Sports News

Arda Turan Oo Dulqaad U Muujinaya Barcelona Si Uu Wacadro Uga Dhigo

0 Visits: 614 | Saturday May 07, 2016 - 11:08:37
Arda Turan ayaa wacad ku maray in uu iska sii dulqaadanaayo isagoo doonaya inuu ka dhigo wacadro Barcelona, xidigan waxa uu tartan kala kulmaya booska garoonka Ivan Rakitić.

Read More »

Daafaca kooxda Sevilla Benoit Tremoulinas Oo Seegaya Finalka Europa League

0 Visits: 641 | Saturday May 07, 2016 - 11:07:10
Sevilla ayaa xaqiijisay in daafaca ree Faransa ee Benoit Tremoulinas uu seegi doona finalka Europa League sababna u tahay dhaawac jilibka ah .

Read More »

Hordhac: Liverpool v Villarreal – Reds Maka Soo Kabsan Doontaa Guuldaradii Spain, Miyeeyna U Soo Bixi Doontaa Finalka Europa League Caawa?

0 Visits: 626 | Thursday May 05, 2016 - 10:52:55
Liverpool v Villarreal Kulanka: Lugta 2aad Ee Semi-finalka Europa League Lugtii hore: Villarreal 1-0 Liverpool Garoonka: Anfield Waqtiga: 10:05pm Saacada Geeska Afrika Garsoore:Viktor Kassai (Hungary)

Read More »

Hordhac: Sevilla v Shakhtar – Kooxda Reer Spain Oo Indhaha Ku Heysa Inay Markii 3aad Oo Isku Xigta Gaarto Finalka Europa League.

0 Visits: 595 | Thursday May 05, 2016 - 10:11:39
Sevilla v Shakhtar Donestk Kulanka: Lugta 2aad ee semi-finalka Europa League Lugtii hore: Shakhtar 2-2 Sevilla Waqtiga: 10:05pm Saacada Geeska Afrika Garoonka: Estadio Ramon Sanchez Pizjuan

Read More »

Qiimeynta Ciyaartoyda Ee Kulankii Real Madrid & Man City – Kumuu Ahaa Xiddiga Garoonka, Ayaase Ugu Liitay Ciyaartii Bernabeu?

0 Visits: 652 | Thursday May 05, 2016 - 10:07:46
Real Madrid Navas 6– Habeen degan ayay u aheyd Keylor kaasoo ka mid ah ciyaartoydii ugu fiicneyd Real Madrid xilli ciyaareedkan.

Read More »

Xiddiga Liverpool Danny Ings Oo Ku Soo Laabtay Tababarka Ka Dib Dhaawac Uu Ku Seegay Inta Badan Xilli Ciyaareedkan.

0 Visits: 589 | Thursday May 05, 2016 - 10:05:15
Xiddiga Liverpool Danny Ings ayaa ku soo laabtay tababarka kooxda ka dib markii uu garoomada ka maqnaa tan iyo bishii Oktoobar isagoo dhaawac halis ah uu soo gaaray.

Read More »

HAL SANNO KALE! Man Utd Oo Weydiisatay Mourinho Inuu Sugo Ilaa Xagaaga Danbe Si Loogu Ogolaado Inuu LVG Dhameysto Qandaraaskiisa Kooxda.

0 Visits: 582 | Thursday May 05, 2016 - 09:58:29
Madaxda Manchester United ayaa weydiistay tababare Jose Mourinho inuu sugo sannad kale shaqada tababarenimo ee kooxda Old Trafford ka dhisan, sida ay qortay jariirada The Sun.

Read More »

WARBIXIN: Shan Waxyaabood Oo Sabab U Noqon Kara In Real Madrid Ay Caawa Ka Gudubto Man City Una Soo Baxdo Finalka Champions League.

0 Visits: 601 | Wednesday May 04, 2016 - 13:35:58
Miyaan arki doonaa caawa Real Madrid oo mar kale finalka Champions League la ciyaarta Atletico Madrid markii labaad seddex xilli ciyaareed gudaheed, mise Manchester City ayaa taariikh dhigi doonta caawa oo waxa ay gaari doonaan markoodii ugu horeysay finalka koobka ugu xamaasada badan kubada cagta kooxaha…

Read More »

Diego Simeone Oo Ka Badbaaday Ganaax Madaama Sarkaalkii Uu Dharbaaxay Uu Noqday Mid Ka Mid Ah Saraakiisha Atletico Madrid.

0 Visits: 636 | Wednesday May 04, 2016 - 13:31:59
Diego Simeone ayaa marar qaar waxaa ka xoog bata dareenkiisa inta ay ciyaaraha socdaan laakiin ninka reer Argentina ayaa gaaray xalayto heer kale ka dib markii uu dharbaaxay mid ka mid ah saraakiisha kooxda intii ay socotay kulankii wareega afar dhamaadka ee Champions League ee ay ka gudbeen kooxda…

Read More »

Liiska DHAMEYSTIRAN Ee Xiddigaha Xorta Ah Ee Premier League Ee Ay Kooxdaada La Soo Wareegi Karto Xagaagan.

0 Visits: 638 | Wednesday May 04, 2016 - 13:30:15
Kooxda hanatay horyaalka Premier League ee Leicester City ayaa soo bandhigtay inaan loo baahneyn xiddigo magac weyn si loo dhiso koox ku guuleysan karta koobab.

Read More »

Zidane Oo Qaba In Guushii Premier League Ay Kasoo Hooysay Leicester Ineysan Aheyn Mucjiso Laakin Ay Tahay Karti

0 Visits: 628 | Wednesday May 04, 2016 - 13:28:26
Macalinka kooxda Real Madrid ee Zinadine Zidane ayaa diiday inuu saxaafada caalamku ku raaco in gushii layaabka laheyd ee ay Leicester ka gaartay horyaalka Premier league ay tahay mucjiso.

Read More »

Kooxda Leicester City oo markeedii ugu horeysay hanatay horyaalka Ingriiska

0 Visits: 644 | Tuesday May 03, 2016 - 09:27:29
Kooxda aan caanka aheyn ee Leicester City ayaa loo boqray horyaalnimada kubada cakta dalka Ingiriiska xalay taasoo ka dhigtay mid ka mid ah sheekooyinki ugu yaabka iyo xiisaba badnaa ee taariikhda isboortiga aduunka.

Read More »

Suuqa Kale Iibsiga:Manchester United Oo Lacag Aan Caadi Aheyn Ku Dooneysa Saxiixa Weeraryahanka Atletico Madrid Ee Antoine Griezmann

0 Visits: 681 | Sunday May 01, 2016 - 11:24:31
Manchester United ayaa xidiga kooxda Atletico de Madrid ee Antoine Griezmann ku dooneysa lacag dhan £65 xagaagan kadib markii ay markale dad ka socda ay xidigaan soo daawadeen dhowrkii todobaad ee u dabbeysay.

Read More »

Falaanqeynta Kulanka Southampton Vs Manchester City, Citizens Oo Kulankaan Ciyaareysa Iyagoo Maanka Ku Haya Soo Ceshasada Kaalinat Sadexaad

0 Visits: 559 | Sunday May 01, 2016 - 11:22:58
Kadib kulan mudnaa in daawashadiisa laga xishooda oo ay Champions league ay soo bandhigeen Manchester City vs Real Madrid, kooxda Citizens ayaa si toos ah ugu laabaneysa kulan muhiim ah oo horyaalka ah iyagoo maanka ku haya in Arsenal ay kaalinta sedaxaad kala baxday sidoo kalena ay dariskooda Man United…

Read More »

Faaqidaada kulanka Manchester United Vs Leicester City, Miyeey Dawacooyinka Duulaanka Ah Horyaalka Ku Hanan Doonaan Masraxa Royooyinka ?

0 Visits: 650 | Sunday May 01, 2016 - 11:20:50
Leicester City ayaa u dabaaldagi doonta maalintii ugu weyn ee taariikhda kooxda isbuucaan marka ay u safarayaan Old Trafford waa hadii ay ka badiyaan Manchester United.

Read More »

Faaqidaada kulanka Ugu Horeeya Horyaalka Ingiriiska Ee Swansea City vs Liverpool, Reds Oo Ciyaareysa Kulan Ay Caro Ka Muujisay Jadwalkiisa

0 Visits: 633 | Sunday May 01, 2016 - 11:19:44
Swansea City ayaa marti gelineysa naadiga Liverpool kulankii ugu horeyay ee bisha May, Kooxda martida ayaa sagaal dhibcood u jirta kaalinta afaraad iyadoo weli isha ku heysa inay ka sii qayb ahaato loolanka loogu jiro booska Yurub.

Read More »

Suuqa Kale Iibsiga: Claudio Ranieri Oo William Carvalho U Arka Bedelka Xidiga La Isku Heysto Ee N'Golo Kante

0 Visits: 588 | Sunday May 01, 2016 - 11:18:45
Leicester ayaa isha ku hayso in ay soo qaadato xidiga cajiibka ah ee William Carvalho haddii N'Golo Kante uu ka tago kooxda xagaagan, sida ay qortay jariirada The sun ee kasoo baxda dalka ingiriiska.

Read More »

Daalka Ciyaartooyda Barcelona Oo Halkeeda Ka Sii Socda Iyo Sadex Waxyaabood Oo Laga Bartay Kulankii Ay Barcelona Guusha Ka Gaartay Real Betis

0 Visits: 610 | Sunday May 01, 2016 - 11:17:34
Barcelona ayaa dib uga soo ceshastay Atletico de Madrid hogaanka horyaalka La Liga kadib markii ay guul ka gaareen kooxda Real Bets oo ay marti u ahaayeen waxyana ku soo garaaceen labo gool oo aan jawaab laheyn waxaana u dhaliyay Rakitic iyo Suarez, hadaba nala wadaag waxyaabihii aan ka baranay kulankaas.

Read More »

Suuqa Kale Iibsiga: Arsenal Oo Isku Dayi Doonta Saxiixa Weeraryahan Robert Lewandowski Hadii Xidigaan Uu Go'aansado Inuu Isaga Tago Bayern

0 Visits: 659 | Sunday May 01, 2016 - 11:15:27
Arsenalayaa isku dayi doonta saxiixa weeraryahan Robert Lewandowski hadii uu xidigaan go'aansado inuu isaga tago kooxdiisa Bayern Munich, sida ay qortay jariirada The Mirror ee kasoo abxda ingiriiska.

Read More »

MUSAARICO: Hordhaca WWE Payback 2016: Wax Kasta Oo Aad Uga Baahan Tahay Inaad Ka Ogaato Bandhiggaan Caawa Dhici Doona

0 Visits: 1282 | Sunday May 01, 2016 - 11:07:42
Bandhigga loogu magac darayWWE Paybackayaa la qaban doonaa 1da bisha soo aadan ee May oo ku beegan habeen Axad ah, iyadoo taageereyaashu ciyaaraha musaaricadu ay sugayaan inay arkaan dhacdo ka duwan kuwii hore.

Read More »