Sports News

Kooxda Villarreal Oo Guul Xili Danbe Ah Garoonkeeda Kaga Gaadhay Liverpool, Adrián López Oo Waqtigii Dhimashada Ee Dhamaadka Ciyaarta Villarreal Guushan U Horseeday Iyo Reds Oo Sugi Doonta Kulanka Anfield

0 Visits: 637 | Friday April 29, 2016 - 10:50:20
Villarreal ayaa guul xili danbe ah ka gaadhay Liverpool kulanka lugta hore ee Europa Leaque-ga waxayna guushan gool uu waqtigii dhimashada ee dhamaadka ciyaarta uu dhaliyayAdrián López. Liverpool ayaa kulanka lugta labaad Anfield ku soo dhawayn doonta Villarreal waxaana la ogaan doonaa haddiiba ay…

Read More »

Arsenal Oo Chelsea Kula Biirtay Tartanka Loogu Jiro Saxiixa Kubada Sameeyaha Dortmund Ee Henrikh Mkhitaryan

0 Visits: 631 | Friday April 29, 2016 - 10:44:50
Arsene Wenger iyo kooxdiisa ayaa Chelsea kula biiray tartanka loogu jiro saxiixa xidiga kooxda Borussia Dortmund eeHenrikh Mkhitaryan. Kubad sameeya Mkhitaryan ayaa hore u cadeeyay inuu jecel yahay ku noolaanshaha magaalada London taasoo keentay iney ku dagaalamaan saxiixiisa kooxaha Chelsea iyoArsenal.

Read More »

Maxay Aheyd Sababtii Uu Macalin Jurgen Klopp Xalay Kursiga Keydka U Dhigay Weeraryahan Daniel Sturridge ?

0 Visits: 599 | Friday April 29, 2016 - 10:42:48
Macalinka kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa ku tilmaamay sababtii uu xalay kursiga keydka u dhigay weeraryahanka xulka England iyo kooxdiisa ee Daniel Sturridge si uu xasilooni ugu helo kooxdiisa.

Read More »

Qiimeynta Ciyaartooyda Kulankii Europe League Ee Villareal Vs Liverpool, Kumaa Ahaa Xidigii Ugu Fiicnaa Garoonka ?

0 Visits: 647 | Friday April 29, 2016 - 10:36:30
Liverpool ayaa xalay guuldaro kala kulantay kooxda Villareal iyadoo daqiiqadihii dhimashada ee ciyaarta kooxda maclain Klopp farta loo soo saaray guuldaro, hadaba maxaad ku qiimeysay ciyaariyahan waliba oo xalay garoonka ku jiray ?

Read More »

Kooxda AC Milan Oo Ku Dhawaaqday Iney Gashay QASAARO Aad U Weyn Iyagoo Lumiyay Lacag Ku DHaw 100 Milyan Oo Euros

0 Visits: 638 | Friday April 29, 2016 - 10:27:19
Kooxda AC Milan ayaa ku dhawaaqday qasaaro weyn oo gaaraya €89.3 milyan oo Euro sanadii dhamaatay ee 2015, sida lagu xaqijiyay boga rasmiga ah ee kooxda Rossaneri.

Read More »

Suuqa Kale Iibsiga: Kooxda Ree Chine Ee Guangzhou Evergrande Oo Chelsea Ka Dooneysa Xidiga Ree Brazil Ee William

0 Visits: 640 | Friday April 29, 2016 - 10:25:31
Garabka kooxda Chelsea ee Wiilian ayaa diirada ugu saaran lacag dhan£50 milyan oo pound kooxda ree Chine ee Guangzhou Evergrande kuwaasoo doonaya iney la midoobeeyaan saaxiibkiisii hore ee xulka Brazil ee Pualinho.

Read More »

Mats Hummels Oo Go'aanka Uu Bayern Ugu Biirayo Ku Tilmaamay Inuusan Aheyn "KHIYAANO" Uu Ku Sameynayo Kooxdiisa

0 Visits: 652 | Friday April 29, 2016 - 10:22:00
Daafaca Borrussia Dortmund ee Mats Hummels ayaa xaqiijiyay kuna raacay kooxdiisa inuu xagaaga ku biiri doono kooxda Bayern Munich isagoo arintaas ku sheegay mid caadi ah oo aan aheyn qiyaano.

Read More »

Falaanqeynta Kulanka Xiisaha Badan Ee Europe League Ee Villareal Vs Liverpool, Reds Miyeey Qeyb Ka Noqon Kartaa Musiibada The Yellow Sublime Ka Heysata Kooxaha Ingiriiska ?

0 Visits: 713 | Thursday April 28, 2016 - 13:24:00
Kadib guushii layaabka laheyd ee soo laabashada aheyd ee ay kasoo gaartay kooxda Borussia Dortmund kooxda Liverpool ayaa wareega afar dhamaadkaEuropa League ku wajaheysa kooxda ree Spain ee Villareal kuwaasoo ay marti ugu noqon doonaan garoonkaEstadio El Madrigaliyagoo raadinaya iney dheereystaan 12…

Read More »

Rikoor Aan La Rabin: Macalin Pep Guardiola Oo Ay Dhibaato Weyne Ka Heysato Kulamada Uu Martida Yahay Ee UCL, Goormaa Ugu Danbeysay Koox Weyn Uu Soo Garaaco ?

0 Visits: 607 | Thursday April 28, 2016 - 13:22:38
Ma qurux badna iney saxaafada falaanqeyn ku sameyso dhaqaaq kasta oo aad sameyo waliba marka aysan xaalada si fiican oo qurux badan aysan kuugu socon, taasi waxay heysataa macalinka Bayern ee Pep Guardiola.

Read More »

Daily Mirror: Xiisaha Man United Ee Toni Kroos Cadeyn U Ah In Macalin Van Gaal Uu Waayay Shaqadiisa Old Trafford

0 Visits: 642 | Thursday April 28, 2016 - 13:20:49
Macalinka Man United ee Louis Van Gaal ayaa maalinba maalinta ka danbeysa la kumaya mugdi ku aadan mustaqbalkiisa kooxda iyadoo sida aan shalay idiin soo tabinayba uu wakiilkiisa Jorge Mendes ku sugan yahay magaalada Manchester taasoo cadaadiska ku sii kordheysay macalinka ree Holland oo markii horeba…

Read More »

Warbixin: Maxaa Laga Bartay Kulankii Ay Xalay Atletico Guusha Ka Gaartay Bayern Munich ?

0 Visits: 691 | Thursday April 28, 2016 - 13:19:25
Sual Niguez ayaa dhaliyay gool indho qabad leh isagoo aqriyay magaca afar kamid ah xidigaha Bayern kadibna kubad cajiib ah oo cagta bidix uu ku tuuray daba mariyay goolhaye Manuel Neur si uu kooxdiisa u siiyo guul 1-0 ah ka hor kulanka lugta labaad ee UCL ee ka dhici doona gobolka Bavariam hadaba maxaan…

Read More »

Suuqa Kale Iibsiga: Arsene Wenger Oo Ay Ka Go'an Tahay Inuu Xagaaga Horumar Ku Sameeyo Khadka Dhexe Ee kooxdiisa Isagoo La Soo Wareegaya Labo XIdig Oo Cusub Iyo Labo Kale Oo Baxaya

0 Visits: 672 | Thursday April 28, 2016 - 13:16:40
Madaxda kooxda Gunners ayaa ka fakaraya I ney dalabyo ka gudbiyaan xidigaha khadka dhexe ee Leicester City ee Kante oo kamid ah kooxdii ugu fiicneyd horyaalka Epl xili ciyaareedkaan ee PFA Team of the Year iyo kanMonchengladbach ee lagu qiimeeyo £27.5 milyan oo pound ee Xhaka Granita xagaagan.

Read More »

Sky Sports: Delli Alli Oo Aqbalay Dacwadii Anshax Xumada Aheyd Ee Ay Ku Soo Rogeen Xiriirka Kubada Cagta Ingiriiska Iyo Xidigaan Oo Seegi Doona Inta Ka Hartay Xili CIyaareedkaan

0 Visits: 659 | Thursday April 28, 2016 - 13:14:58
Da;yarka kooxda Tottenham ee Delli Alli ayaa aqbalay dacwadii aheyd inuu si ula kac ah feer ula dhacay ciyaariyahanka kooxda West Brom ee Yackoob waxaana la ganaaxi doonaa ingta ka hartay xili ciyaareedkaan, sidaasi waxaa qortay Sky Sports.

Read More »

John Terry Oo Heli Doona Fursad Uu Ku Macsalaameeyo Jamaahiirta Kooxdiisa Blues Ka Hor Inta Uusan Xagaagan Isaga Dhaqaaqin Stamford Bridge

0 Visits: 622 | Thursday April 28, 2016 - 13:12:29
Chelsea ayaa kabtankeedii mudada dheer soo taagnaa ee John Terry siin doonta fursad uu ku macsalaameyo jamaahiirta kooxdiisa isagoo diyaar u noqonaya labada kulan ee ugu danbeysa ee xili ciyaareedkan ay kooxdiisa ku ciyaaresyo Stamford Bridge, sidaas waxaa cadeysay jariirada The Sun.

Read More »

Pep Guardiola Oo Waxaan La Aqbali Karin Ku Tilmaamay Goolkii Layaabka Lahaa Ee Uu Sual Niguez Kooxdiisa Ka Dhaliyay Xalay

0 Visits: 626 | Thursday April 28, 2016 - 13:10:23
Macalinka kooxda Barcelona ee Pep Guardiola ayaa u sababeeyay guuldaradii kooxdiisa xalay ka soo gaartay kooxda Atletico kulankii lugtii koowaad ee wareega afar dhamaadka ee Champiosn league ee ka dhacay garoonka Vicent Calderon is dhigashada ay is dhigteen ciyaartooydiisa.

Read More »

Hooyada Dhashay Cristiano Ronaldo Ee Dolores Aveiro Oo Sheegtay In Wiilkeeda Diyaar U Noqon Doono Kulanka Man CIty, Sidoo Kalena Niyad Jabisa PSG Iyo Man United

0 Visits: 642 | Thursday April 28, 2016 - 13:07:59
Hooyada dhashay xidiga Real Madrid ee Cristiano Ronaldo oo lagu magacaabo Dolores Aveiro ayaa sheegtay in wiilkeeda xaaladiisa ay haatan tahay boqolkiiba 80 mid taam ah inta ka hartayna ay rajeyneyso inuu si buuxdo uga soo kabto ka hor kulanka lugta labaad ee Champions league ee Man City.

Read More »

Bayern Munich Oo U Soo Tafaxeydaneysa Inay Arsenal Ka Kaxeysato Alexis Sanchez Xagaaga.

0 Visits: 575 | Wednesday April 27, 2016 - 13:06:55
Bayern Munich ayaa ka fiirsaneysa inay u dhaqaaqdo xiddiga Arsenal Alexis Sanchez xagaaga. Kooxda Jarmalka ayaa xooraansaneysa haddii ay Arsenal diyaar u tahay inay iska iibiso Sanchez xagaagan, sida ay ku warameyso jariirada Daily Mirror.

Read More »

Shan Waxyaabood Oo Laga Bartay Kulankii Xalayto Ee Ay Man City & Real Madrid Barbaraha Ku Galeen Etihad Stadium Ee Semi-finalka Champions League.

0 Visits: 919 | Wednesday April 27, 2016 - 12:50:34
Kooxaha Manchester City iyo Real Madrid ayaa ku kala baxay barbaro goolal la'aan ah kulankii Etihad Stadium ee lugta hore ee wareega afar dhamaadka Champions League, waxaana lagu kala bixi doonaa kulanka lugta labaad ee Santiago Bernabeu ee isbuuca danbe.

Read More »

Daawo: Zidane Marka Xaraaradda Ciyaarta Ay Qaado Surwaalka Ayuu Iska Jeexaa , Waa Markii Labaad Ee Champion-ka

0 Visits: 689 | Wednesday April 27, 2016 - 12:49:04
Zidane ayaa mar kale lagu maadeystay ka dib markii kulankii xalay ee Man City uu iska jeexay surwalka xilli xaararadda ciyaarata ay qaaday

Read More »