afrika

Read More »

Hordhac: Liverpool v West Ham – Kulan Ah Ku Celiskii Finalka FA Cup Ee 2006 Oo Caawa Ka Dhacaya Anfield.

0 Visits: 664 | Saturday January 30, 2016 - 14:01:47
Kulanka: Liverpool v West Ham Garoonka: Anfield Waqtiga: 8:30pm Saacada Geeska Afrika

Read More »

Hordhac: Barcelona v Atletico Madrid – Kooxdii Guul Ku Gaarta Maanta Camp Nou Oo Keli Ku Noqon Doonta Hogaanka Horyaalka La Liga.

0 Visits: 581 | Saturday January 30, 2016 - 13:59:46
Kulanka: Barcelona v Atletico Madrid Garoonka: Camp Nou Waqtiga: 6pm Saacada Geeska Afrika

Read More »

Arsene Wenger: Waa Soo Dhamaatay Waqtigii Caruur Looga Badin Jiray Kooxaha Heerka Labaad Tartanka FA Cup.

0 Visits: 623 | Saturday January 30, 2016 - 13:56:35
Tababaraha kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa soo jeediyay inay soo dhamaatay waqtigii ay kooxaha Premier League ku gudbi jireen caruur yaryar marka ay koobka FA Cup ka horimaanayaan kooxaha heerka hoose.

Read More »

Louis van Gaal Oo Sheegay In Man United Ay Ku Riyooneyso Hanashada Koobka FA Cup Ka Dib Guushii Ay Ka Gaareen Derby.

0 Visits: 637 | Saturday January 30, 2016 - 13:54:15
Manchester United ayaa ku riyooneysa inay hanato koobka FA Cup xilli ciyaareedkan, sida uu sheegay tababare Louis van Gaal.

Read More »

Tottanham Oo Mushaharka U Kordhineysa Mauricio Pochettino Si Ay Meesha Uga Saaraan Xiisaha Chelsea Iyo Manchester United.

0 Visits: 632 | Saturday January 30, 2016 - 13:53:03
Tottenham ayaa u soo bandhigtay tababare Mauricio Pochettino qandaraas cusub oo mushaharka loogu kordhinayo si meesha looga saaro xiisaha kooxahaa Chelsea iyo Manchester United, sida ay qortay saaka jariirada Daily Mirror.

Read More »

SUUQA KALA IIBSIGA: Florentino Perez Oo Ku Adkeysanaya Inuu La Soo Wareego David de Gea Xagaaga.

0 Visits: 686 | Saturday January 30, 2016 - 13:51:21
Real Madrid ayaa waxaa ka go'an inay dhameystirana heshiiska goolhayaha Manchester United David de Gea kaasoo ay ku dhawaadeen saxiixiisa maalintii ugu danbeysay ee suuqii kala iibsiga xagaaga. Jariirada AS ayaa qoreysa in markaana ay Real Madrid si dhab ah u wajihi doonto dalabka

Read More »

Tababare Diego Simeone Oo Tijaabiyay Shax Ciyaareedka 4-1-4-1 Ka Hor Kulanka Maanta Ee Camp Nou.

0 Visits: 614 | Saturday January 30, 2016 - 13:49:19
Atlético Madrid ayaa qorsheyneysa inay sameyso feejignaan kasta oo lagama maarmaan ah kulanka ay Camp Nou galabta ku wajahayaan kooxda Barcelona, waxaana taasi laga dheehan karay tababarkii ay shalayto sameeyeen.

Read More »

MAQAAL:Ka Hor Kulanka Adag Ee Barcelona Vs Atletico Madrid,

0 Visits: 1273 | Saturday January 30, 2016 - 13:43:27
Shan Xaqiiqooyin Iyo Shan Qodob Oo Ay Tahay In Aad Wax Ka Ogaato Iyo Hogaanka La Ligaha Oo Caawa Kulan Lix Dhibcood Ah Loogi Tartami Doono Indho oo dhan ayaa galabta ku soo jeedsan doona Camp Nou, marka ay Barcelona soo dhawayso kooxda ay isku dhibcaha yihiin ee Atletico Madrid.

Read More »

Neymar Oo Muuqaal Ku Aflagaadeeyay Suxufi Sheegay Inuu Habeenkii Khamiista Ku Soo Casheeyay Madrid.

0 Visits: 635 | Saturday January 30, 2016 - 13:40:25
Xiddiga kooxda Barcelona Neymar ayaan si sahlan ku qaadanin warkii uu ka sheegay suxufiga idaacada Cadena Copa ninka la yiraahdo Manolo Lama kaasoo sheegay in xiddiga reer Brazil uu ku soo casheeyay Madrid habeenkii khamiista.

Read More »

Maxaa Caawa Kala heysta Barcelona iyo Athletico Madrid, Messi vs Griezmann

0 Visits: 632 | Saturday January 30, 2016 - 11:03:34
Waxaa usbuucaan la ciyaari doonaa Kulamo ka tirsan Lugta la ligaha Spain 2015-2016 oo aysan fari ka qodneyn,waxaana Kulanka ugu tun weyn Todobaadkaan uu dhex mari doonaa Sabtiga Hadii Alle idmo Kooxaha Barcelona vs Athletico Madrid oo min 48 Dhibcood ku hogaaminaya Horyaalka walow Barcelona Ciyaar Baaqi…

Read More »

Liverpool Oo U Soo Baxday Finalka Capital One Cupka, Reds Oo Rekoodhayaal Ku Garaacday Kooxda Stoke City Iyo Wiilasha Klopp Oo Tigidhka U Goostay Wembley Stadium

0 Visits: 754 | Wednesday January 27, 2016 - 10:10:55
Liverpool ayaa u soo baxday finalka Capital One Cupka kadib markii ay rekoodhayaal 6:5 ah ku garaacday kooxda Stoke City. Waqtigii rasmiga ahaa iyo 30 daqiiqo oo ciyaarta lagu daray ayaa ku dhamaaday 1:0 ay Stoke gacanta sare ku lahayd laakiin natiijada celcelis ahaanta ahayd ayaa ku dhamaatay barbaro…

Read More »

Hordhac: Man City v Everton – Ayaa Finalka Capital One Cup Kula Soo Biiri Doona Liverpool Caawa?

0 Visits: 776 | Wednesday January 27, 2016 - 10:08:45
Kulanka: Man City v Everton Garoonka: Etihad Stadium Waqtiga: 10:45pm Saacada Geeska Afrika Man City ayaa u baahan inay ka soo kabsato jugtii soo gaartay horaantii bishaan ee lugta hore ee semi-finalka Capital One Cup haddii ay doonayaan inay finalka koobkaan Wembley kula ciyaaraan kooxda Liverpool…

Read More »