Wararka

Kaaliyayaasha Donald Trump Oo Sheegay Inay Dowladda Federalka Iyo AMISOM Baylihiyeen Taageeradda Maraykanka

0 Visits: 125 | Tuesday January 24, 2017 - 14:34:29
Kaaliyayaasha Donald Trump oo sheegay inay Dowladda Federalka iyo AMISOM baylihiyeen Taageeradda Maraykanka ee dagaalka Alshabaab.

Read More »

Xildhibaano Gabadhii Lagu Fara-Xumeeyey Goldogob Daaweyn Caafimaad ugu Qaadi Lahaayeen Turkiga.

0 Visits: 127 | Tuesday January 24, 2017 - 14:21:55
Xildhibaano dadaal ugu jira sidii Gabadhii lagu fara-xumeeyey Goldogob daaweyn caafimaad loogu qaadi lahaa Turkiga.

Read More »

Muwaadin Soomaaliyeed oo Fal Dil ah Lagu Eedeeyay oo Lagu Xiray Dalka Kenya

0 Visits: 131 | Tuesday January 24, 2017 - 14:18:35
Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu eedeeyay in uu yahay burcad isla markaana dil u geystay hal ruux oo ganacsada ah ayaa ciidamada magaalada mwingi ay sheegeyn baaritaano kadib in ay gacanta ku soo dhigeen

Read More »

Wafdi ka socda midowga Yurub oo la kulmay madaxweynaha Soomaaliland

0 Visits: 85 | Tuesday January 24, 2017 - 14:13:58
Wafdi ka socoda ururka Midowga Yurub iyo shan safiir oo dalalka reer Yurub ah ayaa xukuumadda usoo jeediyey inay doorashadda wakhtigeed dhacdo. Weftigan ayaa kulan ay albaabaddu u xidhan yihiin la yeeshay madaxweynaha, waxaanay ku dirqiyeen inay doorashadda aanay dib uga dhicin wakhtigii loogu tallogalay,…

Read More »

Ciidamada Uganda ee AMISOM oo 4-bilood aan mushaar qaadan iyo wasaaradooda difaaca oo ka hadashey

0 Visits: 89 | Tuesday January 24, 2017 - 14:08:31
Wasaaradda Difaacca Dalka Uganda aya sheegtay in ciidamdeeda ku sugan dalka Soomalia aysan wax Mushaar ah aadan Afartii Bilood ee lasoo dhaafay.

Read More »

Guddoomiyaha sarifleyda Hargeysa oo ka warbixiyay sababaha hoos u dhaca Shilinga Soomaaliland

0 Visits: 109 | Tuesday January 24, 2017 - 13:59:52
Gudoomiyaha sarriflayaasha magaalada Hargeysa Cabdilaahi Cabdi Bare ayaa golaha Guurtidda uga warbixiyey labadda qodob ee ugu wacan hoos u dhaca Shiling Somaliland, waxaanu ku eedeeyey hoos u dhaca lacagtaha Mobellada ku jira iyo Khaadka oo Dollar lagu bedelo marka la iibiyo.

Read More »

Maraykanka Oo Ansixiyey Diyaarado Dagaal Oo Lagu Xoojinayo Hawlgalka Milliteriga Kenya Ee La-Dagaalanka Alshabaab.

0 Visits: 113 | Tuesday January 24, 2017 - 13:56:58
Share Waaxda Arrimaha Dibedda Maraykanka ayaa ansixiyey Heshiis Diyaaradaha Dagaalka loogu iibinayo Milliteriga Kenya, kaasi oo qiimihiisu ku kacayo lacag dhan 418-million oo Dollar. Codsiga Taageeradaas Milliteri ayaa loo gudbiyey Kongareeska Maraykanka si loo ansixiyo Heshiiskaasi bishan January 19-dii.

Read More »

Musharax MC Farmaajo muxuu ka yiri dalab kaga yimid Shiikh Shariif.?

0 Visits: 104 | Tuesday January 24, 2017 - 13:07:33
Warar naga soo gaaray ilo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo ka mid ah musharixiinta u tartamaya xilka Madaxweynenimada Soomaaliya, in xiriir uu la sameeyey musharax Maxamed Cabdullaahi [Farmaajo] kaga dalbaday inuu taageero isbaheysi siyaasadeed ay ku bahoobeen musharixiin…

Read More »

Dublamaasiga ugu sareeya maamulka Trump oo si dirqi ah ku soo baxay

0 Visits: 123 | Tuesday January 24, 2017 - 12:52:57
Tillerson ayaa ah madixii hore ee shirkadda Exxon Mobil Gudiga calaaqaadka dibadda u qaabilsan aqalka Senetka ee dalka Maraykanka ayaa u codeeyay in Rex Tillerson uu noqdo wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Maraykanka iyadoo ay aad isugu dhawaayeen dadka u codeeyay iyo kuwa ka soo horjeeday, inkastoo…

Read More »

Qarax khasaare geystay oo Ka dhacay Degmada Afgooye

0 Visits: 108 | Tuesday January 24, 2017 - 11:08:57
Wararka naga soo gaaraya degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in Qarax khasaare geystay uuka dhacay degmadaasi.

Read More »

Wiil yar oo 15 sano jir ah oo la dilay

0 Visits: 104 | Tuesday January 24, 2017 - 11:04:35
Wiil 15 sano jir ah ayaa lagu tooriyeeyay oo lagu dilay waddo ku taalla Magaalada London ee dalka Ingiriiska.

Read More »

Markab hub waday oo lagu qabtay Dekeda Magaalada Kismaayo

0 Visits: 109 | Tuesday January 24, 2017 - 11:00:23
Maamulka Jubbaland, ayaa gacanta ku dhigay markab bagaash ganacsi siday, balse lagu soo dhex qariyay hub, iyadoo markabkan uu u kireysnaa ganacsade lagu magacaabo Cabdi Jamaal.

Read More »

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo xukuno ku riday Rag ka tirsan Shabaab

0 Visits: 96 | Tuesday January 24, 2017 - 10:57:33
Maxakamadda Ciidanka Qalabka sida qeybta 21 aad eedowladda Soomaaliya ayaa xukuno kala duwan waxaa ay ku riday rag lagu eedeeyay in ay ka tirsan yihiin Al-Shabaab.

Read More »

Madaxweynaha Turkiga oo booqasho ku joogga Caasimadda Tanzania (Daawo Sawirada)

0 Visits: 127 | Tuesday January 24, 2017 - 10:54:00
Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan oo maalintii labaad booqasho ku joogga Wadanka Tanzania, ayaa Isniintii Magaalada Dar es Salaam kula kulmay Madaxweyne John Magufuli.

Read More »

DHAGEYSO: Xildhibaanada golaha Shacabka iyo Aqalka Sare oo maanta kulmaya

0 Visits: 105 | Tuesday January 24, 2017 - 10:51:40
Xildhibaanada golaha Shacabka oo uu hogaaminayo Maxamed Sheekh Cusmaan iyo sidoo kale xildhibaanada Aqalka Sare oo uu hogaaminayo Cabdi Xaashi Cabdilaahi ayaa maanta kulmaya Muqdisho.

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 24-KA JANNAAYO 2017-KA

0 Visits: 165 | Tuesday January 24, 2017 - 10:17:37
MARK RUTTE: DADKA AAN JECLAYN DHAQ-ANKEENA HAKA GUURAAN WADDANKA.. Ra'iisalwasaaraha Holland ayaa shee-gay in dadka aan jeclayn inay ku noolaadaan Holland ay ka tagaan waddanka. Waraysi uu siiyay wargays dalka Holland ayuu u sheegay inay tahay wax lala yaabo in dadka qaar ay diideen inay dumarka…

Read More »

Akhriso:-Taariikhda Guddoonka Cusub ee Aqalka Sare ee Soomaaliya

0 Visits: 125 | Monday January 23, 2017 - 11:42:19
Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdulahi. Waxbarasho: 1964-1968: Dugsi sare, Madahania-Alam, Harar 1975-1977: Kuliyadda siyaasadd, Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed, Muqdisho 1980-1981: Machadka Maamulka iyo Maareynta, SIDAM, Muqdisho 1985-1990: Kuliyadda Dhaqaalaha, Jaamacadda Umadda, Muqdisho

Read More »

Madaxweynaha oo u Hambalyeeyey Xilhibaanada Aqalka Sare iyo Guddoonka La Doortay

0 Visits: 145 | Monday January 23, 2017 - 11:37:26
Madaxweynah Jamhuuriyaddda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan Xildhibaanadda Baarlmaanka Aqalka Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya oo shalay doortay guddoomiye iyo ku xigeenadiisa koowaad iyo labaad.

Read More »

Guddoomiye iyo guddoomiye ku xigeennada Golaha Aqalka Sare ee dalka oo la doortay shalay

0 Visits: 121 | Monday January 23, 2017 - 11:16:46
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka ayaa waxaa ku guuleystay Xildhibaan Cabdi Xaashi C/laahi ka dib markii uu helay codad gaaraya 43-cod iyadoo ay codeeyeen 52-xildhibaan oo ka mid ah xubnaha Aqalka Saree e dalka.

Read More »

Dawladda Gambia 'oo la' 11 milyan oo doolar' ka dib markii uu Jameh dalka isaga baxay

0 Visits: 149 | Monday January 23, 2017 - 10:58:01
In kabadan 11 milyan oo doolaar oo dawladda Gambia leedahay ayaa la la'yahay ka dib markii uu dalkaas isaga baxay madaxwaynihii muddada dheer xilka hayay Yahya Jammeh, sida uu sheegay lataliyaha madaxwayne Adama Barrow.

Read More »