Sports News

Daawo : Ozan Turfan Oo Ku Mashquulsan Hagaahinta Timahiisa Halka Uu Difaaci Lahaa Darbadii Gantaalka Aheyd Ee Luca Modric Loogana Badiyay Turkiga

0 Visits: 691 | Monday June 13, 2016 - 12:23:39
Luca Modric ayaa gool gantaal ahaa oo uu shalay ka dhaliyay Turkiga waxa ay keentay in ay ku badiyaan

Read More »

Rabshado Hareeyay Ciyaaraha Yurub ee Euro

0 Visits: 638 | Sunday June 12, 2016 - 12:58:51
Carqalado ayaa hareeyay ciyaarihii wajiga labaad ee xulalka England iyo Ruushka, kaasoo ka dhacay magaalada Marseille ee dalkaasi Ingiriiska.

Read More »

Warbixin: Afar Waxyaabood Oo Laga Bartay Kulankii Ay Xalay England BarbarahaLa Gashay Xulka Russia

0 Visits: 657 | Sunday June 12, 2016 - 12:53:17
Ingiriiska ayaa barbaro la galay xulka Russia kulankoodii furitaanka tartanka Euro 2016 ee ka dhacaya dalka France, Eric Dier iyo Vasili Berezutski ayaa goolasha u dhaliyay labada wadan, halkaan ka aqri waxyaabihii laga bartay kulankaas.

Read More »

Wayne Rooney: Barbaraha Aan La Galnay Russia Waxa Ay U Dareen Egtahay Guuldarro.

0 Visits: 741 | Sunday June 12, 2016 - 12:45:36
Wayne Rooney ayaa ku tilmaamay barbarihii ay England la gashay xulka Russia inay u dareen egtahay guuldarro ka dib markii Vasili Berezutsky uu barbareeyay waqtigii dhimashada ciyaarta.

Read More »

Xiddiga Arsenal Granit Xhaka Oo Boqolkiiba 80 Mushaharkiisa Kubada Cagta Ee Bil Walba U Dira Waalidkiis.

0 Visits: 649 | Sunday June 12, 2016 - 12:40:02
Granit Xhaka ayaa u muuqda inuu yahay xiddiga ugu naxariista badan kubada cagta ka dib markii uu sheegay inuu inta badan lacagta uu ka shaqeysto kubada cagta inuu siiyo waalidkiisa.

Read More »

In Atletico Ay U Qalanto Ku Guuleysiga UCL, In Zidane Uu Yahay Shaqsi Muhiim U Ah Taariikhda Kooxda Iyo Iney Koobka U Hibeeyeen Taageerayaashoodii Lagu DIlay Ciraaq Iyo Waxyaabo Uu Ka hadlay Madaxweynaha Madrid Ee Florentino Perez

0 Visits: 614 | Sunday May 29, 2016 - 12:24:48
Madaxweynaha kooxda Real Madrid Florentino Perez ayaa ku faanay ciyaartooydiisa sidoo kadib guushii ay ku gaareen Milan si ay u noqdaan European Champions xalay sidoo kale wuxuu amaan ugu qubeeyay kooxdii koobka kula dagaalantay ee Atletico Madrid.

Read More »

TAARIIKH: Zinadine Zidane Oo Dib U Qoray Buugagta Taariikhda Champions League Noqdayna Qofkii Todobaad Ee Isagoo Macalin Iyo Ciyaariyahanba Ah Ee Ku Guuleystay, Ayaa Kaga Hore U Sameeyay Sidaas ?

0 Visits: 1001 | Sunday May 29, 2016 - 12:22:59
Cristiano Ronaldo ayaa dhaliyay gool ku laadkii shanaad ee kooxdiisa u gacan galiyay koobka Champions league markii uu Junafran kooxdiisa ka qasaariyay darbadii afaraad waxayna midaas keentay in macalinka Real Madrid uu dib u qoro buugaagta taariikhda kubada cagta.

Read More »

Daawo Sawirada Real Madrid Oo Saaka Bas Dusha Ka Furan Ku Soo Wareejisay Koobkeeda Champions League Gudaha Magaalada Madrid. (Sawiro Badan)

0 Visits: 1018 | Sunday May 29, 2016 - 12:21:24
Ka dib markii ay caweynayeen habeenkii oo dhan, Real Madrid ayaa u dabaaldegtay hanashadooda taariikhiga ee Champions League iyagoo bas dusha ka furan ku soo maray wadooyinka Madrid.

Read More »

Macalinka Manchester United Jose Mourinho Oo Iibsanaya Qalcad Ku Taala Waqooyiga Wales Oo Qiimaheeda Uu Gaarayo 3.9 Milyan Ginni.

0 Visits: 752 | Sunday May 29, 2016 - 12:18:37
Tababaraha cusub ee Manchester United Jose Mourinho ayaa la sheegayaa inuu raadinayo guri cusub, waxaana uu indhaha ku hayaa guri qaas ah – qalcad qiimaheeda yahay 3.9 milyan ginni oo u dhiganta 5.7 milayn doolar.

Read More »

Muxuu Diego Simeone Ka Yiri Guuldaradii Ka Soo Gaartay Real Madrid Markii Labaad Finalka Champions League?

0 Visits: 664 | Sunday May 29, 2016 - 12:16:09
Tababaraha Atletico Madrid Diego Simeone ayaa la hadlay saxaafada ka dib markii kooxdiisa lagu garaacay rigoore finalkii Champions League ee magaalada Milano. Waxa uu sheegay in ku guuldareysiga labo final Champions League inay tahay "fashil", ka dib markii Ronaldo uu dhaliyay rigooradii guusha…

Read More »

Qiimeynta Ciyaartoyda Ee Real Madrid & Atletico Madrid – Kumaa Ahaa Xiddiga Garoonka Kulankii Finalka Champions League?

0 Visits: 742 | Sunday May 29, 2016 - 12:14:54
Real Madrid Navas 7– Si fiican ayuu u maareeyay darbooyinka meelaha dhaadheer laga soo tuurayay, waana ay yareyd in meel dhow laga tijaabiyo ilaa iyo goolkii uu Carrasco ku barbareeyay ciyaarta.

Read More »

Cristiano Ronaldo: Waan U Sheegay Zinedine Zidane Inaan Dhalinayo Goolka Guusha.

0 Visits: 794 | Sunday May 29, 2016 - 12:13:08
Cristiano Ronaldo ayaa ahaa mid aad u faraxsan ka dib markii ay kooxdiisa ku guuleysatay Champions League iyagoo rigoorayaal ku garaacday Ateltico Madrid, Ronaldo ayuuna ahaa xiddigii dhaliyay rigoorada guusha oo siiyay Los Blancos koobkoodii 11aad ee Champions league, waxaana uu u sheegay saxaafada…

Read More »

RASMI: Cristiano Ronaldo Oo Xilli Ciyaareedkii Afaraad Oo Isku Xiga Ku Guuleystay Gooldhalinta Champions League.

0 Visits: 646 | Sunday May 29, 2016 - 12:11:36
Weeraryahanka Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa ku guuleystay abaalmarinta gooldhalinta Champions League ee xilli ciyaareedkan isagoo ku qaaday 16 gool.

Read More »

Barcelona Oo Ka Careysiisay Taageerayaasheeda Ka Dib Markii Ay U Hambalyeeyeen Real Madrid

0 Visits: 649 | Sunday May 29, 2016 - 12:09:43
Kooxda Barcelona ayaa ka careysiisay jamaahiirteeda xalayto ka dib markii ay ugu hambalyeeyeen kooxda ay sida aadka ah u xafiiltamaan ee Real Madrid hanashada koobkoodii 11aad ee Champions League oo ay xalayto ku qaadeen garoonka San Siro.

Read More »

Daawo Sawirada Real Madrid Oo U Dabaaldegeysa Hanashada Koobkeedii 11aad Ee Champions League.

0 Visits: 1215 | Sunday May 29, 2016 - 12:07:24
Real Madrid ayaa hanatay koobkeedii 11aad ee Champions League ka dib markii ay rigoroe 5-3 ku garaaceen kooxda Atletico Madrid kulan xamaasad lahaa oo ka dhacay San Siro, iyadoo 120kii daqiiqo ee ciyaarta ay ku soo idlaatay barbaro 1-1 ah ka dib goolal ay kala dhaliyeen Sergio Ramos iyo Yannick Carrasco.

Read More »

EUROPEAN CHAMPIONS!!!! Real Madrid Oo Ku Guuleysatay Koobkeedii 11aad Ee Champions League Ka Dib Markii Ay Rigoore Ku Garaaceen Atletico Madrid – CR7 OO Rigoorada Guusha U Saxiixay Los Blancos.

0 Visits: 635 | Sunday May 29, 2016 - 12:04:26
Real Madrid ayaa ku guuleysatay markeedii 11aad koobka Champions League ka dib markii ay rigoore 5-3 ay kaga badiyeen kooxda Atletico Madrid final la isku rafaaday oo ka dhacay San Siro ka dib markii 120 daqiiqo lagu kala bixi waayay barbaro 1-1 ah.

Read More »

Barcelona Oo Uga Tacsiyeeysay Real Madrid Weerarkii Shalayto Lagu Qaaday Jamaahiirteeda Dalka Ciraaq.

0 Visits: 615 | Saturday May 14, 2016 - 08:58:42
Barcelona ayaa tacsi u dirtay kooxda ay xafiiltamaan ee Real Madrid ka dib markii qaar ka mid ah jamaahiirteeda dalka Ciraaq lagu laayay weerar shalayto.

Read More »

Orodyahan Usain Bolt: Waan U Ciyaari Doonaa Manchester United Haddii Louis van Gaal Uu Baxo.

0 Visits: 697 | Saturday May 14, 2016 - 08:57:23
Orodyahanka sarre Usain Bolt ahna taageeraha weyn ee kooxda Manchester United ayaa sheegay inuu weli ku riyoonayo inuu u ciyaaro Manchester United ilaa iyo inta uusan kooxda tababare ka aheyn macalinka reer HollandLouis van Gaal.

Read More »

Hordhac: Granada v Barcelona, Deportivo v Real Madrid – Ayaa Ku Guuleysan Doona Maanta Horyaalka La Liga Oo Galaya Kulankii Ugu Danbeeyay Ee Xilli Ciyaareedka?

0 Visits: 842 | Saturday May 14, 2016 - 08:55:37
Granada v Barcelona Deportivo v Real Madrid Waqtiga Labada Kulan: 6pm SGA Waxaa la joogaa maalintii ugu danbeysay ee xilli ciyaareedka horyaalka La Liga, welina ma heysano koox xaqiijisatay hanashada koobka horyaalka. Waxaase la ogaan doonaa 6pm Saacada Geeska Afrika maanta wixii ka danbeeya iyadoo…

Read More »

Sky Italia: "Mourinho & Man United Waa Ay Heshiiyeen", Sky Sports UK "Man Utd Weli Lama Heshiinin Mourinho"

0 Visits: 662 | Saturday May 14, 2016 - 08:54:25
Hadaad daawato Sky Italia waxaad ogaaneysaa in tababaraha reer Portugal Jose Mourinho inuu si rasmi ah u noqon doono tababaraha kooxda Manchester United xilli ciyaareedka danbe oo uu bedeli doono Louis van Gaal, laakiin haddii aad daawato Sky Sports UK waxa ay ku sheegayaan inuusan warkaasi waxba ka…

Read More »