Sports News

Chelsea Oo Conte Ku Bedeleysa Tababare Laga Ceyriyay EPL-ka Xili Ciyaaareedkan

0 Visits: 717 | Tuesday February 13, 2018 - 19:01:11
Tababaraha kooxda Watford Marco Silva ayaa laga fakirayaa in lagu aamino shaqada kooxda ka dhisan Galbeedka London ee Chelsea. Tababaraha Blues Antonio Conte ayaa ka quustay loolanka horyaalka kadib markii uu silama filaan ah ku qaaday xilli ciyaareedkiisii ugu horeeyay England.

Read More »

Chelsea oo guul raaxo leh garoonkeeda Stamford Bridge uga gaartay kooxda dhibaatooneysa ee West Brom

0 Visits: 496 | Tuesday February 13, 2018 - 09:38:03
Chelsea ayaa guul qurux badan ka gaartay West Brom kulan xiiso leh oo ka dhacay garoonka Stamford Bridge, taasoo ka dhigan iney wadada guulaha dib ugu soo laabteen sidoo kalana ay saacideen macalinkooda Antonio Conte. Blues waxey soo tiigsatay booska 4-aad iyagoo kala baxay Tottenham Hotspur oo kulankii…

Read More »

Falanqeynta Kulanka Xiisaha Leh Ee Newcastle vs Manchester United

0 Visits: 591 | Sunday February 11, 2018 - 18:20:20
Manchester United ayaa isha ku heysa inay guul ka gaarto kulanka ay u safrayaan Newcastle United galabta oo axad ah. Red Devils waxay shan dhibcood ka sareysa kooxda kaalinta seddexaad ee Liverpool, waxaana ay dooneysaa inay ka badiso Newcastle oo aan guuleysan afartii kulan ee ugu dambeysay Premier…

Read More »

Real Madrid oo xasuuqday Real Sociedad, CR7 oo sadexley dhaliyay

0 Visits: 663 | Sunday February 11, 2018 - 17:59:12
Real Madrid ayaa dib ugu soo laabatay wadadii guulaha kadib markii ay Bernabeu ku xasuuqeen Real Sociedad kulan ka tirsan horyaalka La Liga, waxeyna ku awood sheegteen 5-2.

Read More »

HORDHAC: Tottenham vs Arsenal

0 Visits: 675 | Saturday February 10, 2018 - 09:30:44
Tottenham ayaa maanta marti galin doonta Arsenal kulan xiiso leh oo laga filanayo labada dhinac weerar aan kala joogsi lahayn. Wararka Labada dhinac:

Read More »

Xiddigii Hore Ee Celtic Iyo Manchester United Liam Miller Oo Geeriyooday Isagoo 36 Sanno Jir Ah

0 Visits: 564 | Saturday February 10, 2018 - 09:26:21
Ciyaaryahankii hore ee khadka dhexe ee Celtic iyo Manchester United Liam Miller ayaa geeriyooday isagoo 36 sanno jir ah. Miller oo 21 kulan u saftay xulka qarankiisa Republic of Ireland intii u dhaxeysay 2004 iyo 2009 ayaa la tacaalayay cudurka kansarka.

Read More »

Barcelona oo guul ka gaartay Valencia

0 Visits: 609 | Friday February 09, 2018 - 19:32:01
Barcelona ayaa guul weyn ka gaartay Valencia kulanka lugta labaad ee wareega semi finalka tartanka Copa del Rey, waxeyna laba gool ka heshay Coutinho iyo Rakitic taasoo wadarta guud ee isku cel-celiska goolasha ka dhigtay 3-0.

Read More »

Messi oo magac u bixiyey Wiilkiisa saddexaad ee aan weli dunida ku soo biirin

0 Visits: 567 | Thursday February 08, 2018 - 10:33:16
Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Barcelona ee Lionel Messi ayaa magac u bixiyey wiilkiisa saddexaad ee uu dhawaan filanayo inuu Aabbe u noqdo, kaasoo weli aan dunida ku soo biirin.

Read More »

Bahda Isboortiga Magaalada London oo casho sharaf U sameeyay guddoomiyaha Isboortiga Gobolka Banaadir Xasan Wiish+Masawirro.

0 Visits: 830 | Wednesday February 07, 2018 - 09:15:38
Magaalada London oo magaalada ay ku nool yihiin dadka ugu badan ee ku abtrisrada bahdiii hore ee isboortiga dalka ee qurbaha ayaa lagu qabtay xaflada casho sharaf ah ee si heersare loosoo agaasimey oo lagu soo dhaweynayo Guddoomiyaha Isboortiga Gobolka Banaadir Xasan Aadan Xaaji yabaraow Wiish, waxaana…

Read More »

Lukaku: Adriano ayaa tusaale ii ahaa

0 Visits: 565 | Wednesday February 07, 2018 - 09:06:24
Weeraryahanka Manchester United Romelu Lukaku ayaa sheegay in uu kubadda cagta dhiirigalin uga qaatay Adriano.

Read More »

Rooney: "waan ogahay waqtiga uu Kane ku biirayo Madrid!".

0 Visits: 574 | Wednesday February 07, 2018 - 08:58:13
Halyeyga xulka England haatana u ciyaara kooxda Everton Wayne Rooney ayaa hoosta ka xariiqay in weeraryahanka kooxda Tottenham ee Harry Kane uu ku biiri doono kooxda Real Madrid.

Read More »

Goolhayaha Chelsea Thibaut Courtois Oo Fariin U Diray Real Madrid: "Qalbigeyga Waxa Uu Yaalaa Madrid"

0 Visits: 599 | Wednesday February 07, 2018 - 08:44:21
Thibaut Courtois ayaa shidaal ku sii shubay wararkii xanta ahaa ee la xiriirinayay Real Madrid isagoo sheegay in qalbigiisa uu yaalo Madrid inkastoo uu wadahadalo qandaraas kordhin ah kula jiro Chelsea.

Read More »

Neymar oo xaflada dhalashadiisa ku casuumay asxaabtiisii hore ee Barcelona laakiin ma jiro laacib ka tirsan Barca oo tagay xaflada (Ogoow sababta)

0 Visits: 568 | Wednesday February 07, 2018 - 08:38:35
Neymar ayaa sanadkaan dhigtay xaflad dhalasho oo cajiib ah, xafladiisa dhalasho ayaana ahayd mid si wayn looga dareemay magaalada Paris.

Read More »

Kooxdii Wareega Shanaad Ee FA Cup La Ciyaari Laheyd Manchester United Oo La Ogaaday

0 Visits: 580 | Wednesday February 07, 2018 - 08:30:21
Huddersfield ayaa dhalisay seddex gool waqtigii dheeriga ahaa iyagoo 4-1 uga badiyay kooxda Birmingham kulankii ku celiska wareega afaraad ee FA Cup ee xalay ka dhacday garoonka St Andrews.

Read More »

Wayne Rooney Oo Saadaaliyay Kooxaha Ku Dhameysan Doona Afarta Kaalimood Ee Ugu Sareysa Horyaalka Premier League Xilli Ciyaareedkan

0 Visits: 580 | Tuesday February 06, 2018 - 10:51:41
Weeraryahanka kooxda Everton Wayne Rooney ayaa xalayto marti ku ahaa barnaamijka Sky Sports ee Monday Night Football isagoo ciyaarta Chelsea iyo Watford la falanqeynayay daaficii hore ee Liverpool Jamie Carragher. Waxaana Rooney la weydiiyay afarta kooxood ee Premier League ee uu filayo inay Champions…

Read More »

UEFA Oo Go'aansaneysa Maanta Haddii Dani Carvajal Uu U Ciyaari Doono Kulanka Champions League Ee Real Madrid Iyo Paris Saint-Germain

0 Visits: 618 | Tuesday February 06, 2018 - 10:42:23
Real Madrid ayaa sugeysa inay maqasho in haddii ganaaxi Dani Carvajal laga soo dhigay hal kulan taasoo ay sugayaan saaka oo Talaado ah, haddii ay taasi dhacdo waxa uu daafaca midig awoodi doonaa inuu dheelo lugta hore ee kulanka wareega 16ka Champions League ee ay la coyaarayaan Paris Saint-Germain.…

Read More »

Madaxweynaha Real Madrid oo Saddax xiddig ka doonaya EPL-ka

0 Visits: 669 | Monday February 05, 2018 - 23:30:15
Madaxweynaha kooxda Real Madrid Florentino Perez ayaa wuxuu doonayaa inuu dib u dhis ku sameeyo kooxdiisa Real Madrid xagaaga soo aadan, sida ay sheegayaan warbaahinta Spain.

Read More »

Fanaanada Rihanna Oo Emirates Kula Dabaal Dagtay Mesut Ozil & Xiddigaha Arsenal

0 Visits: 743 | Sunday February 04, 2018 - 20:35:32
Fanaanada caanka ah ee Rihanna ayaa mar kale sawir kala soo muuqatay laacibka Mesut Ozil kulankii Arsenal guusha ay gaartay Everton habeenkii xalay.

Read More »

Hordhac: Burnley Vs Man City: Bar-Baro Ama Guuldaro Ay Man City Gasho Oo Xasuusin Doonta Rikoor Ay Dhigtay 3 Sano Ka Hor

0 Visits: 665 | Saturday February 03, 2018 - 08:25:35
Kooxda Man City ayaa kooxda Burnley ku booqdan doonta garoonkeeda Turf Moor kulan ka tirsan todobaadkii 26-aad ee horyaalka Premier League.

Read More »

Soomaaliya ayaa ka Qeeb Gali Doonto Tartanka Naafada Ee sanadkan ka Dhaci Doono magalada Sharjah

0 Visits: 530 | Thursday February 01, 2018 - 09:14:42
Somaliya ayaa ka Qeeb Gali Doonto Tartanka Naafada Ee sanadkan ka Dhaci Doono magalada Sharjah Ee dalka United Arab Emirates, Mahd Abshir Cumar iyo Abdirisak waxa ay Somaliya U matali doonaan Tartanka naafada ee Sharjah 2018 International Para Athletics Waxey ka kala Qeeb Gali doonaan qeybaha ciyaaraha…

Read More »