Wararka

Madaxweynaha Faransiiska Oo Kulamo La Qaatay Dhaxal Sugaha Sacuudiga

0 Visits: 126 | Sunday December 05, 2021 - 19:29:16
Madaxweynaha dalka Faransiiska Emmanuel Macron ayaa kulamo kula qaatay dalka Sacuudiga dhaxal sugaha Boqortooyada Sacuudiga Maxamed bin Salman. Waa kulankii ugu horeeyay oo uu Maxamed bin Salman la yeesho mid ka mid hogaamiyayaasha waawayn ee reer-galbeedka tan wixii ka dambeeyay dilkii saxafigii Jamal…

Read More »

Dowladda Somalia oo Ciidamo horleh tababar ugu dirtay Turkiga

0 Visits: 178 | Sunday December 05, 2021 - 19:25:46
Saraakiil uu horkacayay Taliyaha Ciidanka dhulka ee xoogga dalka Soomaaliyeed Janeraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa Maanta garoonka diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho waxaa ay ka sagootiyeen Boqolaal askari oo tababar looga qaaday dalka Turkiga. Ciidankaan oo ka tirsan Ururka 10aad guutada…

Read More »

Dagaal Maanta dhexmaray Ciidamada Jubbaland & Al-Shabaab

0 Visits: 130 | Sunday December 05, 2021 - 19:19:00
Barqanimadii Maanta ayaa Dagaalka oo geystay khasaaro kala duwan waxaa uu ka dhacay degaanka Baar Sanguuni ee duleedka Magaalada Kismaayo, wuxuuna u dhaxeeyay Ciidamada Jubbaland & Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab. Dagaalka ayaa waxaa uu yimid kadib markii sida la sheegay Xubno ka tirsan A-Shabaab…

Read More »

Diyaar garowga qabashada doorashada golaha Shacabka oo laga dareemayo Jowhar

0 Visits: 157 | Sunday December 05, 2021 - 19:14:50
Maamulka Hirshabeelle ayaa qorsheynaya in dhawaan uu bilaabo qabashada doorashada xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, waxaana si aad ah magaalada Jowhar ah looga dareemayaa u diyaargarowga doorashada. Magaalooyinka Jowhar iyo Beledweyne oo loo asteeyay inay doorashada…

Read More »

Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhashay Qarax Maanta Ka Dhacay Suuq Ku Yaalla G/Baay

0 Visits: 172 | Sunday December 05, 2021 - 19:10:28
Qarax miino nooca dhulka lagu aaso ah ee laga hago meelaha fog-fog ayaa duhurnimadii Maanta ka dhacay Suuq ku yaalla degaanka Awdiinle ee Gobolka Baay, kaasi oo geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo gaaray dad shacab ah. Qaraxa miinada ahaa ayaa waxaa uu si gaar ah uga dhacay oo goob…

Read More »

Siyaasiyiin horleh oo ku biiray Shirka Midowga Musharrixiinta

0 Visits: 108 | Sunday December 05, 2021 - 19:09:26
Waxaa Maalintii labaad oo xiriir ah Hotelka Jasiira ee Magaalada Muqdisho uu shir uga socdaa Xubnaha midowga Musharrixiinta Madaxweynaha, kuwaas oo dhaliilsan habka ay u socoto doorashada Golaha Shacabka. Shirka oo ah wajiga labaad ayaa waxaa uu Maanta ka duwan yahay shirarkii hore, waxaana wararka…

Read More »

Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland oo safar deg deg ah ku tegay laas-Caanood

0 Visits: 134 | Sunday December 05, 2021 - 19:07:58
Guddoomiyaha Golaha wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed ayaa saaka gaaray Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobalka Sool. Guddoomiyaha waxaa magaalada Laascaanood ku soo dhaweeyey Guddoomiyaha Gobolka Sool iyo Maayarka Magaaalada Laascaanood. Wafdiga Guddoomiyaha ayaa la dejiyey Aqalka Madaxtooyada…

Read More »

Banaanbaxyo ka dhacay Magaalada Addis Ababa

0 Visits: 153 | Sunday December 05, 2021 - 19:06:58
Waxaa Maanta Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya dibadbax ka dhigay qaar kamid ah Shacabka Qowmiyaha Tigreey ee ku nool Magaaladaasi Addis Ababa. Banaanbaxayaasha oo wata Boorar kala duwan isuguna soo baxay Garoonka Ababe Baqiila ee Addis Ababa ayaa waxaa ay kasoo horjeedaan kooxda TPLF…

Read More »

Ciidamada Puntland oo howlgal xoogan ka fuliyay Buuraleyda Gobolka Bari

0 Visits: 110 | Sunday December 05, 2021 - 19:00:11
Ciidamo ka tirsan kuwa difaaca Puntland ee kala ah Birmadka, Daraawiishta iyo PMPF ayaa 24 ki saac ee lasoo dhaafey waxey howlgallo qorsheysan ka fuliyeen deegaan Buureedka gobolka Bari gaar ahaan dhagax dhaabuur iyo meelo u dhow deegaanka Madarshoon. Howlgalka ayaa saaraakiisha hoggaamineysay waxaa…

Read More »

Madaxweyne Erdogan Oo Ka Badbaaday Isku Day Dil Lagu Khaarijin Lahaa

0 Visits: 117 | Sunday December 05, 2021 - 09:05:33
...

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO :- WARARKA W.M.TIMES 5-DEC-2021

0 Visits: 115 | Sunday December 05, 2021 - 07:10:31
.

Read More »

Xaalad cusub oo kasoo korortay xiisadda ka taagan Magaalada Boosaaso

0 Visits: 126 | Saturday December 04, 2021 - 17:01:33
....

Read More »