Maqaallo

Sheikh Gafle ha u Gafin!!!. =Warbixin ku saabsan Qaabkii uu Isticmaarka kula dagaalamay=

2 Visits: 1190 | Friday June 29, 2018 - 00:15:17
Halgamaa Sh. Cabdi Abiikar Gafle AUN waxa uu ku dhashay tuulada Armadoobe ee Gobalka Sh/hoose sannadkii 1852dii wuxuuna geeriyooday 1922dii. Noloshiisa wuxuu ku dhameeystay inuu dadka diinta baro isaga oo ku wareegayay dhamaan Tuulooyinka deegaanka iyo in uu Isticmaarka la dagaalo.

Read More »

Maqaal: MA JIRO ADUUNKA WADAN 7 MADAXWAYNE LEH:

0 Visits: 808 | Sunday June 24, 2018 - 12:50:57
Ethiopia's Prime Minister Abiy Ahmed, mar uu la hadlaayay Golaha Sharci dejinta dalkiisa wuxuu uu weeydiiyay xildhibaanada su'aashaan oo uu yiri:

Read More »

Ar Baarlamaankeenu, meeqa dulmi ayuu ka aamusay?=Nasashada Jimcaha.Q-101-aad

0 Visits: 719 | Saturday June 23, 2018 - 21:15:35
1-Eedo Faay oo korineysay wiil ey dhashay iyo Laba kale oo Ninkeeda naag hore u soo dhashay, ayaa 2 xabbo oo Rooti ah caruurta u soo gaday ,Labaddii Rooti waxa ey kala siisay Labadii ey Eedada u aheyd si ey u muujiso in ey jeceshahay ilmaha ey Eedada u tahay. waxa ayna ku tiri: walaalkiin idinka yar…

Read More »

Maqaal: LAMU PROJECT IYO DIB U DHACA DALKA SOOMALIYEED: (Regional power)

0 Visits: 817 | Friday June 22, 2018 - 00:12:33
DIB U XASUUSIN: Waxaan article-kaan aan qoray November, 18, 2017.Å "Kenya, Ethiopia, South Sudan, Waxay ku heshiineen inay maalgashadaan xarunta dhaqaalaha ee Gobolka Geeska Africa, lagac gaareeysa $25bn joint project to build port, refinery and railway".Waxaa hubaal ah in Saliidaas inta ugu…

Read More »

DANTA DALKA YAA U DIYAARA? (HALISTA HESHIISKA CUSUB)

0 Visits: 1207 | Monday June 18, 2018 - 13:09:08
DANTA DALKAAN YAA U DIYAARA? ( Halista Heshiiska Cusub) Dalkaanu wuxuu marayaa marxalad aad khatar u ah waayoo meelo fara badan ayaa duulaan looga soo qaaday, bal ha la isweydiiyo ma jirtaa cid dareemi karta halista nagu soo socota. Somaliya waa dal aad u nasiib daran kaddib markii hogaanki ay qabteen…

Read More »

Maqaal: Soomaaliya shalay 1977 miyey khaldaneed mise maanta 2018 markii loo fiiriyo Itoobiya

0 Visits: 999 | Monday June 18, 2018 - 12:17:37
SUAAL: MAXAMED FARMAAJO IYO MAXAMED SIYAAD MIDKEEBAA SIYAASAD AHAAN SAXAN, MIDKEESE KHALDAN? AMA SIKALE HADII LOO-DHIGO SIYAASADA SOOMAALIYA EE KU AADAN ETHIOPIA MA SHALAYTO (1977-DII) AYEEY KHALDANEED MISE MAANTA 2018-KA YEEY SAXANTAHAY? AFEEF: Qoraalkaan kooban qof ama koox looga soo horjeedo ma jirto,…

Read More »

Maqaal: Dear PM Abiy Ahmed Ali, orodka badan waa lagu kufaa, ee aan marka hore xalino arinta Soomaali Galbeed

0 Visits: 647 | Monday June 18, 2018 - 12:02:32
Maxuma fikrada ah in labada Dal Soomaaliya iyo Etiopia la mideeyo ama suuro gal noqon karto in la mideeyo, waa fikrad hadda ka hor sanadihii '70 uu Soviet Union soo jeediyay, (waa 48 sano ka hor), fikradasi waxay ahayd in 2da Dal noqdaan Confederation, fikradaas way socon weysay, suuro gal ma aysan…

Read More »

Kim iyo Trump : Xusuustii Richard Nixon ee Shiinaha

0 Visits: 728 | Tuesday June 12, 2018 - 10:55:10
Marki ay billaabatay hadal haynta, kulanka dhexmaraya madaxweyne Trump iyo hoggaamiyaha Kuuriyada waqooyi Kim Jong-un waxaa lagu wadaa inuu 12-ka bisha june inuu ka qabsoomo Singapore. kulankani wuxuu ka mid yahay kulammada ugu muhiimsan oo dhex maraya dhinacyo horay cadow u ahaa, si la mid ah booqashadi…

Read More »

Soomaaliya oo mar kale aan ka soo muuqan liiska wadamada ugu amniga daran adduunka

0 Visits: 648 | Monday June 11, 2018 - 20:53:19
Warbixintan oo sannadle ah ayaa lagu qiimeeyaa waddamada ugu amniga badan iyo tobanka dal ee ugu amni darrada badan caalamka, sida ay baahiso Hey'adda Globol Law and Order Index ee falanqeysa Arrimaha Amniga caalamka iyo deganaanshihiisa.

Read More »

Maqaal: Farmaajo iyo Khayre Horta Khudaar ma Cunaan?

0 Visits: 748 | Sunday June 10, 2018 - 23:35:30
Waxay Murmaan Aakhirkii Waxay Gaartey in Gacanta la isugu Tago Ka dib markii uu Islaantiisii uu qabay uu ka waayey Xogaa Khudaar ah ay u soo Raacin jirtey marka la Afurayo.

Read More »

Meeqa qof oo aan dukan salaada ,Soomana bisha Ramadaan ayaad taqaan? =Nasashada Jimcaha.Q-99aad=

0 Visits: 744 | Sunday June 10, 2018 - 21:10:29
1-Nin Reer Gaalkacyo ah oo sooman ayaa u yimid Saaxiibadii. waxa ay ku yiraaheen: Hebeloow ma Tukatid waadna soontaa ee maxaad ka wadaa?. Waxa uu yiri: wadaad ayaan ka maqlay ( Wa Soowmu lii) soonka ajirkiisa Allaa ayaa leh oo si gaar ah u bixiya. Hunguri dartii halaguu cadaabo waa nasab ka bax, Salaad…

Read More »

Faalladii Caalim: Koox yar oo alshabaab ah cabsi lagaqabo ayaan shacabka loo ciqaabin

0 Visits: 702 | Sunday June 10, 2018 - 20:59:56
Siyaasada dhaqaalaha lagu kobcinayo ee xukumada Raysal wasaare khayre waxay leedahay Waxaa waajib ah inaan soo aruurino Dakhliga canshuuraha goobkasta oo Ganacsato wax ku ganacsadaan

Read More »

Maqaal: Wadanka aduunka ugu qanisan hadaad Soomaali tahay haka qadin shidaalka

0 Visits: 779 | Sunday June 10, 2018 - 14:19:57
Amarka illaahay iyo deeq diisa ayay ku ahaatay,in soomaaliweyn dhulkeeda uu dhigay dushiisa sare,dhul fidsan,dhul buura leey ah,wabiyo iyo dhulbeereed, laba badood oo mid waliba gaar u leedahay khayraadkeeda oo ay takale kaga duwan tahay. hoosta bada waxaa jiifa dheemanka madoow,oo ilo burqanaya iyo…

Read More »

4ta la Helay & 4ta wax Heshay.

0 Visits: 825 | Sunday June 10, 2018 - 12:51:01
Dalku markuu xuriyadda qaatay , waxa uu ahaa 8 Gobal, intaan Kacaanku keenin Gobal Bararka ( inflation of Regions). Gobaladaa oo kala ahaa 4ta waqooyiga xigta ee : 1-Waqooyi Galbeed ( Hargesa) .2- Togdheer ( Burco) .3- Waqooyi Barri-Majeertenya( Bossaaso). 4- Iyo Mudug ( Gaalkacyo), waa 4ta wax heshay.

Read More »

Cabdifitaax waa Kabalyeeri Hadana Jaamacad Dhigta !!!

0 Visits: 786 | Wednesday June 06, 2018 - 00:24:04
Qofka Marka uu Dhalinyaro yahay, waxaa wanaagsan in uu ka Faaideysto Waqtigiisa, waxaa Mararka qaar aad arkeysa Qof Dhalinyaro ah oo iska Baaga Muudo ah oo shaqo iyo waxbarasho midna aan heyn , markaad Tiraahdid walaal maad waqtigaada ka faaideysatid markaas buu wuxuu leeyahay " Saaxiib wadanka…

Read More »

Soomaali ma waxa ay u baahan tahay xal siyaasadeed mise xal caskari iyo dhiig daata ?

0 Visits: 736 | Tuesday June 05, 2018 - 14:44:00
Waxaan faaladan kaga hadli doonaa haddii uu Rabbi idmo mowduuc aad u mihiimsan, Kaasi oo loo baahan yahay inay ka doodaan dadka Soomaaliyeed ee waxgaradka ah sida Culimada, Aqoonyahanada, Odayaasha Dhaqanka, Siyaasiyiinta damiirka leh iyo waliba dhalinyarada Soomaaliyeed ee ka kortay aragtida gaaban…

Read More »

Beentaa Xaqeeda Ma gudi kartid!!!.

0 Visits: 796 | Sunday June 03, 2018 - 22:43:54
Beentaa, ma wada gudi kartid xaqeeda,waxaad doonto samee.laakin Ku dadaal in aad raacdid waddada Alla Ku faray.

Read More »

ISBEDELKA NOLOSHA: Guriga Caarada

0 Visits: 1296 | Saturday June 02, 2018 - 21:02:06
Waxa aan halkii ka sii wadan doonaa qormooyinkii ku saabsana sidii aan Isbedel taban ugu sameyn lahayn Nolosheena. Intiinii hore u la socotay, waxa aan qormadii hore kaga hadalnay isbedelka qofku isku samayn karo. Qormadanna waxa aan kaga hadli doonaa isbedelka wada noolaanshuhu qoyska u leeyahay horrumarka…

Read More »

Siyaasiyiintu ma rabaan inay shacabka Dab ku tashuuqiyaan ee Qaaciyaa indhaha ka galay Nasashada Jimcaha .Q-98aad

0 Visits: 780 | Saturday June 02, 2018 - 02:56:37
1-Nin daawa Somaali wax ku daaweeya ayaa loo geeyay Oday madax faluuq qaba , si uu madaxa uga gubo. Dabkii ayuu laftii madaxa ka gudbiyay illaa maskaxdii ay ka madoobaatay. Duqiina Isbitaal ayaa loola cararay. Markii la weydiiyay maxaad saan u yeeshay? waxa uu yiri: Saana waa dhacdaa,oo qaacii ayaa…

Read More »

Lacag soo daabicid !!!!!.( iska hubi khatarta)

0 Visits: 808 | Saturday June 02, 2018 - 02:28:32
Waddanku waa u baahan yahay waana muhim, in uu yeesho Lacag u gaar ah, sida waddamada kale, laakin waa in laga fekeraa cawaaqibka ka dhalan kara.

Read More »