Sports News

France Iyo Belgium oo Caawa Isaga Hor Imaanaya Semi-final-ka Koobka Adduunka

0 Visits: 1321 | Tuesday July 10, 2018 - 22:53:16
Magaalada Saint Petersburg ayaa sugaya caawa inay marti galiso semi-final-ka koobka adduunka, iyadoo 12 saacadood ka horkulankaan taageerayaasha France iyo Belgium xaadireen garoonka. Tababaraha xulka Belgium Roberto Martinez ayaa si weyn u xushmeynaya xulka ay la ciyaari doonaan semi-final-ka, isagoo…

Read More »

Jack Wilshere oo sharaxay go'aankiisii uu ugu biiray Westham

0 Visits: 460 | Tuesday July 10, 2018 - 22:40:40
Jack Wilshere ayaa sheegay in uu kufaraxsanyahay kubiirista West Ham United sidoo kalana shaaca kaqaaday in macallinka cusub ee kooxda Manuel Pellegrini uu door muhiima kaqaatay sidii uu uu ugu soo dhaqaaqi lahaa London Stadium.

Read More »

Real Madrid oo war farxad leh ka heshay raacadada bedelka Ronaldo.

0 Visits: 596 | Tuesday July 10, 2018 - 22:31:15
Kooxda kubadda cagta ee Real Madrid ayaa si aad ah u dooneysay ciyaaryahan bedel u noqda Cristiano Ronaldo. Los Blancos ayaa qarka u saaran inay lumiso Ronaldo kaasoo si xoog leh ugu sii siqaya kooxda Juventus.

Read More »

Bohol ku taal Thailand oo la soo badbaadiyay

0 Visits: 548 | Sunday July 08, 2018 - 21:30:21
Afar kamid ah koox wiilal ah oo muddo labada toddobaad ah ku go'odoonsanaa bohol kutaal Waqooyiga dalka Thailand ayaa bannaanka loo soo saaray kadib markii koox badbaadiyaal ah ay ku howlanaayeen maalmihiila soo dhaafay.

Read More »

Mahrez oo saacadaha soo socda Man City ku biiraya iyo qiimaha ay ku qaadaneyso …

0 Visits: 444 | Sunday July 08, 2018 - 20:38:00
Shabakada Daily Mail ayaa ogaatay in cayaaryahan Riyad Mahrez ku biirayo kooxda Man City 48-saac ee nagu soo fool leh.

Read More »

Tartanka koobka aduunka oo ay afar koox isugu soo hartay FacebookTwitterGoogle+Share

0 Visits: 531 | Sunday July 08, 2018 - 11:59:15
Ciyaaraha Koobka aduunka ayaa maraya meel xasaasi waxaana imika soo baxay 4 kooxood oo u soo gudbay semi finalka. Egland ayaa afka ciidda u dartay dalka Sweden ka dib markii ay 2 iyo eber kaga badyeen. Xulka qaranka Croatia ayaa gaaray wareega afar dhamaadka koobka adduunka 2018 kadib markii rigoorayaal…

Read More »

Chelsea oo Tallaabo u jirta Saxiixa Jorginho

0 Visits: 578 | Saturday July 07, 2018 - 20:48:33
Chelsea ayaa dooneysa inay udhaqaaqdo ciyaaryahanka qadka dhexe ee kooxda Napoli Jorginho.

Read More »

Xiddig Ku Dhawaaqay Inuu Ku Biirayo Arsenal

0 Visits: 509 | Saturday July 07, 2018 - 20:33:41
Ciyaaryahanka khadka dhexe ee kooxda Sampdoria Lucas Torreira ayaa ku dhawaaqay inuu u dhaqaaqayo kooxda Arsenal. Waxaa lagu soo waramayaa in Sampdoria ay aqbashay lacag ka timid Arsenal oo ku aadan saxiixa Torreira, kaasoo qandaraaskiisa lagu burburin karo 22.5 milyan oo ginni.

Read More »

Kullamada Galabta & Caawa Laga Dheelayo Koobka Adduunka

0 Visits: 619 | Saturday July 07, 2018 - 11:12:08
Dhawr ka mid ah ciyaartoyda Sweden ayaa Instagram ka hor kulanka England maanta ay ku wajahayaan Samara, waxay aku xaqiijiyeen inay diyaar u yihiin inay garaacaan Three Lions si ay u gaaaraan wareega semi-finalka koobka adduunka.

Read More »

Xulka Faransiiska iyo Belijimka oo u soo baxay Semi-finalka ciyaaraha adduunka

0 Visits: 463 | Friday July 06, 2018 - 23:18:10
Xulalka Faransiiska iyo Beljimka ayaa u soo baxay semi finalka ciyaaraha adduunka kadib markii ay ka badiyeen xulalka Uruguay iyo Brazil.

Read More »

Liverpool, Manchester United iyo Chelsea oo il gaar ah ku heya saxiixa Ronaldo ee Juventus!

0 Visits: 521 | Friday July 06, 2018 - 20:13:02
Laacibka sare ee Cristiano Ronaldo ayaa si xoog leh ugu sii siqaya ku biiritaanka kooxda Juventus isagoo ka gadoodsan kooxdiisa Real Madrid. Juventus ayaa iibin doonta ciyaartoy weerarka ka ciyaarta haddii ay gacanta kusoo dhigaan kabtanka Portugal, sidaas darteed waxaa xod xodasho ugu jira qaar ka…

Read More »

Jose Mourinho oo Dhameystiraya Laba Saxiix

0 Visits: 581 | Thursday July 05, 2018 - 21:17:16
Tababaraha Manchester United Jose Mourinho ayaa doonaya inuu dhameystiro saxiixa laba ciyaaryahan ka hor bilowga xilli ciyaareedkaan.

Read More »

Unai Emery oo Arsenal Keenaya Xiddig Katirsan Barcelona

0 Visits: 530 | Thursday July 05, 2018 - 19:59:38
Tababaraha Arsenal Unai Emery oo maal gashi xoogan ka helaya maamulka Gunners ayaa isha ku haya saxiixa xiddiga qadka dhexe ee Barcelona Andre Gomes.

Read More »

Barcelona oo qarka u saaran inay dhameystirto saxiixa laacibka reer France

0 Visits: 525 | Thursday July 05, 2018 - 19:35:49
Kooxda kubadda cagta ee Barcelona ayaa ku dhow inay lasoo wareegto difaaca kooxda Sevilla ee Clement Lenglet. Sida ay qoreyso majaladda Sport, laacibka Faransiiska ah ayaa u sheegay macallinka kooxda Sevilla ee Pablo Machin iyo agaasimaha ciyaaraha ee Joaquin Caparros go'aankiisa ah inuu doonayo…

Read More »

Chelsea oo albaabada u fureysa in Willian ka iibiso kooxda Barcelona laba sababood awgeed

0 Visits: 635 | Thursday July 05, 2018 - 10:26:30
Wararka ka imaanaya dalka Brazil ayaa sheegay inay kooxda Chelsea ay soo dhoweysay in Barcelona ay ka iibiso laacibka reer Brazil ee William.

Read More »

"Imaatinka Cristiano Ronaldo ee kooxda Juventus waa waxaan la rumeysan karin"… Blaise Matuidi

0 Visits: 575 | Thursday July 05, 2018 - 07:03:34
Blaise Matuidi ayaa sheegay inuu si aad ah u xiiseenayo in uu kaga garab ciyaaro Cristiano Ronaldo kooxda Juventus.

Read More »

Sideed Xul oo usoo baxay Quarter-finalka Koobka Adduunka

0 Visits: 512 | Wednesday July 04, 2018 - 12:25:44
Ka dib 56 kulan oo laga ciyaaray Koobka Adduunka 2018 waxaa ugu dambeyn la ogaaday sideeda xul ee ugu dambeysa ee isugu soo hartay marxalada Quarter-finalka.

Read More »

Mid Kamid Ah Xiddigaha Ugu Caansan Adduunka Oo Aabbihiisa La Afduubay Dilna Loogu Hanjabay!!

0 Visits: 514 | Wednesday July 04, 2018 - 11:39:24
John Obi Mikel ayaa qiray in uu helay wararkii ugu xumaa ee noloshiisa ka hor inta uusan ciyaarin kulankii adkaa ay ku wajaheen Argentina Group D ee koobka aduunka 2018. Xulka qaranka Nigeria ayaa u baahnaa in guul ama barbaro uu helo si uu ugu gudbo wareega 16-ka koobka aduunka hatan ka socda dalka…

Read More »

England oo dagaal dheer kadib ka taqalustay Colombia

0 Visits: 503 | Wednesday July 04, 2018 - 10:48:17
Ciyaartan oo qaybteedi hore kusoo idlaatay barabaro goolal la'aan ah ayaa waxa isbaddal ka abuurmay 45-tii daqiiqo ee danbe. Bilawgii qaybtii horaba xidigaha England ayaa kubilaawday car car xooggan taas oo usuurta galisay in dhaaliyaan goolka koobaad kaas oo ahaa rigoore lagu galay Harry Kane oo…

Read More »

Sweden oo ka talaabsatay Switzerland, una gudubtay wareegga Sideed dhammaadka Koobka Adduunka

0 Visits: 503 | Tuesday July 03, 2018 - 23:08:26
Ciyaartan oo ka mid ahayd kulamadii ugu adkaa ee laga ciyaaro koobka adduunka wareeggiisa 16-ka ayaa kusoo gabagaboowday waqtigii loogu talagalay guul ay gaareen xidigaha Sweden.

Read More »