Sports News

Qiimeynta Ciyaartoyda Ee Kulankii Real Madrid & Wolfsburg – Cristiano Ronaldo Oo Hormuud Ka Ahaa Bandhigii Bernabeu.

0 Visits: 701 | Wednesday April 13, 2016 - 09:51:59
Kooxda ugu guulaha badan Champions League ee Real Madrid ayaa sameysay mar kale taariikh soo laabasho ah ka dib markii 2-0 oo looga soo badiyay lugtii hore ee wareega 8da ay 3-0 uga jawaab celiyeen lugtii labaad ee xalayto, waxaana ku mahadsan xiddigooda Cristiano Ronaldo oo seddexda goolba dhaliyay…

Read More »

Hordhac: Real Madrid v Wolfsburg – Los Blancos Dhanka Kale Ma U Rogi Kartaa Natiijadii Lugta Hore Si Ay U Gaarto Semi-finalka Caawa?

0 Visits: 618 | Tuesday April 12, 2016 - 10:54:13
Real Madrid v Wolfsburg Kulanka: Lugta labaad ee wareega 8da Champions League Lugtii hore: Wolfsburg 2-0 Real Madrid Garoonka: Santiago Bernabeu Waqtiga: 9:45pm Saacada Geeska Afrika Garsoore:Viktor Kassai (Hungary)

Read More »

"Cristiano Ronaldo Waxa Uu Weli Sannado Ka Horeeyaa Xiddigaha Kale Ee Dunida" – Pepe

0 Visits: 760 | Tuesday April 12, 2016 - 10:47:10
Xiddiga Real Madrid Cristiano Ronaldo waxa uu weli sannado ka horeeyaa xiddigaha kale ee kubada adduunka, sidaasi waxa aaminsan saaxiibkiisa ay isku kooxda yihiin Pepe.

Read More »

Barcelona Iyo Sevilla Oo Ku Baaqay In La Soo Hormariyo Waqtiga La Ciyaarayo Finalka Copa del Rey.

0 Visits: 720 | Tuesday April 12, 2016 - 10:15:22
Barcelona iyo Sevilla ayaa ku baaqay in finalka Copa del Rey la soo hormariyo waqtiga la ciyaarayo madaama walaac laga qabo safarka taageerayaasha.

Read More »

Guus Hiddink Oo U Digay Xiddigaha Chelsea: Ha Ku Dhicina Imtixaanka Aad Ugu Jirtaan Boosaskiina Ee Tababare Antonio Conte.

0 Visits: 634 | Monday April 11, 2016 - 11:44:21
Guus Hiddink ayaa uga digay xiddigaha Chelsea inay dhamaantood tijaabo ugu jiraan boosaskooda kooxda Antonio Conte ee xilli ciyaareedka danbe.

Read More »

Mauricio Pochettino Oo Aan Arkin Goolkii Erik Lamela Uu Ka Dhaliyay Man United & Sababta Oo Uu Ku Sheegay Shirkiisa Jaraa'id.

0 Visits: 665 | Monday April 11, 2016 - 11:43:13
Mauricio Pochettinoayaa qirtay inuusan arkin goolkii Erik Lamela uu ku Tottenham ugu xaqiijiyay seddexda dhibcood kulankii Manchester United, isagoo sheegay inuu meel kale ku mashquulsanaa.

Read More »

Halkee La Kala Marayaa Tartanka Gooldhalinta Premier League Ee Xilli Ciyaareedkan Ka Dib Kulamadii Isbuucaan?

0 Visits: 650 | Monday April 11, 2016 - 11:42:13
Weeraryahanka Leicester City Jamie Vardy ayaa ku soo dhawaaday kaalinta koowaad ee kala sareynta horyaalka Premier League ka dib markii uu dhaliyay labadii gool ee ay kooxdiisa Leicester City 2-0 kaga badisay kooxda Sunderland iyagoo sii xajistay hogaankooda 7da dhibcood ee ay ku hayaan horyaalka Premier…

Read More »

"Man United Waa Dib U Socod Intii Uu Joogay LVG, Wuxuu Uga Hadlay Spurs Sida Inay Real Madrid Tahay Oo Kale" – Jamie Carragher.

0 Visits: 592 | Monday April 11, 2016 - 11:38:22
Ciyaaryahankii hore ee Liverpool Jamie Carragher ayaa weerar ku qaaday kooxdii hore ee ay cadowga ahaayeen Manchester United ka dib guuldaradii 3-0 ee ka soo gaartay Tottenham shalayto.

Read More »

Shaxdii Ugu Fiicneyd Horyaalka Premier League Isbuucaan Oo La Soo Saaray, Liverpool & West Ham Oo Min Labo Ciyaaryahan Ku Leh.

0 Visits: 619 | Monday April 11, 2016 - 11:36:45
Waxaa soo dhamaaday kulamadii isbuuca ee horyaalka Premier League, kooxda Leicester City ayaa sii xaqiijisatay hogaankeeda horyaalka iyagoo 7 dhibcood weli ku hogaaminaya ka dib markii ay 2-0 kaga badiyeen Sunderland, halka Tottenham ay weli ku daba jirto Leciester iyagoo 3-0 ku qaarjiyay Man United.

Read More »

Furaha Lagu Garaaci Karo Wolfsburg, Fariinta Jamaahiirta Uu U Wado & Wax Walba Uu Cristiano Ronaldo Ka Hadlay Ka Hor Kulanka Champions League.

0 Visits: 629 | Monday April 11, 2016 - 11:35:10
Cristiano Ronaldo ayaa durbaba ka fekeraya kulanka habeen danbe ee lugta labaad ee Champions League ee ay la ciyaarayaan kooxda Wolfsburg. Xiddiga Real Madrid ayaa niyadsami ku qaba in jamaahiirta Bernabeu ay ku hogaamin karaan inay dhanka kale u rogaan guuldaradii lugta hore oo ay u soo baxaan wareega…

Read More »

Tababare Luis Enrique Oo Si Xoogan U Difaacay Gooldhaliyaha Kooxdiisa Ee Luis Suarez Kadib Eedayntii Loogu Soo Jeediyay Kulankii Atletico Madrid Iyo Suarez Oo Kulanka Real Sociedad Seegaya

0 Visits: 619 | Friday April 08, 2016 - 23:20:03
Tababaraha kooxda Barcelona eeLuis Enrique ayaa si wayn u difaacay gooldhalyaha kooxdiisa Barcelona ee Luis Suarez kadib markii xidiga ree Uruguay eedayn loogu soo jeediyay kulankii Atletico Madrid ee lugtii hore ee Champions Leaque-ga. Enrique oo si wayn u amaanay Suarez ayaa su'aal ka keenay sababta…

Read More »

Liverpool Oo Warbixin Caafimaad Ka Soo Saartay Dhaawicii Jordan Henderson Ku Soo Gaadhay Kulankii Dortmund Ee Europa Leaque-ga Iyo Waqtiga Uu Garoomada Ka Maqnaan Doono Oo La Shaaciyay

0 Visits: 638 | Friday April 08, 2016 - 23:18:30
Kooxda Liverpool ayaa baadhitaan ku samaysay dhaawicii kabtankeeda Jordan Henderson ku soo gaadhay kulankii lugta hore ee Europa Leaque-ga ee ay Reds barbaraha 1:1 ka ahaa la soo gashay kooxdaBorussia Dortmund ee xalay ka dhacaySignal Iduna Park, waxayna Liverpool soo saartay warbixin rasmi ah oo ay…

Read More »

SAWIRO: Wayne Rooney, Ashley Young Iyo Phil Jones Oo Dib Ugu Soo Laabtay Tababarka Manchester United Iyo Van Gaal Oo Ka Hadlayay Xaalada Rooney, Miyuu Kulanka Tottenham Ciyaari Karaa?

0 Visits: 786 | Friday April 08, 2016 - 23:15:59
Kabtanka Manchester United ee Wayne Rooney ayaa dib ugu soo laabtay tababarka kooxdiisa kadib markii uu ka soo kabsaday dhaawac ka soo gaadhay guuldaradii Red Devils ka soo gaadhay kooxda Sunderland ee bishii February. Rooney ayaa seegay 11 kulan oo ay Man United ciyaartay tan iyo markii uu dhawacani…

Read More »

Tababare Jose Mourinho Oo Ka Hadlay Waqtiga Uu Shaqada Tababaranimo Ku Soo Laaban Doono Iyo Mourinho Oo Si Adag U Sheegay In Uu Qaban Doono Koox Isaga Si Wayn U Doonaysa

0 Visits: 662 | Friday April 08, 2016 - 23:14:07
Tababarihii hore ee kooxda Chelsea ee Jose Mourinho oo ka hadlay mustaqbalkiisa iyo waqtiga uu ku soo laaban doono shaqada tababaranimo ee uu mudooyinkii ugu danbeeyay ka maqnaa ayaa qirtay in uu ugu dhawaan damaanad qaadi karo in uu dhamaadka xili ciyaareedkan dib u bilaabi doono shaqadiisa tababaranimo…

Read More »

Cansu Taskin : Ronaldo Isaga Ayaa Igu Bilaabay Farrimaha Xod-xodashada , Haatan Aad Ayaan Isugu Dhaw Nahay.

0 Visits: 761 | Friday April 08, 2016 - 23:12:31
Gabadha reer Turki ee sameysa xayaysiisyada ee Cansu Taskin ayaa markii ugu horeeysay qirtay in ay jiraan fariimo dhex maray iyada iyo Ronaldo waliba laacibka isku dayay in uu xariir la sameeyo.

Read More »

Qiimeynta Ciyaartoyda Kulankii PSG Iyo Man City – Waa Kuma Xiddigii Ciyaarta Ee Kulankii Parc des Princes?

0 Visits: 719 | Thursday April 07, 2016 - 10:34:20
Manchester City ayaa talaabo fiican u qaaday inay u soo baxaan markii ugu horeysay taariikhda wareega afar dhamaadka Champions League, ka dib markii ay barbaro 2-2 ku qabteen PSG ciyaartii ka dhacday Parc des Princess ee lugta hore ee wareega 8da, iyadoo lugta labaad ay ka dhici doonto garoonka Etihad…

Read More »

Hordhac: Borussia Dortmund v Liverpool – Kulan Loogu Magacdaray Jurgen Klopp Derby Oo Caawa Ka Dhacaya Signal Iduna Park Iyagoo U Tartamaya Booska Afar Dhamaadka Europa League.

0 Visits: 688 | Thursday April 07, 2016 - 10:32:41
Borussia Dortmund v Liverpool Kulanka: Lugta hore ee wareega 8da Europa League Garoonka Signal Iduna Park Waqtiga: 10:05pm Saacada Geeska Afrika Garsoore:Carlos Velasco (Spain)

Read More »

"Waa Amakaak & Sharafdhac!" Roy Keane Oo Ku Weeraray Marcelo Riwaayadii Uu Dhigay Xalayto Intii Ay Socotay Kulankii Wolfsburg (Video).

0 Visits: 748 | Thursday April 07, 2016 - 10:27:29
Roy Keaneiyo Glenn Hoddle ayaa ku weeraray xiddiga Real Madrid Marcelo riwaayadii uu dhigay xalayto intii ay socotay kulankii ay guuldarada ka soo gaartay kooxdiisa kooxda Wolfsburg.

Read More »

"Real Madrid Waxa Ay Kubada U Difaacdeen Sida 10 Sanno Jiro Iskuuleey Ah" – Steve McManaman Oo Carro Kala Duldhacay Afarta Daafac Danbe Ee Real Madrid.

0 Visits: 618 | Thursday April 07, 2016 - 10:20:04
Steve McManamanayaa kala dhantaalay kooxda Real Madrid ka dib markii ay guuldarro lama filaan ah ka soo gaartay kooxda Wolfsburg, isagoo sheegay inay kubada u difaacdeen sida koox 10 sanno jir ah.

Read More »

Jurgen Klopp Si Waali Ah Ma U Dabaaldegi Doonaa Haddii Ay Liverpool Caawa Gool Ka Dhaliso Dortmund? Klopp Ayaa Sharaxaad Dheer Ka Bixiyay.

0 Visits: 577 | Thursday April 07, 2016 - 10:18:59
Jurgen Klopp ayaa aaminsan inay gabi ahaanba tahay mid ka soo horjeeda dabeecadiisa haddii uusan si waali ah ugu dabaaldegin gool ay dhaliso Liverpool, xitaa haddii ay ka dhaliyaan kooxdiisa hore ee Borussia Dortmund.

Read More »