Sports News

Muuqaal: Hadii Aad Horay U Soo Aragtay Neymar & Cavani Oo Rikoodhe & Laad Xor Ah Isku Qabsaday Bal Daawo Eden Hazard Oo Carrasco Ku Qabsaday Kubad Aan Rikoodhe & Laad Xor Ah Toona Ahayn, Xitaa Wuu Ka Tuuray

0 Visits: 454 | Thursday June 14, 2018 - 11:41:19
Xiddiga garabka uga ciyaara xulka qaranka Belguim iyo kooxda Chelsea ee Eden Hazard ayaa sameeyay arin muran badan dhalisay intii uu socday kulankii uu xulka Belguim guusha ka gaaray Costa Rica Kulankii Saaxiibtinimada Ahaa.

Read More »

Dalalka Mareykanka, Canada iyo Mexico oo wadajir u marti gelinaya Koobka Adduunka 2026

0 Visits: 528 | Wednesday June 13, 2018 - 21:37:05
Dalalka Mareykanka, Canada iyo Mexico ayaa si wadajir ah u marti gelinaya Koobka Adduunka ee sanadka 2026 dhici doona, kaddib cod bixin ka dhacday dalka Ruushka oo berri ka furmaya Koobka Adduunka ee sanadkan.

Read More »

Saakay iyo waxyaabihii ay Wargeysyada ka qoreen Suuqa kala iibsiga Ciyaartoyda

0 Visits: 551 | Wednesday June 13, 2018 - 11:15:36
Waxaan dib u amba qaadi doonnaa xubinteenii Saakay iyo Wargeysyada oo inoo socon doona inta uu ka xiramayo suuqa kala iibsiga ciyaartoyda insha'alaah.

Read More »

Xiddig Kaliya Oo Si Ogaa In Tababare Lopetegui Noqon Doono Tababaraha Real Madrid Xilli Ciyaareedka Dambe Oo La Ogaaday

0 Visits: 514 | Wednesday June 13, 2018 - 10:18:44
Wargayska Marca ayaa shaaca ka qaaday sidii ay xiddigaha xulka Spain uga fal celiyeen markii ay maqnleen in tababaraha xulka qaranka Spain ee Julen Lopetegui noqon doono tababarah Real Madrid shaqadana ka badali doono tababare Zinedine Zidane.

Read More »

Qiimo Lacageedka Ay Real Madrid Ku Burburineyso Heshiiska Uu Julen Lopetegui Kula Jiro Xiriirka Kubadda Cagta Spain Oo La Shaaciyay.

0 Visits: 505 | Wednesday June 13, 2018 - 09:56:40
Real Madrid ayaa shalay ku dhawaaqday in tababare JulenLopetegui uu la wareegi doono xilka tababaranimo ee kooxda kadib koobka Aduunka, wuxuuna badal buuxa u noqon doonaa tababare Zinedine Zidane oo isaga tagay kooxda maalmo kadib markii uu u hogaamiyay koobkoodii 13-aad ee horyaalada yurub.

Read More »

Jiilkii Dahabiga Ahaa Ee France 98 Oo Guul Gaaray, Halyeeyadii Ay La Ciyaareen, Wenger Oo Guuldaro Lasoo Laabtay & Faah-Faahinta Kulankii Ka Dhacay Paris.

0 Visits: 604 | Wednesday June 13, 2018 - 09:48:12
Labaatan Sano ayaa laga joogaa markii ay Faransiiska qaadeen koobkii Aduunyada ee ciidooda lagu qabtay sanadkii 1998, waana tartanka kaliya oo ay sheegtaan ebidkood marka laga hadlo koobka Aduunyada ee lasoo bilaabay sanadkii 1930, haddana midkii 21-aad lagu qabanayo Russia.

Read More »

RASMI: Atletico Madrid oo ku dhawaaqday in kooxda Monaco ay kala heshiisay saxiixa Thomas Lemar

0 Visits: 471 | Wednesday June 13, 2018 - 09:44:28
Atletico Madrid ayaa shabakadeeda rasmiga ah ku shaacisay inay soo gaba gabeesay heshiiska ay ku dooneesay saxiixa xidiga kooxda Monaco ee Thomas Lemar.

Read More »

Xiriirka Kubadda Cagta Spain Oo Ka Carooday Waqtiga Ay Real Madrid Kusoo Beegtay Magacaabista Julen Lopetegui & Sababta Ka Dambeysa.

0 Visits: 514 | Wednesday June 13, 2018 - 09:41:47
xiriirka Kubadda Cagta Spain ayaa si weyn uga carooday in waqtigaan la joogo ay Real Madrid si rasmi ah u shaaciso in tababare Julen Lopetegui uu noqon doono macalinka badali doon Zinedine Zidan marka uu soo dhamaado koobka Aduunka.

Read More »

David De Gea oo ka hadlay wararka la xiriirinaya kooxda Real Madrid

0 Visits: 527 | Tuesday June 12, 2018 - 11:10:13
Goolhayaha kooxda Manchester United ee David De Gea ayaa ku sigtay inuu ku biiro kooxda Real Madrid saddex sano ka hor xilligaas oo saacidihii ugu dambeeyay uu waqtiga ku dhacay.

Read More »

Didier Deschamps oo shaaca ka qaaday inuu kusoo bilaaban karo Paul Pogba kulanka furitanka ee France ciyaari doonto

0 Visits: 508 | Monday June 11, 2018 - 22:33:38
Xiddiga united ayaa lala xeriirinayaa inuu ka dhaqaaqo Old Trafford balse waxaa uu Deschamps France TV broadcaster Telefoot u sheegay in ay aad u badantahay inuu todobaadka soo aadan Pogba kusoo bilaaban doono.

Read More »

Madaxweynaha Faransiiska Oo Weerar Qaawan Ku Qaaday Xidiga Xulka Qaranka France Laga Ganaaxay Ee Karim Benzema

0 Visits: 575 | Monday June 11, 2018 - 11:07:41
Madaxweynaha waddanka FaransiiskaEmmanuel Macron ayaa qayb ka noqday khilaafka u dhexeeya xidhiidhka kubadda cagta dalkaas oo uu hormood ka yahay tababare Didier Deschamps iyo weeraryahanka Real Madrid ee Karim Benzema.

Read More »

Xulka Qaranka Ee Masar Oo Gaaray Federalka Raashiya Oo Lagu Qabanayo Koobka Adduunka

0 Visits: 536 | Sunday June 10, 2018 - 23:41:44
Wafdi ka kooban 23 Ciyaartoyda Xulka Masar, Tababare iyo xubnin ka tirsan Xiriirka K/Cagta Masar ayaa ka degay magaalladda Grozny oo caasimad u ah dalka Jekniya ( The Chechen capital), oo ka tirsan Federalka dalka Raashiya.

Read More »

Griezmann oo aqbalay inuu go'aan ka gaaro mustaqbalkiisa & goorta la filayo inuu go'aankaasi qaato

0 Visits: 439 | Sunday June 10, 2018 - 14:28:35
Atletico Madrid iyo France weeraryahankooda Antoine Griezmann ayaa aqbalay inuu go'aan ka gaaro mustaqbalkiisa maamlamaha soo aadan.

Read More »

Messi "Lama ciyaari karno wadan leeynaya curuurta falastiin…"

0 Visits: 545 | Saturday June 09, 2018 - 12:57:25
Kana farxiyay Muslimiinta Caalamka. "Lama ciyaari karno wadan leeynaya curuurta falastiin ee magalada Gaza. Waa inaan noqonaa bini'aadam ka hor kubadda cagta". Laacibka Barcelona Lionel Messi oo ah safiirka UNICEF ee kubadda cagta ayaa macalinka Arjatine ka codsaday in la baajiyo kulanka…

Read More »

Sergej Milinkovic-Savic oo si rasmi ah kaga hadlay mustaqbalkiisa cayaareed

0 Visits: 471 | Saturday June 09, 2018 - 12:20:50
Cayaaryahan Sergej Milinkovic-Savic oo khadka dhexe kaga cayaaro SS Lazio iyo xulka Serbia waxaa siweyn loola xariirinaa kooxaha Man United iyo Juventus.

Read More »

Zidane oo loolan cusub diyaar u ah & kooxaha premier league ka ciyaara kooxdee ugu dhaw in ay la saxiixato

0 Visits: 499 | Saturday June 09, 2018 - 00:11:26
Zidane ayaa baadi goob ugu jira sida uu koox cusub u qaban lahaa ka dib markii uu si lama filaan ah uu Real Madrid uga soo dhaqaaqay bishii lasoo dhaafay dhamaadkeeda.

Read More »

Soomaaliya oo saddex dhallinyaro ah u dirtay tartanka ciyaaraha saaxiibtinimo ee Moscow.

0 Visits: 514 | Friday June 08, 2018 - 13:04:16
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa Khamiistii 6-da June waxa ay u direen seddex dhallinyaro ah ciyaartoy dhalinyaro ah oo u duulay magaalada Moscow ee dalka Ruushka, halkaasoo ay ka qeyb gali doonaan ciyaaraha kubada cagta ee saaxiibtinimada.

Read More »

Mesut Ozil oo Walwal Weyn uu ku jiro Koobka Adduunka iyadoo Xiddiga uu Seegay Tababarka Xulka

0 Visits: 532 | Thursday June 07, 2018 - 09:30:35
Mesut Ozil ayaa wajaha tartan la xariira waqtiga si uu taam ugu noqodo koobka adduunka, sida ay warinayaan wargeysyada Germany.

Read More »

Messi uma nixin shacabka Falastiin ee …… (Sababta dhabta ah ee loo baajiyay ciyaarta oo la ogaaday)

0 Visits: 581 | Thursday June 07, 2018 - 09:24:47
Messi ayaa loo sheegay in la beegsan doono isaga, xaaskiisa iyo caruurtiisa haddii uu cag soo dhigo Qudus isaga oo u imaanaya heshiis uu la soo galay yuhuuda.

Read More »

Macalinka Xulka Masar oo Daaha ka Rogay Hadii uu Cayaari Karo Mo Salah Kulankooda Kowaad ee Koobka Adduunka

0 Visits: 528 | Thursday June 07, 2018 - 09:21:48
Qaranka Egypt ayaa rajo buuxda ku qaba in Mohamed Salah uu taam noqon doono kulankooda kowaad ee koobka adduunka oo ay la dheelayaan Uruguay.

Read More »