Maqaallo

Siyaasiyiiney,is rux ruxa ama Dowladda Carbeed ha idin rux ruxaanee, shacabka rux ruxida ka dhaafa=NASASHADA JIMCAHA.Q-77aaad.=

0 Visits: 786 | Friday January 05, 2018 - 21:06:20
1-Oday Cabdulle ayaa Gabadhiisii Boondheere lagu mehriyay, lix wiil oo Swedan ka timid oo xafladda ka soo qayb galay oo isku dhinac fadhiyay,ayuu ku yiri: Noo duceeyaa adinkaa Xaj iyo cimra ka yimide.kkkk.(Oday Cabdulle waxaa khalday lixduba madaxey ka wada xiirnaayeen).(Fiiri: Sawirka 1aad).

Read More »

Akhriso: Taariikhda Wasiiradda cusub ee Arrimaha Dibadda, Arrimaha Gudaha iyo Ganacsiga

0 Visits: 804 | Thursday January 04, 2018 - 13:49:08
Ra'isul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa saaka xilka ka qaaday saddex Wasiir, isagoo ku bedelay saddex kale. Wasiiradda cusub ee la magacaabay ayaa kala ah:

Read More »

AKHRISO: Q/4-aad dhacdooyinkii ugu waa weynaa Soomaaliya 2017

0 Visits: 801 | Thursday January 04, 2018 - 13:21:02
Akhristiyaasheena sharafta leh ee ku xiran Page-kaRadiorisaala.comamaRisaala.net,waxaan halkan idin kugu soo gudbineynaa dhacdooyinkii ugu waa weynee ee Soomaaliya sanadkii tagay 2017. maanta waa weybta 1-aad Saddexda bil ee kala ah October, November iyo December. OCTOBER

Read More »

Taariikhda Degmada Buulaburte, Buulabarde, Buulaay ama Deebley.=Warbixin Kooban=

0 Visits: 1150 | Wednesday January 03, 2018 - 20:55:08
Waagii hore waxaa loo yaqiin Buuloburte (Buuladii Bacaadka), kadibna waxaa loo bixiyay BuuloBarde (Barde) waa geed wabiga jiinkiisa ka baxo oo ay caan ku ahayd magaaladu. Dadkii hore u deganaa waxay u yaqiineen magacya kale sida: Buulaay iyo Deebley .

Read More »

AKHRISO: Q/3-aad dhacdooyinkii ugu waa weynaa Soomaaliya 2017

0 Visits: 798 | Wednesday January 03, 2018 - 11:57:56
Akhristiyaasheena sharafta leh ee ku xiran Page-kaRadiorisaala.comamaRisaala.net,waxaan halkan idin kugu soo gudbineynaa dhacdooyinkii ugu waa weynee ee Soomaaliya sanadkii tagay 2017. maanta waa weybta 1-aad Saddexda bil ee kala ah July, August, iyo September.JULY

Read More »

Imaaraadka oo ku Fashilmay Weerarkii Shirqool-Siyaasadeedka ahaa!

0 Visits: 1062 | Tuesday January 02, 2018 - 11:48:56
HORDHAC/GOGOL-DHIG Alla ayay mahad oo idili u sugnaatay, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Alla ha yeelo. AFEEF Ugu horeyn; waxaan rabaa in aan cadeeyo in qoraalkan aan ku saleeynayo taleefankii uu Taliyaha NISA ee gobolka Banaadir ugu sheegay senator Cabdi Qeybdiid, in ciidanka…

Read More »

AKHRISO: Q/2-aad dhacdooyinkii ugu waa weynaa Soomaaliya 2017

0 Visits: 762 | Tuesday January 02, 2018 - 11:04:32
Akhristiyaasheena sharafta leh ee ku xiran Page-kaRadiorisaala.comamaRisaala.net,waxaan halkan idin kugu soo gudbineynaa dhacdooyinkii ugu waa weynee ee Soomaaliya sanadkii tagay 2017. maanta waa weybta 1-aad Saddexda bil ee kala ah April, May iyo June. April

Read More »

Sannadkii Beenta 2017-Ka ha naga dhamaado!!!

0 Visits: 889 | Monday January 01, 2018 - 11:54:57
Waxaan ka soo Jarmaaday xaafadda Madiino-Mogadishu,2: am A) Waxaan imid Hotel Maka Al-Mukarama, waxaa i soo ag fadhiistay nin aan waji garanayo, wuxuu igu yiri: Ma maqashay in Guriga Senator: Cabdi qaybdiid la galay? Waxaan ku iri : Radio Kulmiyaan ka maqlay. Wuxuu igu yiri: Ma taqaan sababta loo galay:…

Read More »

AKHRISO: Q/1-aad dhacdooyinkii ugu waa weynaa Soomaaliya 2017

0 Visits: 772 | Monday January 01, 2018 - 11:33:37
Akhristiyaasheena sharafta leh ee ku xiran Page-kaRadiorisaala.comamaRisaala.net,waxaan halkan idin kugu soo gudbineynaa dhacdooyinkii ugu waa weynee ee Soomaaliya sanadkii tagay 2017. maanta waa weybta 1-aad Saddexda bil ee kala ah January, February iyo March ayaan idin soo diyaarinay. JANAAYO Janaayo,…

Read More »

Gudoomiyaha Aqalka Sare oo Daah-furay Madasha AGA ee Horumarinta Afka Hooyo iyo Hal-abuurkiisa

0 Visits: 1697 | Friday December 29, 2017 - 21:27:00
Munaasabad si qurux badan loo soo agaasimay looguna tala galay Daah-furka Madasha AGA ee Horumarinta Afka Hooyo iyo Hal-abuurkiisa, ayna ka soo qeyb galeen madax ka kala socotay Aqalka Sare ee Baarlammaanka, Golaha Wasiirada, Xildhibaano, masuuliyiinta Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga, naadiyada akhriska…

Read More »

Mar kasta oo NABAD yar la dareemo, yaa na rux ruxa oo degenaanta & Nabadda noo diida? NASASHADA JIMCAHA.Q-76aad.

0 Visits: 954 | Friday December 29, 2017 - 20:42:16
1-Cabdi Diritoor oo ah Aqoon yahan Soomaaliyeed ayaa BUS soo raacay,waxaa soo dhinac fadhiisaty Tacbaaye oo ah Oday Beeraley ah oo wata juuni Afka ka xiran oo yaala lugahiisa hoostooda. Odaygu,toban daqiiqo markuu joogaba waxa uu kor u soo qaada Juuniga,waana rux ruxaa, kadibna halkiisii ayuu dhigaa.

Read More »

Sawirradii ugu cajiibsanaa ee duurjoogta laga qaaday sanadka 2017-ka

0 Visits: 1093 | Thursday December 28, 2017 - 23:32:42
Xayawaanka madax kutiga ee badda ku nool oo aad u faraxsan ayaa sawir lala heley, wuxuuna ka mid noqday sawirrada sanadkan ku guuleystay abaalmarinta sawirrada majaajilada ee loo yaqaano Comedy Wildlife Photography Awards. Sawirrada badankood ayaa waxa ay muujinayaan nooleyaal kala duwan oo samaynaya…

Read More »

Faallo: Dawlada Maraykanka oo fashilinaysa Ururka Qaramadda Midooday (UN)

0 Visits: 760 | Thursday December 28, 2017 - 23:08:23
Dawlada Mareykanka ayaa ka jaraysa 285 milyan oo dollar, miisaaniyadda Qaramada Midoobay ee ay bixin jirtay ka dib markii cod loo qaaday jurusalaam in aaney ahay caasimad yahuuda

Read More »

Warbixin ku saabsan: Qaraxyadii, dilalkii iyo weeraradii dhacay sanadkan 2017

0 Visits: 1058 | Thursday December 28, 2017 - 22:49:53
Sanadkan waxaa Soomaaliya ka dhacay dhacdooyin argagax leh sida weerarro, duqeyn iyo qaraxyo badan, kuwaasoo uu ka mid ahaa qaraxii ugu dhimashada badnaa ee abid ka dhaca qaaradda Afrika. Bishii January,waxaa dhacay 3 qarax oo waaweyn oo labo mataano ahaayeen, sida qaraxyadii January 2, 2017 ka dhacay…

Read More »

Ma laga yaabaa in Wadamada Imaaraadka iy Qadar ku Dagaalamaan Soomaaliya Gudaheeda?

0 Visits: 890 | Wednesday December 27, 2017 - 10:20:17
Saameynta Soomaaliya Khilaafka u dhaxeeya qaar ka mid ah Wadamada Khaliijka Gaar ahaan Wadamada Imaaraadka iyo Qadar oo Galaangal Siyaasadeed ku leh Xaaladda Siyaasada Soomaaliya ee Xilgaan, waxaana Moodaa In Khilaafkaas marba marka ka dambeysa uu sii Xoogeysanayo.

Read More »

Ilaa intee Sharciga la waafajiyay soo xiristii iyo siideyntii siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ?

0 Visits: 717 | Monday December 25, 2017 - 17:21:41
Marka la fiiriyo sida uu u dhacay kiiska loo heystay siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame, laga bilaabo soo qabashada ilaa go'aanka maxkamadda waxaa muuqanayo gafaf kala gedisan oo dhinaca sharciga ah, hadii alle idmo waxaan qormadan ku iftiimindoonaa gafafka dhinaca sharciga ah ee kiiskaas anigga…

Read More »

Warbixin: Min Bilow Illaa Dhammaad Dhacdooyinkii Siyaasadeed Iyo Xasaradihii Dhacay 2017-Ka

0 Visits: 791 | Sunday December 24, 2017 - 21:37:54
Sanadkan 2017-ka, waxaa lagu xusuustaa dhacdooyin muhiim ahaa oo ay ka mid yihiin isbadallo siyaasadeed oo dhacay, xiisado colaadeed, dagaallo, heshiisyo, farxad iyo naxdin iyo arrimo kale. Hadaba,Goobjoog News, waxaa ay akhristayaasheeda xusuusineysaa dhacdooyinkii ugu muhiimsanaa sanadkan January…

Read More »

Sharciga labada dhinac miyaa laga tumayaa???.

0 Visits: 836 | Sunday December 24, 2017 - 21:30:43
Hashii nin Guran loo dhiibo dhinacna uma fiyaabo,"Sharciga dhinacna uma fiyaaba" 1- MAALINTII HORE a) Anigaa ku soo xiraya, isla aniga ayaana Dacwdda kugu soo oogaya. "Shaqadii Qaaliga iyo tii xeer lilaalinta miyaa la mataaneeyay?". b) Sharcigu ma waxa uu qabaa in warqadda eedeeysanaha…

Read More »

Ra'yi: Muqdisho waa Caasimad waasa la kala leeyahay !

0 Visits: 765 | Saturday December 23, 2017 - 13:54:56
Muqdisho waa Caasimad waasa la kala leeyahay ! Magaalada Muqdisho marna layskuma khilaafsana in ay caasimaddii dalka tahay laakin waa muhiim in aan wada garanno in lakala leeyahay. Dadkeena sida aan wada ogsoonnahay waxa ay wada qaadteen federaal micnihiisu yahay in muwaadin waliba uu kasoo jeedo gobol…

Read More »

Somali siyaasadeeda iyo Dhaqankeed,haddii la isku dhaafo iyagaa is fahmaya NASASHADA JIMCAHA.Q-75aad.

0 Visits: 913 | Friday December 22, 2017 - 20:38:22
Wax akhyaar loogu Maahmaahana ma lehe. 1-Muriidi ayaa markii Gaalkacyo loo bedelay, wuxuu degay xaafadda Baraxley wuxuu Caana rukun ah ka qaadan jiray Dahabo Garoorley, wuxuu ogaaday in caanuhu ayna saafi ahayn. Maalintii dambe ayuu u tegay isaga oo laba weel wata:wuxuuna ku yiri: Labadaan weel mid…

Read More »