Sports News

Hordhac: Shrewsbury v Man United – Kulanka Caawa Ee FA Cup Oo Go'aansan Kara Mustaqbalka Tababare Louis van Gaal Oo Qarka U Saaran La Ceyriyo.

0 Visits: 606 | Monday February 22, 2016 - 12:13:24
Kulanka: Shrewsbury v Man United Wareega 16ka kooxood ee FA Cup Garoonka:New Meadow Waqtiga: 10:45pm Saacada Geeska Afrika Kulanka caawa ee wareega shanaad ee FA Cup waxa uu muhim weyn u yahay mustaqbalka tababare Louis van Gaal iyo mustaqbalka kooxda Manchester United, waxaana si weyn loo hadal-hayaa…

Read More »

Isku Aadka Copa America 2016 Oo La Soo Saaray – Argentina & Chile Oo Ku Celiska Finalka Sannadkii Hore Isaga Horimaanaya Wareega Group-yada.

0 Visits: 622 | Monday February 22, 2016 - 12:11:41
Argentina iyo Chile ayaa mar kale geesaha isgelin doona Copa America ka dib markii ay qeyb ka noqdeen isku aadka Group D ee Copa America oo sannadkan u dabaaldegeysa sannadkeedii 100aad islamarkaana tartan gaar ah loo qabanayo.

Read More »

Arsene Wenger Oo Codka Dheer Ku Yiri In Arsenal Ay Heysato Fursadii Ugu Fiicneyd Ee Ay Ku Reebi Lahaayeen Barcelona.

0 Visits: 629 | Monday February 22, 2016 - 12:10:34
Arsene Wenger ayaa sheegay in Arsenal aysan soo mari doonin fursad haatan ka fiican oo ay ku reebaan kooxda Barcelona.

Read More »

SAWIRRO: Kulankii Bayer Leverkusen Iyo Borussia Dortmund Oo Hakad La Geliyay SAGAAL DAQIIQO Ka Dib Markii Uu Garsooraha Ciyaarta Garoonka Isaga Baxay.

0 Visits: 594 | Monday February 22, 2016 - 12:09:06
Kulankii horyaalka Bundesliga ee Bayer Leverkusen iyo Borussia Dortmund ayaa hakad la geliyay middo sagaal daqiiqadood ah ka dib markii tababaraha Bayer Leverkusen Roger Schmidt uu diiday inuu garoonka ka baxo markii casaan loo taagay.

Read More »

Cidna Inagama Baqdo! LVG Oo Qirtay In Kooxdiisa Man United Ay Lumisay Cabsidii Ay Kooxaha Kale Ka Qabi Jireen.

0 Visits: 617 | Monday February 22, 2016 - 12:06:16
Louis van Gaal ayaa qirtay in Manchester United ay lumiyeen wajigooda cabsida iyagoo caawa la ciyaaraya kooxda heerka seddexaad ee Shrewsburg kulan ka tirsan wareega 16ka kooxood ee FA Cuo.

Read More »

SPORT: Laba HADIYADOOD Oo Barcelona Koobka Horyaalka U Gacan Galin Gara, Atletico Madrid Iyo Real Madrid Oo Labaduba Dhibco Lumiyay

0 Visits: 658 | Monday February 22, 2016 - 12:05:01
Jariirada ree Spain ee SPORT ayaa ku dooday in barbarihii ay xalay galeen kooxaha ree Madrid in ay haddiyad u noqon doonto kooxda Barcelona isla markaana ay koobka horyaalka La Ligaha u gacan galinayso kooxda Baluagrana.Real Madrid iyo Atletico Madrid ayaa kulmadii xalay dhibco lumiyay taas oo fursad…

Read More »

Chelsea Oo Inta Noloshooda Ka Dhiman Ka Mamnuuceysa Garoonka Stamford Bridge Taageerayaashii Shillimaanta Ku Tuuray Xiddigaha Man City.

0 Visits: 595 | Monday February 22, 2016 - 12:03:36
Kulankii Chelsea FA Cup ee Manchester City ayaa noqday mid qaraar markii qeybo ka mid ah taageerayaasha martida loogu ahaa Stamford Bridge ay shilimaan ku tuureen ciyaartoyda martida u aheyd.

Read More »

Chelsea Ku Xasuuqday Caruurtii Manchester City Ee Koobka FA Cup.

0 Visits: 705 | Monday February 22, 2016 - 11:59:18
Afar Waxyaabood Oo Laga Bartay Kulankii Ay Shalayto Chelsea ayaa 5-1 ku xaaqday Manchester City ciyaartii shalayto ee Stamford Bridge iyadoo u soo baxday wareega sideed dhamaadka ee koobka FA Cup. Diego Costa ayaa gool madax ah hogaanka ugu dhiibay Chelsea ka dib karoos ka yimid Eden Hazard, ka hor…

Read More »

Louis van Gaal Oo Laga Bixinayo Dalxiis Dunida Ah Marka Ugu Danbeyn Laga Ceyriyo Man United.

0 Visits: 591 | Sunday February 21, 2016 - 12:45:55
Louis van Gaal ayaa loo soo bandhigay fasax dalxiis uu ku raaxeysto marka ay Manchester United ceyriso isaga.

Read More »

Kabtan Wayne Rooney Oo Iska Diiday LABO DALAB Oo Qaali Ah Oo Ugaga Yimid Horyaalka Shiinaha.

0 Visits: 586 | Sunday February 21, 2016 - 12:41:07
Wayne Rooney ayaa diiday labo dalab oo waa weyn oo uga yimid kooxaha ka dhisan horyaalka Shiinaha, sababtoo ah waxa uu doonayaa inuu sii joogo Old Trafford.

Read More »

Jamaahiirta Arsenal Oo Walwalkooda Kulanka Barcelona Ku Soo Bandhigay Twitter Ka Dib Barbarihii Ay Shalayto La Galeen Hull City.

0 Visits: 604 | Sunday February 21, 2016 - 12:34:16
Markii la soo saaray isku aadka wareega shanaad ee FA Cup, Arsenal waxa ay rajeyneysa inay ku soo aado kulan adag oo ay gurigooda ku ciyaaraan.

Read More »

Barcelona Oo Qorsheyneysa Inay Xagaaga U Dhaqaaqdo Xiddiga Laga Yaaban Yahay Premier League Ee Riyad Mahrez.

0 Visits: 610 | Sunday February 21, 2016 - 12:31:05
Kooxda Leicester ayaa isku diyaarineyso inay weyso mid ka mid ah labadeeda xiddig ee dahabka ah iyadoo Riyad Mahrez lala xiriiriyay inuu lacag qaali ah ugu dhaqaaqayo kooxda Barcelona, sida saaka lagu daabacday jariirada Sunday Mirror.

Read More »

Nicklas Bendtner Oo Mar Kale Dhib Ku Jira Ka Dib Sawir Gaari Oo Uu Soo Dhigay Bogiisa Instagram.

0 Visits: 629 | Sunday February 21, 2016 - 12:24:05
Dhiblowga reer Denmark Nicklas Bendtner ayaa waxa ay isku dhaceen kooxdiisa Wolfsburg oo heshiis xayaysiin kula jirta shirkada gawaarida Volkswagen waxaana uu la kulmayaaa ganaax lacageed ka dib markii uu jabiyay sharciyada kooxda u yaala isagoo sawir looga qaaday isagoo galaya gaari kuwa raaxada ah…

Read More »

Jariirada AS Oo Ku Doodeysa Inay Aheyd In Offside Ahaan Loo Diido Goolkii Guusha Ee Neymar U Dhaliyay Barcelona Shalayto.

0 Visits: 612 | Sunday February 21, 2016 - 12:06:35
Kooxda Barcelona ayaa shalayto sii dheereysatay hogaanka horyaalka La Liga iyagoo 9 dhibcood haatan kaga yahay kooxda Atletico Madrid oo maanta ciyaareysa iyo 10 dhibcood oo ay ka sareeyaan kooxda Real Madrid ka dib markii ay 2-1 kaga badiyeen, laakiin saxaafada Spain ayaa qoreysa in dhismaha goolkii…

Read More »

Wax Walba Oo Uu Tababare Zinedine Zidane Ka Hadlay Ka Dib Kulankii Ay Real Madrid Ku Dubatay Kooxda AS Roma Koobka Champions League.

0 Visits: 632 | Thursday February 18, 2016 - 13:02:44
Tababaraha Real Madrid Zinedine Zidane ayaa ka hadlay aragtidiisa kulankii ay 2-0 kaga badiyeen kooxda AS Roma kulankii lugta hore ee wareega 16ka Champions League ee xalayto ka dhacday Stadio Olimpico.

Read More »

Shirkada Adidas Oo Dukaanka Man United Ku Iibineysa Funaanado Lagu Durayo Qaab Ciyaareedka Lagu Caajiso Ee Kooxda Louis van Gaal.

0 Visits: 768 | Thursday February 18, 2016 - 13:01:19
Shirkada maaliyadaha u sameysa Manchester United ayaa suuqa keentay funaanado lagu durayo qaab ciyaareedka lagu caajiso ee Louis van Gaal, iyadoo funaanadaan oo midabkeeda uu madow yahay xabadka lagaga qoray "Waajib ayaa inaga saaran inaan idiin madadaalino – Red Devils" taasna waa mid ka…

Read More »

TAARIIKH: Lionel Messi Oo Noqday Ciyaaryahankii Ugu Horeeyay Ee 300 Gool Ka Dhaliya La Liga… Shan Daqiiqo Ka Dibna Dhaliyay Goolkiisii 301aad.

0 Visits: 779 | Thursday February 18, 2016 - 13:00:09
Lionel Messi ayaa abuuray taariikh xalayto isagoo noqday ciyaaryahankii ugu horeeyay ee 300 gool ka dhaliya La Liga, ka dibna waxa uu helay goolkiisii 301aad shan daqiiqo ka dib.

Read More »

10kii Dhacdo Ee Loogu Hadal-heynta Badnaa Horyaalka Premier League Xilli Ciyaareedkan Ee Bogga Twitter Iyo Goolkii Danny Welbeck Oo Hogaaminaya.

0 Visits: 656 | Thursday February 18, 2016 - 12:49:38
Goolkii uu waqtigii dhimashada Dannu Welbeck u dhaliyay Arsenal ee kulankii Leicester City ee isbuucii hore ayaa noqday waqtigii loogu hadal-heynta badnaa horyaalka Premier League xilli ciyaareedkan ee bogga bulshada Twitter.

Read More »

Maxaa Ka Jira In Goolhaye Petr Cech Laga Dhigayo Kabtanka Cusub Ee Kooxda Arsenal? Daily Mail Ayaa Ka Warbixisay.

0 Visits: 692 | Thursday February 18, 2016 - 12:48:30
Goolhaye Petr Cech ayaa ku dhow in lagu abaalmariyo qaab ciyaareedka wacdaraha leh ee uu u soo bandhigayo Arsenal isagoo laga dhigayo kabtanka cusub ee kooxda, sida ay qortay jariirada Daily Mail ee ka soo baxda dalka Ingariiska.

Read More »

Roy Keane Oo Weerar Culus Ku Qaaday Eden Hazard: Waa Canug Kibray Una Baahan In Horay Iyo Gadaal Loo Haraantiyo.

0 Visits: 672 | Thursday February 18, 2016 - 12:45:57
Kabtankii hore ee Manchester United Roy Keane ayaa weerar culus ku qaaday Eden Hazard isagoo ku tilmaamay xiddiga khadka dhexe ee Chelsea 'ilmo la kibriyay.'

Read More »