Sports News

Diyaarad Uu Saarnaa Ciyaaryahan Ka Tirsan Horyaalka Premier League-Ga Oo La Waayay

0 Visits: 66 | Wednesday January 23, 2019 - 00:10:06
Mid ka mid ah ciyaartoyda ku biiray horyaalka Ingiriiska ee Premier League ayaa la socday diyaarad nooca yar yar ah oo la waayay xilli ay ku duuleysay hawada jasiiradaha Channel Islands. Emiliano Sala oo ah weeraryahan suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ka jooga £15malyan oo gini ayaa ka mid ahaa 2 ruux…

Read More »

Wax Walba oo Maanta Laga Qoray kooxaha Waaweyn ee Qaarada yurub

0 Visits: 65 | Tuesday January 22, 2019 - 23:58:13
Sir Alex Ferguson oo Qeyb Ka Qaadanaayo in Soljaer Laga Dhigo Macalinka Joogtada kooxda United: Macalinkii Hore kooxda Kubada Cagta Man United Sir Alex Ferguson Ayaa door muhiim ah ka qaadanaayaa in macalinka haatan ku meel gaar ah ee Soljaer in si toos ah loogu dhiibo kooxda United. Soljaer ayaa ka…

Read More »

Real Madrid Oo Tottenham Uga Hiilinaysa Arsenal, Sidee.?

0 Visits: 70 | Tuesday January 22, 2019 - 11:24:28
Real Madrid ayaa doonaysa in ay James Rodriguez ay ka iibiso Tottenham Hotspur baddaalkii ay ka iibin lagayd Arsenal. Rodriguez, kaas oo kisoo dhawaanaya in uu soo idleeyo waayihiisa Bayern Munchen, ayaa bartilmaameed u ah kopxda uu maamulo Unai Emery ee Gunners.

Read More »

Natiijooyinka Horyaalka Talyaaniga

0 Visits: 68 | Monday January 21, 2019 - 22:16:20
Saddex isbuuc oo fasax ah kaddib waxaa todobaadkaan dib u soo laabtay horyaalka Seria A. Kooxda kaalinta labaad ku jirto ee Napoli waxay lix dhibcood oo qura u soo jirsatay hogaamiyaasha horyaalka ee Juventus, ka gadaal marki ay xalay 2-1 ku martay Lazio. Goolasha waxaa Napoli u kala dhaliyay Jose Callajon…

Read More »

Faahfaahinta Horyaalka Ingiriiska ee Todobaadka

0 Visits: 70 | Monday January 21, 2019 - 22:06:10
Horyaalka Premier League Ingiriiska, todobaadkaan waxaa wada badiyay dhamaan kooxaha waaweyn marka laga reebo Chelsea oo jab kala soo laabatay garoonka Emirates ee kooxda Arsenal Sabtidii kadib marki looga badiyay 2-0. Arsenal waxay Chelsea gaba gabeysay qeybti hore ee ciyaarta, waxaana goolasha u kala…

Read More »

Barcelona oo mar kale badisay

0 Visits: 60 | Monday January 21, 2019 - 21:59:03
Kooxda Barcelona ayaa kordhisay dhibacaha ay ku horkaceyo horyaalka La Liga, kaddib marki ay xalay 3-1 ku garaacday naadiga Leganes.

Read More »

Higuain oo laga saaray liiska ciyaartooyda Kooxda Milan

0 Visits: 69 | Sunday January 20, 2019 - 23:08:07
Kooxda Kubada Cagta Ee Ac Milan Ayaa Liiska Xidigaha Kooxdooda u Ciyaari Doonta Kulan Beri Ee La Lee yihiin Kooxda Ganeo Laga Waayay Higuain. Higuain Ayaa Qarka U Saaran Ku Biiritaanka Kooxda Kubada Cagta ee Chelsea kasoo Dhowr Jeer la Sheegay In Uu Joogo Magaalada London.

Read More »

Shaxda Rasmiga: Huddersfield Vs Man City oo lagu dhawaaqay

0 Visits: 93 | Sunday January 20, 2019 - 22:16:46
Kooxda Uu Hogaamiyo Pep Ayaa Lagu Dhawaaqay Shaxdeeda Rasmiga Kulanka Ay Maanta Ciyaarayaan. City ayaa Dooneysa Inay Ka Daba Tagaan Kooxda Liverpool Oo xalay Guul Gaartay. Huddersfield ayaa ah Kooxda Ugu Hooseysa Horyaalka Waxayna Isbuucaan Iska Raacdeeyeen Macalinkooda. Aguero Iyo De Brouyne Ayaa Ku…

Read More »

Sidee Frank Lampard uu Pogba kaga caawiyay inuu noqdo xiddig sare?

0 Visits: 86 | Sunday January 20, 2019 - 21:55:22
Tan iyo markii shaqada tababarennimo ee Manchester United loo dhiibay Ole Gunner Solskjear inuu dhammeystiro inta ka dhiman xili ciyaareedkan, Paul Pogba ayaa waxa uu lasoo baxay qaab ciyaareed aad cajiib u ah. Sagaal gool oo isugu jira ayuu ku lug yeeshay tan iyo bilawgii xukunka OGS, waxaana ka mid…

Read More »

Rasmi: Trent Alexander-Arnold oo hishiis cusub u saxiixay Liverpool

0 Visits: 71 | Saturday January 19, 2019 - 23:54:30
Trent Alexander-Arnold ayaa Liverpool u saxiixay heshiis waqtigiisa dheer yahay. 20-jirkan asigoo lix jir ah ayuu Liverpool qeybteeda caruurta lagu bar baariyo kusoo biiray haatana waa daafac joogto ugu cayaaro Reds. Arnold ayaa ku biiray liiska cayaartooyda Liverpool ee dhawaan heshiis waqtigiisa dheer…

Read More »

EPL: Hordhaca kullanka Manchester United vs Brighton

0 Visits: 66 | Saturday January 19, 2019 - 22:48:03
Ka dib guushii ay ka gaarreen Tottenham Hotspur, Manchester United waxaa ka muuqata kalsooni badan oo ay ku garaaci karaan Brighton and Hove Albion. United ayaa hadda rajo wanaagsan ka muujineysa sidii ay kaga mid noqon lahayd kooxaha ugu sarreeya horyaalka, iyadoo hadda ku dhibco ah Arsenal oo kaalinta…

Read More »

wararka ugu waaweyn ee suuqa kala iibsiga iyo wax walbo oo ka cusub kooxdaada

0 Visits: 105 | Saturday January 19, 2019 - 21:58:11
Liverpool Oo Banfica Ciyaariyahan ka soo qaadaneysa: kooxda Kubadda cagta Ee Liverpool Ayaa Diyaar u ah in ay £61m gini ay ku bixiyaan qaabkii ay ku soo qaadan lahaayeen Ciyaariyahanka qadka dhaxe kaga ciyaara kooxda Banfica ee Joao Felix oo Portugal U Dhashay (Correio da Manha – in Portuguese) Liverpool…

Read More »

Xogta iyo xaqiiqooyinka gaarka u ah kullanka Liverpool iyo Crystal Palace

0 Visits: 86 | Saturday January 19, 2019 - 21:43:14
Liverpool ayaa garaacday Crystal Palace shan ka mid ah lixdii kullan ee ugu dambeysay oo ay wada ciyaareen, weliba si xiriir ah saddexdii ugu dambeysay, mana aysan dhicin in Reds ay afar jeer xiriir ah garaacaan Eagles kullamada horyaalka Ingiriiska taariikhda. Palace ayaa guul gaartay saddex ka mid…

Read More »

Feeryahankii Maxamed Cali Kalaay Oo Loogu Magac Daray Garoon Diyaaradeed

0 Visits: 70 | Thursday January 17, 2019 - 21:31:16
Maamulka magaalladda Louisville ee Gobalka Kentucky ee dalka Maraykanka waxay shalay ku dhawaaqeen inay Feer-yahankii Maxamed Cali Kalaay ku sharfeen in loogu magac daro Garoon Gobaleedka Diyaaradaha ee Louisville. Maayarka magaalladdaasi, Greg Fischer oo ka tirsan Xisbiga Dimuqraadiga ayaa sheegay…

Read More »

Henry iyo Viera oo xalay iska horyimid

0 Visits: 51 | Thursday January 17, 2019 - 21:26:42
Kooxaha Monaco iyo Nice ayaa ciyaar ka tirsaneyd horyaalka Leage One-ka France oo ay xalay dheeleen ku kala baxay bareejo 1-1 ah. Xiisaha gaarka ah ee ciyaartan ayaa aheyd iyadoo laba naadi ay kala wateen laacibiintii hore ee xulka Faransiiska iyo kooxda Arsenal Thierry Henry iyo Patrick Viera.

Read More »

Eto'o oo Faahfaahin Ka Bixiyay sababta macallimiinta madowga ah aysan guulo ugu gaarrin kooxaha Reer Yurub

0 Visits: 53 | Thursday January 17, 2019 - 21:02:51
Weeraryahankii hore ee Barceloma iyo Inter Milan, Samuel Eto'o ayaa waxa uu ka hadlay sababta keentay in macallimiinta midabka madowga leh aysan u noqonin kuwa saameyn ku yeesha kubadda cagta qaaradda Europe. Eto'o ayaa aaminsan in macallimiinta madowga ah loo arko inay yihiin "muwaadiniinta…

Read More »

Maxay tahay sababta ay PSG ugu kalsoontahay saxiixa De Jong?

0 Visits: 86 | Wednesday January 16, 2019 - 23:04:27
Shabakadda ESPN ayaa waxa ay werineysaa in kooxda Paris Saint-Germain ay tahay kooxda ugu dhow ee lasoo saxiixan karta ciyaaryahanka Ajax khadka dhexe kaga ciyaarra ee Frenkie De Jong. Paris ayaa lagu soo warramayaa inay si joogto ah ula xiriiraan wakiilka De Jong ee lagu magacaabo Ali Dursun. Barcelona…

Read More »

Supper Cup: Jeddah oo noqotay Magaaladi 10-aad ee tartankaan marti galisa

0 Visits: 87 | Wednesday January 16, 2019 - 22:25:43
Final-ka Supper Cup-ka ee ka dhacaaya magaalada Jeddah Waa Midkii 31-aad sido kale kalana waa kii 10-aad oo lagu Qabta Meel Ka Baxsan Gudaha Dalka Talyaaniga. Juventua Iyo Ac Milan Ay caaw Ku wada Ciyaari Doona Garoonka King Abdullah Sports City Stadium saacada Geeska Africa Marki Ay Tahay 08:30pm.…

Read More »

10-ka Goolhaye ee ugu taariikhda Wanaagsan Horyaalka England

0 Visits: 67 | Wednesday January 16, 2019 - 21:23:32
Horyaalka England Waxaa Soo Maray Goolhayeyaal Cajiib Ah Kubaasoo Wacdaro Fiican Sameeyay Intii ay ku sugnaayeen Horyaalka. Halkaan waxaan Ku Soo qaadan doonaa 10-ka Goolhaye Tariikhda Horyaalka England Ugu Fiicnaa Ee Soo Mara Waxaana ku qiimeen Doonaa Shabaq Difaacashadooda Ama Cleen Sheet Waxa Loo…

Read More »

Kenya: 'Scores hurt' in attack at luxury Nairobi hotel

0 Visits: 94 | Tuesday January 15, 2019 - 19:36:43
The suspected terror attack is unfolding at the complex, which houses a large hotel known as DusitD2, along with several banks and offices. Police are said to be exchanging gunfire with the attackers in the operation. Several cars have been seen on fire and people are being carried away from the scene.…

Read More »