1-Dhakhtar waad iibsan kartaa laakin, Caafimaad ma iibsan kartid !. 2- Macallin waad iibsan kartaa laakin, aqoon ma iibsan kartaa !. 3- dhagxaan iyo jooniyaal carraa waad iibsan kartaa laakin, nabadgaliyo ma iibsan kartid !. 4- Xil waad iibsan kartaa laakin,kalsoonida shacabka ma iibsan kartid !. 5-…
Read More »