Sports News

Jose Mourinho Oo Heshiis Hordhac Ah La Sii Gaadhay Gonzalo Higuain Ka Hor Inta Aanu Shaqada Old Taffrod Ka Badalin Louis Van Gaal

0 Visits: 834 | Thursday March 17, 2016 - 11:20:48
Jose Mourinho ayaa dhamaadka xili ciyaareedkan isku diyaarinaya in uu shaqada Old Traffrod kala wareego tababare Louis Van Gaal wuxuuna Mourinho haddaba suuqa ugu jiraa saxiixyada uu Man United dib u qaabaynta kaga samayn doono.Jose Mourinho ayaa heshiis hordhac ah la sii gaadhay xidiga xulka qaranka…

Read More »

Gerard Pique Oo Aan Wax Dhibaato Ah Ku Jirin Ka Dib Muuqaalo Toos Ah Uu Ka Tabiyay Barcelona Isbuucii Hore.

0 Visits: 712 | Saturday March 12, 2016 - 11:57:16
Tababare Luis Enrique ayaa ka hadlay habdhanka Gerard Pique ee uu muuqaalada tooska ah uga duubo asxaabtiisa kooxda. Pqiue ayaa isticmaalay Periscope isagoo soo dhigay muuqaalo toos ah ka dib markii ay 4-0 kaga badiyeen kooxda Eibar.

Read More »

Dani Parejo & Abdennour Oo Lagu Iibinayo Shabakad Isbaanish Ah Oo Lagu Iibiyo Alaabaha La Isticmaalay.

0 Visits: 725 | Saturday March 12, 2016 - 11:56:00
Taageere Valencia ah ayaa si kaftan ah waxa uu akoon uga sameystay Wallapop oo ah shabakad Isbaanish ah oo lagu iibiyo alaabta la isticmaalay isagoo iska dhigaya kooxda Valencia ayuu qaar ka mid ah ciyaartoyda kooxda uu iib geeyay isagoo ku tilmaamay kuwa la isticmaalay oo aan la rabin.

Read More »

LVG Oo Saxiixday Durbaba Warqadiisii Ceyrinta Ka Dib Qaab Ciyaareedkii Liitay Ee Kulankii Liverpool.

0 Visits: 849 | Saturday March 12, 2016 - 11:51:49
Wargesyka The Sun ayaa qoraya in tababare Louis van Gaal uu durbaba saxiixay warqadii uu shaqadiisa ku weyn lahaa ka dib qaab ciyaareedkii liitay ee ay kooxdiisa soo bandhigay kulankii Liverpool.

Read More »

SAWIRRO: Benitez Oo Waqti Dhumis Aqoonin Isagoo 90 Daqiiqo Ka Dib Markii Loo Magacaabay Macalinka Newcastle Ciyaartoyda Tababar U Sameeyay.

0 Visits: 817 | Saturday March 12, 2016 - 11:48:56
Rafa Benitez ayaa kaliya ahaa tababaraha Newcastle muddo 90 daqiiqadood ah markii uu amray ciyaartoydiisa oo hal maalin fasax ah ku maqnaa inay soo xaadiraan garoonka tababarka iyagoo tababar aan la qorsheynin hore ka sameeyay.

Read More »

Qabiirka BBC Sport Mark Lawrenson Oo Saadaal Ka Bixiyay Kulamada Premier League & FA Cup Ee La Ciyaarayo Isbuucaan.

0 Visits: 769 | Saturday March 12, 2016 - 11:46:44
Qabiirka isboortiga BBC Sport Mark Lawrenson ayaa saadaal ka bixiyay kulamada isbuucaan la ciyaarayo horyaalka Premier League iyo wareega 8da ee koobka FA Cup.

Read More »

Real Madrid Oo Xaqiijisatay Booskeeda Wareega 8da Champions League, Super Ronaldo Oo Ka Caawiyay Inay Caawa 2-0 Ku Garaacaan AS Roma.

0 Visits: 880 | Wednesday March 09, 2016 - 10:13:17
Kooxda Real Madrid ayaa iska xaadirisay wareega 8da ee koobka Champions League xilli ciyaareedkii lixaad oo isku xigta ka dib markii ay lugtii labaad ee wareega 16ka ay 2-0 kaga takhaluseen kooxda AS Roma oo iska caabin muujisay qeybtii hore ee ciyaarta, waxaana kooxda ugu guulaha badan koobkaan ay…

Read More »

TAARIIKH: Cristiano Ronaldo Oo Noqday Xiddigii Ugu Horeeyay Abid Ee 90 Gool Ka Dhaliya UEFA Champions League & Istaatistikadiisa Kulankii Caawa.

0 Visits: 672 | Wednesday March 09, 2016 - 10:11:10
Xiddiga kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa shabaqa soo taabtay kulankii ay kooxdiisa caawa 2-0 kaga badisay kooxda AS Roma iyadoo goolkaas uu ka dhigan yahay goolkiisii 90aad ee uu ka dhaliyay tartanka UEFA Champions League, mana jirto ciyaaryahan abid gaaray tiradaas.

Read More »

Daawo : Goolashii Real Isaga Xaadiriyeen Wareegga 8-da Champion-ka , Roma Ayay Reebeen

0 Visits: 765 | Wednesday March 09, 2016 - 10:09:00
Real Madrid ayaa si xarago leh isaga xaadirisay wareegga 8-da Champipn-ka ka dib markii ay gareeceen kooxda Roma .

Read More »

Daawo : Goolashii Quruxda Badnaa Ee Arsenal Isaga Xaadiriyeen Wareegga 8-da FA Cup-ka

0 Visits: 679 | Wednesday March 09, 2016 - 10:02:47
Arsenal ayaa u gudubtay wareegga 8-da ee FA Cup-ka dib kulan ku celis ahaa oo ay la yeesheen kooxda Hull City

Read More »

Hordhac: Chelsea v PSG – Blues Maka Aargudan Doontaa Les Parisiens Kuwaasoo Xilli CIyaareedkii Hore Ka Reebay Champions League?

0 Visits: 755 | Wednesday March 09, 2016 - 09:56:48
Kulanka: Chelsea v PSG Lugta labaad ee wareega 16ka Garoonka: Stamford Bridge Waqtiga 10:45pm Saacada Geeska Afrika

Read More »

Ka Dib Guushii Xalayto Ee Arsenal Waa Kuwee Kooxaha Isagu Soo Haray Wareega 8da FA Cup Iyo Waqtiga La Ciyaarayo.

0 Visits: 692 | Wednesday March 09, 2016 - 09:54:45
Arsenal ayaa xalayto iska xaadirisay wareega 8da ee koobka ugu faca weyn kubada cagta caalamka ka dib markii kulankii ku celiska ahaa ay 4-0 kaga badiyeen kooxda heerka labaad ee Hull City kuwaasoo ay barbaro 0-0 ah isku dhaafi waayeen kulankii hore ee Emirates Stadium.

Read More »

Arsene Wenger Oo Amakaak Ay Ku Noqotay In Seddex Xiddig Kale Ay Xalayto Ku Biireen Liiska Dhaawac Ee Dhererka Badan Ee Kooxda.

0 Visits: 748 | Wednesday March 09, 2016 - 09:51:37
Arsenal ayaa wajaheyso dhibaato difaac ka hor kulanka isbuuca danbe ee Champions League ee ay la ciyaarayaan Barcelona. Gunners ayaa waxaa ka dhaawacmay labada daafac ee Per Mertesacker iyo Gabriel intii uu socday kulankii ku celiska ahaa ee FA Cup ee Hull City ee ka dhacay KC Stadium.

Read More »

Jamaahiirta Arsenal Oo Soo Bandhigay Boor Ay Ku Qoran Tahay 'Arsene, Waxaa La Joogaa Waqtigii Aan Is Macsalaameyn Laheyn' Ka Dib Kulankii Ay 4-0 Kaga Badiyeen Hull City.

0 Visits: 656 | Wednesday March 09, 2016 - 09:48:28
Inkastoo taageerayaasha Arsenal lagu difaaci karo dareenkooda niyajabka leh ee ilaa iyo haatan xilli ciyaareedkan hadana waa inay jirto meel xuduud ah oo aan la soo gudbi karin.

Read More »

Shaxda Rasmiga Ah Ee Tottenham v Arsenal – Mohamed Elneny Oo Ku Soo Bilowday Iyo Oliver Giroud Oo Keyd La Geliyay.

0 Visits: 690 | Saturday March 05, 2016 - 19:11:41
Tababaraha Tlttenham ayaa ku soo shirtagay shaxdiisa ugu adag ee kulanka maanta ee White Hart Lane, iyadoo Delle Alli uu ku soo laabtay shaxda ka dib markii uu dhaawac dartiis keyd ugu soo bilowday kulankii ay guuldarada ka soo gaartay West Ham.

Read More »

Paul Scholes: Arsenal Ma Lahan Xiniinyihii Ay Ku Garaaci Lahaayeen Tottenham Sabtida.

0 Visits: 739 | Thursday March 03, 2016 - 12:03:46
Arsenal ma lahan geesinimada ama xiniinyihii ay ku garaaci lahaayeen Tottenham kulanka sabtida ee North London derby sidaasi waxaa yiri Paul Scholes.

Read More »

Daawo Jurgen Klopp Oo Qosol Weyn Ku Dhuftay Markii Uu Ogaaday In Bayern Munich Ay Guuldarro Ka Soo Gaartay Kooxdiisa Hore Ee Mainz.

0 Visits: 756 | Thursday March 03, 2016 - 12:01:04
Tababare Jurgen Klopp ayaa jawi farxadeed ku jiray ka dib markii ay Liverpool xalayto 3-0 kaga badisay Manchester City habeenkii arbacada.

Read More »

Adam Jonhson Oo Wajahaya Xabsi 10 Sannadood Ah Ka Dib Markii Lagu Helay Fal Danbiyeed Ah Inuu U Galmooday Ilmo Yar.

0 Visits: 697 | Thursday March 03, 2016 - 11:56:16
Ciyaaryahan Adam Johnson ayaa wajahaya xabsi 10 sannadood ah ka dib markii lagu helay fal danbiyeed ah inuu howlo galmo ah la sameeyo ilmo yar oo 15 sanno jir ah.

Read More »

Rio Ferdinand Oo Sheegay Inuu Xagaaga Wada Bedeli Lahaa Ciyaartoyda Kooxda Liverpool Madaama Uusan Ku Jirin Hal Ciyaaryahan Oo Halis Ah.

0 Visits: 708 | Thursday March 03, 2016 - 11:52:38
Halyeeyga Manchester United Rio Ferdinand ayaan sameynin wax ay ku jeclaadaan taageerayaasha Liverpool mudadii sannadaha aheyd, waxaana uu qiimeyn aad u adag uu ku sameeyay ciyaartoyda haatan ee kooxda Liverpool.

Read More »

Louis van Gaal Oo Qirtay Inuu Ku Dhawaa Inuu Bedelo Juan Mata Ka Hor Inta Uusan Dhalinin Goolka Guusha Xalayto.

0 Visits: 620 | Thursday March 03, 2016 - 11:49:55
Louis van Gaal ayaa qirtay inuu diyaar u ahaa inuu bedelo Juan Mata ka hor inta uusan xiddiga Manchester United dhalinin laadkii xorta ahaa ee guusha u horseeday kooxda xalayto.

Read More »