Maqaallo

Daahfurka Buugga Dagaaladii Soomaaliya & Itoobiya (1964 & 1977)

0 Visits: 685 | Wednesday May 30, 2018 - 21:44:07
Akademiyada cilmiga, fanka & Suugaanta ayaa maanta lagu soo bandhigay daahfurka buugga dagaaladii Soomaaliya iyo Itoobiya. "Waxaa la og yahay guud ahaan in taariikhda dal kasta ay ugu qiimo badan yihiin kuwa xiriirka la leh difaaca xornimada & gobonnimada shacbi (dawlad) kasta, waayo noocaan dagaal…

Read More »

Melez Miyaa Mengistu Ka Malabsanaa?

0 Visits: 745 | Wednesday May 30, 2018 - 21:32:59
Waxan fiirsaday caawa xaflad aan loo kala harin oo lagu qabtay xarunta safaaradda Ethiopia ku leedahay Muqdisho, laguna xusaayey sannad guuradii 28-daad ee ka soo wareegtey markii keli talisti Mengistu la riday. Waxan ka naxay in dad Soomaaliyeed oo xafladda isugu tegey ka koobnaayeen senatarro, xildhibaano…

Read More »

Cimrigaaga oo raago Ceeb ayuu Ku joojiyaa!!!.

0 Visits: 637 | Tuesday May 29, 2018 - 23:56:51
Qudus waa la heeystaa…..Cudur daar noqon meeyso, maxaan ka qaban karaa?.iima dhawa, Islaamku ma mideeysna, anagaa teenu na heeysataa. Halka yuhuudu dul taagan tahay waa Qibladaadii 1aad, waa mid ka mid ah saddaxda Masjid ee barakeeysan.

Read More »

Dagaalka Tukaraq: Labo nin oo bidaar leh oo shanlo ku dagaalamaysa…!

0 Visits: 817 | Tuesday May 29, 2018 - 21:01:32
Abaahay waa reer Garoowe, Hooyaday waa reer Laascaanood, Saaxiibaday waa reer Hargaisa, Xamar ayaan ku koray, Sinjigaygu waa Soomaali , Diintayduna waa Islaam….. Sidaa awgeed, dagaalka Tukaraq ka socda dhinac kasta saamayn toos ah ayuu aniga iyo maalaayiin kale ee Soomaaliyeedba ku leeyahay oo durba…

Read More »

BARAARUG LA AANTA LABADA SHACAB IYO DANAYSIGA LABADA MADAXWAYNE

0 Visits: 719 | Sunday May 27, 2018 - 22:11:40
Waxaa ayaamahan kasocda arin u dhaxaysa labada maamul ee soomaaliyeed, Somaliland iyo Punland oo ka gudbay xadkii siyaasad iyo wada hadal una gudbay gacan ka hadal iyo dhiig daadin.7 Janaayo ayaa waxa dhacay dagaal,waxaa xigay midkale oo ka dhacay 24 .5.2018 oo dhex maray ciidamada Somaliland iyo ciidamada…

Read More »

MAQAAL: SALKA KHILAAFKA GALMUDUG

0 Visits: 734 | Sunday May 27, 2018 - 21:29:49
Si loo fahmo khilaafka siyaasadeed ee ka taagan Galmudug waa in la fahmaa horta yaa ishaya maxaase laysku hayaa?. Galmudug tan iyo heshiiskii lala galey Ahlusuna iyo qaabkii heshiiskaa loo dhameystirey waxaa ka yimid cabashooyin ay qabaan beello dega Galmudug oo aamminsan in lagu tuntey Dastuurkii Galmudug…

Read More »

Qiso aad umuhiima oo la turjumay oo ku anfaci doonta bisharamadan

0 Visits: 673 | Sunday May 27, 2018 - 09:16:02
Markaan dhinto ma murugoon doono muhiimadana ma saari doono jidhkayga baaliyoobay, walaaladayda muslimiinta ah ayaa qaban doona waxa ku waajibka ah :-

Read More »

Lacag Ma Rabo Dhibanayaashii Adan yabaal

0 Visits: 817 | Saturday May 26, 2018 - 23:30:25
Laba nin oo kala ahaa wiil iyo Adeerkii ayaa goor galab ah ceel xoola ka shubanayay meel Baadiya ah oo u dhaw Degmada Adan yabaal ee Gobalka Sh/dhexe, waxa u yimid Ciidamo badan oo Talyaani ah oo Gaadiid badan wata kana mid ahaa ciidamadii UNISOM ee nabad illaalinta loo keenay 1992.

Read More »

Xaqiiq Hubin: Gardarada xagay ka socotaa, Ma dhanka Somaliland mise Puntland? #Tukarraq

1 Visits: 802 | Saturday May 26, 2018 - 01:04:38
Waa kuwa soo noqnoqday dagaallada iyo qulqulatooyinka ka socda Gobolka Sool ee u dhexeeya Jamhuuriyadda iskeed isku caleemasaartay ee Somaliland iyo Maamulka Puntland ee lugna Soomaaliya kula jira lugta kala na bannaanka dhigtay si uu asna iskiis iskugu caleemasaaro haddii Somaliland aqoonsi hesho.

Read More »

Adiga oo Mas'uul ah haddii aad tiara aan isla xisaabtano ee lagula xisaabtamo, ha xanaaqin hana suuxin=Nasashada Jimcaha.Q-97aad.

0 Visits: 754 | Friday May 25, 2018 - 23:41:26
Wax Akhyaar loogu maahmaahana malehe. 1-Wiil iyo Gabar Saaxiibtii aheyd oo Darbi ku sheekeysanay isna taataabanaya ayaa markii ay kala tagayeen Gabadhi ku Tiri : Bbe, Kalmad wadnaheygu la Boodboodo oo Jaceylkeena khuseeya hal mar ma ii sheegi kartaa? . Wiilkii ayaa si deg deg ah u fekeray kuna Yiri…

Read More »

QISADII "BALQIIS"BOQORADDII REER SABA' EE BADBAADISAY QOOMKEEDA FacebookTwitterGoogle+Share

0 Visits: 846 | Friday May 25, 2018 - 23:28:52
Waxay ahayd boqorod nooleeyd waqtigii nebi suleymaan cs kana talinaysay qaybo ka mid ah dhulka haatan loo yaqaan yaman oo ay ku noolaayeen qabiilooyin ximyar la oran jiray. Boqortooyadii saba' ee ay balqiisa ka talinaysay waqtigaa waxaa la sheegaa inay gaartay horomar lagu tilaabsado kii ugu haboonaa…

Read More »

Dhacdo Xaqiiq Ah: Dood dhaxmartay wadaad caalami ah iyo baadari khaniisada joogo…

0 Visits: 1095 | Tuesday May 22, 2018 - 22:59:03
Sheekh Caalim ahaa oo la oran jiray (Abuyazid Albasdhami) ayaa maqlay habeen, qaylada kuwa Kirishtan ah oo Kaniisada kadhex qaylinaya, wuuna ugalay, kadibna wuu dhex fariistay, isagoo u malaynaya inayna garan doonin.

Read More »

Sideed ugu sheegi leheyd?. Q0rmo Cajiib ah!!

0 Visits: 710 | Tuesday May 22, 2018 - 21:43:09
Koox Qamarjiyaal Marqaamiin ah oo meel ku wada qayilayay ayaa wadnuhu istaagy mid Saaxiibkood ah. Kadibna Meydkii ayeey u sooQaadeen Guriga Saaxiibkood, Gudoomiyihii Muqayiliinta ayaa waxa uu ka cabsaday in uu ka nixiyo Dumaashidiis, Waxa uuna Go'aansaday in uu si Tartiib ah Wax ugu Sheego.

Read More »

Wallaahi Anigu Tuug ma ihi !!!!.

0 Visits: 799 | Monday May 21, 2018 - 23:28:15
Wallahi anigu tuug ma ihi 3 bil ayaan wasiir ahaa hal guri oo kaliya ayaan K4 ka gatay,Nus Million$ bis ayaana ka bixiyay.tuugii waa kaa .

Read More »

TAARIIKH:- Halgankii Xurrnimada Zimbabwe Iyo Doorkii Soomaaliya!!!

0 Visits: 736 | Saturday May 19, 2018 - 20:20:45
Madaxweynihii hore ee dalka Zimbabwe ayaa mar diiday in dalkiisa la soo geliyo KHAMADI mucaawino ah. Madaxii WFP (oo aan ahayn nin African ah) ayaa hay'addu ku qasabtay inuu booqasho shaqsi ah ku tago Zimbabwe si uu arrintaan uga soo dhaadhiciyo ninka macangagga ah ee Robert Mugabe, halkii uu kaligiis…

Read More »

Isbedelka Nolosha: Sheekada Gorgorka

0 Visits: 835 | Saturday May 19, 2018 - 01:49:06
Waxa la sheegaa in Gorgorku ka mid yahay noolayaasha duula kuwa ugu cimriga dheer. Wuxu cimrigiisu gaadhaa 70 sano. Laakiin si uu da'daa u gaadho waa in uu maro marxalad aad u adag. Waxa la sheegaa marka uu afartan jirsado, waxa daciifa ciddiyihii dhaadheeraa ee uu ugaadha ku dafi jiray.Gaajo iyo…

Read More »

Ar Jiilka cusuboow SYL yaan been la idinkaga sheegin.

0 Visits: 803 | Saturday May 19, 2018 - 01:14:59
Maanta oo ah sannad guuraagii 75aad ee asaaskii SYL, waxaan arkay rag odayaal ah oo eedeynayay asaasayaashii SYL oo leh: waa khaldanaayeen waqtigaa xoriyada diyaar looma aheyn, aqoonna ma laheyn, aad ayaan uga carooday.

Read More »

Ramadan; Kulanka Diimaha!!!!!

0 Visits: 1070 | Wednesday May 16, 2018 - 23:28:15
Mawduuca noocan oo kale ah wuxuu u baahnaa qof aqoonta diimaha si wanaagsan u yaqaana, si uu waxbadan uga hadlo, balse waxaan ka cudur daaranayaa aqoontayd iyo mawduuca oo aan islahayn awgeed, maadaama loo baahan yahay in la helo daliilo sharci ah kuwaas oo aan ku caddaynayo mawduucan. Arar iyo Afeef…

Read More »

Adiguna Madaxa iska Xog Xog.=Qormo Kooban=

0 Visits: 712 | Monday May 14, 2018 - 10:54:53
Jiilka Cusub waxa ay arkeen, tartama ka dhacayo Xamar, oo dhalin yaro tacbaan ah iyo Yaxye oo ka daba Tukubayo ay ka muuqdaan ( Fiiri Sawirka 1aad). Ma kula tahay in Moqadishu Berri hore lagu qaban jiray tartamada Gaadiididka ee hadda caalamku ku tartamo sida Baarbuurta, Mootooyinka iyo Baaskiilada.

Read More »

Qarannimada haddii la waayo, walba Dollarka khaliijku ma ii sii soconayaa!!!=NasashadaJimcaha. Q-95aad.

0 Visits: 751 | Friday May 11, 2018 - 17:53:36
1-Dadka Soo Qoraya Bisha Ramadaan Awgeed iska keey cafi. iska hubi, qaarkood waa ay rabaan Bisha Ramadaan hadey dhamaato in ay ku caayaan, Qaarna intii hore oo kaliya aan iska cafino ayeey ka wadaan, qaarna hor iyo dibba aan is cafino.

Read More »