Wararka

JABUUTI oo lagu Wareejiyay Maanta Maxaabiis Lagaga Qabsaday Dagaalkii Eritrea (SAWIRRO)

0 Visits: 134 | Friday March 18, 2016 - 22:31:59
Dowladda Qadar, ayaa Afar Maxbuus oo Jabuuti looga qabsaday dagaalkii ay la gashaya dalka Ertirea maanta ku wareejisay xukuumadda Jabuuti, kuwaasoo muddo siddeed sannadood ah maxaabiis ku ahaa dalka Eritrea.

Read More »

Ninkii looga shakisanaa inuu ku lug lahaa weerarkii Paris oo lagu qabtay Belgium

0 Visits: 94 | Friday March 18, 2016 - 22:21:03
Saleh Abdesalam oo looga shakisanaa weeraradii Paris lagu qaaday bishii November ee sanadkii hore ayaa gacanta lagu dhigay, isagoo dhaawac ah, kadib markii howl gal Ciidamada Booliska iyo kuwa Kumandoska Belgium ka sameeyeen meel ka mid ah magaalada Brussels.

Read More »

Deg Deg:- Caruur Barkad ku dhacay oo ku Geeriyooday Galgaduud

0 Visits: 142 | Friday March 18, 2016 - 22:17:28
Wararka Caawa naga soo gaaraya Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Afar Caruur ah oo Saddex kamid ah ay Walaalo yihiin ay ku dhinteen Barkad ay ku dhaceen oo ku Taalla Tuulada Shiilo-madow oo Duleedka ka ah degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.

Read More »

Daawo hub iyo saanado milateri oo laga dhoofinayo Garoonka diyaaradaha Muqdisho

0 Visits: 140 | Friday March 18, 2016 - 20:05:19
Garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cadde International Air Port magaalada Muqdisho waxaa maanta laga dhoofiyay hub iyo saanado Milateri oo ku socda maamulka Puntland, iyadoo Dowladda Federaalka ay sheegtay in saanadaan Milateri ay ku socoto ciidamada 54-aad ee gobolka W/Bari ee uu ka taliyo…

Read More »

Madaxweynaha Ruushka oo shaaciyay in Hawl-galkii Suuriya ay kaga baxday $480 MILYAN

0 Visits: 80 | Friday March 18, 2016 - 20:01:33
Madaxweynaha Ruushka, Vlidimir Putin ayaa maanta sheegay in Xukuumaddiisa ay kaga baxday 480-milyan oo doollar hawl-galkii ay Ruushku fuliyeen, kaddib kulan uu maanta Kremlin-ka kula qaatay saraakiishii hogaaminayay hawl-galkii Suuriya.

Read More »

Sacuudiga oo Sheegay inuu Soo Afjari Doono Duqeymaha uu Kawado Yemen

0 Visits: 101 | Friday March 18, 2016 - 19:59:27
Dawlada Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay in goor dhow lasoo afjari doono duqeyntii ay ku heysay ayada iyada xulufadeedu dagaalyahanada Xuutiyiinta ee dalkaasi Yemen.

Read More »

AMISOM oo Dalbatay Taageero dheeri ah si ay u xoojiso Hawl-gallada dhanka ka ah Al-shabaab

0 Visits: 129 | Friday March 18, 2016 - 16:34:30
Afhayeen u hadlay howlgalka Ururka Midowga Afrika ee Somalia, ayaa sheegay in ciidamada AMISOM ay u baahan yihiin taageero dheeraad ah, si ay u sii wadaan howlgallada ka dhanka ah Al-shabaab, isagoo ku tilmaamay mid khalad ah in dalalka caawiya ay jartaan qaar ka mid ah lacagtii ku bixin jireen hawlgalka…

Read More »

Dhageyso: Madaxweynaha Maamulka Galmudug oo ka Hadlay Weerarkii Al-shabaab ee Puntland

0 Visits: 98 | Friday March 18, 2016 - 13:13:47
Madaxweynaha Galmudug, C/kariin Xueen Guuleed oo shir jaraaid ku qabtay magaalada Cadaado ee goolka Galguduud ayaa ka hadlay xoogagga Al-shabaab ee qabsaday deegaanno Puntland ka tirsan.

Read More »

Dowladda Soomaaliya Oo Diyaarada Sida Saanad Ciidan U Dirtay Puntland

0 Visits: 85 | Friday March 18, 2016 - 13:10:23
Dowladda Soomaaliya ayaa laba diyaarad oo saanad ciidan u dirtay maamulka Puntland si loogu dabar jaro Firxadka argagaxisada ee sida dhuumaaleysiga leh ku gaaray deegaanada Puntland dhawaan.

Read More »

Xubno Ka Kala Socday Dowlad Gobaleedyada Soomaaliya Oo Caawa Kulan Sagootin Ah Muqdisho Loogu Sammeeyay

0 Visits: 135 | Friday March 18, 2016 - 12:23:08
Maamulka Gobalka Banaadir ayaa Caawa Aqalka Dowladda Hoose Ee Xamar Xaflad Casha Sharaf ah oo lagu Sogootinayay Ka Qeybgalayaasha Dood looga Hadlayay Dhismaha Dowladaha Hoose oo lagu Qabtay magaalada Muqdisho.

Read More »

Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay xarunta iskaashatada Soomaaliyeed-Sawirro

0 Visits: 140 | Friday March 18, 2016 - 12:15:39
Xarunta iskaashatada Soomaaliyed oo ku taala degmada Xamar-weyne oo oo burbur xoogan ka soo gaaray qaraxii dhowaan ka dhacay taalada SYL ayaa maanta lagu bilaabay in dib u dhis lagu sameeyo xaruntaas.

Read More »

Madaxda Yurub oo go'aan kama dambeys ah ka gaaraya qaxootiga faraha badan ee dalalkooda aadaya

0 Visits: 103 | Friday March 18, 2016 - 12:06:48
Madaxada ururka midawga Yurub ayaa ugu dambeyn dawlada Turkiga a gaaraya heshiis lagu xakamaynayo qaxootiga faraha badan ee dalalkooda ku qul qulaya.

Read More »

Madaxweyne Casisi "Waa in maskaxda lagu hayaa casharada laga bartay Soomaaliya..

0 Visits: 72 | Friday March 18, 2016 - 11:51:35
Madaxweynaha wadanka Masar C/Fitaax Al-Casiisi oo uu waraysay Wargeyska The Ripaplica ee kasoo baxa dalka Tayaaniga ayaa ku eedeeyaywadamada beesha caalamka inay faragalin ku baabi'iyeen wadamo ay Soomaaliya ka mid thy 30 sanno ee lasoo dhaafay.

Read More »

C/Weli Gaas oo soo gaabiyay safarkiisii Mareykanka, maantana ku soo wajahan Garowe

0 Visits: 77 | Friday March 18, 2016 - 11:48:50
Wararka naga soo gaaraya magaalada Addis Ababa ee wadanka Itoobiya ayaa sheegaya in Madaxweynaha Puntland C/Weli Maxamed Cali Gaas iyo wafdigiisa ayaa halkaasi ka soo degeen, iyagoona kulamo kala duwan la qaatay madaxda Itoobiya.

Read More »

Kuuriyadda Waqooyi oo gantaal kale tijaabisay

0 Visits: 94 | Friday March 18, 2016 - 11:47:08
Dawlada Kuuriyada waqoyi ayaa tijaabisay gantaal nooca balaastikada ah ayadoo ay cuna qabatayn saaran tahay.

Read More »

GUDDIGA BADBAADINTA URURKA SUXUUFIYIINTA QARANKA SOOMAALIYEED EE NUSOJ

0 Visits: 116 | Friday March 18, 2016 - 11:26:51
Ujeeddo: WRSAXAAFADEED:

Read More »

Dhibaatooyin laga soo sheegaayo Toga Suuj oo ay ku dagaalamayaan Ciidanka Puntland iyo Shabaab

0 Visits: 63 | Friday March 18, 2016 - 10:15:23
Dagaalka u dhaxeeya Ciidanka Puntland iyo Ururka Al Shabaab ee ka soconaaya Toga Suuj, ayaa waxaa uu culeys wayn uu ku keenay dadka xoolo dhaqatada ah, ee ku dhaqan deegaanada ku dhow dhow Toga Suuj.

Read More »

Madaxweynaha JFS iyo dalalka beesha caalamka oo ka wadahadley daryeelka iyo taageerada ciidammada Soomaaliya

0 Visits: 56 | Friday March 18, 2016 - 09:24:04
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay xarunta madaxtooyada kulan kula yeeshay wakiillada beesha caalamka u fadhiya Soomaaliya, oo uu kala hadlayey daryeelka iyo taageerada ciidammada Soomaaliya

Read More »

Shirka Golaha Wasiirada oo looga hadlay Abaaraha ka jira Gobollada Dalka.

0 Visits: 58 | Friday March 18, 2016 - 09:18:20
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa shalay isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ku-simaha Ra'iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Caddaaladda C/laahi Axmed Jaamac (Ilkajiir),

Read More »

Galmudug oo ka hadashay eedeynta Puntland ee ku aadan Shabaabka Puntland weeraray inay ka baxeen G.dhexe

0 Visits: 88 | Thursday March 17, 2016 - 11:39:00
Maamulka Galmudug, ayaa ka jawaabay eedeymo ka soo yeeray Maamulka Puntland, kaasi oo ku aadan Shabaabka hubaysan ee gaaray deegaano ka tirsan Gobolka Nugaal inay ka ambabaxeen Gobolada Dhexe ee dalka Somaliya.

Read More »