Sports News

Fursada Ay Kooxdiisa U Heysato Hanashada Horyaalka, Mustaqbalkiisa Arsenal, Kulanka Watford Iyo Wax Walba Oo Uu Arsene Wenger Kaga Hadlay Shirkiisa Jaraa'id Ee Maanta.

0 Visits: 682 | Friday April 01, 2016 - 12:31:01
Tababare Arsene Wenger ayaa qabtay shirkiisa jaraa'id ee ka hor kulanka ay berri oo sabti ah la ciyaarayaan kooxda Watford ee ka tirsan horyaalka Premier League, waxaana uu kaga hadlay arimo dhowr ah oo dhinacyo badan taabanaya.

Read More »

Cabashadii Uu James Rodriguez Ku Sameeyay Colombia Oo Aad Uga Careysiisay Real Madrid.

0 Visits: 677 | Friday April 01, 2016 - 12:28:36
Real Madrid ayaa lagu waramayaa inaysan ku faraxsaneyn hadaladii uu James Rodriguez sheegay intii uu ku maqnaa xulka Colombia. Xiddiga khadka dhexe ayaa yiri: "Marka aad ciyaareyso oo aad heysato taageerada cid walba, wax walba waa ay fudud yihiin" hadalkaas ayaana tixraac u ah inuusan Zidane…

Read More »

Liverpool Oo Ay Macquul Tahay Inay Garoon Marti Ah Ku Ciyaarto Kulanka Gurigeeda Ee Isreebreebka Europa League Ee Xilli Ciyaareedka Danbe.

0 Visits: 655 | Friday April 01, 2016 - 12:22:29
Liverpool ayaa ku qasbanaan doonta inay garoon marti ah ku ciyaarto kulanka gurigeeda ee isreebreebka Europa League ee xilli ciyaareedka danbe madaama ay waqtigaas howlo dayactir ah ay ka soconayaan garoonkooda Anfield.

Read More »

Muxuu LVG Oran Doonaa? Marcos Rojo Oo Halis Geliyay Carada LVG Ka Dib Markii Laga Duubay Muuqaal Isagoo Sigaar Ku Cabaya Meel Lagu Caweeyo.

0 Visits: 727 | Friday April 01, 2016 - 12:19:47
Xiddiga Manchester United Marcos Rojo ayaa eedeymo badan la kulmi doonaa ka dib markii lagu arkay isagoo sigaar ku dhuuqaya banaanka meel lagu caweeyo oo ku taala dalkiisa Argentina.

Read More »

Ferguson Oo U Sheegay Man City Inay Iska Ilaawaan Fekerka Ah Inay Noqonayaan Barcelona-da Cusub.

0 Visits: 665 | Friday April 01, 2016 - 12:08:59
Sir Alex Ferguson ayaa u sheegay jamaahiirta Manchester City inay iska ilaawaan inay noqonayaan Barcelona-da cusub.

Read More »

DIGNIIN !! Sir Alex Ferguson Oo Uga Digay Pep Guardiola Nolosha Premier League Laakn Guul U Rajeeyay, Muxuuse Ka Yiri In Leicester Hanato Horyaalka Iyo Jawaabta Uu Bixin Lahaa Hadii

0 Visits: 638 | Thursday March 31, 2016 - 11:47:05
Macalinkii halyeeyga ahaa ee ree Scotland iyo kooxda Manchester United ee Sir Alex Ferguson ayaa ku soo dhaweeyay horyaalka ingiriiska macalinka kooxda Bayern Munich ee Pep Guardiola kaasoo xili ciyaareedka danbe maamuli doono kooxda Man City laakin uga digay dhibka horyaalka ingiriiska.

Read More »

Goolhaye Petr Cech Oo Qirtay In Uu Soo Gaadhay Waqtigii Uu Ka Fiirsan Lahaa Ka Fadhiisiga Waajibaadka Xulka Qarankiisa Czech Republic

0 Visits: 968 | Thursday March 31, 2016 - 11:43:35
Goolhayaha kooxdaArsenal iyo xulka qaranka Czech Republic ee Petr Cech ayaa qirtay in la soo gaadhay waqtigii uu ka fiirsan lahaa in uu ka fadhiisto waajibaadka xulka qarankiisaCzech Republic oo uu door muhiim ah ku lahaa tan iyo markii uu kulankiisii kowaad u saftay sanadkii 2002.Petr Cech ayaa doonaya…

Read More »

Dortmund Oo Real U Xadiday Qiimaha Ay Ku Heli Karaan Aubameyang

0 Visits: 728 | Thursday March 31, 2016 - 11:40:54
Kooxda Dortmund ayaa farriin adag u dirtay kooxda Real Madrid oo aad ugu waalaneysa saxiixa weeraryahankooda ee Emerick Aubameyang , waxa ayna u xadideen qiimaha lacageed ee laacibka

Read More »

"Nolosheyda Waa Mida Xabisga Oo Kale, Waxaa La Igu Sameeyay Qiyaano Aan La Rumeysan Karin, Mushaar Ma Helo" Hey'adaha Xuquuqda Aadanaha Oo Qeylo Dhaan Ka Keenay Habka Lagu Dhisayo Garoomada Koobka Aduunka 2022 Ee Dalka Qatar

0 Visits: 843 | Thursday March 31, 2016 - 11:35:32
Shaqaalaha dhisaya garoomada koobka aduunka ee 2022 ee ka dhici doona dalka Qatar ayaa markale ka cabanaya ciaqaabaad ay la kulmaan iyadoo aanan la siinin ama laga dhimay mushaaradkoodii, laga qaatay baasabooradoodii, loona diiday iney si xoriyad ah ugu noolaadaan wadanka dhexdiisa, sidaasi waxaa qortay…

Read More »

Horyaalka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ay ka harsan yihiin Kulamo fara ku tiris ah.

0 Visits: 712 | Monday March 28, 2016 - 12:14:55
Horyaalka Kubada Cagta Soomaaliya 2015-2016 ayaa maraya Meertadiisii 13 ee wareega 2 waxaana horyaalka ka qeybgalaya 10 Naadi oo heerka 1 ka tirsan.

Read More »

Ciyaaraha xagaaga ee Soomaalida oo Columbus-Ohio lagu soo gabagebeeyay-Sawirro

0 Visits: 1111 | Monday March 28, 2016 - 11:19:35
Ciyaaraha xagaaga oo ah ciyaaro sanadwalba xiliyadan oo kale lagu qabto magaalada Columbus-Ohio ee dalkan Mareykanka waxaa sanadkii 16 aad ka soo qeybgalay 16 kooxood oo ka kala yimid gobolada dalka Mareykanka iyo Canada.

Read More »

Qiimeynta Xiddigaha Ee Xulalka Germany Iyo England – Waa Kuma Xiddiga Garoonka, Waase Kee Xiddigii Ugu Xumaa Ciyaarta?

0 Visits: 756 | Sunday March 27, 2016 - 12:01:52
Xulka England ayaa soo laabasho cajiib ah sameeyeen kulankii saaxiibtinimo ee ay kula ciyaareen magaalada Berlin xulka Jarmalka, iyadoo xulka heysta Koobka Adduunka ay ku hormareen labo gool balse England ayaa seddex gool ku jawaab celisay.

Read More »

SUUQA KALA IIBISGA: Louis van Gaal Oo Labo Xiddig Oo Fure U Ah Athletic Bilbao Keenaya Old Trafford Xagaaga.

0 Visits: 626 | Sunday March 27, 2016 - 11:59:55
Tababaraha Manchester United Louis van Gaal ayaa doonaya inuu labo xiddig oo muhim u ah kooxda Athletic Bilbao uu keeno Old Trafford xagaagan, sida ay qortay warbaahinta Isbaanishka ee Don Balon.

Read More »

Gerrard Oo Soo Guryo Noqonaya – Halyeeyga Liverpool Oo Ku Soo Laabanaya Anfield Dhamaadka Sannadkan

0 Visits: 706 | Sunday March 27, 2016 - 11:57:25
Steven Gerrard ayaa ku soo laabanaya England, taasoo wadada u xaareysa inuu door tababarenimo ka qabto kooxda Liverpool. Halyeeyga Liverpool ayaa ku jira xilli ciyaareedkiisii labaad ee LA Galaxy laakiin waxa uu diyaar u yahay inuu ka soo laabto Mareykanka dhamaadka sannadkan.

Read More »

Xiddiga Lagu Hungoobay Memphis Depay Laga Ceyrinayo Man United, Phil Jones Iyo Marcus Rojo Oo Iyagana Halis Ku Jira.

0 Visits: 659 | Sunday March 27, 2016 - 11:56:21
Xiddiga reer Holland Memphis Depay ayaa wajahaya in laga ceyriyo Manchester United isagoo hogaaminaya kooxaha ka tagaya kooxda sida ay qortay The Sun on Sunday.

Read More »

Sunday People: Marcus Rashford Oo Laga Mamnuucay Qolka Labiska Kooxda 1aad Ee Man Utd Ee Garoonka Tababarka Ee Carrington.

0 Visits: 660 | Sunday March 27, 2016 - 11:55:03
Geesiga da'da yar Marcus Rashford ayaan loo ogoleyn qolka labiska ee kooxda koowaad ee Manchester United marka la joogo garoonka tababarka, sidaasi waxaa qortay jariirada Sunday People.

Read More »

TAXANAHA EL CLASICO: Ciyaartoyda Barcelona & Real Madrid Kuwee Ayaa kulamada Ugu Badan U Saftay Xulka Qaranka Spain?

0 Visits: 688 | Sunday March 27, 2016 - 11:52:17
Waxaan ku jirnaa weli barnaamijkeenii tanaxanaha El Clascio oo aan ku eegeyno labada kooxood ee Barcelona iyo Real Madrid oo 2da bisha April isku arkaya garoonka Camp Nou. Madaama lagu jiro isbuuc la ciyaarayo kulamada heerka caalami, waxaan eegeynaa saameynta labada kooxood ee xulka qaranka Spain.

Read More »

"Ceyriya Arsene Wenger, Arsenal-na Waxa Ay Noqoneysaa Sida Manchester United" – David Seaman Oo Sidaas Digniin Ku Bixiyay.

0 Visits: 611 | Sunday March 27, 2016 - 11:51:05
Halyeeyga Arsenal David Seaman ayaa digniin ka bixiyay ololaha looga soo horjeedo Arsene Wenger isagoo sheegay inay tahay in laga taxadaro waxa la rajeynayo.

Read More »

Jariirada Sunday People Oo Kashifay Sirta Ka Danbeysa In Shanta Kooxood Ee Ugu Waa Weyn Ingariiska Inay U Ololeeyaan Sameynta European Super League.

0 Visits: 602 | Sunday March 27, 2016 - 11:49:01
Jariirada Sunday People ayaa shaaca ka qaaday sirta ka danbeysa in shanta kooxood ee ugu waa weyn dalka Ingariiska ee kala ah Manchester United, Liverpool, Chelsea, Arsenal iyo Manchester City ay u ololeeyaan sameynta tartanka European Super League oo ay ugu hanjabayaan inay ka baxayaan Premier League…

Read More »

Qabiirka Sky Sports Paul Merson Oo Soo Xushay Shaxda Ay Tahay Inay England Ku Soo Shirtagto Koobka Euro 2016.

0 Visits: 620 | Saturday March 26, 2016 - 12:27:29
Sky Sports ayaa weydiisay khabiirkeeda kubada cagta Paul Merson shaxda ay tahay in tababare Roy Hodgson uu ku soo shirtago kulankiisa ugu horeysa ee koobka qaramada Yurub ee France ka dhacaya xagaagan iyagoo 11ka bisha Juun ay la ciyaarayaan Russia.

Read More »