Sports News

Isku aadka kooxaha tartanka UEFA oo la soo saaray(La soco Group-yada aan isku qalmin)

0 Visits: 810 | Friday August 26, 2016 - 13:38:22
Waxaa la soo gabagabeeyay isku aadka kooxaha ka qeyb gelaya tartanka ciyaaraha kooxaha Yurub UEFA, kaddib markii qori tuur loo sameeyay sideed Group, iyadoo sanadkaan qeyb kasta ay ku jiraan kooxo aan isku qalmin amaba aan isku awood ahayn.

Read More »

Tartanka Ciyaaraha Olimbikada oo xalay lagu soo gaba gabeeyay Brazil (Sawirro)

0 Visits: 819 | Monday August 22, 2016 - 09:41:29
Waxaa xalay lagu soo gaba gabeeyay magaalada Rio De Janeiro Tartanka Ciyaaraha Olimbikada Adduunka oo socday muddo 16 maalmood, iyadoo munaasabad heer sare aheyd ay ka dhacday garoonka Maracana Stadium.

Read More »

Usain Bolt: DAAWO SAWIRADA Ninka ugu orodka badan dunida oo taariikh cusub dhigay

0 Visits: 829 | Monday August 15, 2016 - 19:01:57
Ninka ugu orodka badan dunida ee reer Jamaica Usain Bolt ayaa taariikh cusub ka dhigay ciyaaraha Olombikada Adduunka ee Rio 2016, kaddib markii uu markii saddexaad ee isku xigta uu ku guulaystay tartanka 100m ee Olympic-ada Adduunka.

Read More »

Daawo tartanka Olambikada Rio 2016 oo ciyaariha orodada ku soo dhoweeyay garoomo faaruq ah

0 Visits: 815 | Friday August 12, 2016 - 23:42:46
Tartanka ciyaarayaha Olambikada ee ka socda dalka Brazil ayaa dib u dhac weyn uu ka muuqdaa iyadoo tartankan uusan xiiso u lahayn sidii tartamadii hore,iyadoo la gaaray tartankii orodada ayaa garoomadu ay yihiin kuwo faaruq ahoo daawadayaal badan aysan joogin.

Read More »

Xiriirka K/Cagta oo baaraya jiritaanka in Ciyaartoy ka mid ah Puntland uu horay ugu soo saftay Xulka Qaranka

0 Visits: 890 | Sunday July 24, 2016 - 20:03:29
Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed ayaa baaraya warar soo baxayay saacadihii la soo dhaafay, kaasoo sheegaya in mid ka mid ah ciyaaryahanadii u saftay Xulka K/cagta Puntland inuu horay ugu soo ciyaaray Xulka Qaranka Soomaaliya.

Read More »

France 0 Portugal 1: Xulka Qaranka Portugal Oo Ugu Danbayn Ku Guulaystay Koobka Qaramada Yurub, Eder Oo Noqday Halyaygii France Qalbi Jabiyay Iyo Oohintii Ronaldo Ee Dhaawaca Oo Oohin Farxadeed Isku Badashay

0 Visits: 872 | Monday July 11, 2016 - 08:12:58
Xulka qaranka Portugal ayaa ku guulaystay koobka qaramada Yurub ee Euro 2016 kadib markii waqtiga dheeriga ah ku garaaceen xulka qaranka marti galinayay Euro 2016 ee France. Gool dhaliya oo uu waqti danbe dhaliyay Eder ayaa Portugal ka caawiyay in ay markii ugu horaysay taariikhda ay ku guulaystaan…

Read More »

Ciyaaryahanad u dhalatay Kenya oo guul u soo hoysay dalka Turkiga

0 Visits: 832 | Sunday July 10, 2016 - 19:39:59
Gabar u dhalatay dalka Kenya oo ka tirsan ciyaaryahanada orodada ayaa guul u soo hoysay dalka Turkiga oo ay u ciyaareysay, iyadoo ku guuleysatay orodka dheer ee 5,000m, iyadoo kaalinta koowaad ka gashay tartankaasi.

Read More »

Kulanka Finalka ee EURO 2016: Maxaa kala heysta France vs Portugal

0 Visits: 697 | Sunday July 10, 2016 - 18:43:31
Ciyaarta kama dambeysta ee Finalka Koobka Qaramada Yurub ee EURO 2016 ayaa waxaa caawa fooda is dari doona xulalka Portugal iyo France, waxaana si aad ah isha loogu hayaa xiisaha kulanka Final.

Read More »

Daawo : Messi Kuma Qurxoona Oohinta Iyo Guul Darada , Si Kal Iyo Laab Ah Ayuu U Ooyay Ka Dib Jabkii Copa America

0 Visits: 821 | Monday June 27, 2016 - 13:05:07
Chile ayaa Argentina kaga guuleystay Copa America oo ay isla gaareen rigoore tuurasho . Messi oo kulankaan dhigay wacdaro ayaa ugu dambyen qarankiisa waxa uu ka qasaariyay rigooradiisii uu laaday

Read More »

Hordhaca Kulanka La Wada Sugayo Ee Italy Vs Spain, Azzuri Caawa Maka Aarsan Doonaan Xulkii Koobkaan Ka Qaaday Afar Sano Ka Hor ?

0 Visits: 681 | Monday June 27, 2016 - 12:57:28
Italy ayaa caawa la kulmi doonta xulkii afar sano ka hor koobkaan ka qaaday ee Spain oo ay isku qaban doonaan wareega 16 ka ee tartanka Euros 2016. Kulanka:Italy Vs Spain

Read More »

Chile Oo Rogoorayaal Argentina Kaga Qaaday Copa America Xilli Messi Iyo Vidal Darbooyinkoodii Ay Qasaariyeen

0 Visits: 635 | Monday June 27, 2016 - 12:51:11
Labada qaran ayaa qeybta hore soo bandhigay ciyaar adag oo jir ahaan iyo maskaxiyan ka dhisneyd . Chile mararka qaar kubadda iyaga ayaa maamulkeeda hayay sidaas oo ay tahay ma jirin halis gilin gaar ah oo ay ku sameeyeen shabaqa Argentina . Argentina waxaa fursad gool xaqiiq aheyd ka qasaariyay biloowgii…

Read More »

10 kii Gool ee Gees ka laad ugu yaabka Badnaa K/Cagta Yaa Dhaliyay. (DAAWO)

0 Visits: 746 | Saturday June 25, 2016 - 13:02:57
Waxaan idiin soo Gudbineynaa Aqristeyaal 10 kii Gool ee lagu dhaliyey Gees kalaad Goolashaas oo noqday kuwii ugu layaabka badnaa ee ka dhasha kubada Cagta.

Read More »

Cristiano Ronaldo oo Xanaaq kala baxay Garoonka.

0 Visits: 745 | Sunday June 19, 2016 - 12:01:23
June 19, Weeraryahanka Xulka dalka Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa Record Cusub u dhigay dhamaan Cayaartoyda dalka Portugal ka dib markii uu noqday Cayaaryahanka ugu safashada badan Xulka dalkaas.

Read More »

DEG-DEG: Isku Aadka Kulamada Premier League Ee Xili CIyaareedka 2016/2017 Oo Lagu Dhawaaqay, Arsenal Vs Liverpool Oo Lagu Furayo Horyaalka

0 Visits: 740 | Wednesday June 15, 2016 - 14:23:05
Waxaa si rasmi ah loo soo saaray isku aadka kulamada xili ciyaareedka 2016/2017 ee horyaalka ingiriiska ee Premier league. Kooxda Jose Mourinho ee Man Utd ayaa ku bilaabaneysa Bournemouth, Pep Guardiola kooxdiisa Man City ayaa ka hortageysa Sunderland kulan ka ddhacaya Etihad alla muxuu dagaal dhici…

Read More »

Super Mario Balotelli: Xul Weyn Ma Aha Xulka Ingiriiska Waligeyna Ma Aaminin Iney Naga Adkaan Karaan

0 Visits: 647 | Wednesday June 15, 2016 - 14:19:32
Super Mario Balotelli ayaa ku maadeystay xulka ingiriiska ee Roy Hodgson isagoo sheegay inuu in yar uu ka garanayo ciyaartooyda haatan ee xulka sadexda libaax.

Read More »

Warbixin: Min Kulamo Ciyaareedyada Koowaad Ilaa Kan Ugu Danbeeya, Arag Jadwalka Dhamaan 20 Ka Koox Ee Horyaalka Ingiriiska

0 Visits: 621 | Wednesday June 15, 2016 - 14:17:50
13 August 2016 (Kulamo Ciyaareedyada 1) AFC Bournemouth v Manchester United #BOUMUN Arsenal v Liverpool #ARSLIV

Read More »

Warbixin: Koox Ka Koox, Waa Sidee Jadwal Ciyaareedka Kooxdaada ? Halkaan Ka Bogo Liiska Kulamada U Gaarka Ah Koox Waliba

0 Visits: 630 | Wednesday June 15, 2016 - 14:12:02
Waxaa la ciyaari doona 380 kulan oo horyaalka ingiriiska ka ah kaasoo bilaaban doona 1 August ilaa dhamaadka bisha May ee sanada 2017, hadaba halkaan ka bogo liiska u gaarka ah ee koox waliba.

Read More »

Soo Laabasho Wanaagsan Gary ! Flop-kii Valencia Gary Neville Oo Ku Soo Laabanaya Shaqada Falaanqeeyenimo Ee Sky Sports

0 Visits: 647 | Wednesday June 15, 2016 - 14:09:20
Gary Neville ayaa diyaar u ah inuu ku soo laabto shaqada falaanqeeyenimo ee kanalka Sky Sports isagoo dib ugula midboobi doono saaxiibkiisa Jamie Carragher kadib marka uu soo dhamaado Euros ka.

Read More »

Juventus Oo Ku Garaacday Chelsea Saxiixa Miralem Pjanic Islamarkaana Tijaabada Caafimaad Umaraya Isniinta Ama Talaadada

0 Visits: 613 | Monday June 13, 2016 - 12:29:07
Rajadii naadiga Chelsea ee ku aadanayd saxiixa Miralem Pjanic ayaadaadka la raacsiiyeyka dib markii uu tilmaamay ciyaaryahanka in uu doonaayo inuu ku biiro kooxda haysata horyaalka talyaaniga ee Juventus.

Read More »

Dagaalkii Afka: Ka Hor Kulanka Britain Derby Ee England Vs Wales, Gareth Bale, Wayne Rooney Iyo Roy Hodgson Oo Erayo Kulul Is Dhaafsaday

0 Visits: 677 | Monday June 13, 2016 - 12:26:08
Dagaal afka ah ayaa ka dhex bilowday xulalka Wales iyo England ka hor kulankooda British Derby ee maalinta khamiista ah kadib markii uu Gareth Bale ku tilmaamay xulka ingiriiska kuwo isla qab weyn oo faana iyagoo aan waxba aheyn.

Read More »