Maqaallo

Madaxdu yeeyna noqon Aakhira Moog.

0 Visits: 809 | Monday February 05, 2018 - 23:43:06
Sayid Cumar RC, caruurtiisa waxa uu kula dardaarmay culeeyska masuuliyadda in ay ka fogaadaan.

Read More »

Somaaliyeey Dekeda bixisaye,deeqaha nala siinayo ameyna daawa ahayn oo.. NASASHADA JIMCAHA.Q-81 aad

0 Visits: 906 | Saturday February 03, 2018 - 00:11:31
1-Qoys ayaa soo gatay wan 3 bil Ciidul Adxaha ka hor si maalinta ciida loo qalo, mudadaa 3-da bil ahayd wuxuu cunayay waxay reerku cunaan, cabitaankana waa la wadaagayay, qol fiicanna waa lagu xareyn jiray.wuxuu aaminay inuu reerka ka mid yahay. Subaxdii Ciida ee lagu qadayn lahaa, ayaa la arkay wankii…

Read More »

Canshuur kordhin aan adeeg kordhin waddan (wasiir Bayle iyo dadka reer Muqdisho)

0 Visits: 887 | Friday February 02, 2018 - 21:47:38
Cabdiraxmaan Bayle wasiirka maaliyadda ee Dowladda Somalia wuxuu wali wadaa inuu kordhiyo canshuurta lagga qaaddo dadka ku nool hal-magaalo (Muqdisho), horta immisa magaallo ayuu wasiir u yahay ?.

Read More »

MAQAAL;- SHACAB DOWLAD U OOMAN

0 Visits: 783 | Thursday February 01, 2018 - 16:29:12
Waxaan nahay shacab dowlad aad iyo aad ugu ooman, waxaana mudan in la isweydiiyo maxaa oonka bi'iya? Nasiib darro, oon ay baahi wehliso ma ba'o..waxay baahi noo heysaa dowlad shaqeysa oo dareemi karta in dadkeedu u ooman yihiin horumar, caddaalad iyo garasho buuxda oo loo adeegsado fulinta mashaarciic…

Read More »

MIDABKII MAARIINKA EE U GAARKA AHAA GABDHAHA SOOMAALIYEED OO CADAW KU SOO DUULAY

0 Visits: 2155 | Saturday January 27, 2018 - 10:05:36
Midabkaan maariin casaan galay ah ee u gaarka ah gabdhaheena soomaaliyeed ayaa la dabar goynayaa oo larabaa in laga dhigo midabka saan cadaalaha!! Waxaa ilaahay abuuray rag iyo dumar,kuwaasoo farcamay,oo noqday qabaa illo iyo qowmiyado ku nool dunida guud keeda.Amarada eebbe weyne waxa uu qoomwalba…

Read More »

Soomaali yaa ka tahay?

0 Visits: 893 | Saturday January 27, 2018 - 09:48:20
Meel laga cabo cabitaan ayaan soo wada istaagnay magaalada waa Hyderbad India, Soomaalida waddanka dagan sida badan Mooto ayey wada wataan.

Read More »

Guulwadayaasha cusub ha isku dhihin Hooyadaa iyo Abootadaa ayaa muxaafid ah.. NASASHADA JIMCAHA-Q.80-aad.

0 Visits: 891 | Friday January 26, 2018 - 13:01:45
1-Faarax oo ku jiray isbitaalka dhimirka ee Santa Maria ayaa ditorkii weydiiyay dhowr Su'aalood,Faaraxna si fiican ayuu uga jawaabay,dhaqtarkii ayaa yiri: Ninkani waa soo hagaagay maskaxiyan, ee gurigiisa geeya. Laba kaaliye oo sii wehliya iyo darawalkii ayuu ku daray. markii meel dhexe la marayo…

Read More »

Akhariso-: Maxaa laga bartay Safarkii Madaxweynaha ee Puntland iyo Galmudug?

0 Visits: 873 | Thursday January 25, 2018 - 11:48:39
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa socdaal qaatay muddo 17 maalmood ah waxa uu ku maray Gobollada Nugaal, Bari, Mudug iyo Galguuud oo kamid ah Goboladda ugu ballaaran ee Soomaaliya, halkaas oo uu ugu kuur-galay baahiyaha nololeed ee dadka iyo arrimaha…

Read More »

Filim laga jilay weerarkii baskii Mandera oo abaalmarin caalami ah loo soo xushay

0 Visits: 1080 | Thursday January 25, 2018 - 11:34:01
Filim laga sameeyay weerarkii lagu qaaday baskii Mandera, bishii Desembar ee 2015kii ayaa laga loo xushay in uu u tartamo abaalmarinta aflaanta caalamiga ah ee Oscar.

Read More »

Waa shaqsi ceynkee ah Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir Eng. Yariisow

0 Visits: 967 | Thursday January 25, 2018 - 11:09:30
Cabdiraxmaan Cumar Cismaan oo ku magac dheer Eng. Yariisow ma aha nin ku cusub saaxadda siyaasadda Soomaaliya, waxana uu muddo la soo shaqaynayey dawladihii kala danbeeyey ee soo maray Soomaaliya isagoo soo qabtay xilal kala duwan oo ay ka mid ahaayeen kuwo wasiirnimo oo dhawr ah. Sidoo kale,Mudane…

Read More »

Xikmaddii Abadiga Ahayd!!! (Qoraal Wada Xikmad Ah)

0 Visits: 3094 | Wednesday January 24, 2018 - 13:53:31
Tuullada nagu dhaggan waxaa ku nool wadaad xikmad badne ah, suufinimadu qanjaha joogto, werddiga iyo alle beryigana dadka looga takoorro, diintiisa ma aqaan, ha yeeshee kama fogeyn diimmaha Ibraahiimmiga, cooshadda yar, aqal ka sameysan ayuu addimaha ku hayaa, waa gablan, se allihiis yaqaan; tuullooyinka…

Read More »

Muxuu salka ku hayaa cadaadiska siyaasadeed ee la saaray Guddoomiyaha G/Banaadir ? (Warbixin)

0 Visits: 785 | Saturday January 20, 2018 - 11:54:11
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed ayaa wajahaya cadaadis siyaasadeed oo uga imaanaya Xafiisyada Madaxweynaha iyo Ra'iisul Wasaaraha, tan iyo markii Guddoomiyuhu ku dhawaaqay shir looga tashanayo aayaha Gobolka Banaadir, si dadka ku nool Gobolka ay u helaan xuquuqdooda…

Read More »

Xildhibanadu markay codeynayan, armey ku jiraan kuwa badan oo leh..!! NASASHADA JIMCAHA-Q.79aad.

0 Visits: 886 | Friday January 19, 2018 - 22:33:40
1-Nin Bakhiil ah ayaa istaagay goobta laga raaco Bas-ka si uu u raaco Baska xaafadiisa tagaya. Waxaa soo dhinac maray Bas kii oo tartiib u socdo. Wuuna ka daba carary , intuu is lahaa waad ka daba tagee ayuu arkay isaga oo gurigiisii hortaagan .

Read More »

Ar ina waleys ma Noolo!!!.

0 Visits: 1029 | Thursday January 18, 2018 - 22:04:58
Xassan, Cali iyo Axmed waxa ay joogeen goobahoodii shaqo aadna weey u daalanaayeen.

Read More »

WARBIXIN:- Suxufiyiinta sidaad doonto yeel ma ahan

0 Visits: 813 | Thursday January 18, 2018 - 21:51:14
Suxufiyiinta Soomaaliyeed oo ah kuwo xaalad adag ku shaqeeya ayaa mararka qaar la kulma tacadiyo iyaga oo ku guda jira waajibaadkooda shaqo ee ku aadan in bulshada ay u gudbiyaan wararka xaqiiqada ah, sanadkan bilowga 2018 waxaa muuqata in ay kordheen tacadiyada loo geysanayo Wariyeyaasha Soomaaliyeed.

Read More »

Falanqeynta Maanta: Doorka saxaafada iyo dib u heshiinta shacabka soomaaliyeed

0 Visits: 802 | Saturday January 13, 2018 - 19:48:40
Xirfad layaasha saxaafadu waa inay taageertosafarka madaxweyne Farmaajo ku marayo deegaanada ay u qaxeen dadkii ka cararay dhibaatada dagaalka sokeeye. Si dadka loogu dhiiri galiyo inay degaan kooda horumar ka sameys taan.

Read More »

Lamaane Facebook iska helay oo lix maalood ka dibna is guursay

0 Visits: 877 | Friday January 12, 2018 - 17:25:08
Qof kaste oo Facebook isticmaala wuxuu arkaa waxyaabo uu la yaabo. Waxaa ka mid noqon kara dad aadan aqoonin oo kugu soo darsada, qol ay koox furatay oo xubin lagaa dhigo adigoon dalbanin iyo qoraallo iyo sawirro lagula wadaago adigoo aan rabin. Laakiin nin Nigeria u dhashay ayaa heer cusub gaarsiiyay…

Read More »

Ar dekadaha la wareejinayo armaa Carabu naga isticmaashaa,kadibna..NASASHADA JIMCAHA.Q- 78-aad.

0 Visits: 946 | Friday January 12, 2018 - 16:54:39
Afeef: Waxa akhyaar loogu maahmaahana malehe. 1 -Nin ayaa gabar ka soo qaaday Goob caways (Night club),wuxuuna geeyay magaalada banaankeeda.waxay ku tiri: Night Club-ka uma imaan macna la'aan ee hadaad wax iga rabtid i sii 50$. Wuu siiyay.

Read More »

Muxuu uga dhiggan yahay madaxweyne Farmaajo socdaalka uu ku marayo Puntland

0 Visits: 928 | Thursday January 11, 2018 - 10:59:27
Ma'aha socdaalkiisii ugu horeeyay ee madaxweyne Farmaajo oo uu ku tago meel ka baxsan caasimada tan iyo markii 08 bishii Febarayo ee sanadkii tagay 2017 loo doortay madaxweyne, laakiin waa socdaalkii ugu horeeyay masaafo dheer uu ku safro dhulka isaga oo sii maraya deegaanno kala duwan. Horey suurtagal…

Read More »

Qadar iyo Imaaraadka: Maqaayada (Al –Khaliiji Restaurant )

0 Visits: 796 | Tuesday January 09, 2018 - 11:42:55
Dowladaha Qadar & Imaaraadku waa 2 waddan oo ku yaal khaliijka waxaa ka dhexeeya Colaad siyaasadeed oo cadawgoodu u sameeyay,Mid waliba wuxuu ku dadaalayaa in wixii kan kale uu dhisto uu ka burburiyo.

Read More »