Sports News

Maxaa Saaka Lagu Qoray Bogaga Hore Ee Wargeysyada Isboortiga Ee Ka Soo Baxa Ingariiska, Spain Iyo Talyaaniga? Laacib.net Ayaa Idiin Soo Uruurisay.

0 Visits: 915 | Thursday March 03, 2016 - 11:33:50
Mxaan saaka idiin soo uruurinay cinwaanadii ugu waa weynaa bogaga hore ee wargeysyada Isboortiga ee ka soo baxay dalalka Ingariiska, Spain iyo Talyaaniga oo kulamo xiiso leh la ciyaaray xalayto islamarkaana natiijooyin cajiib leh ay ka soo baxeen.

Read More »

Hordhac: Rayo Vallecano v Barcelona – Blaugrana Oo Caawa Dooneysa Inay Jabiso Rikoor Ay 26 Sannadood Soo Heysay Kooxda Ay Xafiiltamaan Ee Real Madrid.

0 Visits: 704 | Thursday March 03, 2016 - 11:30:26
Kulanka: Rayo Vallecano v Barcelona Garoonka:Campo de Futbol de Vallecas Waqtiga: 11pm Saacada Geeska Afrika Kooxda Barcelona ayaa rajeyneysa inay caawa sameyso taariikh haddii ay ka fogaato guuldarro oo ay sii dheereysato rikoorkeeda aan laga badinin ee 35ta kulan ee isku xigta marka ay u safrayaan…

Read More »

Wax Walba Oo Zinedine Zidane Kaga Hadlay Shirkiisa Jaraa'id Ee Ka Dib Kulankii Ay Real Madrid Ku Dubatay Levante.

0 Visits: 633 | Thursday March 03, 2016 - 11:28:19
Tababare Zinedine Zidane ayaa shirkiisa jaraa'id ee ka dib ciyaartii ay Real Madrid 3-1 kaga badisay Levante waxa uu kaga hadlay qodobo muhim ah.

Read More »

Jamaahiirta Garoonka Calderon Oo Xalayto Ku Maadeystay Xaalada Xun Ee Ay Real Madrid Ku Jirto.

0 Visits: 620 | Wednesday March 02, 2016 - 12:35:45
Ka dib markii ay isbuucaan deriskooda Real Madrid kaga badiyeen Santiago Bernabeu, Atletico Madrid ayaa ku soo laabatay garoonkeeda iyagoo guul raaxo leh xalayto ka gaartay kooxda Real Sociedad.

Read More »

SAWIRRO: The Sun Oo Kashiftay Qorshe Ay Shanta Kooxood Ee Ugu Waa Weyn Ingariiska Ay Ku Doonayaan Inay Uga Baxaan Champions League.

0 Visits: 640 | Wednesday March 02, 2016 - 12:34:14
Shata kooxood ee ugu waa weyn dalka Ingariiska ayaa wadahadalo sir ah ka yeeshay inay sameeyeen koob cusub oo la yiraahdo European Super League.

Read More »

Man United Oo Caawa Noqon Karta Kooxdii Ugu Horeysay Ee 1000 GOOLAL Ku Dhalisa Garoonkeeda Horyaalka Premier League Iyo Wax Walba Oo Aad U Baahan Tahay Inaad Ka Ogaatid.

0 Visits: 657 | Wednesday March 02, 2016 - 12:32:33
Manchester United ayaa qarka u saaran inay noqoto kooxdii ugu horeysay ee kun goolal ku dhalisa garoonkeeda horyaalka Premier League.

Read More »

43 Maalmood Oo Uu Dhaawac Ku Maqnaa Ka Dib Daawo Gareth Bale Oo Ku Soo Laabtay Tababarka Real Madrid.

0 Visits: 642 | Wednesday March 02, 2016 - 12:31:03
Iyadoo la xaqiijiyay in Karin Benzema uu ku maqnaanayo dhaawac muruqa ah islamarkaana Luka Modric ay jug ka soo gaartay canqowga, tababaraha Real Madrid Zinedine Zidane ayaa waxaa u soo yeeray war wanaagsan iyadoo Gareth Bale uu ku soo laabtay tababarka kooxda shalayto.

Read More »

Guus Hiddink Oo Bartilmaameed Ka Dhigtay Inuu Chelsea U Soo Saaro Tartamada Yurub Ka Dib Guushii Norwich.

0 Visits: 604 | Wednesday March 02, 2016 - 12:28:14
Tababaraha ku meel gaarka ah ee Chelsea Guus Hiddink ayaa sheegay inuu haatan bartilmaameed ka dhiganayo inuu kooxda u soo saaro tartamada Yurub ka dib markii ay Chelsea xalayto 2-1 kaga badisay Norwich.

Read More »

Garsoore Kevin Friend Oo Miirdaboolmay Intii Ay Socotay Ciyaartii Premier League ee Southampton & Bournemouth.

0 Visits: 606 | Wednesday March 02, 2016 - 12:26:33
Garsooraha afaraad Kevin Friend ayaa miirdaboolmay, waxaana uu madaxa ku dhufsaday birta kursiga keydka intii uu socday kulankii xalayto ee Premier League ee u dhaxeeyay Bournemouth iyo Southampton.

Read More »

Wuu Istaahilaa Wiilka Yar!! Man United Oo Heshiis Waqti Dheer Ku Abaalmarinaysa Mucjisoole Marcus Rashford.

0 Visits: 619 | Tuesday March 01, 2016 - 09:58:45
Man United ayaa lasoo sheegayaa inay go`aansatay inay wada hadalo dhaqso ah la biloowdo wiilka laga yaaban yahay ee Marcus Rashford. Wiilkaan yar ayaa mucjiso dhigay afar beri gudahood isagoo shabaqa u diray afar gool, waxaana weli laga yaaban yahay labadii gool ee cajiibka ahaa ee uu ka dhaliyey Arsenal.

Read More »

Musiibo: Real Madrid Oo Ku Dhawaaqaday War Naxdin Ah Oo Ku Saabsan Dhaawaca Karim Benzema.

0 Visits: 629 | Tuesday March 01, 2016 - 09:56:59
Real madrid ayaa ku dhawaaqday in xiddigeeda weerarka ee Karim Benzema uu maqnaan doono in ka badan mudadii horay lo filayey ka dib dhaawiciisii Gumaarka ah ee soo gaaray kulankii Madrid Derby.

Read More »

Suuqa: Wiilka Bilisyoonada Looga Dambeeyo Ee Miralem Pjanic Oo Kooxdiisa Ku Cadaadinaya Inay Ka Iibiyaan Koox Wayn Oo London Ka Dhisan. Arsenal Mise Chelsea? Barcelona & Real Ayuu Iska Diiday.

0 Visits: 628 | Tuesday March 01, 2016 - 09:53:47
Wiilka khadka dhexe uga ciyaara kooxda ka dhisan caasumada Talyaaniga Roma ee Miralem Pjanic ayaa si wayn u doonaya inuu kooxdiisa faarujiyo dhamaadka xilli ciyaareedkaan.

Read More »

Macalinka Barcelona Luis Enrique Oo Farta Ku Fiiqay Kooxdii Ugu Adkaa Ee Ay Xilli Ciyaareedkaan Wajaheen. Waa Kooxdee?

0 Visits: 657 | Tuesday March 01, 2016 - 09:51:23
Ninka Horjoogaha ka ah kooxda Barcelona ee Luis Enrique ayaan qarsan in kooxda Sevill ahayd kooxdii ugu adkayd ee ay xilli ciyaareedkaan wajahaan, isagoona amaan ugu qubeeyey kooxda Reer Andaloos.

Read More »

Suuqa: Real Madrid Oo Lacag Cadaan Ah Oo Kaash Ah Ugu Bedelanaysaa Xiddigaheeda Isco Iyo James Rodriguez. Kooxahee Doonaya?

0 Visits: 594 | Tuesday March 01, 2016 - 09:49:48
Kooxda Real Madrid ayaa doonaysa inay lacag qaali ah ka hesho xiddigaheeda garbaha ka ciyaara ee Isco iyo James Rodriguez. Majalada kasoo baxda dalka Spain ee AS ayaa laga soo xigtay in kooxda Zidane diyaarinaso inay iska iibiso labo ka mid ah xiddigaheeda da`day yar kuwaas oo ay lacag buuran ku heli…

Read More »

Caruurtii Man United Ee Garaacay Gunners Oo Hogaaminaya Shaxda Kooxda Ugu Wanaagsan Isbuucaan Horyaalka Ingiriiska

0 Visits: 742 | Monday February 29, 2016 - 12:20:16
Man United ayaa ku yeelatay shaxda kooxda isbuuca ugu wanaagsan horyaalka Ingiriiska xidigaha ugu badan kadib markii ay guul ka heleen Arsenal kulan ka dhacay Old Trafford Axaddii.

Read More »

Daawo : Taageerayaasha Real Oo Weeraray Ronaldo Iyo Benzema , Gaariga Ugu Dhex Gali Rabeen

0 Visits: 666 | Sunday February 28, 2016 - 12:20:01
Real ayaa xlay guul darro waxa ay ka kulmeen kooxda Aletico Madrid oo ay dadaal ugu jireen in ay ka galaan booska labaad ee kala sareynta horyaalka Waxaa looga baidyay hal gool oo nadiif ah waxa ayna taasi sii murjisay xaaladda horyaalka oo ay adkaatay rajadii ay ka lahaayeen

Read More »

Falanqeynta Kulanka Xiisaha Iyo Xamaasada Leh Ee Derby d'italia Ee Horyaalka Serie A Ee Juventus v Inter Milan.

0 Visits: 663 | Sunday February 28, 2016 - 12:17:59
Kulanka: Juventus v Inter Milan Garoonka: Juventus Stadium Waqtiga: 10:45pm Saacada Geeska Afrika Garsoore:George Rinaldi Xilli ciyaareedkii hore:Juventus 1-1 Inter

Read More »

Hordhac: Barcelona v Sevilla – Blaugrana Oo Ku Hamineysa Inay Soo Ceshato Hogaankeeda 8da Dhibcood Ee La Liga Islamarkaana Ay Dheereysato Rikoorkeeda Guuldarro La'aanta Caawa.

0 Visits: 697 | Sunday February 28, 2016 - 12:09:57
Kulanka: Barcelona v Sevilla Garoonka: Camp Nou Waqtiga: 10:30pm Saacada Geeska Afrika

Read More »

Hordhac: Liverpool v Man City – Yaa Ku Guuleysan Doona Capital One Cup Maanta? Koobkii Ugu Horeysay Ee Klopp Mise Koobkii Lagu Macsalaameynayay Pellegrini?

0 Visits: 631 | Sunday February 28, 2016 - 12:07:59
Kulanka: Liverpool v Man City Finalka Capital One Cup Garoonka: Wembley Stadium Waqtiga: 7:30pm Saacada Geeska Afrika

Read More »

Falanqeynta Kulanka Xiisaha Iyo Xamaasada Leh Ee Horyaalka Premier League Ee Manchester United v Arsenal.

0 Visits: 720 | Sunday February 28, 2016 - 12:04:43
Kulanka: Man United v Arsenal Garoonka: Old Trafford Waqtiga: 5:05pm Saacada Geeska Afrika Garsoore:C Pawson

Read More »